Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan ummada u gudbiya
@fartuncali170912 күн бұрын
Yaa i wasaa miyaa dhahoosaa jareryoho cilan
@muruudi496111 күн бұрын
Kkk.... abaayo fasaxbaad u tahay ee iskacaytan ileen intaas kaliya ayaad taqanayee
@warcadaadey13 күн бұрын
Wallahi gabadhaan reer waqoyiga ah war run ayey sheegtay
@kafiakhaire82114 күн бұрын
SHARCIGA WUXU DHIGA IN LA TOGTO NINKI GADA BADA DHULKA SHACABKA O BARA KICIYO SHACAB
Qaraxa xasan sheekh iyo habargidirtii la socotay ayaa kadanbeeyay
@umimohamed232313 күн бұрын
Qabyaalada jooji walaal
@abdiqanihuseen141414 күн бұрын
Subxaana laah
@mahamedhassan722914 күн бұрын
Wlhi dahir waa runta ee yaa kan nadhaafiya
@wahibaali636814 күн бұрын
You are right my dear
@abdifatahaden641414 күн бұрын
Daahir Alasow sxbow if I ask u question farmaajo habar gidir uuu ugu fiicnaa raisal wasaare siiyay muqdisho farta uu ka saaray then dhabarka markaa ka tooogateen soo lama dhihi karo dulmigii habargidir aaa ku dhacaday ee qiyaameen saa hada habargidir Somalia oo dhan uu ka xaaalufinayaaa Hassan sheigh eeee kasoo jawaab dahir alasow what goes around comes around soo ma aha ? Somalia habar gidir un baa wax rideee
@deqawarsame-ml7fm14 күн бұрын
Sorry wanlo noqoneynin abgaaldambe in HG kursi la radiso no more abgaal mudulod wada tuugo cawaana.dameraley ah they can't lead this country no more poromise
@ababejama750514 күн бұрын
Waar eeygan eeygu dhalay ilaahay hahaha qabto jihaad u diyaar garooba waa xaaraan gaalada usujuuda
@ wuu difaaci karaa laakiin waa too late markii hore farmaajo wuu caayi jirey daahir waa nin qabyaalad badan aan jeclayn in dawlad fiican la helo waa nin liita yuu iska dhigin maskiin daarood nacaybna wuu ku caan baxay
@mohamedmuuse-ck5gm14 күн бұрын
Xassan bada somaliya ha siiyo saylac taladeeda ma laha
@youngboy529313 күн бұрын
Xasan Dhiiqo Hawiye uma shaqeeyo Ilmihiisa ayuu u shaqeeyaa
@AbdulaahiWarsame-w7o8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤asc
@maryami229914 күн бұрын
Qarax sooner nin da Ada baa baabuurta waday yaad ku eedaynaysaa
@fabu252614 күн бұрын
Naa aamus jaahilad qaran baa laga hadlayaaye qurun iyo qabiil baad ku meereysaneysaa.
No more hawiye dhulki somalia hawiye galmudug le leeyihiin dhulka somalia oo dhan , somaliland iyo djibuti inta ka baxsan darood ismacil ba ka taliya darood ismacil ba u ogaladay madax nimada xassan hassan ogolaasho madax timo wa in u kasoo doonta Jubaland iyo Puntand hade dhahaan waxna ma tihid no hawiye no more ba dhaceyso hawiye mexee hayan aan ka eheen tuugnimo meesha faanka eberka ha iska daa odaygan madaxnimadisa kumeeyl gaarkisa wa 1 sano oo kale. Hassan shaydan yu madax weeyne u yahay 1 magaalo muqdishu 😂
@SafiyoYusuf-tc6hc14 күн бұрын
Reer muqdishow ina farmaajo muxuu dalka uqabtay qaraxii soobe mad ilowden
@shaaciyecadawe481014 күн бұрын
Xassan muxuu qabte asigu qarax hadii la sheegasa awe qaraxi liido beach oo 300 oo ruux hilibkoda eygu cunaaye ma xiligi farmajo aa hilibka dadkeyna ey cune😢
@saidibrahim593113 күн бұрын
Qarax maalin walbo ayu dhacaa, lakiin Guryo dhul dawlad iyo qabri laxadaayo waligeed lama arkin
@Yusufhusein-k113 күн бұрын
Niyoow ilahay kama baqdaan miyaa. Farmaajo ma asagaa bambooyinka gacanta kuwaday
Dab ku dhac duli allah ku bad cida wax dumibaysaa qarxinaysaa waa noocaagaasi duliyad qurun ku faanaysa jaahilad kuwa noocaas ah inta ay joogaa mee dawlai inan gumeedad
@kafiakhaire82114 күн бұрын
SOMALIDA XORTA 64 SANO DOWLAD MA QABAAN WELIGOOD SHACABKA WOOD MA GELIN
@FarxiyaMMc14 күн бұрын
ilaahey awoodisa somaaliya habdbadiyo
@sagalhaashi148313 күн бұрын
Dahir waligey kuma tagersanin lkn walhi manta 100% wan kutagirsanahay somali manta waxey ubahan tahay halmel ey kaso wada jestaan Hassan Somalia mel xun ayuu kuwada ee waa in la iskaqabta
@kafiakhaire82114 күн бұрын
64 SANO SOMALIA DOWLAD KAMA JIRTO WAXA KURSIYADA KU FADHISTEY DAD AN SHACABKA U WOODIN O KA DHIGEY DHIIG IYO DHAC KUFSI