Dambi badan miyad gasha? Videogan dawo!

  Рет қаралды 7,349

Farhia Jamac

Farhia Jamac

Күн бұрын

Пікірлер: 174
@HazalSaid
@HazalSaid 3 күн бұрын
Maanta video gan qofkii ugu horeyay ee love saarteyxita comntiga ana ugu horeyo alx farhia dar alle ku jeclahy ❤ walahi video gan ano igu socda yaa rabi dunuunbta iga madobey 😢
@halimahassan7133
@halimahassan7133 Күн бұрын
allhuma amin thanks apyo qurux
@suuzuabdikadir
@suuzuabdikadir 2 күн бұрын
Wllshei wax un waka fa'ida Masha'Allah dhamantena Alla raali hanaga wada noqdo 🫂♥️
@Nafiizacabdi
@Nafiizacabdi 3 күн бұрын
Dhamantelen ba ilahay janatul fardowsal aclaa ha inagu kulmiyo ilahay hanaga dhigo kuwamalinta qiyama kitaabkoda gacanta midig laga siiyo abayo jasakallah ilahay hakaa❤ abaal mariyo
@Ashwaaq_Dhowrsan
@Ashwaaq_Dhowrsan 3 күн бұрын
Ilaahay dartii ban ku jeclahay Farhia 🥹🫶❤️
@muscabMohamed483
@muscabMohamed483 Күн бұрын
Wllshey ilaah Haku Barakeyo ❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 3 күн бұрын
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Күн бұрын
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
@sofiaaabdi9034
@sofiaaabdi9034 Күн бұрын
Tnx abayo
@anabali7883
@anabali7883 2 күн бұрын
Shukran Habibty😍❤️Blessings upon blessings May Allah forgive us all and grant us the understanding of the small sins
@ayaanburhan5966
@ayaanburhan5966 2 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@Mulkimuraad
@Mulkimuraad 2 күн бұрын
Mahadsanid Abaayo Iso duceey inu illaahey iso hanuuniyo Riyadeydana Alle I rumeeyo😭
@sofiasafia7881
@sofiasafia7881 3 күн бұрын
walaashey farhia wax walba waad ku mahadsan tahay, xalay waxaan kuugu baryey in Allaah ku siiyo wax walba oo aad rabto, anigana Allaah iigu baryo inuu ii siiyo wax walba oo aan rabo.
@CanboCumarnuur-fn2gb
@CanboCumarnuur-fn2gb Күн бұрын
Mahadsanid walaal
@Amounmustaphe
@Amounmustaphe 2 күн бұрын
Abaayo codkaaga wa hoos in yar, isticmaal microphone jasaakallahu khair
@FatmaJamac
@FatmaJamac 3 күн бұрын
Masha allah bayo allaha kaa abaal mariyo sada qadaada🤲
@FalastinYusuf-wj7cy
@FalastinYusuf-wj7cy 3 күн бұрын
Saad laabta iigu qaboojise allah hakaa abaal mariyo guri janada halaaga dhiso abaayo❤❤
@hawoumar588
@hawoumar588 Күн бұрын
Masha Allah abaayo waa talo fiican jasaakalaah qeer allaha nacafiyo nana so hadeeyo
@fardowsamohaz6087
@fardowsamohaz6087 3 күн бұрын
Allah kufududeyo muraadkaaga abyo 🤲
@Nololey
@Nololey Күн бұрын
Shukran abayo❤
@HodonAbiib-zt8dx
@HodonAbiib-zt8dx 2 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤
@hiboomer3068
@hiboomer3068 3 күн бұрын
Walshay illahy khayr badan ha ku siiyo video gan waxn dareemaya inuu illahy ila hadalayo oo kale 😢danbiga aan ka hadhi kari layahay waa xanta dadka markastana ciiil ayaan dareemaya qalbiga ayaad idajisay allah ha kaa farxiyo anigana iiduce in alle xanta iga qabto yaaa rabi
@BarakahChannel114
@BarakahChannel114 2 күн бұрын
Abaayo Allaha kaa madoobeeyo Talo i anfacday ayaan kusiin. Kow waxaad yaraysaa xiriirka dadka badan khaasatan dadka jecel inay dadkale ka hadlaan waxaad kaloo samaysaa markaa qof xamatidba uducee sidokale waxaad xusuusataa qofkaan aad xamanayso laga yabee in aadan jeclayn uu yahay bal kawaran qof aadan jecleen hadana maanta dhan aad uxswilayso waxa kuugu qaalisan noloshaada oo ah camalkaaga sidokale markaa qof xamatidba 1dolar Allaha ka dhigee sadaqee markaa dhowr jeer samayso nafta bakhaylnimo ayaa galaysa waadna joojinaysa xanta
@hiboomer3068
@hiboomer3068 2 күн бұрын
@@BarakahChannel114 jasakalah khayr walalo tallo fiican ayad isiisay allah ha ka abaaliyo shugrn
@BarakahChannel114
@BarakahChannel114 18 сағат бұрын
@@hiboomer3068 Waiyaaka abaayo sharafeey khyrka Allaha na waafajiyo shaydaanka Allaha naga xijaabo
@Unknown_woman169
@Unknown_woman169 2 күн бұрын
Walaal farxiyey Allah muraadkaaga ha kuu rumeeyo isagoo khayr leh . Qalbigaa i huraaya dunuubtaa galaa ka qoomomoonayaa Allah danbigyga ha dhaafo idinkana ha idiin danbi dhaafo Wll iisoo ducee 😢😢
@SoftDreamanddeepsleeping
@SoftDreamanddeepsleeping 3 күн бұрын
Qalbiyeey igu so ducee in Alleh Iga madoobeeyo heesaha 😢
@WarsandahirAbdulahi
@WarsandahirAbdulahi 3 күн бұрын
Allow kaa madoobeee ya raaapi dhamnteen
@RahmamuhumedMuhumed
@RahmamuhumedMuhumed 6 сағат бұрын
Jazaklah ❤
@FatumaAbdullahi-zk2it
@FatumaAbdullahi-zk2it Күн бұрын
Abyo allaha kubarakeyo adun iyo akhiro isoducee anine
@MumtazAdan-w2o
@MumtazAdan-w2o 3 күн бұрын
Masha allha ❤❤❤🎉🎉
@azil-k5d
@azil-k5d 3 күн бұрын
جزاك الله
@cashoyussuf908
@cashoyussuf908 2 күн бұрын
Mahadsanid 💕 alpi🎉❤
@munaahmed-q7s
@munaahmed-q7s 3 күн бұрын
Muradkaga o macsi laheyn ale midigta hakaa siiyo dhiirigeliso ayaa nootahey abayo cimri dheer iyo cafimaad😢❤❤❤
@HalawiAhmed-i8d
@HalawiAhmed-i8d 13 минут бұрын
Abaayo ducoyin noo soo gali m.a❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@ruqiyoruqiyo940
@ruqiyoruqiyo940 2 күн бұрын
Maasha Allah wala shay mcn Allah xakuxafido marakaan kufira sado naxariis Ayaana dareema ❤❤❤ gaba dhaxa gawadha ugu jeclahay Ayaa tahay❤❤❤❤
@xamsexassan-w4l
@xamsexassan-w4l Күн бұрын
Mahadsanid wll abaalkaga abaal janno alle haka dhigo aniga maanta ayaan arkay chanelkaaga
@Mudandahir-q8x
@Mudandahir-q8x 2 күн бұрын
Waad mahadsantahay walaal Allaah ha ka abaaliyo
@Amounmustaphe
@Amounmustaphe 2 күн бұрын
Allahumabaarik♥️
@NuurCalicaliyow
@NuurCalicaliyow 2 күн бұрын
M.allah
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 2 күн бұрын
Masha allah waa kutaageera abaayo dar ilaahey baa kujeclahay alaha kudeesto aamiin❤❤
@AishaAhmed-tx1qi
@AishaAhmed-tx1qi 17 сағат бұрын
Thanks apyo allah kaa abaal mariyo❤❤❤
@SiraadAbdulkadirHussein
@SiraadAbdulkadirHussein 3 күн бұрын
Masha allh abyo waa kugu cusbahy wax bdn kaa faai'day xabibti qeer allah kuu siiyo isoo ducey abyo muraad leeyhy in illhy qeerka ifaawajiyo adna sidoo kale waa kuusoo ducynaa insha allah
@FartaMoha-t9s
@FartaMoha-t9s 2 күн бұрын
Kheyr allaha ku siiyo
@maymuunmohamed5396
@maymuunmohamed5396 2 күн бұрын
Inshallh abaayo mar waliba wan ku duceyaa walhi adna si niyad ah igu so duceey muraad ayan leyahay walashey guukeyso❤❤
@xaliimojaamac2121
@xaliimojaamac2121 3 күн бұрын
Abaayo video yada inoo soobadi Alle ajar hakaa siiyo ❤❤
@SafaMuhudiin
@SafaMuhudiin 2 күн бұрын
Masha allah
@Hamdaaysomlia
@Hamdaaysomlia 2 күн бұрын
Shukrn abyo vediogan said ugu bahna😢😢
@nimcosulaiman590
@nimcosulaiman590 3 күн бұрын
Jazakallah kheyr abayo
@Luuza76
@Luuza76 3 күн бұрын
Alhamdulillah For Everything
@samiraissa-cn3pz
@samiraissa-cn3pz Күн бұрын
M.a abayo channelka manta igu horeysa
@FardusDayib-z6v
@FardusDayib-z6v 2 күн бұрын
Iso ducee wllo
@NaciimoNaciimo-uh8ds
@NaciimoNaciimo-uh8ds 3 күн бұрын
Masha allah jasakallaahu khayra xabibti
@fatxiyahonesty7165
@fatxiyahonesty7165 2 күн бұрын
ilaahay ajar haka siiyo abayo❤❤❤
@Isra162
@Isra162 2 күн бұрын
Shukran xpoti🎉❤❤❤❤😢😢😢😢
@yusufdeeq11
@yusufdeeq11 Күн бұрын
Walahi niyada ii dagtay Allah Ku barakeeyo wlshy😢
@billym6048
@billym6048 3 күн бұрын
Adn sidaaa wngsn nagu soo gudbisey ilhey haaa ka awal mariyo aakhiro iyo aduun❤️💯 Farhia jamac
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 күн бұрын
Thanks
@Haawaali566
@Haawaali566 Күн бұрын
Alx markasta tiktok ka arki jiray lakise manta KZbin iga so hor baxdy ❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 3 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@Babyatiny22
@Babyatiny22 3 күн бұрын
Masha Allah qeyr Allah ku siiyo ❤
@zeynabAbdihasan
@zeynabAbdihasan 2 күн бұрын
Masha alla WAN ku jecelahay wllo 👸❤️
@uoaxbarkad7472
@uoaxbarkad7472 3 күн бұрын
Mahadsanid Walashay
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 3 күн бұрын
MashaAllah wllshy Allah hakuu yasiro waxkastoo qalbigaaga ku jira oo wanaaga 🤲
@farhanabdi3678
@farhanabdi3678 3 күн бұрын
Machallah farhia❤Magacaaga iyo magacaygu waa isku mid.
@Muniiroabdlla
@Muniiroabdlla 3 күн бұрын
Wallhi marka ku dhagesto rajo ayaa helaa Ilah haku desto byo❤🥹
@AminaYusuf-n9k
@AminaYusuf-n9k 3 күн бұрын
jazakallah Abyo wax badan baan kafaaiiday❤
@abdiqanijaamac5565
@abdiqanijaamac5565 3 күн бұрын
Jasakalaho khayer wllo
@xilkasjeenyoxilkas945
@xilkasjeenyoxilkas945 3 күн бұрын
Shukran ukhti ❤
@CarafaadDaahir-t4l
@CarafaadDaahir-t4l 20 сағат бұрын
Masha allah😢
@MohanAbdi-l7q
@MohanAbdi-l7q 3 күн бұрын
Thanks sister
@Baanoclrisaaqcali-x6r
@Baanoclrisaaqcali-x6r 3 күн бұрын
وعليكم وسلام حبيبتي ❤
@Dagan77
@Dagan77 Күн бұрын
Abaayo dar alle kujeclahay allhuma baarik. Tan kle codkaaga xogaa waa gaabanyahy
@HazalSaid
@HazalSaid 3 күн бұрын
Apyo nabiga dhahy scw 40 qof oo أهل التوحيد haday ku duceyan shafecadoda waala aqbala
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 3 күн бұрын
Mash allha iley ha ku xafido abayo
@Salmo-bh6dd
@Salmo-bh6dd 3 күн бұрын
Mnsh Allah abyo Allaha ku barakeyo wax badan baan ka faa'iiday ❤
@sacdiaabdalla8643
@sacdiaabdalla8643 3 күн бұрын
Firxiyo abyo alle dartii baan ku jeclhy ❤❤
@salmonitainajabra
@salmonitainajabra 3 күн бұрын
thanks abyo,
@SoHRG
@SoHRG 3 күн бұрын
Wlhi darlilahay ku jecelahay ii so ducee wll qali ❤😢
@ibtisaam4553
@ibtisaam4553 3 күн бұрын
Ilaahay khayr haku siiyo wll waxbadan kaa faaiiday
@nasroosman464
@nasroosman464 2 күн бұрын
Abaayooy Aniga waxan isku arkay 2 maalin cml qushuuc iyo tasbiixda badi ya maalinta ku xigto stress buuq Markan so labtabo Wan labanaa maxan sameeyay abaayo iso důceey cabsi igu jirto 😢😢😢😢
@barwaqoahmed5859
@barwaqoahmed5859 3 күн бұрын
Jasaakallaahu khayr wlo qli❤
@najmahassan8971
@najmahassan8971 3 күн бұрын
ماشاءالله وأسعد الله قلبك بكل خير 🎉❤حبيبتي
@nimcomohamed3097
@nimcomohamed3097 3 күн бұрын
Mahadsanid walshayeyyy❤
@Sacdiyahadfow86
@Sacdiyahadfow86 23 сағат бұрын
Qof ta tahjuud ka Barta aa ta hay allha ku xafido abayo ina so ducey Murad an leyahay abayo shugran ❤😊
@adnaahmed6496
@adnaahmed6496 2 күн бұрын
Aad baad umahadsantahy wllo ❤
@AnasAli-o2k3u
@AnasAli-o2k3u 3 күн бұрын
amiin 😊❤
@sumayamuhudiin1125
@sumayamuhudiin1125 2 күн бұрын
Apyo murada leyahee iso ducey mcntoY❤🥺
@abdiqanijaamac5565
@abdiqanijaamac5565 3 күн бұрын
Mnsha Allha wllo
@NajmaMohamoud01
@NajmaMohamoud01 2 сағат бұрын
Jazkallaahu kheyr wllo❤
@NajmaApdi-dd2mz
@NajmaApdi-dd2mz 3 күн бұрын
Thanks qalpi❤
@ramlaaweeys3303
@ramlaaweeys3303 3 күн бұрын
Isoo ducey abaayo 😢❤
@afnaanaragsan5580
@afnaanaragsan5580 3 күн бұрын
Macha Allah ❤
@BuyaMahat
@BuyaMahat 3 күн бұрын
Shukran abaayo ❤
@IkranMahmatabdulhi
@IkranMahmatabdulhi 3 күн бұрын
Jazakallh abayo❤
@Taaqeeyy56
@Taaqeeyy56 3 күн бұрын
Finally 20k congratulations wlashey 🎉🤍
@Daacadnimo
@Daacadnimo 3 күн бұрын
@@Taaqeeyy56 Mahadsanid❤️
@XilkasXaaji-ij5yc
@XilkasXaaji-ij5yc 3 күн бұрын
Masha allah❤
@SumayoSaciid-f1s
@SumayoSaciid-f1s 9 сағат бұрын
Abyo dhib waxa ihaysto dadka idhaleceyo ano og inan ahyn ba hadana qabiga ixanuna😭💖
@axlaamismahaan3389
@axlaamismahaan3389 3 күн бұрын
Walasheey mcn farhia❤
@fartuunCabdiwali-s4c
@fartuunCabdiwali-s4c 2 күн бұрын
❤❤
@axlaamismahaan3389
@axlaamismahaan3389 3 күн бұрын
Dadka waswaaska haayo waxaan idiiin hayaa cilaaj 40 jeer suratul falaq biyo kutufo oo 5 salaad ku wayso qaado
@ayanmohamed2357
@ayanmohamed2357 3 күн бұрын
M.a tnks xappti❤
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 3 күн бұрын
Shukran xbbti
@halimaabdirahman
@halimaabdirahman 3 күн бұрын
Shugran wlshy Dar ilhay ban ku jclhy ❤ mcntoh ilhay haku dhowro
@SumeyaDek
@SumeyaDek 3 күн бұрын
Abyo Ani isoo ducey❤
@FilsanAdey
@FilsanAdey 3 күн бұрын
Abayo ilaahy ajar haka siyo mcnto. Saad kherka nola jeclate ilahy haku jeclado ado rali ah waxn kudihi lahaa qira qirada cml nashida saran marka hdleso ina ka deso ka codsan abayo. Mahdsanis❤
Ilahey wax fican ka filo!
16:55
Farhia Jamac
Рет қаралды 19 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
DILAA XIJAABAN
18:55
Fatim ali
Рет қаралды 6 М.
Bedel naftaada 90 maalmood @noqosaalixad9817
23:38
noqo saalixad 🧕
Рет қаралды 20 М.
Sidan isku cilaajiyey
19:38
Farhia Jamac
Рет қаралды 16 М.
Fahanka Dambiga waxu yahay kadib same 10 Kan si uu dambi kaaga dhicin #islamic#shmustafe
16:31
Rabbigada waqtigisa ku kalsonaw!
8:39
Farhia Jamac
Рет қаралды 11 М.
Sidee ku ogaan kartaa qofka daacada kuu ah?
23:07
Hooyo Podcast
Рет қаралды 8 М.