shacni shafkaga uma bogin😄😄inaa qarsato armee kuu rontahay😄😄hadii kale abkee shaxaari aya ka dul qeylin doono hayeey😄😄
@Saciidsharma20255 жыл бұрын
Masai qosol ayu dily
@wiibtobiibto97525 жыл бұрын
Shacni armaa saan wax ka badashaa Gabar somali oo hadana Nairobi oo intaasoo Islam ah taagan aa joogtaa 5ta waqti aadaanka dhagahaaga ku dhacaayo corner walbo masaajidaa ku yaalo intaas na gabdho is astura aa la leeyahay Good example clip kaan Aad hada Soo dhigtay kuugu filan meeqa nin ku dhex jirtaa midna aadan u dhexin aadna la dhalan aanan ku dhalin Aad candhadaada ku hor wadaa iyo jirkaaga xubin xubin usoo muujisay Anbo gabar ahay sidaado kale weeyna ila dhasheen waxaana ii joogo gabdho wada teenage iyo early twenties aan Anba ku jiro aanba ugu weeynaade mana ogoli ineey saa Maanta niman ku dhex joogto eey u labistaan Waxa kuleelka iga keenayo Waa my sisters do watch you markeey ku arkaan Adoo saan u labisan dal Islam ah na dhex joogto kuwi gaalada joogeen xarkaha lagu haayey maxeey sameeynayaan Naa dhar naga xiro Naag weenaa tahayee waanba daale saan clip walbo dhan xiro kuu lahaaye
@ifrahbintuyusuf43055 жыл бұрын
Masha Allah waanla dhacay
@hoodomustafe95824 жыл бұрын
Ifrah bintu Yusuf sidoo kale manshalaah keep going wiibto biibto wll aad iyo aad ayaad u qalbi fiican tay keep going wll
@anisali22665 жыл бұрын
Qabyo films guuleysta
@cabduwaxidcade23065 жыл бұрын
Maashaa Allah kkkkk
@zeituna79425 жыл бұрын
😭 Masha Allah shumiy wad gabxsty
@mohamudabdirashiid40975 жыл бұрын
Shacni naasaha naga qarso
@maanoabdulkadir22465 жыл бұрын
shacni abaayo xiro dhar asturan sidaan waa dambi
@aminaibrahimisaac72655 жыл бұрын
Masha allah hormar wacn
@omaraliali86675 жыл бұрын
shacni manta waa shidan te heee 😂😏 waad soo ile bexee 😂😂😂🤣🤣🤣👍
@kahmed60345 жыл бұрын
Oogiyalaha is ka bixi
@mamahajra26145 жыл бұрын
@omar Ali ilbaxmashe more like reerbadiyo. Warya ilbaxnimo mahan inalisqausho oo dinta islamka meel logadaco. Iskuhisho ee gawada walasha wanii ee wihiruntaa eh usheeq hadikale iskaa amuus.
@omaraliali86675 жыл бұрын
Ee Adba qof wayna tehe dinatana waa taqanaye wa soo ilaba xaysaa ma ceba mise cay wll sre. ilhay wakan iga sareye. I love group kiina. hhhh
@elmigufane16385 жыл бұрын
Shacni manshallah
@shshariif39315 жыл бұрын
Abwaanka waad iga badisay wlhi suit baati laga hoos gashahaa iyaah
@muusecadaani18875 жыл бұрын
Wa ikan hadan ahaY Taagero QabYo Films
@muhsinoa21883 жыл бұрын
SaaS Maha nitide
@shukriabdirashid17675 жыл бұрын
Shacni abayo isastur Walshey xijaab xiro waxa wa adun alahey ka cabso
@werewere66005 жыл бұрын
Waaa tun wlhi shomey weey saxan tahy 😭
@SAALAXwaberi5 жыл бұрын
QABYO FILMS SUBSCRIBE IGU CAWIYA
@ishwaaqaadan475 жыл бұрын
Masha alh horey u socoda
@shaanimedia9815 жыл бұрын
Keep going
@naciishquruxabdiaziz86555 жыл бұрын
M a
@Saciidsharma20255 жыл бұрын
Waa sharaf
@mohamedabdullahi39335 жыл бұрын
Shacni maad xira tid dhar asturan Abaayo maxaa la qaawan tahay
@onebyoneistwo91905 жыл бұрын
Maxaa ka muqda so taa labisan???!
@saynabahmed76435 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi mnsha allh bowe adban uga hely hdalkaga nolow walashena iny qadataan rjyn
@saynabahmed76435 жыл бұрын
hayat yassin my wlaal kan mahn labiskii ale rali galin lahaa shedan ayu rali gashy
@daahiraxmed42994 жыл бұрын
@@saynabahmed7643 lĺ
@nasriinbbequuen86105 жыл бұрын
Subxanalah shacni maxa ka qaldan 🙊🙊🙊🙊😳😳👈
@IconicG5 жыл бұрын
Shacni Bbe waa xaax
@qalanjoismail64565 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😏
@IconicG5 жыл бұрын
@@qalanjoismail6456 😏
@quruxsanhennanbeauty37645 жыл бұрын
Gbdhaha ku xiran channelkan e jecl cilaan saarka plz so boqda channelkga o subscribe iisaara 🙏🙏
@qaalidumar64825 жыл бұрын
Hye abyo
@bbenacnac5 жыл бұрын
Keep going guys 💖👏
@fartunabdurizack82024 жыл бұрын
0721633526
@abdirahmanhabib69735 жыл бұрын
waraa tuunji maa dhaqoosaa ku.laha ar shacniyaa hhh🤣🤣
@mariyocismanaxmedosman59215 жыл бұрын
Wan oyi run wilka wan u naxay shacni calol adka
@dahranisse25475 жыл бұрын
Naya shacti nasaha haku fanin ee is astur walaga ficayahay ina coradada banaka sodhikto wala dhimana ogow
@maxamedibrahim94695 жыл бұрын
maa gacaanba misee waa luug waaxaa aarko
@mohamedahmedyusuf6765 жыл бұрын
Saqiir iyo faqiir kulahaaa hhhhhhhh
@abdirahmanmahamudyusuf7195 жыл бұрын
Shani adi maa ka cabsan lhaay ha dhihin mrar bdanaa dhahdy hdii lgu dhaho ilaah ka cabso lguma caayn