DAMBIGII AAN GABDHO BADAN KAGALAY XAASKAYGA AYAA IGA JARTAY XABSI ANOO KASOO BAXAY AYAY BANANKA😭😭

  Рет қаралды 33,983

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

2 жыл бұрын

#AYAANGOBDOON#QISOOYINKA#SOMAALIDA#

Пікірлер: 117
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 жыл бұрын
maskiina taacad nimadeeda ayuu kaga faaideeysday 🥺waallaa xawlla wallaa quwata illaabilaah☝️
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 жыл бұрын
Wiif jug haddan soo dhacay anoo daalan salaaman ayaaney 🥰🥰🥰🥰
@sweetamla2058
@sweetamla2058 2 жыл бұрын
Soo dhowow
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 жыл бұрын
Nyaa Ayaaneey first ahy hadaa ku sugaaye alaab kugu daqaa😭♥️😂
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 2 жыл бұрын
naaya ayaaney hayso indho waynane dhamee qisada😁😁😁😁😁
@ahmedalinuur1730
@ahmedalinuur1730 2 жыл бұрын
yes ayaan aniga ah 11 comti kabiyay asxabt iso duceya muraad an leyahy
@amuunmohamed6438
@amuunmohamed6438 2 жыл бұрын
Ayaan xlaqada kale.duhurka Bari noo.soo gali🥺❤
@indhauron7326
@indhauron7326 2 жыл бұрын
Asc asxabta ayan gobdon iso duceya xanunsanhy
@cabdiwaaxidabdi7773
@cabdiwaaxidabdi7773 2 жыл бұрын
walashey ayaanna🤍👑 hore usoco allah ku xifdiyo adga&reerkaaga🤲🏻
@saara3724
@saara3724 2 жыл бұрын
Alla nabsi midkii ugu xuma ayu galay wllhi💔😭
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@shamsaluulladan6914
@shamsaluulladan6914 2 жыл бұрын
A
@ayaanmaxamed8819
@ayaanmaxamed8819 2 жыл бұрын
Abaayo.waansugaa qisooyinkaa allha kuxafido
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 2 жыл бұрын
Nayaa ayaney salama dad badan indho yar yar jiro ku dar dee 😋
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@cabdiwaaxidabdi7773
@cabdiwaaxidabdi7773 2 жыл бұрын
ayaan soo dhaqso dee qeybti kale baa u daaango dubanaye😂😂
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 2 жыл бұрын
😭😭si xunaa ugashay gabdha lkn sorry illahow gabdhahen anoo xafid mustaf abwe frinteyda hadad aragto danbigaaga allah dhaafo😢🤲🤲🤲🤲
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc SCW SCW SCW abyo mashllh gulinshllh
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 2 жыл бұрын
Scw scw
@fowziaahmed7545
@fowziaahmed7545 2 жыл бұрын
Waan sugayay Plhi thanks ayaaneey 🥰🥰
@ifraahahmed9991
@ifraahahmed9991 2 жыл бұрын
Walshayi qali aad ban kujecalahayi
@ilyaasjanuuni295
@ilyaasjanuuni295 2 жыл бұрын
Waan ku ildoogsanay qisadaan abaayo
@ashahussein4483
@ashahussein4483 2 жыл бұрын
Wcs habibty salaan sare iga hoo
@faraxmaxamed5545
@faraxmaxamed5545 2 жыл бұрын
Dadka nocasa ilahay nabsi hadaba dhigo uf 😔😔
@hayaat3584
@hayaat3584 2 жыл бұрын
Ilaa hda waxa ka yabnhy bal muxuu u mehersade hduusn jcl u heenin 😭😭
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Soo dee hee qeybta seddexaad waa sugaa iinshaa'allaah
@shukriabdirahmaan6066
@shukriabdirahmaan6066 2 жыл бұрын
Soomaali waxaa ka buuxa rag badan oo aan diir naxa iyo damiir danqada toona lahyan Waan ka xumahay maskiinta waxa ku dhacay farxadeedii inay oohin isku badashay markiiba
@aaminacabdi9569
@aaminacabdi9569 2 жыл бұрын
Mnsh allh wlhi caawa waxan jaanisa uheelay inan comment ka bixiyo qali wlhi inta kale ma haleelo inta badaan malin walbh waxan dhageestah 5:56 subax walbo aan shaqada joogo lkn qali waxanan marnabh ka ilawiin like marwalbh wan ku saraah hore usoco qali dumar kaftan kagh wan ka heela naa hasoo inadho waynane like sar hhh
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 Жыл бұрын
Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiso Jazakallah
@khadijoabdi5317
@khadijoabdi5317 2 жыл бұрын
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد في العالمين اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد
@cabdirisaaqdige3537
@cabdirisaaqdige3537 Жыл бұрын
Scw
@mumtaascali2748
@mumtaascali2748 Жыл бұрын
Maher xadka dhibtaan ayuu leeyahay walahy gabdho waligiin ha yeelina
@khadiijosaciidaadan4401
@khadiijosaciidaadan4401 2 жыл бұрын
Nayaa ayaaney abtigee cabdi xaji gabdoon maku dhalay
@Axmed1024
@Axmed1024 2 жыл бұрын
Jecliyaa qof walbo oo dambiila ah in uu sidaas noqdo jeliyaa
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 2 жыл бұрын
I was waiting for this like 🤔yac shib iska dheh
@Yasmina125
@Yasmina125 2 жыл бұрын
Mahadsanid qaali dumar waanba sugayay qisada🥰🥰🥰😘😘😘
@Fun-official24
@Fun-official24 2 жыл бұрын
Wiif jug waan kaa hayaa ayaaney😘😁
@Sabiriin-vt7mf
@Sabiriin-vt7mf 2 жыл бұрын
Mashallaha allaha kuxifdiyo ayaanay
@niifnadiifo8010
@niifnadiifo8010 2 жыл бұрын
Masha alhaa ayan cdy ale haku xfdo xbbt
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 жыл бұрын
I can't wait part 3 ayaan laso dhaqso thanks xabibti
@xafsaabdullahi7512
@xafsaabdullahi7512 2 жыл бұрын
Masha allaah abaayo shukran
@sadiaibrahimyusuf6841
@sadiaibrahimyusuf6841 2 жыл бұрын
Nayaa ayaan qurux waan ku salasmey ee salaanta naga qaad inta hanoo soo indho weynaanine, mida kale mustafow adna nabsiga aad gashey horbuu kuu jira
@nacimaosman2865
@nacimaosman2865 2 жыл бұрын
اسلام عليكم ورحمةالله وبركاته
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 2 жыл бұрын
Asc ayaaney seetahay naayaa🤣🤣🤣🤣🤣
@umumaryama2415
@umumaryama2415 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayan gula ku rajeyna
@nasteexomohamed415
@nasteexomohamed415 2 жыл бұрын
Ayaneey waxan ahay nagta kaliye ee xalay aydoo jiifto ku dhageysatay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Naagta keliye quraacda ku sameesa ahy😁😁🤣🤣
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@sweetamla2058
@sweetamla2058 2 жыл бұрын
Farxiya tawakal kusugaaa aniga🤣
@khadrasalahidle7814
@khadrasalahidle7814 2 жыл бұрын
Wcs my abaayo ayaan waa ugaaso sidookale
@alihooyo5599
@alihooyo5599 2 жыл бұрын
Nabsiba adege waxat nabat huradaba 🙉🙉🙈🙈suxanalah yarabi
@mudushow5960
@mudushow5960 2 жыл бұрын
Wey igu soctaa shekadaa 🤣😍🤣😍
@khadijoabdi5317
@khadijoabdi5317 2 жыл бұрын
Xbbt lagumahayo
@ashamohamed4555
@ashamohamed4555 2 жыл бұрын
Asc waan sugaayey ayaaney maansha allaah
@luqmaan753
@luqmaan753 2 жыл бұрын
Thnks sister ayn
@sifiyoqalanjo7429
@sifiyoqalanjo7429 2 жыл бұрын
Asc abaayo seetahey.qaali masha.allaah
@nadeiraomeir6236
@nadeiraomeir6236 2 жыл бұрын
Keep goin aboyo
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
allhu mas ali calaa maxamed💘💘💘❤❤💘💘❤👍👍👍
@fatumaabdirahman2572
@fatumaabdirahman2572 2 жыл бұрын
Mash Allah mcny
@aadankadaweyuusuf8318
@aadankadaweyuusuf8318 2 жыл бұрын
Waan kahelay
@aasiyaxasan5123
@aasiyaxasan5123 2 жыл бұрын
Walaashay qaali cadawgaada ilaahay hakaajabiyo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo
@maxamednuur6809
@maxamednuur6809 2 жыл бұрын
ax ax allah nin manka qaar xumaa
@aishajama2261
@aishajama2261 2 жыл бұрын
Ayaaney mrkaa bilabay vedioga aan is iri like saar mrkasan dhahay sug ayada hakuxasuusiseee wan jeclahay saa noxasusiso naaayaa ayaney
@deqaayaan531
@deqaayaan531 2 жыл бұрын
Ayaan quruxeey lasoo dhaqso qaybaha kalena
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@hanushnaturallife5495
@hanushnaturallife5495 2 жыл бұрын
The first one Pinka igu qabo tartan ban ku jiraye Kkkk
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Alla nin xumaa o ninka xumaa illaahy baa ka magan galnay noocaso kle
@cashoc8
@cashoc8 2 жыл бұрын
Hadaan soodhacay jug nayaa ayaaneey waan kusalamay
@maryammoha5686
@maryammoha5686 2 жыл бұрын
ASc abyo seth Wan cusbee malay soo dhaweynaa haha
@askaxaaji4228
@askaxaaji4228 2 жыл бұрын
Xabiibti qalbi love you
@sihaam5277
@sihaam5277 2 жыл бұрын
Bari duhurkii so dhig 🥺🤍
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 жыл бұрын
Ayaney byo waa kusalmy asc
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 2 жыл бұрын
subxana allah xanun waye
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW
@nimcomaxamed3035
@nimcomaxamed3035 2 жыл бұрын
Nayaa ayaan waa markii ugu horeysay aan commuity kuu soo qorayo ha dii aad iisoo amaani weysid iska jir saa kuu dawado hooyo xiraa waad igu dirtaa telfomkan ayaan kugu ncy io naagtaan
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😜
@queenjiija5572
@queenjiija5572 2 жыл бұрын
Kaas nin ma eheen bal haduu gabarta rabin muxu u lugoynaaa
@umumahado1766
@umumahado1766 2 жыл бұрын
Ma amaasani guura qarasoona
@raxmocabdinasir9440
@raxmocabdinasir9440 2 жыл бұрын
Asc
@raxmaruuxi2327
@raxmaruuxi2327 2 жыл бұрын
Waw cawa 3 ahay
@canabcadar739
@canabcadar739 2 жыл бұрын
Sa u sugaye lee wa bello
@sawdoabdulqaadir2837
@sawdoabdulqaadir2837 2 жыл бұрын
Ayaaney san ku sugayey lee ina cajinka kugu garacdan rabye 🥀♥️inolow
@queenhawa2469
@queenhawa2469 2 жыл бұрын
Ayaaan qurux🩸🥰
@mahbubmo
@mahbubmo 2 жыл бұрын
Mustaf is screwed
@hindahassan4268
@hindahassan4268 2 жыл бұрын
ayaaneey hadaan kudhoho wnkujeclahay ilama ahan inaan kudhahay hadankudhaho wn kutageeraa ilama ahan inaan kutageero wyo aduunka waxaankugu doorsado ma arkin hoyaday labadeey ayaaneey waxatahay qof waxaankudoorsado aanjirin ayaan ilahay waxaankagabaryaa inaad aakharo iyo aduunb gullaysato aadan kujeclahay wllshay mcney
@mohamedabdullah5286
@mohamedabdullah5286 2 жыл бұрын
Hello ayaan
@ahmedilmimaxamud9556
@ahmedilmimaxamud9556 2 жыл бұрын
Ayanay wllo maxa nogu kala jartay shekada ayado mel mcn ma resa qebta xama sada i xanunese 😁😁😁
@umucazam964
@umucazam964 2 жыл бұрын
M a waan ba suggey ayaan qrxy
@Salmoh1031
@Salmoh1031 2 жыл бұрын
Ayanay wiilka aniga ayaa isku mid ayan nahay imise wiil I jacel ii ooynayo ayan si xun u galay markas wan yaray mana fahansaneyn inaa waxan bari igu soo noqonayo nin walbo i jaclado wan ka tagi jiray waxan dhihi kama helin manta danbiga aan galay waa layga jiray waa 😭 😭😭 murugo nabsigana waa iga soo baxay waxana helay mid aan i naxarisanin ilaa hada waxan ku nolohay murugo nasab iga waa xun
@safiyohassan4698
@safiyohassan4698 2 жыл бұрын
Alle haka qado murugta abyo lkin walikaa nabsi kale ha kalin xabibti
@Salmoh1031
@Salmoh1031 2 жыл бұрын
Abayo lagama yaabo inaa mar danbe sameyo xabiibti aamin
@nuurali6420
@nuurali6420 2 жыл бұрын
@@Salmoh1031 wlal iska ilaali nafsi inaa gasho mrtmbe😢😢
@oumalkairemed7942
@oumalkairemed7942 2 жыл бұрын
Wan sarnay🥰🤣
@queenyaxlaamnuur2534
@queenyaxlaamnuur2534 2 жыл бұрын
Wallee ninaaa🙆‍♀️🙄
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 2 жыл бұрын
Balayo
@alimahmud9146
@alimahmud9146 2 жыл бұрын
🤔
@ilyaasjanuuni295
@ilyaasjanuuni295 2 жыл бұрын
Ayaan sharaf iyo karama and ledahay
@army-on8wp
@army-on8wp 2 жыл бұрын
Sub xanalaah kan Abe fcn maha
@fridasson848
@fridasson848 2 жыл бұрын
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️💖♥️❤️💖♥️❤️💖♥️
@abdikadarsalatali1375
@abdikadarsalatali1375 2 жыл бұрын
Arikaa dharmarcigudhacdey whli wlkey tahy laidhahy
@faisosaciid8343
@faisosaciid8343 2 жыл бұрын
Nayaa melxun aa ku jartay
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Baayey mcn please beri so geli duhur
@yussufaliahmed2693
@yussufaliahmed2693 2 жыл бұрын
Ayayeey jimco mukarag
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
@@yussufaliahmed2693 mobrk awoowe
@aliyaabdiraxman6614
@aliyaabdiraxman6614 2 жыл бұрын
Naaya mxaa ku raagty saa ku sugayey marar bn niyeysnyey adoo so geliye
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 2 жыл бұрын
Horba ninkas wanacay
@maryammushtaaq1559
@maryammushtaaq1559 2 жыл бұрын
alla ninku qiyaana badnayaa subxaa nallaah duf kubax imad alle😡
@Ronaldo-cs9
@Ronaldo-cs9 Жыл бұрын
9p0
@dhoolacade2442
@dhoolacade2442 2 жыл бұрын
Bisinka been muu ku dharanayay ninkasi ilahay ayuuba ka dheradaye
@qaalidcumar9643
@qaalidcumar9643 2 жыл бұрын
Abaayo gabdhaha maanugudiree waaqaldanyhy 😡😡😡😡😡😡
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 жыл бұрын
😖😏gabdhaha ma doqomaa ayaga markee qof la ku diraa war qawaadhyaho daneeso
@dayiboahmed5107
@dayiboahmed5107 Жыл бұрын
Asc
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 82 МЛН
تجربة فتاة في اليابان.. الله يسامح أحمد الشقيري
1:55:23
Reverting to Islam, Social Media Abuse & Americans Thinking They Started the World | Candace 104
1:04:25
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 30 МЛН
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,6 МЛН