Dagaalkii Yarmuuk | Dagaal ilaa maanta xeeladihii ay muslimiintu adeegsadeen iskoolada lagu dhigo

  Рет қаралды 293,127

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Dagaalkii Yarmuuk | Dagaal ilaa maanta xeeladihii ay muslimiintu adeegsadeen iskoolada lagu dhigo.
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 253
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Wlh mar baynu awood lahayn waana marka aan diinta wax kasta ka horeysiin jirnay blse imika aduunka nala weynaaday oo waanba ilaabnay halkaan inaa safar ku nahay oonan kusii nagaanayn Allow awooda iyo haybada islaamka soo celi yaa Rabbi🤲
@umaxalalawi5480
@umaxalalawi5480 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 3 жыл бұрын
allahayow iimaan iyo camal saalixa ayaan ku.waydiistay, khatumadana khayr iigu xidho, allaw jihaad fii sabilillahi ayaan ku waydiistay oo aan naftayda ilahay dartii ugu shahiido
@aadandhuux7502
@aadandhuux7502 3 жыл бұрын
Wax kaa cod sanay naa inaad silsil ka soo dhig tid daagaalada muslimiin adigoo raaliyaa zxp
@يحيىإبنمحمدالصومالي
@يحيىإبنمحمدالصومالي 3 жыл бұрын
Waan kula qabaa rayigaas
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 3 жыл бұрын
Masha Allah muslimintii waxey ahayeen dad geesinimo iyo xirfad iyo caqli alle ugu deqay
@zakariyeabdullahi3503
@zakariyeabdullahi3503 3 жыл бұрын
Khaalid binu waliid dagaal uu ku jura waligii malaga badin Allahu akbar ❤❤
@rodanor8674
@rodanor8674 3 жыл бұрын
Amba khaalid baa laydhaahdaa
@zulufarahfarah4175
@zulufarahfarah4175 3 жыл бұрын
Mashalah waxey ahaayen muminin isku xiran oo imaan leh allahu akbar ninki ala aamina ayaa weeeyn
@dahabodacad2951
@dahabodacad2951 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali wax badan ayan ka faiiday tariiqda جزاك الله خيرا
@qazimhusein538
@qazimhusein538 3 жыл бұрын
Ustaad noosoo badi taariikhdaan allaha ku sharfeee
@hape5288
@hape5288 2 жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك كل الخير
@ishakasmada3077
@ishakasmada3077 3 жыл бұрын
ALLAAHU'AKBAR ALLAAHU'AKBAR ALLAAHU'AKBAR❤❤👑
@yuusufmacalin8666
@yuusufmacalin8666 3 жыл бұрын
Hambalyo ardayda somaliyeed🥰🥰🥰🥰
@MaxamedMohaan5-th2tx
@MaxamedMohaan5-th2tx 7 ай бұрын
ماشاءالله الله اكبر الله اكبر ❤❤❤❤
@naimaosman9119
@naimaosman9119 2 жыл бұрын
Kuwaygiii geesiyiin❤❤❤alle janada hayangu kulmiyo
@sahrafarah3527
@sahrafarah3527 2 жыл бұрын
Ma sha allah tabarakallah walal noso badii tarikhda saxabada iyo kuwa sirdoonka aduunka
@saabawayhibinujilyar7370
@saabawayhibinujilyar7370 3 жыл бұрын
Masha allaah waad mahadsantahay walky cabdirixmaan waaberi ilaahay haku dhowro
@macalincabdaleahmedabdikad6527
@macalincabdaleahmedabdikad6527 Жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@Abdigambool737
@Abdigambool737 3 жыл бұрын
Diinta rag ayaa u soo dhintay dhiig iyo maaalba u huray. Rabbi abaalkood jano ha ugu badalo
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Ragna saxan bariis ah ayey ku bedesheen😔
@a.rahmangamute1168
@a.rahmangamute1168 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll sidaa inoogu soo gudbi dagaalada diinteena
@Omar-vc4ho
@Omar-vc4ho 3 жыл бұрын
Mhdsnd ustaad wxaad nooga xajisaa dagaalkii qaadisayah 🙏
@angry_boy1
@angry_boy1 3 жыл бұрын
Masha allah 😘😍🥰🙏 noo soo badi saaxib teyda kale shekooyinka anbiyada waxaad kasoo dhigtaa khamiis iyo isniin saaxib hadaad awoodi waa iga codsi
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 3 жыл бұрын
mahadsanid saaaxib cabdiraxmaan
@buukax9475
@buukax9475 3 жыл бұрын
Waan sooo labaay naa markale wana daga lamay naa say udagalamen insha allah
@bossneymer2829
@bossneymer2829 3 жыл бұрын
Salalahu calihi wasalam salalahu calihi wasalam salalahu calihi wasalam salalahu calihi wasalam
@caashaqcirka1608
@caashaqcirka1608 3 жыл бұрын
Masha allah subxanallah ma ducaa mise waa habar
@salmaanofficialchannel2250
@salmaanofficialchannel2250 3 жыл бұрын
M.a ustaad isnoo soo badi qisooyinka iyo dagaalada saxaabada waa iga codsi pls 🙏🙏🙏
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 3 жыл бұрын
Maasha ALLAAH jazaka allaah kheyr
@aaminahirzi4158
@aaminahirzi4158 3 жыл бұрын
ان الله يدافع عن الذين آمنوا
@mohamedabdi4435
@mohamedabdi4435 3 жыл бұрын
Allah kudhowro walaal qali
@barkhadibraahim9020
@barkhadibraahim9020 3 жыл бұрын
Nin wax i bara wll waberi medi
@Degelkakheyrka
@Degelkakheyrka 3 жыл бұрын
Allahu akbar
@mohamedadow1675
@mohamedadow1675 3 жыл бұрын
My favourite channel
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 3 жыл бұрын
Muslimiinta mar walba Allah ayaa macooda ah
@rodanor8674
@rodanor8674 3 жыл бұрын
Yaad noo ahayd
@rodanor8674
@rodanor8674 3 жыл бұрын
Magacaygu waa khaalid
@VipSss-o5y
@VipSss-o5y 2 ай бұрын
Siilkaga​@@rodanor8674
@abdurahmanabdullahi7137
@abdurahmanabdullahi7137 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan bro waxaan jeclaan lahaa inaad noo soo badisi taariikhayadii iyo dagaaladii islaam
@idirisshire277
@idirisshire277 3 жыл бұрын
*SANADKI 13aad MAAHA WALAAL WA SANADKI 15aad*
@funnyguy6880
@funnyguy6880 Жыл бұрын
Masha allaah wll horay u soco
@gayaloozibraahim4156
@gayaloozibraahim4156 3 жыл бұрын
Ceep going bro abdirxmaan🌴
@ilyaazizmaaciil8836
@ilyaazizmaaciil8836 2 жыл бұрын
Keep going pro
@nadifahussein4612
@nadifahussein4612 2 жыл бұрын
Allhu akbar
@zakariyeamin1874
@zakariyeamin1874 3 жыл бұрын
Diintena diigbadan ba’udatay hadana dad qar saladi matukanayan masomayan
@saladoxassan7353
@saladoxassan7353 3 жыл бұрын
Massha allaah
@halimaabdiraxman9594
@halimaabdiraxman9594 3 жыл бұрын
Jazakallah
@xabiibaden7253
@xabiibaden7253 6 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@kimo828
@kimo828 3 жыл бұрын
One love ❤️from this channel 😙😙😙😙
@bisharoabdilahi9540
@bisharoabdilahi9540 Жыл бұрын
ALLOW adiga ay awod leh ee guuuul u danbaysi dhulbahante Alle ha idin garab galo
@acentertaiment2611
@acentertaiment2611 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@quranonline2993
@quranonline2993 7 ай бұрын
@@bisharoabdilahi9540kuwasi way walanyihin 😂
@ifiyahaqalbiga8808
@ifiyahaqalbiga8808 6 ай бұрын
Wee guulestan​@@bisharoabdilahi9540
@caawalemasul6324
@caawalemasul6324 2 жыл бұрын
Islaamnimadu waa inaad diinta wax kasta ka hor mariisa waayo aqiiro iyo aduun ba waxa ina anfacaysa inan ILAHAY sii dhaba u caabudno
@mohamedabdi2676
@mohamedabdi2676 3 жыл бұрын
waxa ad u fahfahiya kitabta " suwaru xayatu saxaaba" iyo "al bidaaya wa ni haaya".
@mohamedahmed7001
@mohamedahmed7001 3 жыл бұрын
Khalid binu walid wuxu dhihi jiray waxa nahnay rag rabo ineey allah dartiisa u dhintan sida adiga raga wadato ee u raban ineey noolaadan
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 Жыл бұрын
Allaahuakbar
@CABDIDURDURBOY
@CABDIDURDURBOY 7 ай бұрын
Masha allah wll
@zamriyeyaazin10-fo5ge
@zamriyeyaazin10-fo5ge Жыл бұрын
Alxamdu lillah
@abdullahqablan8115
@abdullahqablan8115 3 жыл бұрын
Well done bro
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Mansha allah ❤❤✊✊ Scw Scw ❤❤
@ismailhassanhussein404
@ismailhassanhussein404 3 жыл бұрын
Allo khaalid cml iga dhig
@cabdiodawaay3390
@cabdiodawaay3390 3 жыл бұрын
muslimiinta waa dadka ugu awooda badan caalamka oo dhan lkn dollar ayaa waalay sii ba soomaalida haweenka xooga waa wax alle raali kahayahay difaacno diinta walaaltimada iyo dadnimada iyo dalka raga soomaalida waa in laweeraray itoobiyaan laayay soomaali galbeed iyo reer muqdisho sanadkii 2006 ee madfaca soomaali oodhan 3meelod meel laayay
@mrzero-is6ew
@mrzero-is6ew 3 жыл бұрын
Zxp noosoo badai dagaalada muslimiinta
@cabohino1905
@cabohino1905 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@khalidabdulqadirxusen6060
@khalidabdulqadirxusen6060 3 жыл бұрын
Zxb nooso badi pls adaan utaageraaye
@sheikabdiwahab7881
@sheikabdiwahab7881 3 жыл бұрын
Ar maanta ana uguhoreya
@mohanyare7033
@mohanyare7033 3 жыл бұрын
Wlal ka hadal tariqdii al qac qac ibn camar atamiimi iyo gesiyadii muslimiinta
@iimaancumar6388
@iimaancumar6388 2 жыл бұрын
jasakalah wllo 💯❤
@MusexasanFarax
@MusexasanFarax 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮😮😮😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR
@1cnmg1
@1cnmg1 3 жыл бұрын
Second waaberi media
@aadandhuux7502
@aadandhuux7502 3 жыл бұрын
Beder. Iyo uxud khaybar
@ilyaazizmaaciil8836
@ilyaazizmaaciil8836 2 жыл бұрын
Wllka waan Ku taageeraa
@fahankanolosha6347
@fahankanolosha6347 2 жыл бұрын
walahay diintan macaankeeda maanta aan ku raxaysanayno rag ay u soo shubay dhiigoda maantana dadbadan aya dayacay oo aan garanayn macaanka diinta
@Abdwazac71
@Abdwazac71 3 жыл бұрын
Mocalimo cabdiraxman cumar
@munanuur2210
@munanuur2210 2 жыл бұрын
Awlaada haloo shida iyo dhalinyarada aqligooda pa kobcinaaya si aay u noqdaan qof taariiqda diintiisa yaqaa dhalinta qarnigaan diintooda maba bartaa inta badan taariiqda islaamka in aad loo bartaa waa muhiim
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Mashllh.✍
@abdiwahaabchanel8595
@abdiwahaabchanel8595 2 жыл бұрын
ان ينصر كم الله فلاغالب لكم
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 3 жыл бұрын
inoo soo badi walaalo
@maxamedxasan1821
@maxamedxasan1821 3 жыл бұрын
Salaanta islaamka kubilaw
@iftiinkanaal7493
@iftiinkanaal7493 3 жыл бұрын
Jazaakkallaah walaal lkn erayga jahad waxaa igala haboon guuto
@cabdixakim5871
@cabdixakim5871 2 жыл бұрын
mashaallah
@saynabaxmed6241
@saynabaxmed6241 3 жыл бұрын
Dagaalkii ridada soo dig
@ayuubcabdiayuubcabdi6943
@ayuubcabdiayuubcabdi6943 Жыл бұрын
Axadun axad
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 жыл бұрын
Khaalid ibnu waliid raganimo aan la loodin karin waligii dagaal laguma jabin.
@rijaaltaajiray419
@rijaaltaajiray419 3 жыл бұрын
Bro aad bad umhdznthy zaad noola wdaagayzo guulihii islaamka hana ka daalin faafinta guulaha izlamka
@abdirahmansharmarke8977
@abdirahmansharmarke8977 2 жыл бұрын
As
@xabiibaden7253
@xabiibaden7253 6 ай бұрын
Like
@walalmma2000
@walalmma2000 2 жыл бұрын
Xaqiiqatan khaalid tariiqda islaamka maanta ayey aad kuugu bahaan tahay falsafadiisa , awoodiisa iyo geesinimadiisa dagaaleed allaah kuu naxariisto🤲 maku ilaawi doono qalbiyadeena ayaa baaqi ku ahaan doontaa insha allah 😭☝️💪
@theholyquraankreem6488
@theholyquraankreem6488 3 жыл бұрын
☪️
@somaliman8162
@somaliman8162 3 ай бұрын
Wll dumarka maxaa dagaalka geeyey
@cabdisalaanxasan2276
@cabdisalaanxasan2276 3 жыл бұрын
Tiim waaberi ama kaag maxaa laga wadaa ilawadaaga
@FaaraxSiciidxaynoosh
@FaaraxSiciidxaynoosh 8 ай бұрын
Wuxuu ahaa dagaal taarikhi ah oo layaab leh
@kaabbekaaboy
@kaabbekaaboy Жыл бұрын
SCW scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@musharafkodah
@musharafkodah 2 жыл бұрын
Cumar bin al caas maaha ee waa camar bin al caas
@sharifo38378
@sharifo38378 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@salmaali4539
@salmaali4539 Жыл бұрын
m.a🤭❤️❤️❤️
@fooscumarsiyaad4456
@fooscumarsiyaad4456 Жыл бұрын
Khalid binu waliid
@cabdiraximmaxamed1551
@cabdiraximmaxamed1551 3 жыл бұрын
Wamahadsantahay zxp lkn cumar ibnu caas maaha ee wa camar ibnu caas
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 жыл бұрын
Naf biimaynta waa qeyp guusha ka mid ah guusha
@somalighosht999
@somalighosht999 3 жыл бұрын
Wlhi dagaladi aay raggi hore ee halyeeyadeni diintena mcn aay uso galeen in lanaga qariyo ma aqaan
@AyuubXayle-py4jq
@AyuubXayle-py4jq Жыл бұрын
Allahu akbar
@farmaatuyube7141
@farmaatuyube7141 3 жыл бұрын
Allah hu akbar
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Asxpaata WABERI MEDIA. Tarikhaha hda xisynysan iso booqda inshlh
@AliKhadaab1
@AliKhadaab1 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr walaal
@sakariyezudeysi5763
@sakariyezudeysi5763 3 жыл бұрын
sxb dagaalki QAADISIYA kuso xeji hadi ay macquul tahayna FATUUXADKI oo dhan nooso geli LIKE sara cidi rabta in laso geliyo
@sakariyezudeysi5763
@sakariyezudeysi5763 3 жыл бұрын
@@MohamedUrur hye bro mhtsanid♥️
@zakariyeabdullahi3503
@zakariyeabdullahi3503 3 жыл бұрын
Saxaabada mid walbo midka kale waa uu ka daran yahy m a ✊✊
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 3 жыл бұрын
Nabi muxamed SCW ♥️
@nourabdallamo2160
@nourabdallamo2160 3 жыл бұрын
Camar binu caas😍
@mrmask3711
@mrmask3711 3 жыл бұрын
Hadey sheekada tagto Islam iyo gaalo waxaa guuleysta Islam ka waayo xaqqa ayaa Allah waafajiyay
@ahmedzaadiq1712
@ahmedzaadiq1712 3 жыл бұрын
Next waxaad nooga soo diyaarisaa mowduuc taariikhdii qaacqaac.
Sayfudiin Quduz | Qaybtii 2aad | Dagaalkii Caynu Jaaluut
14:47
Waaberi Media
Рет қаралды 154 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 1,9 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 16 МЛН
Viking | Reer yurub oo dhan ka cabsan jirtay
10:01
Waaberi Media
Рет қаралды 113 М.
الجزء الأول : طالبان ~ الطريق إلى كابول
15:54
خواطر بالدارجة - Khawater Bdarija
Рет қаралды 95 М.
DUULAANKİİ AFGAANİSTAAN MAREYKANKU KUSOO QAADAY 2001-2021 OO KOOBAN.
20:05
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 250 М.
MU'TAH: DAGAALKII KHAALID LOOGU BIXIYEY SEEFTII ALLE
17:58
Ruweyda Style
Рет қаралды 43 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 1,9 МЛН