Woow a waan Culus taageerayaashaada ayaanahay inta abawaan Ila taageerto is garta like
@deqadalka99533 жыл бұрын
Bismilaah daahir umad ka cabaajiyo haloo bixiyo hhhhhhh wlh habiqleeso waa waali cas🏃♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️ qof raaligalin soo bixinaa badanaa😱
@fuadahmed4743 жыл бұрын
Deqa Dahir. Ina ader qofkii Dahir calasow wax ka shega anaka aya hawada kala dagalna ila social media ka dhunto imisa ayay maqnayeen shiine culey iyo kabtan ayuub
@salmaahmed22633 жыл бұрын
Dadka waa wada dhasheen. ♥️
@fuadahmed4743 жыл бұрын
@@salmaahmed2263 ina abti quruxey wanku salamay
@shaxshax78363 жыл бұрын
@@fuadahmed474 caadi ma tihin labadadaas dadka ka fadhiisisa meel waaba nacay balayada lugaha xiita xiitada leh😂😂😂😂
@salmaahmed22633 жыл бұрын
@@fuadahmed474 Shugran ina abti 🌹
@kleinemannetje76693 жыл бұрын
Waa nin rag ah abwaan geesi
@fartaqqf35163 жыл бұрын
kkkk wuxu jaahilsanaa wuxuu mooday dahir calasow inuu KZbin ka leeyahay oo ciduu doono ka xiri karo reer baadiye cida majeerteen waligeey ma arag cid ka reer baadiyeeysan kkkkkkkkkk
@haawahussein6223 жыл бұрын
Masha allaah dahir Alasow wa qof qalbi fican runti
@najuumbilcan93013 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk ilhw alhmdulilaah adaan mj iga dhigin
@killwa65143 жыл бұрын
Xaa. Nooga shegesa marka 😏😏😏😏😏😏
@yuusufcabduwali64093 жыл бұрын
Qofkaan mj ahayn ala muxuuu ciil weyn qabaaaaaa alx ilahoow adaaa iga dhigay mj
Asc dahir calasow wa gul iyo gobanimo waxadna no so hoyisay wixi an ehen oo la rabay in af nogala qato lakin dad badan aya laga dhadhiciyay hawiye wax ma xukumi karo tasne anaga isma dhihine wanala dhahay anaga oo waliba leh wanag badan oo ey ugu horeyso somalinimo tine xita waxa ey ino kentay in xaqeyni la baneysto marka hore waxa kaliya ee an uga badbadi karno wa midnimo hawiye oo kaliya wana idinka rajena gesiyadena oo ad adiga ka mid tahay cidi nagu nece hawiye in an nahay kuna faneno nasibkod isku dirki hawiye wow dhamaday
@Ubah743 жыл бұрын
Lajaan Dahiir calasow 🥰🥰🥰🥰🥰
@Xabaalsuge3 жыл бұрын
Hadaad comment yada hada aad farta ku wado adoo jiifo like dhac kusiiiii
@alfanaandaljir39603 жыл бұрын
Shuubaa ku dhashay
@saedhassan45673 жыл бұрын
Dahir calasaw somali haday isku tagto qofna waxba ka qaadi maayo cadawga u nooolaw....
@mahadmacalin84793 жыл бұрын
abwaanka iyo daahirba waa mahadsantihiin
@youssoufbadal95813 жыл бұрын
Waaa geesiniyo iyo tusaali fiican mudan in lagu daydo
@fathiyamaalin88493 жыл бұрын
Dahir Alsow waa geesi aan ku dhaarano Dahir waa libaax