Dambigii ugu waynaa ee ka dhacay kacbada iyo dhagaxa kacbada oo la xaday!!

  Рет қаралды 2,025

Ammuuraha Adduunka

Ammuuraha Adduunka

Күн бұрын

waa dhacdo ka dhacday xaramka makka oo xanuun badan, waxay ka dhacday kacbada oo ay ka gaysteen dambi aan horay uga dhicin!
waxay eheed waqtiga xajka sanadkii 317 hijriyada

Пікірлер: 11
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 3 жыл бұрын
Asc ikhwaanii iisoo duceeya in allaah caafiyo
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 3 жыл бұрын
Masha Allah waa sax
@fatmaahmedahmed8812
@fatmaahmedahmed8812 3 жыл бұрын
Salalahu calayhe wasalam
@cabdilahijama1483
@cabdilahijama1483 3 жыл бұрын
Okay
@xasancabdidiiriye5505
@xasancabdidiiriye5505 3 жыл бұрын
Qisadan halahubiyo taariikhdana dibhaloogu laabto
@AmmuurahaAdduunka
@AmmuurahaAdduunka 3 жыл бұрын
Waa hubin kartaa magaca kooxda uun ku qor internetka Sheekh hadlaya hadad rabtid daawo sheekhan kzbin.info/www/bejne/f3icppuFe7tkhNU
@suusuusumayacabdullaaahiab8199
@suusuusumayacabdullaaahiab8199 3 жыл бұрын
Maxay ahaayeen kuwaas bisinka
@alisamatar4225
@alisamatar4225 3 жыл бұрын
30000 kun baa xaramka lagu diley wakhtigaas aad shegeyso weligayo culuuma sheegeysa maanu maqal dagaalo badan baan maqaley badar laga soobilaabo gaalo iyo firqooyin badanba balse tani waa yaaab
@xasancawaalezaalax5403
@xasancawaalezaalax5403 3 жыл бұрын
Waa kuma ninka kasheekaynaya sheekadan nagu cusub
@xasancawaalezaalax5403
@xasancawaalezaalax5403 3 жыл бұрын
Culimada ayaan waydiinaynaasheekadan
@AmmuurahaAdduunka
@AmmuurahaAdduunka 3 жыл бұрын
Walaal waa dhacdo taariikhi ah oo la wada ogyahay, kutubtana ku qoran ka fiiri البداية والنهاية، الكامل في التاريخ, ama KZbin ku qor القرامطة، waad helaysaa mahadsanid
waxaan booqday Kacbada - Muqaalka Guud ee Xaramka - Geedi Sahan iyo Sacuudi
22:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 115 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 11 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ek Mexican Ne Church Mein Islam Kaise Paya? - "Main Kabhi Bhi Hijab Nahi Pehnungi!
27:55
Towards Eternity - اردو हिंदी
Рет қаралды 31 М.
Israeli soldiers document their own war crimes online: Why? | ICJP Panel
1:03:14
Muslimiinta Maxeey Kacbada ugu wareegaan? | Dr Zakir Naik Jawaab
5:22
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 145 М.