Heesihii Riwaayadii Ninna Waal Ninna Waani | Curintii Abwaan Xasan Yusuf Qawdhan Ahun 1973

  Рет қаралды 25,152

Caweyska Dalmar

11 ай бұрын

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
_______________________________________________________________________________________________
Xigasho Axmed Cali Cigaal Facebook Page
1: Heeska "Sida Hara Gigiman" luuqdu waa Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal iyo Axmed Cali Cigaal.
2: Heeska "Dardaaran" luuqdu waa Aun, Muuse Ismaaciil Qalinle .
3: Heeska "Shalambood" luuqdu waa Axmed Cali Cigaal.
4: Heeska "Waan Kuu Waramayaa" luuqdu waa Aun, Muuse Ismaaciil Qalinle .
5: Heeska "Ila Laba Lis Caashaqa" luuqdu waa Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal iyo Axmed Cali Cigaal.
6: Heeska "Qalam Jalam" luuqdu waa Aun, Muuse Ismaaciil Qalinle.
_______________________________________________________________________________________________
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT

Пікірлер: 22
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 7 ай бұрын
Riwaayadaan heesaha ku jiraa waa heesaha ugu sareeya heesa m.a
@Tuuyo
@Tuuyo 11 ай бұрын
Show heesahaan ugu jecelayba abwaan Xasan Yusuf Qowdhan baa sameeyey. Wow
@yasenosman-p7c
@yasenosman-p7c 8 ай бұрын
thanks alot cawyeska dalamar ad bad umahadsantahiin shaqowacan waa riwaayad xasuus mudan
@yasenosman-p7c
@yasenosman-p7c 8 ай бұрын
thanks alot cawyeska dalamar mahadsanadiin salaan faro badan waa xasuus qiimo badan fanka suugaaanta soomaalida
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Walaal adiga muddan thanks
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 10 ай бұрын
Woow,waayo waayo wac iyo Bar ah! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mhassan0163
@mhassan0163 2 ай бұрын
Ruwaayaddani waxay soo baxday 1973 waana wakhtigii Somalidu ugu niyadda wanaagsanayd ee Kacaankii markii dambe lagu hoobtay jidkii wanaagsanaa hayey, fannaanka, abwaanka, jilaaga, musician ka, iyo dadweynaha fanka jeclaa waa isku wada dheelli tirnaayeen, hibo iyo xirfad baa lagu tegi jiray shaqooyinkaa ma ahayn adeer fannaan i qor ama abwaan, wakhtigaasi ma soo noqon doono
@mahdielmi1798
@mahdielmi1798 11 ай бұрын
Woooooooow halis sxb sarkaal sare noolow indeer Aameen Aameen Yaa Raabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Mahadsanid
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 11 ай бұрын
Wow heeso qiimo leg iyo xusuus gaaar ah Well done thanks.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
You welcome
@xasanyusufsh1927
@xasanyusufsh1927 11 ай бұрын
Wallee catoosh iyo sharma boy ayaa dadna hees ahaan udhageystaa
@MohCiilmoge
@MohCiilmoge 10 ай бұрын
Xasan Yuusuf Qawdhan AHN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@cirjiidh77
@cirjiidh77 11 ай бұрын
Thnks Caweyska Dalmar❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
You welcome
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 11 ай бұрын
Waa Qoon jacaylo waa qori jinoo kugu qiiqayee.
@ismDirir
@ismDirir 11 ай бұрын
wakhtigaa heesten axmed cali
@MOOLIF00
@MOOLIF00 10 ай бұрын
Waan kuu waramaya aad baan u jeclahay
@user-dw8jl7ms1
@user-dw8jl7ms1 11 ай бұрын
bro waan ku salaamay waxaan kaa codsanayaa heesta ugu horeysa axmed ali cigaal iyoshankaroon kaalay gacanta i qabo noogu oo tuur please thanks
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Waa tan kzbin.info/www/bejne/qmSTZZaCebWHe7c
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 10 ай бұрын
qaline maxaa ku daray meeshaan qalinle waxuu la dhigay kinzi aadeen saado cali zahra mire magool iyo maandeeq