Dalsankii Gedo Ahmed Rasta Iyo Abdiwali Sayidka

  Рет қаралды 177,082

Fanka North America

Fanka North America

Күн бұрын

Miraha musiga iyo laxanka waa
Abwaan aadan Shimbiraleys
Heestani waa wacyi gelin loogu tala galey shacabka qurba joogta soomaaliyeed khaasatan kuwa kasoo jeeda degaanada gobalka gedo si ay uga ugu laabtaan wadankoodi una maal gashtaan kana qeyb qaataan horumarinta degaanada.
Dalabaadka heesta waxey ka timid maamulka gobolka gedo iyo Gudoomiyaha Gobolka Maxamed MM

Пікірлер: 427
@qaaliluul3415
@qaaliluul3415 5 жыл бұрын
Baardheere meeshaan kudhashay I love my homeland gedo wayn❤️
@naemajamal
@naemajamal 5 жыл бұрын
Mareexaan Girl kaliga matihid quruxeey👊🏼👊🏼👊🏼👊🏼
@rahmoroos9326
@rahmoroos9326 5 жыл бұрын
Mareexaan Girl ❤️❤️💕💕💕💋💕💋
@dahiradaanhussian9932
@dahiradaanhussian9932 5 жыл бұрын
Mareexaan Girl 💋🌹🌹🌹
@mariamabdirahman154
@mariamabdirahman154 4 жыл бұрын
😍😍😍😍
@abdimajidabdulahi8855
@abdimajidabdulahi8855 5 жыл бұрын
Wxii rer geddo ah liketa igu deeqa Viva geddo💯❤❤
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 жыл бұрын
Anigaaaa ah wale kusaaaaray ikacay dhiiga ikacay hhhhh
@abdishakuurmaxamad3003
@abdishakuurmaxamad3003 5 жыл бұрын
Rer gedo
@idmancabdifitaaxmaxamed8482
@idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 жыл бұрын
my walkey hadaan kusarin walashaba mahi like
@amishadahir2109
@amishadahir2109 5 жыл бұрын
Abdi majid Abdullahi my aboowe Qaali ❤️
@rahmoroos9326
@rahmoroos9326 5 жыл бұрын
Abdi majiid Abdulahi 💕💕💕❤️❤️💕💕💕💕💕
@mohanzaadish4445
@mohanzaadish4445 5 жыл бұрын
Yaa Marexan ah kaca Viva Dalsanki Gedo
@hamdicadey3621
@hamdicadey3621 5 жыл бұрын
Aaniga ah
@edebzanofficial7978
@edebzanofficial7978 4 жыл бұрын
Yaa mareyxaan
@abdiazizmurumay9639
@abdiazizmurumay9639 5 жыл бұрын
Inta marexaan lake GA iladfn
@sisterfaruuxa5331
@sisterfaruuxa5331 5 жыл бұрын
Reer ninkeeeey
@aishaainaosman3268
@aishaainaosman3268 5 жыл бұрын
@@sisterfaruuxa5331 hhhhh ilmaheyga cidooda lee ma dhahdidoo mcney hhh Soo dhawoow duma
@fadumohasan1229
@fadumohasan1229 4 жыл бұрын
Abdiaziz Murumay wan kula qaba reerka niinkega Manshallah
@iskufilanmohamed2913
@iskufilanmohamed2913 4 жыл бұрын
Abdiaziz Murumay mareexan sade dhiigeygi iyo dhulkeygi ❤️❤️😘💉
@nasroali94
@nasroali94 3 жыл бұрын
Geedo marexaan Gobolka somaliya ugu wayn masha allah walalahen sade darood cadowgena hoos🇸🇱🇸🇴❤💋🥰
@fathiahmedismail4158
@fathiahmedismail4158 Жыл бұрын
🥰🙏🥺
@zamzammohamed3248
@zamzammohamed3248 5 жыл бұрын
My homeland allow dhowr my dhulkega qof reer gedo aha like igu qabta
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Wiilasheeena Ahmed Rasta💖 io Abdi wali sayidka💖 Allow cimrigiina dhereeee aad ayaaan idin jecelnahay 💖💖💖💖💖💖💖
@rahmoroos9326
@rahmoroos9326 5 жыл бұрын
Keyf Karshe ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
@@rahmoroos9326 cdy me to💖💖
@meriamaabdiosman201
@meriamaabdiosman201 4 жыл бұрын
Amen xapipti my aptiyo
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
aamiin boqortooyo thanks ❤🎉
@nasraofficialchannel6562
@nasraofficialchannel6562 5 жыл бұрын
Baladxawa magaladeydii 😘😘😘😘😘gedo Allow balayada kahaay
@maryanyusuf2524
@maryanyusuf2524 5 жыл бұрын
Harbahareey
@nasraofficialchannel6562
@nasraofficialchannel6562 5 жыл бұрын
@@maryanyusuf2524 😘😘😘😘habo mcn hee
@nimcoibrahim2763
@nimcoibrahim2763 5 жыл бұрын
Viv gedo my dholkeyag 😍😍😍
@muhidinaden6506
@muhidinaden6506 5 жыл бұрын
Nimco Ibrahim I’m from gedo too I love gedo🙏
@ismahanducale7351
@ismahanducale7351 4 жыл бұрын
Guul gedo
@mohanuurdebureyn1721
@mohanuurdebureyn1721 4 жыл бұрын
Mash allah❤💋❤
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 5 жыл бұрын
Gedo❣️ marexan hada tahay like isaar
@sisterfaruuxa5331
@sisterfaruuxa5331 5 жыл бұрын
Aniga ma ahi lkn wiil mareexaan ah baan si waalli ah u jecelahay sidaas darteed Gedo waan jecalahay
@nastexasharaf9904
@nastexasharaf9904 5 жыл бұрын
@@sisterfaruuxa5331 sodawow dumshi
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
😂Maahi lakin Soomalinima kugu saray
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
@@sisterfaruuxa5331 Cidu waa nasab kaamilee kaa yar ku fara adayg hadii Allah isu kiin calfo🤗
@kulaanenabadon9091
@kulaanenabadon9091 4 жыл бұрын
Mareexan ma nihin see Gedo waa jecelnaya waa dalkeni Waan arkaya
@FarhiyoOsman-mb9eb
@FarhiyoOsman-mb9eb 5 жыл бұрын
Geesiyashi marexaan waa kuwaa abtirsaday mansha allah dhulkeyga iyo dadkayga allow barakee aaaamin ya rabi viv mareexan iyo gedo wacan 😘😘😘😘😘
@solomondavid2553
@solomondavid2553 5 жыл бұрын
Waa Dada qali ah
@mustafeali426
@mustafeali426 5 жыл бұрын
maxaaaa dibadaha i dhigay anoo heli kara dhulkaaa Ilove gedo 😍😍😍😍😍❤❤❤
@ismahashomar1232
@ismahashomar1232 5 жыл бұрын
Balad xawo inta kaso jedo like deee
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 5 жыл бұрын
Degaankaan jcleynow dushan kala socona viva gedo 💕💋😍
@madarrush7135
@madarrush7135 5 жыл бұрын
Waa labo fanaan cod halaasi ah leh salaan boqortoyo reer gedo tol jira ayaad tihiin from laascanod🎁
@abdullahiarfa9043
@abdullahiarfa9043 5 жыл бұрын
I'm from Buurdhuubo I love Gedo pple💪🇸🇴
@nuurahmed324
@nuurahmed324 5 жыл бұрын
Ilove you mr love gedo
@hassanosmanmuhamed
@hassanosmanmuhamed 4 жыл бұрын
Nereye bildin gedo?
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 3 жыл бұрын
Ina adeer, am from gado maad Iska dhahdid
@abdullahiarfa9043
@abdullahiarfa9043 2 жыл бұрын
@@ibrahimhassen9450 kkkkkk Buurdhuubo Gobol baa laga dhigay🤣🤣🤣
@SAMIOFFICIALL2018
@SAMIOFFICIALL2018 5 жыл бұрын
Wan jeclhy rer abtigey guul markastaaa beshaaa marexaaan💘💘💘💘❤❤❤❤
@rahmoroos9326
@rahmoroos9326 5 жыл бұрын
SAMI OFFICIALL 💕💕💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
Abtiyada wacaney' abtiyasha wa dawlad calanleh
@jamacali6614
@jamacali6614 5 жыл бұрын
Aniga waxan reer jubada hoose lkn labadan qof ayan taagera buuxdo uhayaa rasta iyo sayidka
@nuurabashirbashir7330
@nuurabashirbashir7330 5 жыл бұрын
Masha Allah gedo waa kufaana alle idini dayo ahmedresta iyo abdiwali
@aishomohammed8152
@aishomohammed8152 5 жыл бұрын
Alow gado wcn dhulkeygi nabad iga dhig bardhere dagmadi wcned jecliya
@nuurahmed324
@nuurahmed324 5 жыл бұрын
Gedo im miss you so much ilove you Gedo
@iqroyarey1061
@iqroyarey1061 5 жыл бұрын
my homeland Gedo mnshlh dhaman dagmoyinkeyga wn jclhaaa allow daraje dhulkyga wn u xissy Gedo gobti an ku dhashay allow nabad gali mrksto
@tuuraafgoye1369
@tuuraafgoye1369 5 жыл бұрын
I'M forom puntland love idin ku ahay rer gedo wayo waxa ka dhashay gabdha dunida igu jecelahy
@user-tq4ub6vg2x
@user-tq4ub6vg2x 4 жыл бұрын
Gabdhahee waye dee
@sharmaakemohomedxuseen3501
@sharmaakemohomedxuseen3501 4 жыл бұрын
From Galmudug Caabudwaq,balabale,Dhabad, Lknse Gedo waa dhulkayga waan jeclahay
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Sidoo kale wan ku jecelnhy wll qaali
@MohamedAli-yw8ht
@MohamedAli-yw8ht 5 жыл бұрын
Waxi ree garbaharey oo iga dambeeyo waan salamayaaa dunida farxad kuwaara wllyaal
@aaminakilwe2819
@aaminakilwe2819 4 жыл бұрын
Habo qaali waankusaaray
@rabitankadhanlayarada9020
@rabitankadhanlayarada9020 5 жыл бұрын
My beloved brother’s Ahmed rast and Abdiwali sayidka, ilahey ha idin xifdiyo this’s being our hospitality and it’s great to objective our voice straight our people. DADKEYGA Melkasta kala jogtaan ALLAH ha IDIN DHOWRO. 💕 💐
@hassanjoho54
@hassanjoho54 5 жыл бұрын
Luuq ganane meshi ankudashi allow nodaa❤
@r.s.o.iqlaasomarchannel588
@r.s.o.iqlaasomarchannel588 5 жыл бұрын
Mansha allah isku meel ayaan Ka nimid Walhi
@ilwaadhassan1423
@ilwaadhassan1423 4 жыл бұрын
Luuq ganane wa jeclahy
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 5 жыл бұрын
Ax inkason soo dahay gobtaan ka bermay Nafyada inay dalxiisto indhu Mel Ku dogsadan dadla weyn ogu jiraayee allow dhulkayga darajee I love Gedo Ad baan ogu xiisay Tanks Ader mcn Ahmed Rasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Wow heeesti gedo wacan💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖 jecliyaaaaaaa dhukayga hoooyo
@khalidinanasomal587
@khalidinanasomal587 5 жыл бұрын
Reer gedo inaan ahaa hubaa
@mariahassa
@mariahassa 5 жыл бұрын
Ana wan hubaaa 😍😍
@abdiqanikhayr1407
@abdiqanikhayr1407 5 жыл бұрын
Woooooow hèeeesta way iga gadan tahay like igu caawiya noh
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 4 жыл бұрын
Wow what a song mansha Allah, salaan sare Sade darood from walashin reer khatumo walahi I love madaxda darood ismail waa dad qaali ah ❤️
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Wan kaa qaadnay wll mcn
@SAMIOFFICIALL2018
@SAMIOFFICIALL2018 5 жыл бұрын
Waxii dhashaa marexan ah like isaraa iyo subeacribe
@ayaanmohamedjamac2026
@ayaanmohamedjamac2026 4 жыл бұрын
Asc
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 4 жыл бұрын
Maahi lkn waankusaaray from lascaanod love you marexaaan countries
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 жыл бұрын
Deegankan jeclaayow duceysane waad nadeeqday my homeland gedo b/xawo Alla jecliyaaaaaaaaaa
@footballlovers230
@footballlovers230 5 жыл бұрын
Viva almareexaaniya boqortooyo idinjeclhay from walalkiin dhal ogaaden
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Thanks brother
@aminosahro3aminosahro353
@aminosahro3aminosahro353 5 жыл бұрын
Garbahaarey maan dago ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminosahro3aminosahro353
@aminosahro3aminosahro353 5 жыл бұрын
❤❤❤❤👏👏👏❤❤❤❤❤
@myloveistarliin3518
@myloveistarliin3518 5 жыл бұрын
Intee joogtaa abyo aniga rer garbaheey ayaa ahay
@gureyyare3228
@gureyyare3228 5 жыл бұрын
Luuq ma inkirtay jifada ayaad aday ina ader hhhhhhhh
@aminosahro3aminosahro353
@aminosahro3aminosahro353 5 жыл бұрын
gurey yare wllkey Maya luuq my home land ❤❤❤❤❤
@abdiabdala3032
@abdiabdala3032 4 жыл бұрын
Anigu deer buhodle ban ahay waan jeclahy marexaan ❤❤❤ nolada
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 4 жыл бұрын
Gobti rer buuhoodle tol jira tihiin.
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Sidoo kale wan ku jecelnhy wllo
@naciimanuura9827
@naciimanuura9827 5 жыл бұрын
Bardera baladbarwaqo my town❤️❤️❤️❤️👍👍👍 viva gedo wayn
@iamadnan9607
@iamadnan9607 5 жыл бұрын
Garbaharey hada kasoo jedo like inta saar
@myloveistarliin3518
@myloveistarliin3518 5 жыл бұрын
Aniga kasoo jedo wliba kudhashay
@fadumoadan948
@fadumoadan948 5 жыл бұрын
Aniga aah reer garbahary kuna dhaashay allow noo barake dhuulkena
@iamadnan9607
@iamadnan9607 5 жыл бұрын
Kauthar Mohamed gob batahay ina abo
@KalelaChannel
@KalelaChannel 5 жыл бұрын
Gedo dhan ilaa Kismaayo ayaa kasoo jeedaa aniga.
@leaderciiltire954
@leaderciiltire954 4 жыл бұрын
Magaladii abtiyaashay💋❤
@fadumoluulmaxamed5306
@fadumoluulmaxamed5306 5 жыл бұрын
Masha allah axmed rasta rer gedo miy maogen want ku tagyere jirey welige Ilene isku degan ayan ahen
@aminoali5930
@aminoali5930 5 жыл бұрын
Alow darajeee Dhulkeyga JECLIYAA my Dhulkeyga gado wacaneey alow idaa love you 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Garbahareeey io cel cade 💖
@fadumoyussuf6278
@fadumoyussuf6278 5 жыл бұрын
Keyf Karshe 😍😘
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
@@fadumoyussuf6278 💖👏
@mariahassa
@mariahassa 5 жыл бұрын
😍😍😍 Alaw daraje dhulkeena
@nastehaabdillaahi8593
@nastehaabdillaahi8593 4 жыл бұрын
Viva rer adeerkay Guulaysta sade daarod Love you ilmo adeeraden From majerteniya❤
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Sidoo kale wll mcn
@fartumabdiasis2817
@fartumabdiasis2817 5 жыл бұрын
wwwwww Inabo Caadi maha hees shidan jecliyaah reer Gedo bardheere Ceelqaaq galabreey jecliyaa dhul Qurux badan waa meel dago meel oogu fiican. jecliyaah
@somsheeko8107
@somsheeko8107 5 жыл бұрын
From Kenya 🇰🇪 love gedo ❤️
@mohamedkajiado8820
@mohamedkajiado8820 5 жыл бұрын
Inta aan marixaan aheeyn oo aan kamid ahaye like ta igu qabto aabahiin lajaneeyay
@harunhasanharun1595
@harunhasanharun1595 5 жыл бұрын
Geeedooo kuri gobeeed masha allaaah wan u xissy cideeda gaduudan allow yaa gedo mar taga ❤❤❤❤❤❤
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 жыл бұрын
Gedo iyo jubada Dhexe iyo jubada Hoose ...all my home Jubbaland
@zeeyabdi3933
@zeeyabdi3933 5 жыл бұрын
Wilashena cimrigina alah dhereya wan idinku fanaa iyo waliba abwankena qarniga adan shinbirlays ❤❤❤❤❤💋💋💋💓💓💓💕💕
@a.rahmansimba77
@a.rahmansimba77 5 жыл бұрын
Hees iyo bar bardheere my home land Gedo one love💟
@maryangaraad3814
@maryangaraad3814 5 жыл бұрын
Gedo allow nabd kayeel runtii wan kufanaaa
@dreamgirlreaction2731
@dreamgirlreaction2731 5 жыл бұрын
Wilsheeena gedo my hometown Alloow noo dhowr
@nasrocise5107
@nasrocise5107 5 жыл бұрын
Allah dhulkeyga jecliya inkasto ku dhalan halbar ban boqosho u tagay wlh Waa meel aad u qurux badan bardhero garbaharey wlh gabdho iyo wiilal quruxbadan ban kuso araky rer tolkeyga kuma so dhexkorin hadana adban ujeclahay marixan wan jeclahay iyo iti rer sado eh
@sahalabdi5640
@sahalabdi5640 5 жыл бұрын
Alloow darajee dhulkeyga io guud ahaan somalia
@fahimamohammed3662
@fahimamohammed3662 5 жыл бұрын
Dhiigi layga beeray marexan sade allow daraje dadkayga ❤
@djprince1164
@djprince1164 5 жыл бұрын
Viva gedo from hargeysa 💕
@saadialadhan7538
@saadialadhan7538 5 жыл бұрын
Balad xawo mandago jcliya meshankubarbaray viv gado
@queenrayan6292
@queenrayan6292 5 жыл бұрын
Woow axsan hees 👌 anoo baladxawo degikaro maxaa dibadaha i dhigay💘 hadaa reer baladxawo tahay like ha ila dhaafin✌
@maryamaabdiraxaman7861
@maryamaabdiraxaman7861 5 жыл бұрын
Gobti.darood.ismacil..raag cuslus alow idon.daa.alow.dalkeyga I daaa
@engahmedbile2464
@engahmedbile2464 5 жыл бұрын
maryama Abdiraxaman allow daaaaaaa amiiiin
@maryamaabdiraxaman7861
@maryamaabdiraxaman7861 5 жыл бұрын
@@engahmedbile2464 😘😘😘😘😊
@salimcabdicaziiz5617
@salimcabdicaziiz5617 5 жыл бұрын
from cabudwaaq and balanballe gedo dhulkeena aan kudharano gacantanada midig axsan hees gedo anigoon tagin alow ha i dilin gayigaas kismaayo iyo gedo guulow alahayow balayada harer mari
@fadumoadan948
@fadumoadan948 4 жыл бұрын
Aamin aabayo baalayo allaha naaga waadahayo anigana anigon galgadud cabduwaq balanbal dabad bali kiibir iwm allow haa iidilin anigoon taagin dhulkenaa am reer gedo
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Boqortooyo tolkeyga
@asmarofficial2986
@asmarofficial2986 5 жыл бұрын
Dolow hoygeygii leygu dhalay allow inawadey ❤Gado lands🔥💕
@aishaainaosman3268
@aishaainaosman3268 5 жыл бұрын
Bartaan ku dhashay dolow cadey viva gedo cadey
@liibaanmaxamedcumar4376
@liibaanmaxamedcumar4376 5 жыл бұрын
fanaaninta somaliyed waxa ugu sharaf badan fananiinta mariixan madaxda somaliya soo martayna kuwa ugu sharafta badan waa mariixan aabo maxamad siyaad bare or mudana farmaajo dhul an jclhy iyo qabiil an jclhy from hiiran balad weeyn xawadle 💋❤❤❤💋💋❤❤👌
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo mcn
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 5 жыл бұрын
I love mareexaan people Dad nasab ah wan soo booqan doonaa maalin maalmaha ka mid ah❤
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Thanks wllo welcome
@rahmoroos9326
@rahmoroos9326 5 жыл бұрын
Alle dartii ayan u Jacelahy rer abtigey nasab Dahiira aya tihin umc allow nabad ka dhig 👄👄👄❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕ifka nabad ku jog aqiro halki roon
@kastam_yare6986
@kastam_yare6986 5 жыл бұрын
Am really so happy about my homeland gedo caadey Thankz my blood brothers ♥️♥️❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👉👉♥️♥️♥️
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
balad.xaawo Maan dago my city miss gedo wacan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somaliya hanolato
@axmedmaxamed1056
@axmedmaxamed1056 5 жыл бұрын
From argentina🇦🇷 ilove gado somalia❤
@sabrinasomalichallenge2697
@sabrinasomalichallenge2697 5 жыл бұрын
Dagaanka jeclayow dhusha kala socdo wooow hees ika dheh 💕💕💕💕 Viva gedo 💕💕💕
@hooyomacaan2649
@hooyomacaan2649 5 жыл бұрын
Duriyadii daarod nasab dhaba taariiqdii Somali harmiudka u ahaa cadiwgiina ha jabo ❤️
@iidosiciidnashaadsiciid5817
@iidosiciidnashaadsiciid5817 5 жыл бұрын
wwwew
@fadumoadan948
@fadumoadan948 5 жыл бұрын
Aamiin aabayo shaarafy
@omardhaqane8783
@omardhaqane8783 5 жыл бұрын
Jecliyaaa gobalkeyga iyo meeshii laiga beeray baardheere❤❤❤
@حياتيأمي-س2ل
@حياتيأمي-س2ل 5 жыл бұрын
Gedo wacan allow noo barakeee aduunkaaa kuu jecelhay dhukaan ka beermay
@suleeqochannel8519
@suleeqochannel8519 5 жыл бұрын
Wow esh cala hees. I m from cabudwaq walahena somaliyd. Ilaahay dhulkiina ha idiinbarakeeyo. Taageero idin haynaa heestan way isojiidatee
@simwaansiman1615
@simwaansiman1615 5 жыл бұрын
Samsam Abdikarim xbbtii cabduwaaq iyo gedo waa isku mid hal reer lee dago allow noo xifdi reer abaheey
@maslaxabdulahi1693
@maslaxabdulahi1693 2 жыл бұрын
wan idin ku fanaa axmed rasto iyo cabdiwali sidka axsan wadaniyiin gedo naga badan wan jecelnahay gedo iyo dadkena❤🇱🇺🇱🇺💪💪
@farxiyohajji8384
@farxiyohajji8384 5 жыл бұрын
jecliya jiritanka rer abtiigay abtiiyal cajibo casiyal an lahenbaan canaha kasodamay cadowgina hajabo I love geedo wlhi
@fartuunmohamud2859
@fartuunmohamud2859 5 жыл бұрын
masha.allh allow barakey beshena iyo dhulkii an u dhashay❤❤💋
@slimshady8336
@slimshady8336 5 жыл бұрын
Wixii rer baledxawo ah liketa haila dhaafina
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 5 жыл бұрын
Dolow iyo ano luuq baladxawo dagi karo dalsanki ceelwaq garbahray dagi karo 💞💗💟💗💗👄
@abdirahmanhassan6112
@abdirahmanhassan6112 5 жыл бұрын
M.a
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 5 жыл бұрын
❣💌❣❣❣💘 Alla ya cizzick War waxa hurdo ayanbo kaqadnay 😂😀
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 5 жыл бұрын
👌👌👌
@ayaniitaayaan1398
@ayaniitaayaan1398 5 жыл бұрын
M.a gedona dalxiisthy cabudwaaq man dago💖💖💖💖👌💖
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 5 жыл бұрын
Allow daraje dhulkayga viva Gedo
@istaahilabdiqadir155
@istaahilabdiqadir155 5 жыл бұрын
Ree bardhere balad jano like Saar wixi ree bardhere ah
@naciimanuura9827
@naciimanuura9827 5 жыл бұрын
Istaahil Abdiqadir ku saray my citymate😂😂😂😂
@hafzaahmed995
@hafzaahmed995 5 жыл бұрын
I love gedo from caabudwaaq
@farhanabdullahi5299
@farhanabdullahi5299 5 жыл бұрын
Bardhere baladkii raxada allow noo barakeyo gedo
@bareAbdullahi
@bareAbdullahi 5 жыл бұрын
Blessed my ancestral land am proud to be from Gedo region.
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Thanks bloody
@ayuubmaxamuud3272
@ayuubmaxamuud3272 5 жыл бұрын
Luuq ganaane meshaan kusoo barbaray allow idaa my city luuq Iyo meshaan ku dhashay bardheere
@yahyekaramamohamed4543
@yahyekaramamohamed4543 5 жыл бұрын
Hadaa ree B.xaawo tahay like ii saar😍
@hibobare775
@hibobare775 5 жыл бұрын
Wwww Mansha allha my wlalaheyn waan idinsalmy
@salimcabdicaziiz5617
@salimcabdicaziiz5617 5 жыл бұрын
Hibo Bare aaa bbe i like u
@ubaxabdirashiid2747
@ubaxabdirashiid2747 5 жыл бұрын
Viiiva gedo dhul barwaqo from laascanod ❤❤❤❤❤❤
@shankaryare6098
@shankaryare6098 5 жыл бұрын
Bets song keep on my brothers rasta and sayidka intii gedo ah liketa igu qabo
@camaan2067
@camaan2067 5 жыл бұрын
Woow masha allaah , yaa luuq kudhashy hit the like !
@fadumawarsame8567
@fadumawarsame8567 5 жыл бұрын
Mareexan land my rer ayeyo mcn ❤️
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 жыл бұрын
Thanks abti
@nasroali2983
@nasroali2983 5 жыл бұрын
masha allha my homeland gedo meshan kudhashay kuna barbaaray
@samiroiidle334
@samiroiidle334 5 жыл бұрын
Luuq Ganana❤️ Balad xaawo🌹
@nmahmed6063
@nmahmed6063 5 жыл бұрын
Garbahareey town👍🏻🇸🇴love you for real 🏃🏾
@farhanbarre9509
@farhanbarre9509 5 жыл бұрын
Reer gedo liketa igu qabto Nacala shaydan ku yaale
@aminoali5930
@aminoali5930 5 жыл бұрын
Ama ceelcado digin woooow ✔️✔️✔️
@aminayusuf5450
@aminayusuf5450 5 жыл бұрын
Very good man really good song
@khadraismail1160
@khadraismail1160 5 жыл бұрын
Gedo wacan gurigaan ku dhashay illahay nabad ha ka dhigo
@KalelaChannel
@KalelaChannel 5 жыл бұрын
I love the song. Invest in your lands my people. It is our base and launching point for everything.
@sihaamismail1245
@sihaamismail1245 5 жыл бұрын
Mashallah allow balayada ka xijaab gedo wacan❤️❤️❤️💉💉💉💉💉
@clapped6756
@clapped6756 5 жыл бұрын
heestii ugu qiimaha badneed qarniga 💖💖💖💖
@bilanbella2773
@bilanbella2773 5 жыл бұрын
I like my county
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 5 жыл бұрын
I miss you baled Xawa bartaan Ku dhashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibisamibtisam5250
@ibisamibtisam5250 5 жыл бұрын
Axmed resta thanks. Ina ader♥♥♥
@ebyanfaqi286
@ebyanfaqi286 5 жыл бұрын
Gedo dhulkega allow dad kiisa noo xfdi 😍❤
@waryaawariiri4815
@waryaawariiri4815 5 жыл бұрын
Bardhere magaladan Ku dhshay allow idin daraje
@istaahilabdiqadir155
@istaahilabdiqadir155 5 жыл бұрын
Aamiin
@abdullaahigoogaa1339
@abdullaahigoogaa1339 5 жыл бұрын
Gedo Cudoon 😍😍👏
Ahmed Rasta Gobaad Official Video
5:26
Fanka North America
Рет қаралды 2 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
ABDI WALI SAYIDKA /HEESTA ISMA ORAN /2019
6:55
MAAN QABOOJIYE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hoda
8:52
Ahmed Rasta Music
Рет қаралды 14 М.
ADAN SHIMBIRALAYS 2015 heestii dalsan kii gedo
6:08
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 193 М.
Ahmed rasta  (GURYO SAMO KABAN) 2013
4:15
moha adil
Рет қаралды 472 М.
Ahmed Rasta,new release DOOKH, 2014  by Socdaal
7:10
Socdaal Photography
Рет қаралды 3,5 МЛН
HEES WADANI AH: INSHA ALLAHU WEY IMAN 2019
7:35
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 331 М.
Ahmed Rasta iyo Abdiwali Sayidka (Qaranbaa Na Deeqa)
8:34
Fanka North America
Рет қаралды 19 М.
Axmed rasta| Barqadaan is baranaa|
6:22
Caaqib Tube
Рет қаралды 396 М.