Dalalka khaliijka | Ma noqon doonaan yurubta Cusub! Hal Viise ayaa midayn doonna 2025ka

  Рет қаралды 57,978

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media Ай бұрын
Ka faaidayso qiima dhimisteena oo Halkan iska diiwaan gali👇👇 Whtsapp: Wa.me/905059092303
@AdanHassan-j1g
@AdanHassan-j1g Ай бұрын
Aadanhassan
@SahalAbdourahman
@SahalAbdourahman Ай бұрын
شكرا لك يا رجل انت من الناس ننتفعهم
@BacSaliid
@BacSaliid Ай бұрын
Horta yawa dadka korso lacag ku bixiya waba ynhy😂
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké Ай бұрын
Kuwa aan adiga oo kale ahayn😅​@@BacSaliid
@CabdishakuurAxmed-x5d
@CabdishakuurAxmed-x5d Ай бұрын
🎉🎉❤❤ muupaalada soo badi
@Shakir-ali0
@Shakir-ali0 Ай бұрын
Ha ilaawina inaan u Ducayno walaalheen Reer Gaza😢
@tasnimmohamed8670
@tasnimmohamed8670 Ай бұрын
Janno ayaa u ahaatay reer falastin ,illahay hasugo oo samir badan ha siiyo.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Ай бұрын
Ilaahay Ummada Muslimiinta hamideeyo, Diinta hafahamsiiyo, Xaqanna hawaafajiyo dhamantood
@Muxammed22
@Muxammed22 Ай бұрын
Alle ha u barakeeyo hantidooda ka xasdi mayno. Annagana alle hanaga dhigo kuwa isku filnaada dhaqaale ahaan iyo amni ahaan
@XamdaCali-q4d
@XamdaCali-q4d Ай бұрын
ALLE HAMIDEYI DUNIDA IYO MUSLIMKABA HA HOGAMIYAN WALIGOOD
@kiiabdikadir7723
@kiiabdikadir7723 Ай бұрын
Ilaahey ha xafido Khalijka & umadaha Muslim limiintoo dhan 🤲
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c Ай бұрын
Carabtaa illahy nimco. Bu ku kaladey❤ m. A
@tasnimmohamed8670
@tasnimmohamed8670 Ай бұрын
Illahay khaliikja wuxu siiyay lacag reer falastiina janno, iyo sharaf aduun iyo mid aakhiro, qofna majecleysanayo inuu khaliiji noqdo lkn qof walba wuu jeclanlaha inu falastiini noqdo, dadka falastiin waa dad illahay jecel illahayna wuu jeclaaday, haduu illahay maal kusiin wax ka fcn buu kusiinaya.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
Maasha Allaah Thanks Waaberi MEDIA
@obsacmajid6537
@obsacmajid6537 Ай бұрын
❤❤❤❤HABIBKENA MUHAMMAD KU SALLIYA SCW SCW SCW ❤❤❤❤SCW SCW SCW
@Willqaraan-mw2xz
@Willqaraan-mw2xz Ай бұрын
somaliyay 40 qof ducdooda wa la qabla aaa naag raliyo ah oo wangsan igu ducay wa adin baray ee u ducaada ha ila dhaafin ducdooda daacd iga thay naag raab igu ducay wll qali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED 26 күн бұрын
Somalia 🇸🇴
@ramlomohamedfarah5670
@ramlomohamedfarah5670 Ай бұрын
mashllh waa mahdsanthy ustaad Abdirahman omar
@cabdixakiimnuur522
@cabdixakiimnuur522 Ай бұрын
Waxaan isdhahaa markasta yaa usaxa walaalkeen أل الشمسية. Si aan sax ahayn ayuu u akhriyaa.
@Tuxtux_Alhaadi
@Tuxtux_Alhaadi Ай бұрын
Rabbi ha kaa abaaliyo Ustaad
@FarhanAgane
@FarhanAgane Ай бұрын
Shukran wllk c.rxmn waabari شكراً الف الف❤
@AbdiazizAli-td8kp
@AbdiazizAli-td8kp Ай бұрын
Abdirahmaan waaberi guuleyso lbx ❤
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 Ай бұрын
New youtuber
@FdmoMxmd
@FdmoMxmd Ай бұрын
Haray usoco wll aad ayaan u xiiseeyaa barnaamjyadaada
@MaxamedCabdi-m6m
@MaxamedCabdi-m6m Ай бұрын
Next yurub ❤🎉
@taqiomer
@taqiomer Ай бұрын
Waa 6 dil ee dulaystay carabta siiba Saudi 🇸🇦 iyo imaradka🇦🇪
@siaragali1439
@siaragali1439 Ай бұрын
Ha ilaawin Waxaad kasoo jeeda dalka dunida ugu faqiirsan uguma dulaysan ee Somaalia
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Ай бұрын
​@@siaragali1439waiska hadashay 😅
@IkranAhmed-m5g
@IkranAhmed-m5g Ай бұрын
Hadu kaso jeeda ​@@siaragali1439
@CabdishakuurAxmed-x5d
@CabdishakuurAxmed-x5d Ай бұрын
❤😂❤😊😅❤❤❤ muupaalada soo badi thank you for your
@SuhaybXakame666
@SuhaybXakame666 Ай бұрын
TEAM WAABERI MEDIA ONE LIKE 👍😊
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 Ай бұрын
Khalijka burburkisa wa yimid kuwa imankoda ka dortay shidalkas illahay qaza siday uholcaysa ha uwada holciya bariga dhexe ilaa dunida ha is holacdo allow kurastod iyo shidalka ayay ka doorteen difaca baykaga al aqsa e rabiyow ka burburi o madaxda musliminta qaza sida ay uga amusen xanunkeda marsi adun ama aqiro illahay qaza ha ugargara
@IkranAhmed-m5g
@IkranAhmed-m5g Ай бұрын
Byo hahabaarin kuweenuba waa lamid awood baysan haysan maahane marhoran arki lahayn iyago yuhuuda dhunkanaya Ee uducee munafiqiintas muslim badan ba ku hoos noole
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 Ай бұрын
​@@IkranAhmed-m5g Khaliijku waa yhuud way but buryaana aniga kudhahay taas adigu maxad u fifacysaa 😂
@Fourd-t4k
@Fourd-t4k Ай бұрын
Xog kooban oo muhiima sxb
@CabdiraxmmaanCalicilmi
@CabdiraxmmaanCalicilmi Ай бұрын
Best youtuber❤
@CabdifataaxMaxamuud-m4k
@CabdifataaxMaxamuud-m4k Ай бұрын
Mahadsanid❤
@muscabmaxamed2383
@muscabmaxamed2383 Ай бұрын
First🤟🏼💥
@farhantorey566
@farhantorey566 Ай бұрын
Mahadsanid sxp
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Ай бұрын
Wa dhul hodan ah
@CabditaajirmaxamedDucaale
@CabditaajirmaxamedDucaale Ай бұрын
Mahadsanid
@MohamedAlikasim-i7c
@MohamedAlikasim-i7c Ай бұрын
Waa macluumaad buuxa
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké Ай бұрын
Midka ugu weyn waa Saudi Arabia Midka ugu yarna waa Bahrain
@MAHIRBARE
@MAHIRBARE Ай бұрын
Allow naga diiig kuwaa qeyradkoda ka faidysto
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 Ай бұрын
Shidaalkoda bay ka faidaysten madaxdodana wa kuwa shacabkoda aad u qimieya lacagta shidalkoda shacabkoday kuso celiyennn Praaaavooo
@RayaleSaidrayale-gb7zc
@RayaleSaidrayale-gb7zc Ай бұрын
Masar Ka soo hadal
@ASM4363
@ASM4363 Ай бұрын
Djibouti 🇩🇯
@KHfanpro-b4g
@KHfanpro-b4g Ай бұрын
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay
@maandeeq26
@maandeeq26 Ай бұрын
Soo fiiri channel kayga 😢
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 Ай бұрын
Iraq,Syria,Jordan,philistine iyo yeoman dagaal aan dhamanayn ayaa ku jiraan 😂
@MaxamedCabdi-m6m
@MaxamedCabdi-m6m Ай бұрын
Turkey Maad Joogtaa❤
@CawilXiis34
@CawilXiis34 Ай бұрын
Haday naf leeyihiin waxay caawin lahaayeen falastiin
@Apdi-i4v
@Apdi-i4v Ай бұрын
Saudi Arabia, Qatar,Emirates, cuman, Kuwait, Bahrain
@Yarkawanaagajecel
@Yarkawanaagajecel Ай бұрын
Yurubba wee leedahay kafiilkaas. Looyarada waa kafiil kaa wakiil ah
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Ай бұрын
Golden voice aaway somalia shidaal aa naloo qodi rabaaye 🤔
@maankacade2659
@maankacade2659 Ай бұрын
Marka anaga carab miyaanu nahay maxaa naga galay
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Ай бұрын
@@maankacade2659 oo abtiriskeeynu maxoow u galaa caravta
@N0VeMbER10
@N0VeMbER10 Ай бұрын
Big fun ayan ku ahay ❤
@zakariye-s6s
@zakariye-s6s Ай бұрын
2024. Free Falastin
@horyaalkaaqoonta
@horyaalkaaqoonta Ай бұрын
Ustaad kasoo hadal 200 wiil ee lagu dili rabo sacuudiga❤❤
@kiiabdikadir7723
@kiiabdikadir7723 Ай бұрын
Waa 37 somali ah & Ethiopian & saudian waana dambiila yaal ayagoo daraagis wadanka soo galinaayo ayaa laqabtay sheekada 200 somalida ahna waa been
@AhmedNajiib12329
@AhmedNajiib12329 Ай бұрын
Sheekadaan waa been Sxp aniga Saudi 🇸🇦 jooga Sodon qof iyo xooga Waaye Waaa been wararka 200
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Ай бұрын
Yaa xasuusto wixii dhacay 14 oktobar maalin sabti ah marka laga baxay salaada casir
@SuhayraAbdimatan
@SuhayraAbdimatan Ай бұрын
😢😢😢😢
@WllYar
@WllYar Ай бұрын
Wllka wayn❤❤
@cabdoocismaansaalax8883
@cabdoocismaansaalax8883 Ай бұрын
Khaliija dadka ajaanibta ah ee ku nool wax dhaqaala ah kama sameeyan dadka lacagta intaa leeg qaata waa muwaadiniinta oo kaliya ajaanibtu way ku dulman yihiin
@Mohmoudahmed-q3r
@Mohmoudahmed-q3r Ай бұрын
Asc wllo setahay cabdiraxmaan
@AbdiFeysal-s3e
@AbdiFeysal-s3e Ай бұрын
Abdi faysal qasheka fasetan ugaran
@AbdikariimBardaaji
@AbdikariimBardaaji Ай бұрын
Keep going ❤
@MohamettNuur-k1x
@MohamettNuur-k1x Ай бұрын
Baxreyn waxasoo dad ah kuma noo lee dib ugu noqo wll😢
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 Ай бұрын
😂😂😂 dad wax bartay ayaan sameyn kara lkn kuwan waa jahiliin dahabkay ku xaraan
@Caawiyetech
@Caawiyetech Ай бұрын
Somaliyaba way leeyihin shidaal lkn aqoon daro iyo qabyaalad Aya baabiisay oo meeshaas geesay iyo demuqradiyad aan wax ay u tartay jirin sido kale AS Aya ka mid ah hoos u dhacyada Somali si wayn waliba Meelsha kaliya ee cadaadiska wayni ka jiro waa qabyaalada oo meeshii ugu xumayd maraysa waxana ka danbeeya qabyaaldan waa reer galbeedka maraykanka iyo xita Ethiopia Xaga diinta bes noo hadhay yadana dagaalku waa inagu soc daa oo haayado Aya lacag ku bixiya si ay diinteena inooga saaran lkn way ku atkaatay balse way wadaan hawlahaas oo waxay iska dhigayan Somali waxay ku hadlayan luqadena calankeena u saaran afkaaro diinta ka hor imanaya ayay TikTok ga kuso faafinayan 😢 Lkn waynu hurudna waliba saa id
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Baxrayn 3mar ayay qadar kadhulyartahay 4mar waxkudhowna waykadadbadantahay secamal?
@Norah-eh8cn
@Norah-eh8cn Ай бұрын
6 duba xor maaha
@SoutheyEdmund-q2m
@SoutheyEdmund-q2m Ай бұрын
Carolyne Mission
@CusmanCali-o4w
@CusmanCali-o4w Ай бұрын
m.a qalijka wey ficanyihin m.a wall waad mahadsantahay lkn ❤❤gormee noqon donaa anagana oo aan wax ka baranaa warshadaha soo sara shidaalka illa intuu qaadankaraa ❤c/raxman wan ku salamay wall mar kasto oo aad dhahdo asc waxn ku dhahaa wcs lkn ma ogin hee adi 😅❤❤
@Caawiyetech
@Caawiyetech Ай бұрын
Somaliyaba way leeyihin shidaal lkn aqoon daro iyo qabyaalad Aya baabiisay oo meeshaas geesay iyo demuqradiyad aan wax ay u tartay jirin sido kale AS Aya ka mid ah hoos u dhacyada Somali si wayn waliba Meelsha kaliya ee cadaadiska wayni ka jiro waa qabyaalada oo meeshii ugu xumayd maraysa waxana ka danbeeya qabyaaldan waa reer galbeedka maraykanka iyo xita Ethiopia Xaga diinta bes noo hadhay yadana dagaalku waa inagu soc daa oo haayado Aya lacag ku bixiya si ay diinteena inooga saaran lkn way ku atkaatay balse way wadaan hawlahaas oo waxay iska dhigayan Somali waxay ku hadlayan luqadena calankeena u saaran afkaaro diinta ka hor imanaya ayay TikTok ga kuso faafinayan 😢 Lkn waynu hurudna waliba saa id
@CusmanCali-o4w
@CusmanCali-o4w Ай бұрын
M.a walalkeyga waad mahadsantahay midas qeb ka mid ah waan daremayaa inan shi
@GoogleHegeydhn
@GoogleHegeydhn Ай бұрын
Muuse is daji somalia intee uhelmaamtay shidaalka
@Akrammiraaf
@Akrammiraaf Ай бұрын
Second 😅
@AbdaleAbdilahi-j3j
@AbdaleAbdilahi-j3j Ай бұрын
Ilaahoow,burburi
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 Ай бұрын
Oo wll maxad u habaari miyad ka xunthy horumarka ay gaareen
@CabdikhaniBishar
@CabdikhaniBishar Ай бұрын
​@@jaamacmaxamed1401 waa munafiqen
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
Xaasid sanidaa inee soomaali oo kale noqoto miyaa rabtaa. War umadda ishaada Allaha kaqabto xasid yahow
@AhmettHidig-wo9uc
@AhmettHidig-wo9uc Ай бұрын
Sxp abdirahman dalalkaan carbeed Kuwait Uman Bahrain history yadooda tafatiran bal mar mid mid noogu soo gudbi
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
Carab taariiqdooda iyo beentooda maxaa kufaleysaa
@MohamedAlikasim-i7c
@MohamedAlikasim-i7c Ай бұрын
🎉🎉
@Farhan-q7k
@Farhan-q7k Ай бұрын
First comment ❤
@FadhiAbdifatah
@FadhiAbdifatah Ай бұрын
❤❤❤🎉🎉
@munocadey9436
@munocadey9436 Ай бұрын
MEXE YURUBTA CUSUB NOQDAAN DAGALGA 3 EE ADUUNKA AGTODA AYE GA BILBMIRABAA😀
@ibrahimdekow
@ibrahimdekow Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh😂😅😮😊
@Mujaahid11
@Mujaahid11 Ай бұрын
Kulligood waa yuhuud ku dar
@DacadmohamedYusuf-r5v
@DacadmohamedYusuf-r5v Ай бұрын
Ku dar somalia
@FaysalMoha-jr2ji
@FaysalMoha-jr2ji Ай бұрын
Next warbixin ka so samey wll Maxa diidey in Africa 🌍 ay yeelato hal visa 😊
@GoogleHegeydhn
@GoogleHegeydhn Ай бұрын
Waa qasab shidaal hadaa maqashi waa inaa somalia ku gu soo dhacday
@HoodoMuse-o2t
@HoodoMuse-o2t Ай бұрын
First ❤
@samuelmarveelouz
@samuelmarveelouz Ай бұрын
Lizeth Cliff
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Ай бұрын
60M QoF marka lasysu wada geeyo imisa qof ayaa muwaa diniin ah ciraxmaan omar mahad sanid
@الق
@الق Ай бұрын
First 😮
@AnasMahamoud-lg2kh
@AnasMahamoud-lg2kh Ай бұрын
Siden isku duwan galiya wll
@hm1c586
@hm1c586 Ай бұрын
Hadeey midobilahaayen Maxaa dhicilahaay
@aaminguray2063
@aaminguray2063 Ай бұрын
hacker hamza bin dallaj ma la so dayey ka so hadal wllka
@SadiiqIsmaaciil
@SadiiqIsmaaciil Ай бұрын
Pest yuotuber in somali 😊
@Mohmoudahmed-q3r
@Mohmoudahmed-q3r Ай бұрын
Waxba kama maskab aha bilyan dheer nimadoodu
@FarahMohamethassan
@FarahMohamethassan Ай бұрын
😂😂😂😂
@Supercade-t8d
@Supercade-t8d Ай бұрын
Nio maa ka soo hadashi Daniel lions den sxb kasoo hadal waxa uu ku qoronyahay quraadka bible
@mohaan____siciid678
@mohaan____siciid678 Ай бұрын
Waaberi media sxp 50dollar isii pls 🙏 😢 meelbaa dayn lay igaga leeyahay pls 🙏 😢
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Ай бұрын
Waxaasi naf malaha waa wax reer galbeed ushaqeeya boqortooyadaasi walaaladood rer falastiina hubka lagu laayo reer galbeed ayaa iskaleh, carabtu waa dumar uun
@xamzexadaari1703
@xamzexadaari1703 Ай бұрын
Waxaba Somalia ayaaa ka badan wlhy
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
Somali yaaba dunida qiimeeyo. Soomaalida waa wax laisku caayo oo layaso
@Cumar-diirshe
@Cumar-diirshe Ай бұрын
Koorsiyin kaan mar hadaa gato, Lacag dambe majirto sow maaha
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Ай бұрын
Kuwan aad ka warameyso waa kuwii doortay aduun u hiiliyey cadowga islaamka Qatar oo dhex dhexaad ah moye islaamku waa jabey ilaahow falastin guusha sii lubnaana u gar gaar siriyana sidoo kale lacag haka saarto ceebta sacuudki eyga ahaa iyo caruurtiisa
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Ай бұрын
Dadka khaliijku waa gun wx helay Allana nama hoos dhigo Kaliya wxy ku tiirsanyihiin shidaalka kaasi mrku gabaabsi noqdana waa looyaabaa
@Caawiyetech
@Caawiyetech Ай бұрын
Somaliyaba way leeyihin shidaal lkn aqoon daro iyo qabyaalad Aya baabiisay oo meeshaas geesay iyo demuqradiyad aan wax ay u tartay jirin sido kale AS Aya ka mid ah hoos u dhacyada Somali si wayn waliba Meelsha kaliya ee cadaadiska wayni ka jiro waa qabyaalada oo meeshii ugu xumayd maraysa waxana ka danbeeya qabyaaldan waa reer galbeedka maraykanka iyo xita Ethiopia Xaga diinta bes noo hadhay yadana dagaalku waa inagu soc daa oo haayado Aya lacag ku bixiya si ay diinteena inooga saaran lkn way ku atkaatay balse way wadaan hawlahaas oo waxay iska dhigayan Somali waxay ku hadlayan luqadena calankeena u saaran afkaaro diinta ka hor imanaya ayay TikTok ga kuso faafinayan 😢 Lkn waynu hurudna waliba saa id
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Ай бұрын
@@Caawiyetech noloshani waa hardan waligeedba inta aadane aduunka kor joogo dagaalka afkaaruhu way soconayaan ninkii seexduu sicii dibi dhalaa
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Ай бұрын
​​@@mahamudh6983somalida wxa sida u galley waa hawiye& Darood qabylad quran mel wlba lajogaa?
@MuuriMuuri-t6r
@MuuriMuuri-t6r Ай бұрын
Aad iyo aad lkin wax walib waxaa ka.wen waa alle ​ayaga sida ay raban loma yellayo awooda ayaga mahayan@@Caawiyetech
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
​@@mahamudh6983carabta waxaa ka xun soomaalida.
@mohametapdirahman8847
@mohametapdirahman8847 Ай бұрын
First 😂🎉
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 Ай бұрын
Oo yemen iyo urdun khaliijka ma aha miyaa waa maxay sababta yemen iyo urdun (Jordan) looga reebay khaliijka
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Ай бұрын
yeman jaziirtul carab waaye ma ahan qaliij & urdun wa Bilaad shaam ma ahan qalijka Sacuudi& caman & imaraat& qadar & baxreen & kuwiat & ciraaq
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Ай бұрын
Khaliijku waxay diintoodi damiirkoodi iyo dad nimadoodiiba ka iibshen yuhud iyo maraykan weliba intooda badan ma wada ahe
@Junanilll
@Junanilll Ай бұрын
Carabta maxa boqortooya kawada dhigay
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
Waa adoomo ninka cad ayee kabaqaan carabta
@kiiabdikadir7723
@kiiabdikadir7723 Ай бұрын
​@@ghst4487ayaga maa madoow mid kaagaan Arab phobia yaha qawoow 😂😂
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
@@kiiabdikadir7723 carabta markee ninka cad ak istaagaan waa dad madmadoow. Teedi kale carabta jareer oo in yar midab furan Lee waaye sankooda ma aragtay iyo korkooda tinta badan. Cadaanka waa dad xadaarad leh. Carabta ninka cad yahuuda iyo wixii madaxa ugu istaago weeyka baqdaa
@ghst4487
@ghst4487 Ай бұрын
@@kiiabdikadir7723 carab ayaa cad miyaa idhihi rabtaa. War adoontaas waa bantus oo xoogaha midab furan. Ninka cad hadee ak istaagaan waa madow yihiin carabtaan xun oo laiska xasuuqo
@SamatarMuumin-q1c
@SamatarMuumin-q1c Ай бұрын
Waacfh
@aboudjimaleh8080
@aboudjimaleh8080 Ай бұрын
you are wrong😢 brother
@MohammedAbdi-ct8vf
@MohammedAbdi-ct8vf Ай бұрын
Why
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo Ай бұрын
Carab baa Yurub oo kale noqonaysa adeer taasi waa 500 oo milyan oo sano kadib, Muslim iyo Carab lagama yaabo in ay caqligaa yeeshaan 😂
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Waxba hay xayeesin diracyaweynta isku diin xitaa manihin.
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 Ай бұрын
Inee yurub copiyeeyaan mahanee caqli kle malahan miyaa
@ayanlecabdi6234
@ayanlecabdi6234 14 сағат бұрын
Lost😂
Миллионер | 3 - серия
36:09
Million Show
Рет қаралды 2,1 МЛН
Yay😃 Let's make a Cute Handbag for me 👜 #diycrafts #shorts
00:33
LearnToon - Learn & Play
Рет қаралды 117 МЛН
Muxuu yahay sixirka yahuuddu aduunka ku haysato!
8:23
Waaberi Media
Рет қаралды 110 М.
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 102 М.
Sidee ayaa ku sameeyey Hotelo Malaayiin Dollar ah !
8:26
AYUB SHOW
Рет қаралды 109 М.
Sidee shirkadaha Daawooyinku uga macaashaan xanuunkaaga!
16:15
Waaberi Media
Рет қаралды 80 М.