Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 7aad

  Рет қаралды 679,151

Caweyska Dalmar

11 жыл бұрын

#RiwayaddiBeenayWaaRun #Caweyskadalmar

Пікірлер: 215
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
Daadiska sidan ujcly wiilsha ina cashar isku dhigno wiilshayda marky xfda jogan inta dhexda u galo ayaa xiijis ku dilaa ilaa xamasadu hooyo gadho 😂wxunba mcnka fahmi kara qofka wiilsha bdn la dhazhey ee waliba hdlka bdn 🤗ilhy haynoo dayo wiilsha somliyed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@user-tu6my1rq9q
@user-tu6my1rq9q 3 жыл бұрын
فيديو عن المطربة المبدعة حليمة مجول باللغة العربية يستحق الفن الصومالي النشر كثيراً kzbin.info/www/bejne/o4qol4qwrbysfMk
@tanialdavies6974
@tanialdavies6974 3 жыл бұрын
AàaaaaaaàaaaaaaaaaaàaàaaaaàaaaaaaaaaaaàaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaàaaaaaàaaaaaaàaaafaaaAaaaaà2aaaaaaaaaaaaaààaaaaaaàaaaaàaaaaaaàA
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@sadiyaallele4531
@sadiyaallele4531 3 жыл бұрын
Still watching 2020 like inta igadamaysa Xamasada amino abdullahi ban ku haysta
@awilawad473
@awilawad473 3 жыл бұрын
Musiga ugu horeeya waa hees uu qaado cumar dhuule oo layiraahdo. ila heshii. Hadal macaaney hanaan wanaagey
@abdullahishube5076
@abdullahishube5076 3 жыл бұрын
Tobankii taawada aan galay ama Aadooy huunooy yaa Alla hobaaline hoobaloowa
@hseefcadde7088
@hseefcadde7088 3 жыл бұрын
Fanaaniitii hore wax gaari kare ma jiro....Allaha u naxariisto Zahra Axmed iyo Axmed Moge.... meesha ay ka heesayaan waa Tiyaatarka Mogadisho 1986 ama 1987....VIVO SOMALIA
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waxaan umalaynayaa waa Jabuuti, waayo RTD baa duubtay riwayada
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Hhh jabuuti weye maandhaw...isdeji
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sxp waxan ku dawaday National theater hargeysa
@gamaleh33
@gamaleh33 7 ай бұрын
Meeshu wa djibouti wallal
@nimomohamed7188
@nimomohamed7188 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariistee Zahra Ahmed, Ahmed Mogue iyo Sangub
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@libanosawled9178
@libanosawled9178 3 жыл бұрын
Abahay oo jabouti joga aya rouwayad ka qaybgaley sanadka 1988 marka ma gursan hoyadayd wuxu yidhi halkan kajogsaday 2h00 ayan ka socday 6h30 hoga 4h saca an joga sidan tigidhka oo gousto marka tarikh ayay abahay ku leydahay rouwayad been wa run xassusti Bari samad
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Axmed mooge sahra axmed sangub aun inta kalena cimri dheer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Allaha u naxariste inti dhimatay inta nolnaa cafimad iyo cibada suban allaha siyo waaa hoobaladi somaliyed ee afrikaa ugu khatarsana qaar ka mida mamo sahra axmed jaamac iyo mamo amina abdullahi xirsi waxay ahayen 2 hobal onay hooya somaliyed diib u dhalay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Qaybta ina mooge musicga la tumayaa yaa salaam xaada ku istaagaysa heestan kama daalo 1k mar waan daawaday ayaan filayaa
@hodoayan7374
@hodoayan7374 2 жыл бұрын
Astaan muujinaysa tayada afka somaliga iyo guud ahaanba dhaqanka somaliyeed ilaahay haw naxariisto fannaniintan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abdiali4991
@abdiali4991 3 ай бұрын
Allaha uu naxaristo fanantan inti dhimatay inta nool waxan rajaynaya cimri darar iyo cadimad riwayad qaliya ayay digeen
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 жыл бұрын
Fan waa fankii hore axmed mooge iyo sahra axmed Allaha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 5 жыл бұрын
Ragga nimaan hal seegayn Habari may dhalin. Alaylahee waa laysu qiray qaladkii dhacay woooooow. Fan kan hakaa ahaado. 👏👏👏👏👏
@ayanhassan7581
@ayanhassan7581 5 жыл бұрын
hhhhhh haaye haaye eng tawaawaca ragga ma arkeysaaa
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Raga nimaan halseegayn. Isna habari may dhalin.
@fafasara2936
@fafasara2936 4 жыл бұрын
Ragga niman hal seegin habari maydhalin...hooyo may dhalin nimaan khaldamin...old is gold...kuwa now mey iska aamusaan
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 жыл бұрын
@@ayanhassan7581 Ayaan cabdi xasan xuseen yaa haya indertay kkkkkkkk
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 жыл бұрын
@@ayanhassan7581 qolo kastaaba dhankeeda waa qiratay hawshii huuno kkkkkk
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Riwaayad xigmad badan ayay hayd intii dhimatay Allah yarxam
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@amalqueen4890
@amalqueen4890 4 жыл бұрын
Sabti 7/12/2019 4:30 cida dawanaysa like isaara faniinti hobalada waberi❤❤❤ sahra ahmed jamac iyo ahmed moge iyo abwaan sanguub rabi ha idin naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@cabdiqaadir2838
@cabdiqaadir2838 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmara
@calicabdinuur1380
@calicabdinuur1380 4 жыл бұрын
maasha alaah
@farhanjam2773
@farhanjam2773 4 жыл бұрын
Amiiîin
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 3 жыл бұрын
waagaa faladagan iyo balbalaadhku may jirin dhulku nabadbuu ahaa
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Hhhhhh been mahan
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 4 жыл бұрын
intii dhimatay, oo Abwaan Singub ugu horeeyo, Rabi ha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
aamin
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 Ай бұрын
Heestan dumarka ayaan lajirayyy..... Aaan hadalka kalaqalo..kolkiiii ay habooneeyd heshiiiskaaad xumeyseen
@Aftoohmedia10
@Aftoohmedia10 3 жыл бұрын
Riwaayadaa beeney waa run wlhi kama xiiso dhaco
@geeljire395
@geeljire395 3 жыл бұрын
Fanaaniintii hore xikmad ayay ku hadli jireen laakiin hadda waxaa soo baxay kuwa sida waraabaha u ciya oo faaruq ah.
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 3 жыл бұрын
waaaw juba cod macaanaa hore umaan dhegaysan weligay
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Sahra hamed jamaca iyo heeso sida logu luuqeyana maxa ka dhexeyay xata makarafoka ma dhibijir allaha u naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@mohaentertainment
@mohaentertainment 4 жыл бұрын
Hablayahoow hamiga guur waa hawla badanyahy🎧
@hannadyare8482
@hannadyare8482 4 жыл бұрын
Dalkii iyo dadkii iyo fankii waa wada burburen illahow qabyalada naga masax halkaa qabyalad ayaa nadhigta
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@jamacibrahim1744
@jamacibrahim1744 4 жыл бұрын
Balan hadalka kla
@somaliyalove3997
@somaliyalove3997 3 жыл бұрын
Amiin Amiin ya rab
@somaliyalove3997
@somaliyalove3997 3 жыл бұрын
Amiin Amiin ya rab
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Mamo amina abdullahi xirsi iyo majajilo maxa ka dhexeya illahay haybad gara ayu i siyay jilista ruuwayadaha boqorada holwoodka somalida kolay waa iyada
@fadumanajax272
@fadumanajax272 4 жыл бұрын
Manshlaaa manshlaaa ilahy intii dhimatay haw naxriisto intii NOLA ilahy cimriga haw dhereyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@cabdiboodhari1764
@cabdiboodhari1764 4 жыл бұрын
Sahra axmed iyo aamina cabdilaahi xirse
@queennasra8552
@queennasra8552 2 жыл бұрын
Mahamad adna dacar curiyihii ruwaayadan 😘😂😕
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa riwaayad xasuus mudan
@abdijabrahajimuhamad9993
@abdijabrahajimuhamad9993 4 жыл бұрын
Asl iga dhe dad waa dadkii hore hdla waa intuu yidhi
@shaadiyacishqi7467
@shaadiyacishqi7467 4 жыл бұрын
Fanaaniinteena iminka may sidaa noo madadaaliyan oo jilitaan heeso iyo tiyetar isoo saftan😥 Inta dhimatay allah ha unaxariisto inta noolna cimri dheer iyo caafimad❤🥰
@idirisfarah2575
@idirisfarah2575 4 жыл бұрын
Oo ma fanin baa jidha huno hada
@munaali8555
@munaali8555 4 жыл бұрын
Ruwayad ninki garanba raran inti dhimatay alle haw naxaristo
@deekzanio6028
@deekzanio6028 3 жыл бұрын
afartam fananaan aamina claahi uun baa ka nool
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Riwaayadan waxaa curiyey maxamed aadan dacar waxaa kaloo riwaayadihiisa ka mid ahaa doob qalnjadii gabay yaa iisheegi kara riwaayadihii kale abwaan dacar
@abdikariinahmed729
@abdikariinahmed729 4 жыл бұрын
Faynuus. SH. Daahir. So Funny.😀 Gacan baa u taagey.👍
@Amal8327
@Amal8327 6 жыл бұрын
Eeshcalaa walahi ruwaayad iyo baadh heeseheeda I dilay sahra axmed naag dhiig kulul siday u matalayso
@MohamedHassan-ok6cn
@MohamedHassan-ok6cn 6 жыл бұрын
Sankey taagi jirtay walee
@xamsexamse1921
@xamsexamse1921 4 жыл бұрын
Abwaan sangub allaw kuunaxariiso meelbuu saaray naagihii ismacaanayn haayay
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Laxanka qofkii saaray waa laxamiiste dhab ah
@jamaadam5611
@jamaadam5611 5 жыл бұрын
Lkn ragii way qireen inay qaldamen, Raga nimaan halsegin habari maydhalin
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Aamina cabdilaahi baa uquuus goysay 😂😂😂
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 Жыл бұрын
Axmed mooge, Sahra Axmed , iyo Singub Alle haw naxariisto.
@senoritahariri5038
@senoritahariri5038 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto maxamed mooge iyo Sahra ahmed)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
aamin
@faisaabbdirahman722
@faisaabbdirahman722 2 жыл бұрын
Wa Ahmed mooge amiin
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 Жыл бұрын
Abwaan dacar geeridiisa maan maqal, Allah xafidee isagaa riwaayadaan sameeyay inkastoo abwaan maxamuud cabdulahi ciise sengub uu heesaha qaar kulahaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Waa nool yahay.
@AliIsmail-cn5cv
@AliIsmail-cn5cv 5 ай бұрын
Gacal iyo geeluba waa isuu ollala Waxaa loo gogaal leeyahay haa ugu dubtaa sheekada
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 5 жыл бұрын
Musigada m.maclow qatar labada gabdhood oon kala dhicin Aamiina c.xersi aun sahra ahmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@zenabxaaji6847
@zenabxaaji6847 5 жыл бұрын
Mash Allah ayu jilidi wado ayayan isa hesayan dadk had jiro mahan
@mubarikabdi3093
@mubarikabdi3093 4 жыл бұрын
Sa
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 3 жыл бұрын
islaanta faynuus ilaa hada waa atirshad inay iska toobadkeentaa ufiican saxiibadeed aakhiray uguureen badankoodii
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 2 жыл бұрын
Riwayadu gormey danbi noqotey wallo
@hibaqguray2038
@hibaqguray2038 3 жыл бұрын
26/isniin/2020 ruwaaydan kugu jecelahy ka mid thy
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 жыл бұрын
RaG waa RaGiiiH Hore wale Nin kliYaH Oo imikah raGaN la MiDaH ama GadhaYaH Ma jogoh🥀DuNi aakhiro saMaaN😪😂😂
@xareedxaashi9563
@xareedxaashi9563 4 жыл бұрын
Walee aamina iyo sahr axmed laba baag oo adagbay ahaayer alawaagaa miyaanjiro dadkaa afsoomaaliga hodanka ka ahaa iyo quruxdooda imika waxa nawaashy balbalaadhka halkuu libaax kaciyijiray dacawaaka ciyaysa
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 si xun baan u qoslay walaahi istaqfurullaah. Fankii dhimay walaahi
@gamaleh33
@gamaleh33 4 жыл бұрын
Ruwayadan waxa kagu qabtey djibuti,,,1989
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Waxaasaa riwaayad lagaa yiraahdaa
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 жыл бұрын
Ruwayadii Mohamed Adan Dacar
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 жыл бұрын
Juba cod mahaa waxaniye wax noo sheeg
@jamaadam5611
@jamaadam5611 5 жыл бұрын
Waa laysu miisay
@sayidkabarakeysan9218
@sayidkabarakeysan9218 7 жыл бұрын
Ragu tuugtan ba ka dhamaday wle
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 3 жыл бұрын
Waaw
@HamzaAhmed-se1qq
@HamzaAhmed-se1qq 12 күн бұрын
Still watching 😎
@caanodiidchannle8204
@caanodiidchannle8204 5 жыл бұрын
Illow ku naxariisto abwaan sangub
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@omarsharlot6312
@omarsharlot6312 5 жыл бұрын
12:33 music wow
@sadamofficiall4891
@sadamofficiall4891 4 жыл бұрын
Jama kadiye
@AhmedGagale
@AhmedGagale 4 жыл бұрын
Kala badalka music-ga hesaha kala duwan ragga hoggaaminya yaab ayey leeyihiin
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Ma ila aragtay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
*_#THURSDAY_**_ #22 _**_#AUGUST_**_ #2019_* 💚☝👍👆👎👎👆☝👍❤
@abdifitaax2010
@abdifitaax2010 3 жыл бұрын
Walee ragii hore ayaa fanka ku fiicnaa lkin la waa
@maxdar11
@maxdar11 6 ай бұрын
12/1/2024 habeen sabti ah Hargaysa gaar ahaann xaafada Hodan hills ayaan ku dhagaysanayaa runtii dhaxan aad u daran ayaa ka dhacaysa Hargeisa alle haw dhib yareeyo dadka aan haysan meel ay ka galaan .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Talow halkeeba la yidhaah Hodan Hills waa meel iga danbeysay.
@maxdar11
@maxdar11 6 ай бұрын
@@caweyskadalmar way cusubtay naasa buurta hablood ayey la jaar tahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
@maxdar11 markaas waa daami dabaddeed iyo baligii daami. Waxaa igu danbeysay meesha oo cidla baliga wax ka danbayn. Thanks
@maxdar11
@maxdar11 5 ай бұрын
​@@caweyskadalmar maya uma dhawa naasa hablood ayey u dhawday hargeisa immaka way waynaatay waxaan filayaa in wakhti hore kuugu danbaysay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Haa 1987 baa igu danbeysay.
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
Allah cimrigaa Haw barakeyo Abwan maxamed adan daacar Ninka riwaydan Lahaa Sahra iyo axmed Allah Yarxamuu
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Sangub miyaa leh Mise dacar I hope sangub ayaaleh
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
@@user-sc7du8tf9v Waxleh Riwayada Abwan dacaaar Lakn Sangub. Wa. Jilaa Kujiray
@user-tu6my1rq9q
@user-tu6my1rq9q 3 жыл бұрын
فيديو عن المطربة المبدعة حليمة مجول باللغة العربية يستحق الفن الصومالي النشر كثيراً kzbin.info/www/bejne/o4qol4qwrbysfMk
@cadaweali244
@cadaweali244 3 жыл бұрын
Haruub daatay caanaa hanbadaa laqaban jiray intas baa iga badan
@xamsexamse1921
@xamsexamse1921 4 жыл бұрын
Kkkkkkk kuwan haguursanina ee kuciyaara kulahaa
@AdenIbrahim-dl7ej
@AdenIbrahim-dl7ej Жыл бұрын
Adan
@axmedsalebambile4261
@axmedsalebambile4261 3 жыл бұрын
Woow waxb ku dhacy raga ogaa
@abdikadiryussuf2619
@abdikadiryussuf2619 4 жыл бұрын
2020 and still watching
@abdullahishube5076
@abdullahishube5076 3 жыл бұрын
Hhhh haweeen loo jabay 26 june 2021 xoriyo wanaagsan
@musekhadir4125
@musekhadir4125 7 жыл бұрын
Hhhhhh haco iyey uu quusisey
@imsoomali938
@imsoomali938 6 жыл бұрын
Musicada ugu horeya yaa garanaya
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Waa muusig hees uu qaadi jiray aun Cumar Dhuule.
@mohamedabdirahaman5167
@mohamedabdirahaman5167 4 жыл бұрын
daaaha abdi gaas
@shineabdi8749
@shineabdi8749 3 жыл бұрын
Oki
@adena2210
@adena2210 4 жыл бұрын
Dec 08 2019 wiil yar oo shukaasi barad ah oo wax qashayaa ahay
@HindaMahmud
@HindaMahmud 3 ай бұрын
❤😊😊
@moussahabiba7988
@moussahabiba7988 Жыл бұрын
Uhnx insha allah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@maxamedcumar8890
@maxamedcumar8890 5 жыл бұрын
wariwayadii ufiicnayd
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
Juba wa wasakh eey,marki uu labatay dalkisi somali moqdisho ee saxibadiis ay wareystay Djibuuti bal ka waran.waxuu ku jawabay gabadhi iyo ku wi laga qaabay oo dhan ayaay saaf ii soo wada kalay oo aan ka khadiyan ka joogay. Juba wa nacas jahiil ah oo bila aabaal ah
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 3 жыл бұрын
Wa runtii
@cabdullahiisaaq6939
@cabdullahiisaaq6939 10 ай бұрын
Vr
@laftageelabadha5748
@laftageelabadha5748 4 жыл бұрын
AUN Sangub
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
AAmin
@amiinhaid308
@amiinhaid308 4 жыл бұрын
Kili kiladi maanay ahayn
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 жыл бұрын
Dhawr habeen oo isku xiiga iya Djibouti lagu dhiigey riwayadan,markasey Sahra aun uu hoos galisey (haco) waa habeenki videoga la dubayey. Insha allah juba waa cafin.
@axmedebow4692
@axmedebow4692 4 жыл бұрын
asc
@hamsecisman6476
@hamsecisman6476 3 жыл бұрын
Eeshcaal fanbuu ahaaa itii dhimatayna alehunaxriisto
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
LIVe
@deeqahassan9037
@deeqahassan9037 5 жыл бұрын
Malaha cidba mafiirsato riwayyadan makujirtaa faynuus
@dhuux7official181
@dhuux7official181 5 жыл бұрын
Haa wey kujirtaa
@cawomohmed4250
@cawomohmed4250 5 жыл бұрын
Haa way ku jirta
@saynababdullahi4764
@saynababdullahi4764 4 жыл бұрын
Waligeed faynuus qaybta balaayadey matali jirtay caadi maaha
@Waayelka
@Waayelka 4 жыл бұрын
Allah u naxaristo inti dhimatey
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 5 жыл бұрын
fadlan yaa i sheegi kara musica bilowga lagu furay heesta ay u jirto
@xamsexamse1921
@xamsexamse1921 4 жыл бұрын
Tusmo Tv heestaa waxaa iskalahaa iyo muusikadaa nimco jaamac aabooy huunayaa ala hoobaalay hoobalow ah
@saynababdullahi4764
@saynababdullahi4764 4 жыл бұрын
Muusiga ugu horeeya waxaa lahaa hees cumar dhuule cali
@abdullahishube5076
@abdullahishube5076 3 жыл бұрын
Toban jirkii taawada aan galay Iyo tilmaanta halkaa ku waday Tusmo reerka anoo u dayn Tacab qasaar bay igu wadaan Heeeeeeeeeeyaaaa hey hey hey yaaa Ala hoobaalimo hoobalooowaaa
@saleebaanmaxamed2234
@saleebaanmaxamed2234 2 жыл бұрын
Xeesliguuleedmajoogaa Heetiiguuleedmajooga
@intesarmohamed3466
@intesarmohamed3466 6 жыл бұрын
rag waa ragii hore hadalana waa intii hore
@MohamedHassan-ok6cn
@MohamedHassan-ok6cn 6 жыл бұрын
xaqiiq walee👍✌👌
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 6 жыл бұрын
intesar mohamed RAG WAA RAHII HORE HADALNA WAA INTUU YIDHI Dumarna waa intuu qabay!!!
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Share
@abdirashiddiriye8009
@abdirashiddiriye8009 2 жыл бұрын
6
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 2 жыл бұрын
Amazing voice and music 🎶 wllhi dad waa dadkii hore
@dhuniamoha8789
@dhuniamoha8789 5 жыл бұрын
Hhhhhh
@cismancago2613
@cismancago2613 4 жыл бұрын
' ' jjkijiijji iijjj
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Waxey Aheyd Riwayad Qali waxa Alifay maxed adan daca magacedunu waxey Ahey Beeney Waa Ruun c/qadir juba AHUN Axmed mooge liiba AHUN sahra Axmed jamac iyo Amina c/llahi xirsi waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
AHUN sahar marna waxey odhaneysa hanadow marna hacayow ( hal iyo Nirig ayaa Geeli iskaga hadhay danbaa howdaka lo galay
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar AHUN sahra Axmed wey ku babisay juba hacayow
@CabdulaahiHaybe-rl5iz
@CabdulaahiHaybe-rl5iz 7 ай бұрын
yu
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Macalinkii Saksofanka hobaldii waa bari muuse maxamed ayaa ku jira koofiyada xidhan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Haa gartay Muuse Yare Waxaan maqlay inuu joogay Norway and Sweden/Finland
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Waa ka Jubba kula jira heestan kzbin.info/www/bejne/a6Orh3uFatZ-gq8
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar ok waan grty
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 8 ай бұрын
Ninka koofida xiran waa Khaliif Axmed Cilmi, ninka kale ee aan koofida lahayn ayaa Muuse Maxamed Cusmaan ah sidaan filayo. Labadooda oo kaliya ayaa saksafoon tumaya.
@alrizakriize9879
@alrizakriize9879 4 жыл бұрын
Yutube
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 3 жыл бұрын
Kkkkk
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 118 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 153 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 540 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 3,5 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,3 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,6 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 119 МЛН