Hadana wey xidhanyiin Wada hadal qadaadweyn snm waa kuwa xoreyntodii lagu naaloonayo samra oo faraqa sii daaya sland
@iidsmart13 сағат бұрын
Madaxwayne cabdiraxmaan daacad alle xilka ha ku asturo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv12 сағат бұрын
Hargeysa darood baaduqeyey Mogdisho na darood baa Ethiopian keney miyaa ujeedadu silanyo sow ma aheen kii Ethiopian kudacwenjirey Dhulbahante oo ciidan siyey aa Laascaanood kuqabsadey sidaas tplf baa usura gelisey somaliland iney qabsato SSC manta na tariikhda ayaad kabeen shegeysan ujeedku waa irirsamale aan isku tagyeerno Hargeysa iyo mogdisho weyo lkn jugjug meshadijoog. Weyo Midnimo uma joogtaan aa munafaq bad ujoogtan khawarij yahey nadhafa
@UgasskJama8 сағат бұрын
Meesha fahan Dowlado iyo Madaxweyneyaal baa laga hadlaa hala soo ordin dad yar oo Minority ka dhex ah Soomaali
@Keenadiid.7 сағат бұрын
Sangadhuudhiyow dadka ka xishood wax Irir samaale la dhaho ma jiraan ee reerkaaga fool malaha nasabad la'aan baa ku haysee.
@cabdallacamay32655 минут бұрын
Waad bugtaa oo qalbiga ka xanuunsantahay
@ubahali78312 сағат бұрын
Waxaan la yaabaa dad waa weyn oo u soo joogay wixii wadanka ka dhacayey iyo jabhadihii ay gaaladu inagu soo hubaynaysay ee Siilaanyo Abdullahi Yuusuf Caydiid ee wadankii Soomaaliya la odhan jiray ka dhigay tusbax furtay in maalinkay dhintaan laga dhigo wadaniyiin ehlul janna ah intay gaalo soo kaxaysteen bay dadkii iyo duunyadii iyo ciidankii Soomaaliyeed ee laga cabsan jiray baabiiyeen, oo hooyooyin iyo Ubad dabaabaat marsiiyeen, oo dagaalo qabaliya wadanka ka bilaabeen si ay dadka u kiciyaan oo wadanku baabo o. Meel ay ku toobad keeneena garan maayo qaar nasiib xumadooda wayba ku dhinteen iyagoo xabada ridaya. Waar Allah ka cabdada oo raga qabriga u daaya ilayn malaaiigtu way sii ciqaabi markaad beentaasi ku amaantaan waxay yihiin Allah bay horjoogaan.
@abdirizakmohamed860511 сағат бұрын
Ri' waliba codkeedbay cidaa. Caqliga laguma dhashee waa loodhashaa Somali qayb ladumo qaybta kalena ay qoslayso labadaa is qabadsii
@Khaalid422011 сағат бұрын
Rer mayd canante wa laydin fahmay gunta somalia aya tihin Viva wlalahayo hawiye
@abdirashiidadam99129 сағат бұрын
Naaa mujaahidiin bay ahayeen qof ka hdii maalkiisa iyo naftiisa lagu so doonto in uu wax iska celiyo diintu way ogoshahy
@ubahali7837 сағат бұрын
@ wlo mujaahid nimada ay ragaasi ku dagaalamayeen ama ay dawlada iyo shaqcabkeeda isaga horkeenayeeni maahayn mida aad fahamsan tahay ama u haysato waxaa laga yaabaa inaadan waqtigaasi dhalan ama aad u yarayd.
@SaedDahir-v6d23 минут бұрын
Nin diiinta islaamkaba kabaxay oo yidhi suuratu Niss quraanka halaga saaro ayay ladagaalamayeen mujaahid alle hau naxriisto
@somalia27305 сағат бұрын
Qabqable dagaal buu ahaa siilaanyo wuxuu la tagaya Allaha hortagaya wuxuu ka mid ahaa raggii qarankooddii itoobiya lacag Iyo hub ka so qaataya si qarankiis loo burburaya
@SaedDahir-v6d24 минут бұрын
Waa mujaahidiin waayo gaalbay ladagaalamayeeen
@UgasskJama8 сағат бұрын
Daarood Minority waxay ka xun yihiin quwada Irir Samaale ee Mogadishu joogta ma anakaa idinka dhignay Kurtin