Dalxiiskeygi ||Marka Cadeey || Muqdisho To Marko || vlog

  Рет қаралды 38,801

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

Күн бұрын

Пікірлер: 264
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Anaa Maqan Yaqey Xbt 😰 Dalxiis wacan my queen❤️
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
La’anta wax walba Nuur malahan😢
@mawadomaaya1612
@mawadomaaya1612 3 жыл бұрын
Dalxis qurux badan 🥰
@FowsiyoCqadir-oi6fb
@FowsiyoCqadir-oi6fb 3 жыл бұрын
Hadaa so raci lahed wlh farxad ii ahaan lahed ina kula kulmo nasra cadeey
@Najm152.
@Najm152. 3 жыл бұрын
Wllhi tageraa iina aheY labadiina abaayooyinkeY hormar wcn idiin rajeen❤❤❤✊
@maryanruun511
@maryanruun511 3 жыл бұрын
Mcn bdn mxaad uso raaci weysayna wan ku so dhoweyn lahyn wlhi si fcn weliba
@AnwarAndHawasFamily
@AnwarAndHawasFamily 3 жыл бұрын
Alla ismahaney abayo inan hada boorsado xirto maa igu kalifee meelahan ku ciyaari jiray ban ujeda caa iyo schoolkeyga caawa wad iga ilmeysiisay wlhi😢❤
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Sorry xbbti inta ka ilmeesiyay ku ilow ilintada hormarka Magaalada 🙏❤️
@muniroabdi1024
@muniroabdi1024 3 жыл бұрын
Bayo waxn ku weydinaya qof maglka igaga horeyo o ikala tusayo sen ku heli kara
@muniroabdi1024
@muniroabdi1024 3 жыл бұрын
@@hindiaosman3907 wad mhd San tey xbbi lambar inta maso dhigi Kari ee fb igu so darso muniisha queen 👍
@muniroabdi1024
@muniroabdi1024 3 жыл бұрын
@@hindiaosman3907 sawir cirka ah
@maryanruun511
@maryanruun511 3 жыл бұрын
Hawa reer marko mad I ahyd xapipti so dhowooow
@mohamedabdullahijamac3436
@mohamedabdullahijamac3436 3 жыл бұрын
Wow Amazing vlog video really I enjoy watching the video thank you so much my dear sister 🙏🥰
@mohamedashraf9546
@mohamedashraf9546 3 жыл бұрын
labada calan ee Galmudug iyo koonfur galbeed Big respect 4:18
@abdishakurnorosman2133
@abdishakurnorosman2133 3 жыл бұрын
Waxan kugula talinayaa inad soo booqato buuraha ku hareersan marka waa meel aad u qurx bdn fadlan muuqaal nooga soo sameey buurahaas wiliba xilliga galabkii ayey aad u qurx bdn tahy aniga waxan dagnaan jiray xaafada buulajaan
@maxaaigaleedahaynio8576
@maxaaigaleedahaynio8576 3 жыл бұрын
Isku xafad nahay sxb buuraha uu xisay wlhi❤❤
@ramlayusuf8017
@ramlayusuf8017 3 жыл бұрын
Masha Allah qurux wadankena hooyo🇸🇴🇸🇴 xpptii adigna hormar wacan dal waxaa dhisa umadisa Allah wadan kena nabd hngu dhigo🤲🇸🇴😍 ismahan gacmo dahab Allah hku xifdyo xpptii 🤩😘😍
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Somalia Somali baa leh Mahadsanid Ismahaan qurux
@yacquubcarab4565
@yacquubcarab4565 3 жыл бұрын
fiiri qaabka camera eadting loo qurxiyo ipar Nh nasra abtidoon zxptaadapa umadda cunta kariskey partaye🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@yacquubcarab4565
@yacquubcarab4565 3 жыл бұрын
kaligey lee ma aha umad bdana rapro khas ahan anina mardhow youtuper noqon rapaa inaa kuugu faano ma raptid miyaa aan ku dhaho mclinadeyda cahanllag kasta aan soo gelinayo adilee aan kaaga hdlo Full respecr🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Anaka waa daawanayaa keliya qofka duubaya ee edit garanaya waa adi thanks vlog qurux badan runtii✅💫
@MunasHome
@MunasHome 3 жыл бұрын
MAshallah Tabarakllah abaayo macaan qurux waaye Dalxiis qurux badan ayaad nageysay 👏👏💕💕
@najmoahmad1002
@najmoahmad1002 3 жыл бұрын
Aadaa umahdsanthye abaayo meelaana 6 sano aan tagini ayaa maanta camer isamahan dahaba ku arkeye thanks qaali vloga badanaa kaa sugayaa insha allah meelagu dhaleye xundirteeda ku duuganthye waaye aan kusoo koreye aadaana ufarxsanhye m.a thanks ismahaana muqdisho hadaan joogi lahaana waana nii raaci lahaa runtii
@abdijibarAj
@abdijibarAj 3 жыл бұрын
Qofka uugu fiican oo vlog ama muuqaalada uugu xiisaha badan iyo quruxda badan sameeyo wlh xaqiiqatan hadiiba aan qof sii la i dhihii adigaan kusiin lahaay
@hersare1147
@hersare1147 3 жыл бұрын
Nasro malaha doontey ka baqday hhh Ku xumeeyn melan ogahy doon matagtee ma aadido vlogs manoga sosameysidoo hhhhh .
@shamsoalimohamed3024
@shamsoalimohamed3024 3 жыл бұрын
walaahi ismahaaneey geesinimaan kuu qiray hadaabo marko doon ku aadey keep going
@hawomohamed6596
@hawomohamed6596 3 жыл бұрын
Alxamdulilah ilaahow adaa wadankeyga nabad kadhigey intaas oo dhalinyaro oo faraxsan wadankoodana ku damaashaadaya wax lasiisankaro malahan ❤️💯
@farhiyahusein8588
@farhiyahusein8588 3 жыл бұрын
Marka cadeey minin aw cusman ninki moodo munafaq wayey Marka cadeey 1985 meshan ku dhashey wiliba iyado nabad ah dhismo qurxon ayan ku so qaatey yarantey Allah nabadu macana. Mash mash batati macan iyo basbas .shitno qumbo .mos bukeni .mufo tinaar iyo macasaro. makal .shiidmoro. 1992 ayan somali oo dhan ka so guurney. Meel somali ka fiican ineey jirto umaba maleyo Alle nabad buuxdo hana siiyo Amiin Yaa rabi xasuus galeey walhi😍😍❤ ka so qaxney sweden jooga.
@sahramaxamedsiraaji2793
@sahramaxamedsiraaji2793 3 жыл бұрын
ismahaney maxad iwadiweysay xafadeyda aha jabril macalin barow dugsi hose iyo dugsi dhexe ayanku qatay xasuus badanaa igey dugsi sare seyid maxameg cabdule xasan fom 1 iyo fom 2 ayan kuqatay dagalkii ayaa igu dhacay sori wayo wayo xasuus dher
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 3 жыл бұрын
Ismahaan wada dahab daawashadaada kama daalo ❤🧡💛💚💙💙💜🤎💙💙🤍💙💙💯
@abdishakurnorosman2133
@abdishakurnorosman2133 3 жыл бұрын
Marko waxay caan ku tahy waa moos bukeeni iyo malaayga/kalluunka. In bdn mahadsanid wlshey oo guuleyso ayan kuleeyahy ha naga ilaawin inad noosoo duubto buuraha magaalada ku xeeray oo aadka u qurxda bdn
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 3 жыл бұрын
MARKO CADEEY MAGAALA🔟❤️🔥😍😍👑👑⏲️🔟🏆🥇💯💯
@abdinoormohamed4663
@abdinoormohamed4663 3 жыл бұрын
mashaAllah, nice trip. next time plz dont forget your life jackets when boarding boats
@abdishakurnorosman2133
@abdishakurnorosman2133 3 жыл бұрын
Maasha allah waa magaalo xasuus gooni ah igu leh waayo qeyb kamid ah caruurnimadeyda ayan kusoo qaatay dhabtii aad ban ugu farxay markaa arkay xeebtii aan ku dabaalan jiray subax waliba mahadsanid wlshey
@nasrakiineerkole7300
@nasrakiineerkole7300 3 жыл бұрын
Marka Cadeey Magaalo Qadiimi Ah Inkasto Aan weligeey Tegin Hadana waan Jeclahay Xamarweyne lee U ektahay bee 🥰
@hodanabdikhadar4550
@hodanabdikhadar4550 3 жыл бұрын
Msh llh Ismahan gacmo dahab Queen teena nasro abtidoon queen teeda ismahan daahir Allh yaxfduk
@maajidaaragsan7125
@maajidaaragsan7125 3 жыл бұрын
Manshalah from garowe abayo wlahi wankahelay anoo waligey goboladaas arag ban hadana saaid uga heley guuleyso gacalo ismahaan and go forwards
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Masha allah kudalxiis dalkaga hooyo maxa ka quruux badan allah noziyadiyo nabada ismahan thanks xabibti
@aliguled6384
@aliguled6384 3 жыл бұрын
We need a bigger boats tourism boats good job anyway
@queencanab3204
@queencanab3204 3 жыл бұрын
Ismahaan walahi😂😂qosol socdo tahy
@yasir7210
@yasir7210 3 жыл бұрын
love u kuligiinba inta rer Somaliyey toosoo ah
@bakayproductionchannel846
@bakayproductionchannel846 3 жыл бұрын
Waxa tahay qofka ugu wanagsan ee dalka quruxdiisa umada uso bandhigto Masha alh wax ku dhibo ilahey maku tuso abayo 🇸🇴❤️
@cawildodi4204
@cawildodi4204 3 жыл бұрын
Indho qalbiga halayska raco
@aishacudoonothman9714
@aishacudoonothman9714 3 жыл бұрын
Walahi shaqo fican bad umada uhaysa
@ShaacirSheekeye
@ShaacirSheekeye 3 жыл бұрын
Dadkaan kuma yaqanan isbar inaad Lulume tahay ado dabalaya soo duub 😀
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Ha Kkkk ma Tusa 😂😂
@mohamedashraf9546
@mohamedashraf9546 3 жыл бұрын
War waa iga yaabsatey shaley oo dhan ayaay dabaalbi bareeysay
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
@@mohamedashraf9546 ardayda cusub kkkk maxa nooga dhuumaty
@miinaniizahappy5936
@miinaniizahappy5936 3 жыл бұрын
marka cdy meel igu qaaliya Ismahan cdy qiiraa igalisay markaan arkay schoolkaygii hore siduu yahay iyo magaladaan in badan kusoo nolaaa siday cidlo u noqotay i.a marka cdy malin sideedii hore way inoo noqon doontaa Ismahan dahir shukran sidaa dalka quruxdiisa inoola wadaagtid 👏👏👏👏😚 Farxad ku noolaaw
@asha.abduqadir68
@asha.abduqadir68 3 жыл бұрын
Igadaa hee sxbey Sida loo dalxisa taqanaa wallee
@kinggashaan8588
@kinggashaan8588 3 жыл бұрын
Meqo saac bada lagu soconaa jwb!
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 Жыл бұрын
Masha Allah 👌👍💟👑😚
@waxgaradnoqo5960
@waxgaradnoqo5960 3 жыл бұрын
Isbitaalkeena mash reer galmudugaa hadaa nahay gaar agaan my familigeygaa dhisay oo maamula ilaahay ahar haka siiyee
@shukrijeylani8288
@shukrijeylani8288 3 жыл бұрын
Masha allah isbitalkaan ku dhashey iyo magaldeydii marko cadey mini aw cismaan
@shireabdi9415
@shireabdi9415 3 жыл бұрын
Hi walal ismahan waa abdiqani oo joga Canada walal meqaa daqiqo ayaa donta sarned micnaha meqey kugu qadatahay wadmahadsantahay
@Milk-op7ti
@Milk-op7ti 3 жыл бұрын
Labo saac / two hours
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 3 жыл бұрын
Waxa qariyo mahaye steyl bad igu xasuuqday xaaskaga mustaqbalka😂💋🙏❤️
@queeniqramohamed3748
@queeniqramohamed3748 3 жыл бұрын
Masha Allah nice vlog l really enjoyed watching your video keep going 🥰🥰
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 Жыл бұрын
Dayacaad Aad u weyn ayaa idinka muuqata , Helista Ma Dareemi Kartaa Ayaaan U maleynayaa. Life saving Jackets ma Wadataan, doona waa ku Safarteeeen. Wax sharci ah kama jiro somalia. Caalamka waxaas waa laisku xirxiraaa? for Risking You life
@hashkaman5338
@hashkaman5338 3 жыл бұрын
Video YaashaDa HabkaaD u soo edit gareYseY Aa iga gadan masha Allah keep going walasheY ❤💯
@aamishastyleofficial6577
@aamishastyleofficial6577 2 жыл бұрын
Omg wa ku faraxsanahy inaa so boqaty school bintu una October or al aman or 21 October
@ruqiyaibrahim424
@ruqiyaibrahim424 3 жыл бұрын
Marko cadey 😂😂😂aabahey markuu geeriyooday ayaan kasootagay ramadanki 2020
@ahmedibrahem7299
@ahmedibrahem7299 6 ай бұрын
Marka Caddey guul caasimadda walaalaheen Biimaal Maxamed iyo beelaha Soomaaliyeed ee sharafta leh ee la dega.
@drsshugrishiqcumar8808
@drsshugrishiqcumar8808 3 жыл бұрын
masha allah boqoradi illadhalatay samo gutag samana kuso noqo insha allah allaha ika xafido mcn bdn💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@ahmedyuusuf8941
@ahmedyuusuf8941 3 жыл бұрын
Wlhi aad iyo aad ayaad ii jecleysiisay magaaladeeda muuqaal aad uqurux badan ayaat ka soo duubtay gacantaada ilhy hakuu barakeeyo abyo intaad joogtitna plz noso duub abyo thnks
@AJ-ff9pj
@AJ-ff9pj 3 жыл бұрын
Masha Allah gacmo dahab barakallah waxaa no so galisa vedeo soo koobaayo safarada ku tagtay beeraha afgoye janale marka cadey, sida ugu haboon loo safari karo, waxyaabaha kuso aragtay ee la dhacday, waxyaabaha kaayaabiye, ina saacadood leysku socdo, amni ahaanteeda, waxa ku haboon qofka inoo soo qaato intu safrin kahor.
@shamsoahmed6573
@shamsoahmed6573 3 жыл бұрын
Masha allah gabadhan waligeed muqdisho miyee joogtay
@nasyuushcabdinaasir2670
@nasyuushcabdinaasir2670 Жыл бұрын
Ala magaldydii dayac tiraad by u bahan thy wlhi jah wn u xiisay marko cdy❤❤❤❤
@nashaatfarax12345
@nashaatfarax12345 3 жыл бұрын
M.alh marka waxay kamid tahy mgalooyinka uu saameyey burburki wa nassib daro na so gartay somli hadan nhy ilhy waxn ka baryaya inay soo noqoto somaliyadan naqanay
@kralicelerinkralicesi2113
@kralicelerinkralicesi2113 3 жыл бұрын
Masha Allah qurux waye marka ♥️❤️ waligey ma tagin lkn vlog gaga kaga dhargay thanks
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 3 жыл бұрын
Aniga waligey xamar ma adin rer marko ahay
@ubahyusuf8179
@ubahyusuf8179 3 жыл бұрын
Magaaladeyda waa halkay xudunteyda ku duugan tahay 😔waan u xiisay 🌷🌷🌷🌷
@yasir7210
@yasir7210 3 жыл бұрын
dabaaal hadi aad aqonin xwwbtana aad arki karto maxa fifty fifty u galeysa walashey marka hore dabaasha baro
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤️✔️
@kichw
@kichw 3 жыл бұрын
Wales kuwaan wey iga geesisanyihin doon alwax eeh hadana tacban eeh hadii la idaho xitaa 2mil dollar lagu sinaa waan diidaa
@sundussaid3650
@sundussaid3650 3 жыл бұрын
M.allh quruxbadan dhulkeenà m.allh mar uun somalia dhamaan inaan cagtada waada mariyaan rabaa 😭❤
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 3 жыл бұрын
Wwww masha Allah Beautiful 😍, jiririco markaan maqley Heesta Somali tooso, Allow Nabada ku waari, sonoqo idinko Nabada qaba, mahadsanid
@faliselmi4787
@faliselmi4787 3 жыл бұрын
Masha allh waa magaalo Dalxiis ku fiican
@anderssoderqvist7045
@anderssoderqvist7045 3 жыл бұрын
Masha Allh magaalda aan ku soo koray aad ayaa ugu farxay inkastoo colaad ay ragadisay. Way soo noqon inshaa Alh.
@ubahali5155
@ubahali5155 3 жыл бұрын
Schoolkaan waa al amaan magacan kale October ah waa iga dambeeye
@khadarlove9761
@khadarlove9761 3 жыл бұрын
Ree marko kaniisada xaafaday ku taalo igu caawiya
@muxsincade2520
@muxsincade2520 3 жыл бұрын
Waa reer kgs hdn nahay welcome ayn idinnlenahay
@ahmednurali4156
@ahmednurali4156 3 жыл бұрын
ALLAH haku samo geeyo ismahaan qaalii
@dksaa4569
@dksaa4569 3 жыл бұрын
Jamaame ma noo soo sameyn karta . Mise weli safe ma ahan.
@joblessbillionaire2619
@joblessbillionaire2619 3 жыл бұрын
How many hours wae from jazera to marka by boat?
@sali3492
@sali3492 3 жыл бұрын
Marka Cadeey 🇸🇴❤️ Wallaahi waan jeclahay
@maryamhussein7100
@maryamhussein7100 3 жыл бұрын
Marko cadeey 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🥰👍🤲
@zamzamahmed7941
@zamzamahmed7941 3 жыл бұрын
Mashaallh tawarakalah volg wanagsan Be save guys😘😍😍😍😍❤❤❤❤
@Najmabdullahii
@Najmabdullahii 3 жыл бұрын
Ala magaladena we burburtay wlh isbitalka weyn xafadena ujedaa 6sano ma arkin
@laylaluul3397
@laylaluul3397 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku fududeyo safarka ismahaan qurux ❤️♥️
@bintuabdi3988
@bintuabdi3988 3 жыл бұрын
Masha allah ismahaan kuso dhawaaw marko xbbti arag magaladeyni qadiimiga ah
@zanchinabintuabdi4725
@zanchinabintuabdi4725 2 жыл бұрын
Wʟʟʜɪ ᴍɢᴀᴀʟᴀᴅᴀ ʜᴜʙ ʙᴀᴀ ʟɢᴜ ʙᴀᴀʙɪ ɪʏᴇʏ🥺
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
muqdisho marko 120 km
@munasiid5927
@munasiid5927 3 жыл бұрын
Masha allh
@fecedkaron6657
@fecedkaron6657 3 жыл бұрын
Alla qurux badaana 😭😭 m.a
@osmaanakaka724
@osmaanakaka724 3 жыл бұрын
Mshllh Marka cady vlogii ugu qatrsna an ka dawado channel kga ismahan dahir magaldii anku dhshy xusus waqti hore Merci beaucoup ❤❤🙏🙏❤❤❤❤🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤🙏🙏❤❤❤🙏❤❤🙏❤🙏❤
@qureyshahmed5403
@qureyshahmed5403 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah abayo ilahey ha ku xafido
@yusramuxsin3496
@yusramuxsin3496 3 жыл бұрын
M.a magaladena❤🥰
@faaizomohamed5894
@faaizomohamed5894 3 жыл бұрын
Masha allah dal barsho hppti the best
@luulcawaale6209
@luulcawaale6209 3 жыл бұрын
Masha alah waxasa kaa muqala wlh waa muqal aan cadi aheyn
@MohamedIbrahim-jy1ny
@MohamedIbrahim-jy1ny 2 жыл бұрын
Supcarap kugu cawinaa
@abdikrimdini5606
@abdikrimdini5606 3 жыл бұрын
Ismahaan sister sorry we didn't watch your work before your amazing we love your volgs the best of the best also your good looking ha,ha,ha, not kidding it's true
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 3 жыл бұрын
Somali gudaheeda ayaa bad ugalee geesi aniga Yurub ayaa ku aadi lahay hadaageesi aha
@sakariyaali6910
@sakariyaali6910 3 жыл бұрын
anaa kutagay doon Europe. badda libia geesi miyaa ahay 😀😀 ( abyo hasoo tahriibin dangerous Wye ) 👏🤞🤗😍😍
@sakariyaali6910
@sakariyaali6910 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@xafsacali4545
@xafsacali4545 3 жыл бұрын
Scholka sheek cale maye u jedaay
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
HOTEL SHALANBOOD MA JIRAA IYO XEEBTII SAMBUUSI CEEL WAREEGOOW NOMBAR 50 BUUR HOTEL ISMAAIL AFGOOYE LAFOOLE XAAWA ABDI SINKA DHEER ILAA XARAF IYO XAMAR..........
@HafsaHworld
@HafsaHworld 3 жыл бұрын
Mash Allah marka cadey xasusa 13 sano aya mugahay thanks for sharing 😍
@sahrosiman8164
@sahrosiman8164 3 жыл бұрын
Isbutaalka guud maxa ugali weysay Abayo Dr ugu weyn isbitalka waa dumashigey ciyalkega aderkoda wan arki lahaa hadhow ban ku cmiran lahaa aan dhihi lahaa waa ku arkay cml😂😂sorry dhibmalahn
@naciimoibrahim8035
@naciimoibrahim8035 2 жыл бұрын
Masha allah
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
masha allah
@hafsina474
@hafsina474 3 жыл бұрын
Vlog kaqurux bdn marag abid dareen baa igalay mrkn calanka hesti maqle😪😪😪
@fatxitwinyy1674
@fatxitwinyy1674 3 жыл бұрын
Apayo brawe imaaw mar
@safaaabshir1993
@safaaabshir1993 3 жыл бұрын
ᵐ ˢʰᵃ ᵃˡˡʰ ⁱˢᵐʰᵃᵃⁿ ᵍᵉᵉˢⁱ ❤️💋😍
@cajabfiqi
@cajabfiqi 3 жыл бұрын
Good video
@fartun5515
@fartun5515 3 жыл бұрын
🤗
@drsxafsaxasan8080
@drsxafsaxasan8080 3 жыл бұрын
Cadala iyo warsheikh aad
@xaliimoabdikhadire7770
@xaliimoabdikhadire7770 3 жыл бұрын
Masha allah qurux Abaayo 🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🤲🏼🌹🌹🌹❤❤🥀🥀💋💋💋
@mohamedidiris3436
@mohamedidiris3436 3 жыл бұрын
Dad Waxa jira aan garaneyn Marko cadeey iyo meelo kalo farabadan, gaar ahaan sida dad qurbo joogta bal marka nakala bara halkay ku taaala Marko cadeey iyo gobolada Somalia meelaha ugu caansan mase jira chanel ka hadla arimahan, oo sharaxa. Mahadsanid ❤️
@abudulmajid6040
@abudulmajid6040 3 жыл бұрын
Xaa iiga dhuumaty 😀😀😀😀
Waxaan Fuulay Buurta ugu dheer Marko || vlog part One
10:43
Ismahan Dahir
Рет қаралды 14 М.
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 24 МЛН
Nasra Abtidoon iyo Aniga Maxaan so qabanay....
8:57
Ismahan Dahir
Рет қаралды 22 М.
Qayraadka wadankeena hooyo yaala | New vlog Somalia !!
12:04
Ismahan Dahir
Рет қаралды 37 М.
NOLOSHA MIYIGA SOOMAAL
31:45
Hassan Ashraf
Рет қаралды 4,5 М.
FULL: Booqashadii Degmada Marka MD Farmaajo
10:04
Garaad TV
Рет қаралды 114 М.
Somali Marka Cadey Tariikh Kooban Iyo Muqaal Xiiso Badan Part 1
2:59
MARKA CADEY MEDIA
Рет қаралды 10 М.
FARAH KAFTAN IYO LAKI HAJI 2020 MARKA CADEEY HEES CUSUB
4:46
OORO FILMS
Рет қаралды 85 М.
GAME ADAG TEAM CAYDA IYO KOKO VS ASAD IYO AMIIRA
10:56
KOKO BULLE
Рет қаралды 145 М.
CHALLENGE SAWIRADI HORE NASRA ABTIDOON IYO ISMAHAN DAAHIR
8:53
Ismahan Dahir
Рет қаралды 95 М.