No video

DambiBaaris Somali Film Action 2020

  Рет қаралды 796,422

SomAction Films

SomAction Films

4 жыл бұрын

Do Not Re-upload This Film
Dambi Baaris Waa Film Xiiso Badan Kuna Saabsan Dhalinyaro Ka Mid Noqonaya Cidamada Dambibaaris Ka Kadibna Lo Xilsaaraayo Ineey Soo Afjaraan Kooxa Burcad Ah,
Written & Directed - Feisal Bile
Staring - Nabila, Khaled, Dadir, Sadaq And Nour
Executive Producer - SomAction Films
Copyright! SomAction Films
#Dambibaaris #Somactionfilms
Film Director
profile.php?...
/ feisalbile

Пікірлер: 1 800
@mahadisse1801
@mahadisse1801 4 жыл бұрын
Chanalkan waa ku cusbahay Balse waxaa fajaac iyo amakaak igu ah In dhalinyarada Siidan uu sameye filimkaan qurxoon aan la tageriin chanalkowda Somalia aan ugu abal dhiigno 2m subscribe ah iyo dhowr malyan oo view ah Madama ee shaqo qurxoon qabteyn Bahda filimkaan Sameyse Marne haa yaa laaniyaad jabiin ee hore halo socdo
@ixsaanmadar6564
@ixsaanmadar6564 4 жыл бұрын
Waa run
@themtt7853
@themtt7853 4 жыл бұрын
Mahad Yuuraa wlhi ereyadaan dhihi rabay ayaad dhahday masha Allaah
@hindaaxmed628
@hindaaxmed628 4 жыл бұрын
Cabdiraxm
@nihaalnaasir433
@nihaalnaasir433 4 жыл бұрын
Bilowgiiba waanka helay filmkan iyo jiliinkiinaba Hambalyo brothers❤
@cubeydamediaproduction1080
@cubeydamediaproduction1080 4 жыл бұрын
Asxbta film ayaasoowadaa insha alah goordhaw ayuusoobaxaa
@moh_dream574
@moh_dream574 4 жыл бұрын
film hindi ah dambo leyguma oga keep going is the best movie's
@wizz_hamad6060
@wizz_hamad6060 4 жыл бұрын
Walal subscribe ii sar hadii aad jeceshahay nabiga 🙏🙏
@moh_dream574
@moh_dream574 4 жыл бұрын
Doqon ayaa tahay jecel ka 《 Nabi maxamed NNKH SCW》 mel is ka dhig saas wax lagu ma raadshee
@wizz_hamad6060
@wizz_hamad6060 4 жыл бұрын
@@moh_dream574 haye walal wan kaxumahay ika rali naqo abowe 🙏🙏
@ZupairMoha
@ZupairMoha 4 жыл бұрын
HA u saarin zHp Subscribe Nabiga Jacaylkiisa Subscribe Laguma BadaLan Karee
@zahraibrahim1187
@zahraibrahim1187 4 жыл бұрын
Soomaali kaab going
@somactionfilms5279
@somactionfilms5279 4 жыл бұрын
Thank U For Watching We Will Produce Another More Films, 'DO NOT RE-UPLOAD THIS MOVIE
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 4 жыл бұрын
Masha allaah hindi adinga kafican waxana daremaa inaad waqti kubixiseen hore usocda
@yusufmuuse792
@yusufmuuse792 4 жыл бұрын
Wll movies aad sameyneysan wll ha ubad naadan kuwa dhalin yarta dhira galinaya jecleysinaayo dawladodaa iya dadkoda iya dalkoda 🙏🙏🙏
@xadeedchannel4589
@xadeedchannel4589 4 жыл бұрын
Asxbta soma ilaa so xiriraa waxan idin hayaa fekero badan o ad u muhiim ah 0613500491
@ikransafi4203
@ikransafi4203 4 жыл бұрын
Jeceel
@campocampoofficiall705
@campocampoofficiall705 4 жыл бұрын
Som action for ward❤🙏
@ayublafoole2780
@ayublafoole2780 4 жыл бұрын
Somaliyey dhalinyaradan hadii aad dhiira galin weysaan ogaada inaad qalad weyn galaysaan. Horumar wacan guyz
@wizziman1587
@wizziman1587 4 жыл бұрын
Are you killing me know when
@rahmoabdulahi5581
@rahmoabdulahi5581 4 жыл бұрын
Guuleesta mar walbo
@rahmoabdulahi5581
@rahmoabdulahi5581 4 жыл бұрын
Guuleesta mar walbo
@Iam03Ali
@Iam03Ali 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/opWtm2yrl8ibq6M best somali short film 2021
@mucashaqofficial2005
@mucashaqofficial2005 4 жыл бұрын
MnshaLah Rer muqdisho Keep going wlhi waa film mcn From.somaliland
@mustafeseerabtaa175
@mustafeseerabtaa175 4 жыл бұрын
US somaliland hanagu sheegin somalia ilove you somalia I hityou us shib
@laaleyschannel2711
@laaleyschannel2711 4 жыл бұрын
@@mustafeseerabtaa175 waad xanuusanaysaa
@xaliimosheekhmuxumed4870
@xaliimosheekhmuxumed4870 4 жыл бұрын
Qofkii ilaahay jecel lak ha ii saaro
@osmanmoha7611
@osmanmoha7611 4 жыл бұрын
Hore Ayaa Loo Soco Naa Guula Somalia Oo Dhaan Mar Waliba Waan Idila Soconah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
@qurbaawiofficial3032
@qurbaawiofficial3032 4 жыл бұрын
Somalia ha Oran we soomaalu oo dhab dhr
@libaaxaofficial4738
@libaaxaofficial4738 4 жыл бұрын
Hanagadambeyn ninhee nalasoco waqti walba
@hassanali6637
@hassanali6637 4 жыл бұрын
Filmkaan haleygu soo daro runtii qeyb muhiim ah in aan ka qaato ayaan rabaa.
@sakeriasead4296
@sakeriasead4296 4 жыл бұрын
Inta jecel somalia horumarkoda likeda pro
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Filim ay jileeen dhalin yaro soomaliyeed waan ka danaYnaya wax walba.....🌹❤ GuulaYsta walaLyaaL.....
@halabuurcaadilhanad5415
@halabuurcaadilhanad5415 4 жыл бұрын
Film Somali kii ugu quruxda bdnaa abid ayaan siiyey aniga shaqo wacan teamka ka shaqeeye gaar ahaan directorka Feysal Bile
@khadrakhaalid5342
@khadrakhaalid5342 2 жыл бұрын
👏👏👏👏
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
War waawareey holiwood inay joogaan.ayasnba mooday wlh waxaa nooso baxay dhalinyaro filimaanta aad ujili yaqaan maansha alash👌❤️👋
@mohmettadam4245
@mohmettadam4245 2 жыл бұрын
Ar filmku film wuu dhaafay keep going dhalinyaro💯🙏
@Mahigaanc1831
@Mahigaanc1831 4 жыл бұрын
Filimkan Waa Hitt Horey Usocda Dhalinyaro. Filimaanta Waqti Lagaliyey Ayiu Kujiraa wuu Uqalma Dhiirigalin ZaxibayaaL Marwalba Farxad Idin Rajeyn
@ikransafi4203
@ikransafi4203 4 жыл бұрын
Www
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 4 жыл бұрын
Horay usocoda Guul wacan
@Iam03Ali
@Iam03Ali 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/opWtm2yrl8ibq6M best somali short film 2021
@ifraaxmohamed4034
@ifraaxmohamed4034 4 жыл бұрын
Guuleyso waa bogaadinaayo filmmakaan masha allah 🥰😍 jiliin wangsna wiilahsaan hala dhiira galiyo
@Hamar-media12
@Hamar-media12 4 жыл бұрын
pppp what a film somalia film maker ayey noqoneysaaa keep my country 🇸🇴
@kushube
@kushube 4 жыл бұрын
Filmkan ad ayu ii soo jiitay lkn waxyaabaha saxitanka u bahan waxa ka mid ah deg deg badan ayaa ku jiro, waxa la rabay in malinka kowaad aysan is baraninin maalin labad cml ay meel xaflad ah isku adkaan oo sidaas ay isku bartaan. Mida kale magac kale inay sheegato ayey aheyd oo nabiil aysan sheeganin asagan sido kale magaca inuu badasho. Thanks
@engabaabala6843
@engabaabala6843 4 жыл бұрын
Waw wonderful film 🎥🎬👀 waana muuqaal quruxpadan runtii lkn midan idinku darsanaayo ayaa ah in markii khalid sunta lasiinaaye wxaa larapay in Napila calaacasho oo ay dhahdo Alla wiilka mxaa ku dhacay oo ay jisho cml iga raali noqda dhamantina asxtayda wxan faragashtay shaqadii directorka lkn waa aniga aragtideda mhadsanid sxpyal hormar idin rajaynaa kuligiin 💯💯💯💯💯❤❤❤❤
@saidomohamed8693
@saidomohamed8693 4 жыл бұрын
Waa runta intas aya kamaqneyd sidisa kale filmka waa jira
@mowlidmohamedahmed6902
@mowlidmohamedahmed6902 4 жыл бұрын
Lpx waa sidaa wax garad ayaa tahay wlhi
@iraaqiyare2522
@iraaqiyare2522 4 жыл бұрын
Haa bro wa runta filim ka intas le falob ka ah mclin filim aya thay liwax
@sakicadde4696
@sakicadde4696 4 жыл бұрын
Wllhi qaabka fariintada uqoran tahy oo xushmada ku dheehan aa icajab gelisay Sxb aad umhdsn tahy waa kugu sii dhiiragelinaa walgaa sidan uhadal io si kasii fcn kadaal ha unoqon somalia dad fcn ka buuxo sida adi caml in hdii adi ku ogaan lahaayen meen dalkeena ugafeen walee
@ahmedbaasta3892
@ahmedbaasta3892 4 жыл бұрын
Eng Abdisamad Anigoo pointigaas kahadli rabo ayaan adiga ku arkay thanks 🇸🇴Calankaas baa inaga dhaxeeyo🇸🇴
@kingzoola3593
@kingzoola3593 4 жыл бұрын
SomAction films wax fcn baad qabateen keep going @somAction__films
@jookar1143
@jookar1143 4 жыл бұрын
Hal fikrad si filimaanta wadamada shisheeye looga daawado 2h kadhiga siina horumariya 🥰🥰
@okbro2382
@okbro2382 4 жыл бұрын
Masha allah filim ad uqurux badan wan ka heley runti nosobadiya somaction films walahi wan iska dhafi laha filmanta hindiga hadii ad noso badisan
@blackgrial491
@blackgrial491 4 жыл бұрын
Chanalkaan wn ku cusbahy balzi waxan layabanahy dadkan saan u wng sn jilinkooda duubista iyo editor ka ka dhisan la tageero bdn loo mujineynin😥😥😥😪
@maxamedgeedi8623
@maxamedgeedi8623 4 жыл бұрын
Wlhi dadka isku mid mahan abayo ee badankood kama helaan waxyabaha dagananta ah ee ubahan in fikir laga qaato kaliya Wxay noqotay dunida in laga fikiro waxa manta dhacaya cid ku fekereysa berri maxa dhici doona sidee wax noqon donan majirto gabdhihii somali Allah inoo soo hanuniyo wiilshana sdkle kalama haraan ileen meel gabar joogto wiil kama maqna lkn chanelka masha Allah best wlhi
@zaygazayga3554
@zaygazayga3554 4 жыл бұрын
Hhh
@mahdimend3505
@mahdimend3505 4 жыл бұрын
Hamda Osman waxaan Waa 2005 filimada nocan oo kale eedo
@ShukriCLaahi-it5yn
@ShukriCLaahi-it5yn 4 жыл бұрын
@@maxamedgeedi8623 hfjfkfhgkfbdkfbvhdkfnndkfjfvhfifn dojbdjfjnfufodohscjdiifgudidydjdbdbxvifjfihfjktûtgyryfufiffufidjgduodjudiudhudhdjdhdhfifiifgfgeiudhddhyduejd
@galadok7692
@galadok7692 4 жыл бұрын
@@ShukriCLaahi-it5yn 😂😂😂😂
@museumsomalimusic5966
@museumsomalimusic5966 4 жыл бұрын
AMZING WAN KU FARXSANHY DHALINYRO SOMALIYED OO WELIBA DHULKODI JOGA INAY MUQALKAN IYO QISADAN SAMEYAN HORUMAR WACAN DHALINYARDA SOMALIYEE HAL MID IDINKU DARSAN CAMERDA BES WAY DHADHAQAY WAXAN FILI INAAD GACNTA KU DUBTEN INSHALLH QALDKA YARNA WAA SAXYSAN
@hoodohabi3452
@hoodohabi3452 4 жыл бұрын
Jiliinka khalid runti ad ayn uga helay💚💛💜👌
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 жыл бұрын
Aad baan uga helay flimka danbibaadhis💙
@mulkiahmed1979
@mulkiahmed1979 4 жыл бұрын
War amaan so laabtaa Muqdisho 15 sano ma.arkin 🙏😭😭😭 allow nabada noogu wad wiilasheenii qurxoona iyo gabdhaheena nooso badiya ❣
@purundiyare583
@purundiyare583 3 жыл бұрын
Anaga aya kujogna noso laabo wlshy qaali
@user-ln9gt4pi8v
@user-ln9gt4pi8v 4 жыл бұрын
Omg wlal wa ka hely saad wax u jileyzan wlhie thenk u wllhey weliba khalid su u hadlayo😍🇸🇴😻
@museashcari1342
@museashcari1342 4 жыл бұрын
Wuu iga gadanyahay Thnks somAction films👑
@HassanMohamed-xw5zu
@HassanMohamed-xw5zu 4 жыл бұрын
Runtii Waa dadaasheen, horay u socda dhalinyaro🔥🔥🔥👏🏽
@naanxaaji992
@naanxaaji992 4 жыл бұрын
wexey mareysaa daqiiqadii 7aad. waxaan si buuxda ula dhacay jaliinka dhalinyaradaan shaki la aan hadi aaan awoodo waxaan gaarsiin lahaa halka ugu sareysa ey rajeynayaan Somaliyey aaan istaageerno Somali Udiida Ceeb ✌️🇸🇴
@amiirfuaadofficial5866
@amiirfuaadofficial5866 4 жыл бұрын
Woow wlhi Dhalin Yar Wadanka Wax Weyn Ka Badalaysa Tihiin Horey Usocda Insha allah Filmaan Dhaadheer Nosoo Gudbiya Hadu alleh Idmo Keep Going 🙏❤
@kingmohanjacelow6248
@kingmohanjacelow6248 4 жыл бұрын
Yaa ila mid ah oo ka so arkay farhiyozoona wan imaday waxan rajeyn inow iqan cin dono
@Iam03Ali
@Iam03Ali 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/opWtm2yrl8ibq6M best somali short film 2021
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 3 жыл бұрын
Woow good film love reer muqdisho from Djibouti
@wasmolive1
@wasmolive1 4 жыл бұрын
FILIM Somali inaa fiirsado waa ku hami wenay lkn manta ilaahey ayaa ii soora galiyay waan jeclaa lahaay inaa jilo film inta jecel film Somali like ha ii saraan
@cayuniqurux9852
@cayuniqurux9852 4 жыл бұрын
waxan cml meey samen karan wilsheen guul wcn yqy 🥰🥰🥰🥰
@a.maxamed7245
@a.maxamed7245 4 жыл бұрын
What a film wxan rajeynaya inad filma badan aad so sameysan ood nala tartansisan BOLLYWOODKA insh alllah guul wlalayal ❤
@liibanabdi8563
@liibanabdi8563 4 жыл бұрын
Msh allh wiilal si qurux badan howl usoo qabtay waaye hamblyo asxaabta qaliga filmkan 2.M ayuu gaarayaa yaa igu raacsan like isar
@osmanfarah8278
@osmanfarah8278 4 жыл бұрын
Wwwwwv so nice
@adanmc2002
@adanmc2002 4 жыл бұрын
waaaw waa wax lagu fano dhalinyaro yar,yar sidaan u shidan hadana weliba soo qurxiyay shaqada ay qabteeen horay u socda wlh marki hore wax an waxaa lagu metelay wadan kale lkn gadaal ayaan fahmay in ay tahay xudunteeni XAMAR CADEEY guuleyta
@somaliaheartbroken1534
@somaliaheartbroken1534 4 жыл бұрын
Very nice job investigation with beautiful women.She is so beautiful and this makes her job very easy Nice and interested movie, I love SOMACTIONTEAM Nice movie. Thanks for upload. Watching from somalia
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 4 жыл бұрын
Woow my name abdirizak from somaliland this is the best movie keep going brothers😘😘😘
@drshafsahassan7382
@drshafsahassan7382 4 жыл бұрын
Waa film aad u qurux badan wan la tartami karna hindi iyo americanba 💪 just keep going bloods🥰🥰❤❤❤
@abdi1985
@abdi1985 4 жыл бұрын
Kkkkk
@bosscasper1065
@bosscasper1065 4 жыл бұрын
ABSOLUTELY
@abshirh.mohamed6967
@abshirh.mohamed6967 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin dhalinyaro waxaad samayseen film quruxbadan waa bar bilow wanaagsan oo soomaalidu yeelatay waxaan jeclaan lahaa meesha ay nabiila iyo daadir ku kulmeen inay tahay meel high class ah
@Boggageeraarada
@Boggageeraarada 4 жыл бұрын
Inkastoo ay wacneyd in actorka la siiyo awood udhiganta kuwa burcada si ay xamaasada filmka unoqoto mid xiisa leh haddana waa film macquul ah oo inbadan laga shaqeeyay isku daya inaad iski dheeli tirtaan dhamaan doorarka iyo dìalogue
@fatxifashion7254
@fatxifashion7254 4 жыл бұрын
Hindi danbo ani man rapo hadi dhalintena ino jilayan wlhi wan ka hely guul somali hora lo soconYaa gesiyalkena guul yaqey 💋💋💓💓💓💓💓💓🙏
@abdullahinadaara1881
@abdullahinadaara1881 4 жыл бұрын
Walaahi somali haddi filimaantaan oo kale lasameeyo iyagoo tiro badan khadka wey kabaxayaan film hindi keep going
@donjr6636
@donjr6636 4 жыл бұрын
Masha allaH wllHy waxaa mujiseen Horumar aad io aad u fican___❣
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 4 жыл бұрын
Meelaha aan doonayo in aad saxdaan marka 2aad waxa ka mid ah 1) taliyaha ha noqdo qof weyn oo inta kale ka weyn 2) computer ka marka ay furaysay nabiila waxa ay ahayd computer ka in uu password ku xidhnaado oo ay jebiso 3) may ahayn in ay nabiila tidhaaho waan ka heley oo ay ku bilawdo iyadu ee waxay ahayd in ay is adkayso iyadu xoogaa oo uu daadir yidhahdo Wan ka heley 4) dadka budhcada ah maaha in ay meel public ah ku kulmaan ama meel dadweyne sida makhaayad hotel ee WA In ay ku kulmaan meel xeeb ah ama magaalada ka baxsan Si kastaba ha ahaatee waxa ii muuqata in aad aad u dedaasheen ee guuleysta ayaan idin leeyahay wllo
@galaydhyare4940
@galaydhyare4940 4 жыл бұрын
wiilka waayo araga ah Waan kugu raacsanahay wll Hab-jiliinkoodu waa mid aad u sareeya Balse waa in ay intaa aad sheegtay iska saxaan
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 4 жыл бұрын
@@galaydhyare4940 haa bro aad bay u fiicanyihiin
@mohamedabdulahi8376
@mohamedabdulahi8376 4 жыл бұрын
Aloore maxaa la dhahaa director wayn ba tahay
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 4 жыл бұрын
@@mohamedabdulahi8376 zhp wad mahadsantahay director kii somalida ayaan donayaa in aan noqdo hh
@binhuskaofficial4811
@binhuskaofficial4811 4 жыл бұрын
M .a director buuxa waan kuu qiray walal waan soo dhabeyn lahaa in aad film director ka tahay wax ka jilo👋
@aymanxumaandiid6690
@aymanxumaandiid6690 4 жыл бұрын
Horta aniga ma aanan daawaneyn channelkan sxbtee shere iisofhahde wllhi waan jeclaade i liked wllhi amazing and cute❤
@akhappyofficial6540
@akhappyofficial6540 4 жыл бұрын
Waligeyga maku fikirin somali filkan quruxda badan inaay keeni karaan😭😭😭❤️❤️🥰 caaawo farxad caadi eheen ayan dareemay🌹🌹💯🥀🥀 wa idinku xiriranin doona inshallah 😭😭❤️🥀🥰🌹 keep going walalheyga.... hadan waxan kashalayanayaa filinkaa maxad mar hore u arki waysay😭😭😭 shit
@xakimah_01
@xakimah_01 4 жыл бұрын
Hhhhhhh ani waxaan u malayn in sheekada perfect tahay lakin xooga yar qaabka loo duubay haduu fiicnaan lahaa wuxuu noqon lahaa sida filimada wadamada kale oo high qualityga 😀
@anababdifarah3200
@anababdifarah3200 4 жыл бұрын
Dhalin Yaradaan Hala Taageero Waa Talent Miiran Really Horay Usocda Asxbey 👌👌👌👌
@muhiimcdey4377
@muhiimcdey4377 4 жыл бұрын
Wwwwww horaa loo soconayaa illahow nabad waartaan kaa baryeynaa 🤲
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 4 жыл бұрын
Team farhiyazoona tiktok 👍👍👍keep going
@kadijalove4769
@kadijalove4769 4 жыл бұрын
Filmkiii xayee siiinta badnaa ee Isfahan big flop iga dheh waqtiga ee naga lumiyeen 🤣🤣🤣🤣 Guuuul wacan reer Mugadishu 🥰💯🤟🏽
@mohamedabdulaahi5313
@mohamedabdulaahi5313 4 жыл бұрын
Asc asxbta Aniga ahan sidan aamin sanahay dhaliyaradaan filimkoda 100 % 95 Wuu fiican yahay wuu jiraa qaladad yar yar Qof aan Waxa qaldin Waxab ma saxo maqal dame waa Allah Dhaliyaradan Wlleheen ah Waxan leeyahay waad guuleesateen Hura u sucda insha Allah Waxan idiin rajeey naa Guul iyo Guba nimo
@walalahalayrics3724
@walalahalayrics3724 4 жыл бұрын
Tani wa bilowga safar adag lana doonayo in la helo shirkd film smeso oo ay iso shaqa tagan somalia Badn Wan bogadinya wxna rjnya mudo yr kadib in aan dawano Flm ay wada jilyan Bulsho badn wajiyo badna leh Talo Hdi ay dhacyso ina kentan flm Kle oo Danbi baris ah Marnba Askrya jlysa yesn shegn magca sxda ah io xogtoda wyo Qofka askrga ah marn ma shego sirtiisa Mahdsnidin horey usocda wlalahyga🇸🇴💞💗👌
@yowshorts8132
@yowshorts8132 4 жыл бұрын
Nabiilo wlhi waa qofti igu horesay aajeclaado 2015 tallented girl keep going sister inaa atariisho jecelka wax kataqaan thy waankuu qiray waa hore dadka filimkan kugu barte kama mid ihi😰😅❣🙏
@rashiidomar9686
@rashiidomar9686 4 жыл бұрын
Nin raga tahee calaacalka jooji✌
@sucdimohamed1792
@sucdimohamed1792 4 жыл бұрын
Wlh wan ladhacay wayo waxa waqtii kundhumin jiray hindi ga😓😓 lkn loma bahnon inaa waqtinku lumiyo wayo waxa laiga bahan yahay inaa waqtii siiyo dadkega💓💓💓
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Wwwwww inaba caadi maaha iska firi filimka an ayaan islahaa lkn waanba kahelay qisada iyo jiliin ka xataa duubista wlcm somaliaction👋🌹👌
@maxamedmuriidi8956
@maxamedmuriidi8956 4 жыл бұрын
Wan Kah helayi
@stacypretty6987
@stacypretty6987 4 жыл бұрын
I liked it before I even watched it😂
@lovelylovelyabunchlovely5053
@lovelylovelyabunchlovely5053 4 жыл бұрын
Me too
@rooroofficial7673
@rooroofficial7673 3 жыл бұрын
🍊🍷🏺🍌
@deeqamohamed5865
@deeqamohamed5865 3 жыл бұрын
💗🤍🖤🧡❤avahaghagssvsf
@fartuungaruun0
@fartuungaruun0 4 жыл бұрын
Super heat film 🔥🎉🎊
@muscabramosofficial9421
@muscabramosofficial9421 4 жыл бұрын
Filim kan wuu dhafay dhalin yaro si qurux badan uso abaabushay iyo muqaal qurux badan ayuu ahaa guul ayaan idiin rajeynaya iyo wax yabo cusub👏👌
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 4 жыл бұрын
Waaaw best film wlhi ka muuqataa in wakhti lagaliyey keep going Dhamaantiin intaas kadip waxaan inigu darsanayaa waxaa qurxoooneyd nabiila markey daadir sunta siisey iney jilniin la timaado iyo askariga marka uusoo weeraraayo daadir iyo khaalid xabada markey ka dhamaatay waxey aheyd inuu action layimaado inuu markiiba isdhiibo ma aheen marka nabiila iyo nuur loo iimaanayo ee khaalid iyo daadir u imaadaan iney bixiso aheyd jilniin cabsiyeed intaa kadip markey ubooteeeyaan ey cabsideeda ubadasho dhoola cadeyn ayadoo u muujineysa iney shirqool ku jiraan ka nixisana isla markaas kadip walow filmku saaid uqurxoonaa waxaa kasii qurxooneyd in dhalinyarta lasoo badsho xaga tuugta iyo xaga askartaba fikrad badan waan inigu darsan kari lahaa lkn qoraalkaa nacaa waxey ahaataba shaqo wacanaa qabateen horey haloo socda khaladna yaan loo arkin talooyinkeyga waayo mafiicna shaqo qof qabtay in faraha lala galo lkn wax sheega iyo isi sixidu wey inaga dhaxeysaaa Waan idin wataa go Forward bro & sis 😙😍❣️💕
@hassanomarahmed529
@hassanomarahmed529 4 жыл бұрын
Keep forward
@tayibabdirahiim6219
@tayibabdirahiim6219 4 жыл бұрын
Ani Dambi baarayaasha wiilka Tahliil la dhaho aa iga gadan wmhi 🙏🙏🙏🙏
@kikokhadar7920
@kikokhadar7920 4 жыл бұрын
Filmku inba caadi maha balse boos qol qof ku baliminaya filmka ayuu dhadhan tirayaye waxad sameysaan meelo kulanka loogu talo galay 👍👍✌️✌️
@abdallaa.y6323
@abdallaa.y6323 4 жыл бұрын
I like the way they act .....mashllh.....hore usocda sidhi filima wadama kle sameyen ufirsaneni ayn kudalni.....keep going walal yalo
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 4 жыл бұрын
filim wanaagsan ayaa soosaarteen lkn waxyaabo badan oo hab jilniinka ku saabsan ayaa wax ka badal ubaahan 1:gabdhaha dambi baaris inay yihiin asxaab tooda inay usheegaan ma ahayn 2:burcada markay shiraysay lama rabin inay meel public ah ku shiraan sidookale dambi baaraha iyo burcada ma fiicnayn hal camerad inay wada qabato 3:isbarshada wiilka iyo gabadha dagdag xawli ah ayaa ka muuqday 4:laadariinta waxaa larabay laadar kawayn oo awaamiir baxsha in filmka lagusoo daro 5:maadama filim kaan soomaali oodhan loogu talagalay lahjad soomaalida oodhan udhaxaysa in lagu hadlo ayaa wacnayd intaas waa iga sixitaan,dhalinyarada filim kaan quruxda badan soosaartay waa u mahadcelinayaa horay usocda walaalayaal.
@abdulkariimibrahim1075
@abdulkariimibrahim1075 4 жыл бұрын
Intii aan rabay waa soo qortay kaliya waxaan ku daraa labada ganacsade marki ay bistoolada la soo baxayaan waxay wataan dhar caadi ah dhaxda ayaana u dhuuqsan.
@rahmamohamed5691
@rahmamohamed5691 4 жыл бұрын
Intaas oo dhan Waa Muhiin Aan Ka Ahyn Lahjada . Lahjada Ay filinka kusoo Bandhigeen Waatan ugu Macaan uguna Qurux Badan Lahjad Wax Lagu Turjuma waana Taynu ku daawano Filimada Hindiga Ah inoona Macaanaysa From Buuhoodle W.bari Somali
@rahmamohamed5691
@rahmamohamed5691 4 жыл бұрын
Markaa Ma Wacna in Lahjada Labadalo Lahjadan Ayaa filinku kusoo Baxayaa Kuna Macaan Wll
@beddalshow3394
@beddalshow3394 4 жыл бұрын
Saxib halkeedii bad dhigtay. Gabadha Dambi baarista ah ma ahayn inay isa sheegto.
@beddalshow3394
@beddalshow3394 4 жыл бұрын
Sidoo kale ma ahayn in gabadhu magaca ay Dambi baarista ugu shaqayso inay u sheegto.
@daariqcreator
@daariqcreator 4 жыл бұрын
Hindi Danbe la iguma Oga Filmkan wuu iga gadmy horey usocday Saaxiibyaal
@youngcanjeel3940
@youngcanjeel3940 4 жыл бұрын
Hada saas kusi socotan oo aydin dalin heer wxd garaysan aad fahantan khaladkiina hadda wax laydin Ku amini karo wad keenteen lkn hadi aad film industry aad rajo kaledihin ha dalinina dhinac walba iska dhisa just make us proud
@iscoshariifchannel9533
@iscoshariifchannel9533 4 жыл бұрын
Filmkan qeybtan ugu horeso wlhi wandhamesan wayay maxayely waxey kahadleysa qeybtan qiso jaceyl sidhab ah aniga iigu dhacdy Alla jaceylka xanun bdn ayu leyahy markad weydo qofkad jeceshahy o si lamafilan ad kuweydo
@yousofosmanalikalay6607
@yousofosmanalikalay6607 4 жыл бұрын
Top film keep going asxabtena cusu b
@Thahir07
@Thahir07 4 жыл бұрын
Good film waad ka baxsateen sxbyaal "Hotiin hor Alle"
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 жыл бұрын
Waaaw hore usocda sxpayaal 🇸🇴💪🇸🇴💪❤🇸🇴💪🇸🇴❤💪waad asiibteen filinku waa super hit🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🤚💪❤
@hamzaabdi2019
@hamzaabdi2019 4 жыл бұрын
Wow!!!! i didn't see movie like this before, the Character of the movie is awesome, before I used to watch Hindi movies but now but now I have to convert to Somali movie,i appreciate alot
@zii___baazid529
@zii___baazid529 4 жыл бұрын
FILM HINDI DANBE LA IGU MA OGA 😂👋 MACZALAMA
@relax4life521
@relax4life521 4 жыл бұрын
Amazing amazing i like how they act keep going feysal bile anh kuma garanayo lkn hool adag ayad qabatay wllkey adne horay usoco
@mohamedabdi9801
@mohamedabdi9801 4 жыл бұрын
Waaaw aad iyo aad ayan usoo dhaweeynayaa flimkan quruxda badan wlhi fajac ayuw igu noqday flimkan cajiib dhalin yaro waa mahadsantihin❤ run ahantii horay ucocda
@alonewalker1622
@alonewalker1622 2 жыл бұрын
Hada 2021 firsanosid like i saar ada kula hadloya 🤣🤣🤣
@libanhassan8809
@libanhassan8809 4 жыл бұрын
Mar uun waan jeclahay in aan ku biiro Nabad sugida Qaranka Somaliyed🇸🇴 FG: Xoog,xirfad dagaal!! Aqoon iyo wax u dhigma yeelo marka hore Sida luqadaha kala duwan ee aduunka laga hadlo!! Marka aad jcshahay NNS!! xasuuso CIA,MI6,MUSAD,IWM DALKASTA DADKIISA DHISTA🇸🇴🇸🇴❤🧠
@ifrahabdullahi8987
@ifrahabdullahi8987 4 жыл бұрын
W sidaa
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 4 жыл бұрын
Waa sidaas sxp
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314 4 жыл бұрын
Waan ku biiri doonaa
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314 4 жыл бұрын
@@bakaalabdi2136، dee, inta adan jiimeelada la isticmaalo, waa bug!!
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314 4 жыл бұрын
@@bakaalabdi2136 , adna waa hadal badan tahay, uma qalantid, waligay mar ayaa dugsigii sare anoo ah maamumuluhi igu yidhi kuwa fasalka dhiba si sira iigisoo gudbi, kolkaan fasalka tagay ayaan ku idhi liisasa ayaan qorayaaye iska jira, hadana hal qof uma gudbin iskaba daaye, maamulihii ayaanu isku seegnay, kolkaa ma jecli lkn si balaayadan hadda taagan looga adkaado waa loo baahan yahay sirdoon badan!!
@somactionfilms5279
@somactionfilms5279 4 жыл бұрын
Contact Us Somactionfilms@gmail.com
@abdallaali2453
@abdallaali2453 4 жыл бұрын
Number whats upka oo nila soo hambalyeyo away brothers
@sihaamali9137
@sihaamali9137 4 жыл бұрын
Instagaram nala wadaga mahad Sanid
@abdikhaaliqaxmed2232
@abdikhaaliqaxmed2232 4 жыл бұрын
Waaaaaw
@bestleader8294
@bestleader8294 4 жыл бұрын
Who was the director
@mariaabdimaria3577
@mariaabdimaria3577 4 жыл бұрын
Mashallaah waligey film ma aana jecalani lkn film codaka io jilinka idile
@halimamohamed2233
@halimamohamed2233 3 жыл бұрын
Masha Allah waan ku farax sanahay inan hormarno keep going somalia hanolato
@aaminakiinjibril2091
@aaminakiinjibril2091 4 жыл бұрын
Film aad ucajiiba hore usocda dhamantiin inta idinka dhindhimana wa iska dhamystiri dintan keep going 👏
@abdiqanirahoy9604
@abdiqanirahoy9604 4 жыл бұрын
The videography is brilliant, the background music is outstandingly matching the story. Big up all the ACTORS and the ACTRESSES.
@abdimajidabdinasir4190
@abdimajidabdinasir4190 2 жыл бұрын
Keep going actors
@Nursalah2
@Nursalah2 4 жыл бұрын
Wlaahi Hal maalin ayaaan arkaaye KZbinkiina. Waan ka helay. Erayda lees dhaaf Sana’a yo filmadiina hero wenderful Keep going guys’d we love y”all guys’d
@amiiraqurux1781
@amiiraqurux1781 4 жыл бұрын
Wow mashallah wiilasheena somaliyeed Aya heerkan gaaren ...,..i.a. .... next year's to come Hollywood in la tartamaan .... best film awards in lasiinayo .....ansugaa..... keep going hacaajisina ......... Asxaabta ana isoboqda...
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 жыл бұрын
Masha’Allaah nice film 🎞 Abahay Allaah ha u naxariisto ayaa ka shaqayn jiray muqdisho saas baan rajaynayaa wadankeena in sidaas uuu yeesho qaybo ka midaa ilaalintiisa iyo difaaciisa markaan yaraa aad baan u jeclaa inaan noqdo takhasuuskaas aabahay leeyahay 👍❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sabirinjaamacmohamed5406
@sabirinjaamacmohamed5406 4 жыл бұрын
Aabo alle ha unaxriisto adigane alle hakuu rumeeyo lkn hawenka wax tarleh waan jeclahay Allow urumeeey wsheyda riyadeeda
@jamaalck.4790
@jamaalck.4790 4 жыл бұрын
Yes
@abdifatahali1318
@abdifatahali1318 4 жыл бұрын
Film ka wa hit lkn bistoolada baaska ah aya been ah next time ha isticmaalina anyway it was nice movie I enjoyed it
@calimaxamedcali1983
@calimaxamedcali1983 4 жыл бұрын
P18c iyo kuwa kaloo badan aya jira iska hubi wll tnx
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 4 жыл бұрын
Abdifatah Ali Baskooladaha waxaa jiro kuwa baas u dhaco
@fadumomaxamed9992
@fadumomaxamed9992 4 жыл бұрын
Bestie films wlhi Hormar wacan 🙏
@mahaddalnurshe9769
@mahaddalnurshe9769 4 жыл бұрын
Waaw mshalllh Dhalinyaro Wax qabad Fiican Mshallh Waanba ka maranaa Filim Hindi mshallh No Sii wada Filimanta 💯💯💯💯💯
@yusufnageeye3670
@yusufnageeye3670 4 жыл бұрын
Wa filim an caadi aheyn waxan dawanaya hawen 1.00 sac hawenimo oo south Africa ah mahdsanidin qatar waye filimka hormar wanagsan❤❤❤❤❤
@miskushosoble3489
@miskushosoble3489 4 жыл бұрын
Www waxaana film. Kaa ah keep going 🎥🎬👀
@clqaadirhonest1670
@clqaadirhonest1670 4 жыл бұрын
Keep going saxibayaal wllhi waqti ayaad giliseen filimkaan uma qalatiin 4000 views iyo wax lamid ah runti
@sakariyemohamed5811
@sakariyemohamed5811 4 жыл бұрын
Waaaw filimjanu aadban uga helay somali hore isocda waan jeclahy horu narka soomaalidoo dhan
@kingabdirisaqahmed4765
@kingabdirisaqahmed4765 4 жыл бұрын
Masha Allh love u somali boy❤❤❤🇸🇴🇩🇪
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 4 жыл бұрын
Lkn sxp filmka ma dhihino sida flmtan hindiga oo socona 1 saac iyo jabajab ama 2 saac balanta waa nooga baxde 33 daqiiqo waa maxay faisal bile
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
Dhib malaha waa bar bilow intaanba caadi ma ahn
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
Bro waqtiga inta le,eg bismillah 33 aya igu badan aniga ahaan
@abuudiliili1525
@abuudiliili1525 4 жыл бұрын
keep moving forward walalehy
@mohamedissack7521
@mohamedissack7521 4 жыл бұрын
walhi filmkan waaan ladhacay.haal awuur waan leenahay somaliyaay dhalinyarooy hoor usoocdaaa the best film ayaan dhaaha karaaa.next film waan sugayaaa
@abdirahmanahmedali1451
@abdirahmanahmedali1451 4 жыл бұрын
Hit Film ,, inyar halkaa inanka markiiba ay rasaastu ka dhamaatay ee la qabtay waxay ahayd inaad xoogaa dheeraysaan oo dagaal cabaar la is baacsado uu noqdo dhowr qofna ka qayb qaataan __ si muuqaalku run ugu muuqdo. sida kale waa Film cajiib ah , horumar wacan dhalin yaro
@daadirofficial6329
@daadirofficial6329 4 жыл бұрын
The PST film in somalia
@xadeedchannel4589
@xadeedchannel4589 4 жыл бұрын
Dadiir iyo nabiilaa kulaanka in call laga horaysiyo bay ahayd asxbta
@aliabdulle9155
@aliabdulle9155 4 жыл бұрын
Asaxan filimis keep going asxab igu qali ah. M.a
@arts.k5271
@arts.k5271 4 жыл бұрын
Waan ku faraxsanahay in soo jilaan dhalinyaro soomaaliyeed guul wacan❤❤❤❤❤❤💋
@raaxoaadanraaxoaaden4279
@raaxoaadanraaxoaaden4279 4 жыл бұрын
Wilka marki la dilayey bebeney waka naxay ina cadenta nii kena ladhaho ee ahate filim danbo swedish ah liiguma oga kuwana ku hesta lkn wa baqi😭❤💖👌super hity waye jilinka m.a
DambiBaaris 2 - Somali Short Film 2021
22:07
SomAction Films
Рет қаралды 292 М.
QAXAR IYO JACAYL (2020) - | SUNLIGHT FILMS | 4K |  SOMALI  ACTION MOVIE
25:52
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 67 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
FILmka kaama quusan
56:54
Universal TV
Рет қаралды 1 МЛН
SOMALI GANGS FILM ACTION DAB IYO HOLLAC AH
17:48
Soya films Studio
Рет қаралды 685 М.
Riwaayad__Faqir _jacayle_galaay_😭💔--HD somali--2024
34:51
HD SOMALI
Рет қаралды 276 М.
Raggii dilay Suxufiyadda Hindiya Xaaji oo la soo bandhigay
26:49
Dhacdooyinka Dunida
Рет қаралды 74 М.
FILMKA KALSOONI 4K | FULL SOMALI FILM 2023
41:59
Fikey Jamac
Рет қаралды 236 М.
Short Somali Film "Tuug la qabtay"
22:07
Xogmaal Media
Рет қаралды 530 М.
KHIYAANO JACAYL😢😭 SOMALI FULL FILM😥||AAR FILMS|| 👍
54:27
MUSALSALKA QIIRO JACEYL OO DHAMYSTIRAN 2023  [KU CELIS}
1:07:25
Gadhka Mo
Рет қаралды 9 М.
Dib U Kabasho - Somali Short film 2022
31:59
SomAction Films
Рет қаралды 556 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 67 МЛН