Dalaga Bariiska Ee Somaliya

  Рет қаралды 21,467

BARBAARTA IYO BEERAHA

BARBAARTA IYO BEERAHA

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@axmediid9149
@axmediid9149 Жыл бұрын
Masha Allah allow wadanka noo barake waxa loo baahan yahay in wadankeena barano juquraafi ahaan iyo taariikh ahaan sido kle in cadawga inagu xeeran ka feejignaano
@zakariasharifmohamed292
@zakariasharifmohamed292 2 жыл бұрын
Masha allah guul iyo cimri dheer aqoon dheeri allah Idin wafujiyo iyo dalag dunida dacaladeeda gaar siino
@berk2120
@berk2120 6 жыл бұрын
Güzel videolar çekiyorsun.Başarılarının devamını diliyorum.
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 жыл бұрын
Ich Verstehe keinen Turkish Tashkur,
@soobax7544
@soobax7544 3 жыл бұрын
mashalah, Baraha aqoon durugsan ayuu uleeyahay beeraha. dhalinyaro sida asago oo kale ayeey ubaahantahay. qurba joogta wasiirada isku kala fidin ayaan nasoo daashatay, waxaan rajayna baraha inuu soo saaro dhalinyaro taye leh oo dalka beerihiisa hormarisa.
@abdullahihassan6691
@abdullahihassan6691 3 жыл бұрын
Ala beyrto bariiska waawa Dan fiican waaye beyraha ha la dii ri GA liyo
@abdikadirosman7437
@abdikadirosman7437 6 жыл бұрын
warbixinta beeraha waa shey muhiim ah mhdsanid walaal. video xiga hada soo gelineesid hanoqdo baraha inuu ku hadlo intaba bdn luqada hooyo sida fahanka ubato. mhdsanid walaal
@barbaartaiyobeeraha7449
@barbaartaiyobeeraha7449 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaal talaadaada suuban.
@najialinuur1051
@najialinuur1051 4 жыл бұрын
Masha allah Abdishakuur Macalin Ibraahim wll qali ah
@barbaartaiyobeeraha7449
@barbaartaiyobeeraha7449 4 жыл бұрын
Waa mahadsantahay Naaji.
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 Жыл бұрын
Ninkaan yuu la hadlayaa ingiriis iyo soomaali buu isku walaaqay annagii waxsoo baranaa ku wareernay sidee qof aan waxba baran u fahmayaa
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 жыл бұрын
Bariis sifiican aloo abooro illaahey habarakeyyo
@adeshjradanali1025
@adeshjradanali1025 4 жыл бұрын
Masha allah alow wadankeyga ii dhoor 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲
@hassan-zb8zn
@hassan-zb8zn 6 жыл бұрын
Masha allah
@engnurmohamedcade6198
@engnurmohamedcade6198 4 жыл бұрын
Msha allah barnaamish waxtar umada uleh weeye
@barbaartaiyobeeraha7449
@barbaartaiyobeeraha7449 4 жыл бұрын
Waa mahadsantahay Nuur cadde.
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 жыл бұрын
Sifiican ubeerta bariiska boosaa so
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 4 жыл бұрын
Maasha allaah jazaakallaahu kheyraa wll wlhi waxaad heysaa shaqo fiican fadlan beeraha dalka halugu dhiiri galiyo dadka hana loo suu duubo dadka dibad jooga ah si ey maal gashadaan
@barbaartaiyobeeraha7449
@barbaartaiyobeeraha7449 4 жыл бұрын
Waad maahadsantahay walaal. Waad nagu ogtahay Insha Allah.
@Cabdiyaremaxamed-n9h
@Cabdiyaremaxamed-n9h 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@zakariasharifmohamed292
@zakariasharifmohamed292 2 жыл бұрын
Ikn wll ceel Wa laga dhex qodi Kara ee bulsha badso iyo Joog teen qamis iyo Jimco si loogu nadifiyo busto!!!
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 жыл бұрын
Masha allah beeraha halabeero
@hussienfarah146
@hussienfarah146 5 жыл бұрын
masha allah shaqo fican ayaad umadda u heysaa
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
Ciid biyo celin karta kismaayo wey leedahay buuraha Marko ilaa baraawe biyo wey celiyaan
@abdimajiidshaficifarax64
@abdimajiidshaficifarax64 4 жыл бұрын
aad io aad mowdiic iqanci
@abdulhamidahmed1661
@abdulhamidahmed1661 4 жыл бұрын
👌🏽⚘👌🏽
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 6 жыл бұрын
Xoolaha mala siin karaa
@sahrahasan2205
@sahrahasan2205 3 жыл бұрын
Asc dhamantin
@sahrahasan2205
@sahrahasan2205 3 жыл бұрын
Wll afka hooyo is ticmaal
@sahrahasan2205
@sahrahasan2205 3 жыл бұрын
Afka qalaad aqoon ma ah
Dhibaatada waxsoosaar-ka beeraha Soomaaliya.
27:36
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 8 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
PROF.DR. DUCAALE: ABUURKA SOOMAALIYA.
16:47
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 5 М.
Webiyada Soomaaliya
19:22
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 1,3 М.
TASHO OO TACBO
2:20
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 4 М.
KOBCIYE PROJECT DOCUMENTARY 2023.
6:58
Colleta Awino Maloba
Рет қаралды 24 М.
Abaaraha SOOMAALİYA. Waxaa ka hadlaya Prof. DR. Shirwac
18:10
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 565
XOOLAHA SOOMALIYA
21:28
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 243
Aafooyinka beeraha ku dhaca, cayayayanada iyo summaha lagu buufiyo
32:12
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 378
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН