Dahiir Calasow Iyo Hanni Hanan Oo Jawaabay Maxkamada Codad Sirta Xaaskiisii

  Рет қаралды 21,285

Ansar Tube

Ansar Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Aallah ku caafiyo
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 2 ай бұрын
Daahir illhy ha ka ajaar siiyo
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 2 ай бұрын
Allhu ma aamin yaa rabii 🤲🤲🤲🤲
@Aminasacdia
@Aminasacdia 2 ай бұрын
Gabada caawiya qabiilkaad doontaba ahaaaw hooyo wax laaan ooa carur haysato waa xanuun😢😢
@mohammedmm827
@mohammedmm827 29 күн бұрын
Waa hooyoo 😢😢
@amalquule84
@amalquule84 2 ай бұрын
ilaahaya garagaaro walaashe uruuriyo
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 2 ай бұрын
Gavadhaan waa gavadhii ritwaan isaq wareysanaayey
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Aallah ku garaagaro
@AaminaMaxamed-b8k
@AaminaMaxamed-b8k 2 ай бұрын
ilaahay ayaa joogo kasakow daahir ayaa joogo
@HiiboFaraax
@HiiboFaraax 2 ай бұрын
Allah ayaa aboodlee wlhi
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 ай бұрын
Subxanalah gormee social media maxkamad noqdeey ilahayow ceeb astuur
@Vonaark28
@Vonaark28 Ай бұрын
Hg waa qabiilka Somalida kale neceb yihiin, waana qabiilka ugu qalbiga fiican oo Somalinadu ku weyn tahay.
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 2 ай бұрын
Alaha kabixiyo dhiba tada
@AaminaMaxamed-b8k
@AaminaMaxamed-b8k 2 ай бұрын
Masha Allaah
@mustofaibrahimdiriye4247
@mustofaibrahimdiriye4247 Ай бұрын
Gabadha la caawiyo
@suhuurabdirahman
@suhuurabdirahman 2 ай бұрын
Ha kasii socoto meesha
@Koosxaashi-o1h
@Koosxaashi-o1h Ай бұрын
Walllanberkeeda noosoosheega
@fardusmaxamed282
@fardusmaxamed282 2 ай бұрын
Alle ha gargaaro wll hani
@halimamohamed8897
@halimamohamed8897 2 ай бұрын
Eedo Hani talefankaaga iisheeg anigaa kucaawinayee
@dekaosman7483
@dekaosman7483 2 ай бұрын
KZbin keda tag e farin ugu qor abyo adigo mahadsan
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Aallah ku e
@suubanaliquwaax3516
@suubanaliquwaax3516 Ай бұрын
Inta aad dadka qabiil kiisa weeydiineeysiin wax ajar ah Kama heleeysiin. Dadka Alle dartii wax u Tara. Somali nimo. Wax u tara Islam nimo wax u tara. Iska daaya yaa tahay aad dadka dhaheeysiin. Waa in Qabiilka meesha laga sasraa oo aad dadka I horseedeen wax fiican.
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Ax
@AaminoXuseen-k2c
@AaminoXuseen-k2c 2 ай бұрын
UMADA UDHALATAY DAROOD MAAD XISHOTAAN WAR XAGAAD LADIHIIN INTAAD DUNIDA DEGTAAN SOMALI KA BADNID WAR GABADHA YAR CAWIYA WAA ILMO ILME WATEE WAR XISHODA OO BAL DANIHIINA KELIYA U XISHODA XOLA MA WAYINE QAYRKIIN AYEEY INANTA YARI HOOS FADHIDAAYE WAR XISHODA WELIBA HARTOW ISKU XISHOO OO INANTAYAR CAAWIYA EHELA MAHEE
@PepGuardiola-t7u
@PepGuardiola-t7u 2 ай бұрын
Darood iska daaye abti nimada wax ogu caawi
@NasraADow-jg9gl
@NasraADow-jg9gl Ай бұрын
Hg,waa,libaax,waxan,cunah,l,waxan,lala,cunah,kkk
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 ай бұрын
Daarood wax ismataraan ismacaawiyaan waa dad qabiil iyo cuqdad qabill qaba alla daaroodka isnecbaa oo been isku sheegi ogaa oo xasaad isku ahaa farcooda waa xabashi halka somali kansheegtawn doonbiro direed
@MaryanSaed-yd8ki
@MaryanSaed-yd8ki 2 ай бұрын
Caruurta samaroon miyaa darood wakiil ka yahay dadka caruurtoda ankiray kuwa uu waca walalay
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 2 ай бұрын
Tuuba raaca jooji inad daarood caydo hadad u baahan tahay maxad gabdhan ugu so gaban? Qabiil dhan inad caydo wa jaahilnimo malinta qiyamena qof walba oo daarood ah wu ku qabsan ee bal ka sheeke?😢😢
@shamismohamud4051
@shamismohamud4051 2 ай бұрын
Quuriwaa ba Darod u jaifeyneysaa
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p 2 ай бұрын
😅😅
@shamismohamud4051
@shamismohamud4051 2 ай бұрын
Jealousy
@HiiboFaraax
@HiiboFaraax 2 ай бұрын
😂😂😂😂 AD ayan uga xumahay allah ha ugargaro gabadha somaliyeed 😂😂😂
KIISKI UGU CUSLAA BISHAAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW GABAR WEYSAY WIXI UGU QAALISANA
25:04
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 12 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 2,2 МЛН
Safakii iigu dhera aan galnay
11:32
Hanni Hannan
Рет қаралды 37 М.
daahir alasaw oo afka furtay
25:21
FADHIXUME24
Рет қаралды 526
WIJIGEDA AYA LACAG BADAN LOOGA QAATAY
29:31
XAMAR MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Deg Deg Madaxaweynaha JSL Oo Hada La Hadley Shacabka Somaliland
18:45
AISHA OO KEENTAY CADAYNTA WIILKEEDII GALAADU KA KUFSATAY EE MAJEERTEEN
48:06
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15