DARIIQ KALE O IGU CUSUB

  Рет қаралды 10,510

Fatim ali

Fatim ali

Күн бұрын

#qiso #qiso_cajiib_ah #qisooyin #storytime #cooking #qisoxanuunbadan

Пікірлер: 102
@fatxaapdrahman9158
@fatxaapdrahman9158 3 күн бұрын
Jaceyl so dhaqso wad naga so raagtaye❤😊
@Ruman1rayma
@Ruman1rayma 3 күн бұрын
Wa akhiran after 9day 🎉🎉❤😂
@kalthoumabde1193
@kalthoumabde1193 2 күн бұрын
Fadimoy qisoyinka gabadha ron la dhoho soo turjum khasatan qisada khaalid iyo jawaahir❤
@Hba_nim0
@Hba_nim0 2 күн бұрын
Ani wan dhagastay qisada khalid iyo jawahir💔
@kalthoumabde1193
@kalthoumabde1193 2 күн бұрын
@@Hba_nim0 aniba waan dhagaystay lkin waa sheeko in lasoo bandhigo mudan
@Safaadamibrahim
@Safaadamibrahim 3 күн бұрын
Congratulations golden voice ❤ coming soon 20k
@fathiamohmed5615
@fathiamohmed5615 3 күн бұрын
Wlhie anu wanku cadhona jacyl balantenu saa may ahyn 😭❤️❤️
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid 2 күн бұрын
Kuxiis nay jacayl ani iyo hooyo ❤
@Aniitaakhan
@Aniitaakhan 3 күн бұрын
Qisooyinka noocaan turkida aa ubadan becouse musalsalaadka aa ku arka 😢
@saabriinmoha
@saabriinmoha 3 күн бұрын
Waligay hal LIKE ma helin😢
@JameelaJameela123
@JameelaJameela123 3 күн бұрын
Qisadan waxay isoo xasuusisay 2014 mar naagi i xadi gaartay anop yar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@RamlaCabdihamid
@RamlaCabdihamid 3 күн бұрын
Sheekada waxaa xiiso u yeelaya cuntada quruxda badan ee shaashada saaran😂
@Zara13s
@Zara13s 2 күн бұрын
Sidoo kale codkeda🫶💞😻
@fatmamohamed-tk5ph
@fatmamohamed-tk5ph 3 күн бұрын
Jceyl waa kuu xiisnay🥹❤️
@Nachma_
@Nachma_ 3 күн бұрын
Golden voice fatin Miss you jacayl ❤
@shucayb1226
@shucayb1226 3 күн бұрын
Macalimad qalbigaan kaala socda go forward ❤ Sidaad noogu dedaaleyso ood vedowyada noogusoo gudbineyso Alle hakaa jasaai SIIYO cimri iyo caafimaad duuban ban kuu rajeenaya 🎉
@caaliyaapdirahman
@caaliyaapdirahman 2 күн бұрын
Qisooyinka dhaadheer 1 saac eecabsida ah wllo nooso dhg midakle waanaga raagtaye ❤😂
@rayanilyas4156
@rayanilyas4156 3 күн бұрын
Sheekadaadu sida wxy ii moqoty quutka yawmiga ah wllhi lagama caajisid karo MazhallaH ❤❤❤❤❤😊
@gesdhere5596
@gesdhere5596 3 күн бұрын
😊congrats... horey,usoco wlshy
@nuuramohmed8194
@nuuramohmed8194 2 күн бұрын
Jaceyl waad mahadsantahay❤😢
@ismahanabdalla8527
@ismahanabdalla8527 3 күн бұрын
Wallahi waan ilmeyay 😢
@Ilwaathahmett1122
@Ilwaathahmett1122 3 күн бұрын
Naa jaceyl xgee aaday😢
@mfarah9231
@mfarah9231 3 күн бұрын
Aniga bey ila joogty
@Fathuma_omar
@Fathuma_omar 3 күн бұрын
Cod dahabteni miss you❤
@Aymanbushaar
@Aymanbushaar 3 күн бұрын
Cod dahabtaydiii❤❤❤
@ASMAAAR-qu9
@ASMAAAR-qu9 3 күн бұрын
Musalsal turki ah ku daawadey qisadaan camal❤😊
@najaxjibriil
@najaxjibriil 3 күн бұрын
Magacii wll
@ASMAAAR-qu9
@ASMAAAR-qu9 3 күн бұрын
@@najaxjibriil( ates kuslari ) abyo ku qor appka a tv baad ka heleysa isago dhameystiran
@ASMAAAR-qu9
@ASMAAAR-qu9 3 күн бұрын
​@@najaxjibriilates kuslari la dhaha apyo a tv ka heleysa isago dhameystiran
@abdilahiaden
@abdilahiaden 2 күн бұрын
Alxamdulilaah❤😢
@BalqiisaCabdi-zj5ld
@BalqiisaCabdi-zj5ld 2 күн бұрын
Waa Qiso fican Walow ay Murug egeyd🎉❤
@Blackloin-gx5ny
@Blackloin-gx5ny 2 күн бұрын
Masha alah fadumo
@zeiqalbinuur5105
@zeiqalbinuur5105 3 күн бұрын
Keep going sister ❤🎉1m insha allh
@SakariyeclrishiidSakariye
@SakariyeclrishiidSakariye 2 күн бұрын
Congratulations wllo intaa iyo inkabadanba waad uqalantaa
@HanadCabdulaahi-jf9rv
@HanadCabdulaahi-jf9rv 3 күн бұрын
Codkaaga dar alle ayaan ujeclahay wllh abaayo🦋💋🫶👸🏻💗
@FathiUpdi-pq1vz
@FathiUpdi-pq1vz Күн бұрын
jacayl so dhaqsoh🎉❤
@MaryanRuun-d5l
@MaryanRuun-d5l 2 күн бұрын
Codkedah❤😂
@Gabadhkale-
@Gabadhkale- 3 күн бұрын
Waan ku xisay walahi
@FarduusAliismail
@FarduusAliismail 3 күн бұрын
Hye quruxeyyyy nagada maqnashiyaha bdn❤
@MaryamoMire
@MaryamoMire 3 күн бұрын
Naa waan kuu xisy wallhi😂❤
@maxamedmaxamedcabadiwali844
@maxamedmaxamedcabadiwali844 2 күн бұрын
Horta Hambalyo nio talabaad iga qabso 2 meeg ah oo kala qaabdaran 1 waa naga raagta nio hanaga raagin haaye aɓti mcn 2 sheekoyinla soo badi xitaa hadaad sheeko wayso anaa ku soo diraya bari aan $2 doller xaday 😂😂 i like wallahi shekoyin kaaga wll ❤
@MaariyaCismaan-f3c
@MaariyaCismaan-f3c 2 күн бұрын
Fatim please noso dheere malin kasta indhahaan ku haya channelkaga😢
@MandeqManka-p3m
@MandeqManka-p3m 3 күн бұрын
Wcs quruxey manta anigaa ugu horeeya
@Yd_kkumi
@Yd_kkumi 3 күн бұрын
Jacayl ku xiisey❤🫶🏾
@Amiirafilimis
@Amiirafilimis Күн бұрын
Keep going ❤❤❤❤😊
@fathiamohmed5615
@fathiamohmed5615 3 күн бұрын
14.7k ❤❤🎉 insha allah
@XamdaMaxamed-t2f
@XamdaMaxamed-t2f 3 күн бұрын
@Sara7Jk
@Sara7Jk 3 күн бұрын
Jcyl xage aday wn ku xisne😢❤
@MuhiimCabdiraxmaan
@MuhiimCabdiraxmaan 3 күн бұрын
Jacayl wan ku xisay❤
@NimcodeeqsanNimcodeeqsan
@NimcodeeqsanNimcodeeqsan 3 күн бұрын
Hore usoco❤🎉
@user-ws4rh7ml4z
@user-ws4rh7ml4z 2 күн бұрын
Fatima wixi ku qatay miyu ku so celyey😂
@XamdaCabdilahi-q8p
@XamdaCabdilahi-q8p 3 күн бұрын
Saakan tiktok kasoo dawaday part 1 ilaa maanta channelka eegayey waad mahadsantahay jaceyl❤
@fzahro4166
@fzahro4166 3 күн бұрын
naa xgaa ka baxde waku xiisne 💋
@IzaAbdalla-uw5hw
@IzaAbdalla-uw5hw 2 күн бұрын
Mcneyy saa ku sugayay qalbi jab wllhi😢💔
@Zara13s
@Zara13s 2 күн бұрын
San kanalka gortan youtube ka so galo u firinayey wan anyway wan ku wata😍💗💗😇
@Hba_nim0
@Hba_nim0 2 күн бұрын
Fatimay videogan malmo jahor kuso dawaday KZbinka gabadha carabiyada ron ladhoho😢❤
@Qalbidahab-ws2
@Qalbidahab-ws2 6 сағат бұрын
Waa ku xiisnay🤍🥺
@ubaxgeenyo5640
@ubaxgeenyo5640 2 күн бұрын
Congratulations qali
@SuhurAbdullahi
@SuhurAbdullahi 3 күн бұрын
Ku xisnay tysii🎉❤
@NajahMuse-gp3zi
@NajahMuse-gp3zi 2 күн бұрын
Finally ❤
@ziheeromar2884
@ziheeromar2884 Күн бұрын
Hamplayo jacayl🎉❤😂
@QueenDowsee
@QueenDowsee 3 күн бұрын
Wiilki yara dhawaca ahaa miyuu dhintay 🥺😭
@InnocentBoaSnake-sz7bs
@InnocentBoaSnake-sz7bs 3 күн бұрын
Maajid ma dhinty
@FaadumoAbdi-y3e
@FaadumoAbdi-y3e Күн бұрын
2::34
@NawaalIftiin
@NawaalIftiin 3 күн бұрын
Naa wllo maalin walba channalka ishan ku hayaye maxad ula so raagtay😂
@NajahAhmed-r8c
@NajahAhmed-r8c 3 күн бұрын
😭😭
@SabarinMuhiyadinIsmail
@SabarinMuhiyadinIsmail 3 күн бұрын
Ku xiisay xppti ❤
@raaxocabdi7566
@raaxocabdi7566 2 күн бұрын
Walal last dhaqso 😢
@SafaNooura
@SafaNooura 3 күн бұрын
Wn ku xisny jcyll 😢❤
@hodanabdirahman2756
@hodanabdirahman2756 3 күн бұрын
Huno lasoo dhakhso wllhy wan kuu xiisne
@Gabadhkale-
@Gabadhkale- 3 күн бұрын
So noqod wanagsan mcney❤
@Dowz_0889
@Dowz_0889 3 күн бұрын
Aaway maajid?
@CkariimCabdulahi
@CkariimCabdulahi 3 күн бұрын
Wnku xisney😢❤
@TufaaxMohamud
@TufaaxMohamud 3 күн бұрын
Fatimo col kula ahyy Ani zwpto eh saan kusugayeyy wan daaleyy😭
@MalaboMahamet
@MalaboMahamet 3 күн бұрын
Waan kusugaynay maxaa ku helay sis😢😢😢
@TaslinMukhtaar
@TaslinMukhtaar 2 күн бұрын
Abaayo nolasudhakhasu
@haawoali5442
@haawoali5442 2 күн бұрын
Malintaan khaniista markan dharka dhaqayo waxd asbuuca soogali say dhagaystaa hada xabad kaliyan dhagystaa 😂
@AreamoudOsmn
@AreamoudOsmn 2 күн бұрын
Wll qisadan afdubka qiso uu eeg aniga igu dhacdey fadlan meel aan kala wadago isheg ama ilaso xirir 😢
@Fatimali-f6t
@Fatimali-f6t 2 күн бұрын
Tıktok igala so xidhiidh wl
@hanadmohan1343
@hanadmohan1343 2 күн бұрын
​@@Fatimali-f6tSnapchat sameso
@RaqiaYusuf
@RaqiaYusuf 2 күн бұрын
Codkaaga😭❤🫶🏿
@user-mb8jn3xk3l
@user-mb8jn3xk3l 3 күн бұрын
Ala said kugu xiis ney 😊
@Maniacone
@Maniacone 3 күн бұрын
Jacyl wax isku fal malinkaste so dhig
@RoodaAadanXasan
@RoodaAadanXasan 3 күн бұрын
One😂🎉
@Salma-gj4oj
@Salma-gj4oj 3 күн бұрын
Naa wllo maxa ku helay 😂😂😢😢
@SaabiriinCalimaxamad
@SaabiriinCalimaxamad 3 күн бұрын
M.a quruxeey
@zamzamhasen
@zamzamhasen 3 күн бұрын
Thanks ❤
@AsmaMohamedhassanAsmaMohamed
@AsmaMohamedhassanAsmaMohamed 2 күн бұрын
Wadanka qofka mad nogu so dartid
@DeeqaKhadar-f4u
@DeeqaKhadar-f4u 3 күн бұрын
Boqranteenii Mahadsanid ❤
@MalaakUpdi70
@MalaakUpdi70 3 күн бұрын
wn ooyey😢wllhi😭😭😭😭💔
@NuurCabdullahi-wr6rr
@NuurCabdullahi-wr6rr 3 күн бұрын
❤❤❤
@RaxmaMuxumedaxmed
@RaxmaMuxumedaxmed 3 күн бұрын
Waad nagar aagty xbbti
@SafaIbrahim-b7s
@SafaIbrahim-b7s 3 күн бұрын
Fatma keep going mcnto❤🎉
@Naasir-1
@Naasir-1 3 күн бұрын
Ahlan ya faatima wllshey wax yara kaaga baahna maleedahay meel lagala hadlo instegram facbook ama meel uun ❤😊
@Fatimali-f6t
@Fatimali-f6t 3 күн бұрын
Tiktok iga so message gare wlal
@AvahSvah
@AvahSvah 3 күн бұрын
AFter 9year later😂🎉
@FioAhmed
@FioAhmed 3 күн бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺❤❤❤❤
@mfarah9231
@mfarah9231 3 күн бұрын
Waxaan fahmi waayey waxaan been miyaa mise run micnaha qisooyinkaan laga sheekeeyo mar waliba intii ila fakir ah like iisoo saar😂😂😂😅
@zeinab191
@zeinab191 3 күн бұрын
waxaa jira meelo lagu sooqoro shekoyinka dadka qaar baa bugaag ka so aqriya
@MaidoTaajir
@MaidoTaajir 2 күн бұрын
😡Naa fatimaay waji aad ledahay malaha marka danta laheed maalin kasta wax noo soo dhigi jirtay dantada halahaas lee miyaa walaaley 10k uun baad nagu wanaajineysay bishii hore walaley waa isku daneysaneynaa 1 Million marabtid miya ina ku gaar siino hanaga xanaajinin walaaley 9 maalin iska maqan tahay kawaran plz isgaro oo qof lagu tiirsan yahay batahay ina ilaasho horta miya ilowday ina hooyo tahay oo ilmo ay kaa oynayan hada u iman weydo ina adeerey gacaliso intan kadib waxba soo ma qori karo number kaagana ma aqaan cadi ban kusoo wici laha markasa meeg kugu qaadan laha ciilka iyo xanaaqa ihaayo dartii plz inaga soo garbax 9 Day 😩😭
@Fadma437
@Fadma437 2 күн бұрын
Shaydanka iska naar qof wxba ku dhici kare
@MaidoTaajir
@MaidoTaajir 2 күн бұрын
@@Fadma437 haye mcneyyy inoo soo dhaqso bal Ilaahay hakuu fududeeyo amurahaaga 🥰
WAA KUMA DILAAGU!?
17:50
Fatim ali
Рет қаралды 18 М.
NINKAYGA MARKUU ARKAY WAJIGII WALAASHAY?
27:07
Qisas Channel
Рет қаралды 9 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 40 МЛН
MAXAMED WAXA LAGU WAYAY SAXARAHA
20:30
Nasiiba Aye
Рет қаралды 2,6 М.
SIRDOON-KII QARSOONAA
27:43
Fatim ali
Рет қаралды 46 М.
,DUCO CAJIB AH IYO ISTIQFARTA MAXAN KAFAIDEY
19:26
BUSHRA QALI
Рет қаралды 2,1 М.
CARUURTA ILAASHADA!
14:14
Fatim ali
Рет қаралды 11 М.
SAWSAN IYO NINKII QARSOONA || qiso is-daba marin badan
1:13:43
Fatim ali
Рет қаралды 21 М.
Qiso || SIR MAQABE ALLA U SAHANA ||
28:25
Fatim ali
Рет қаралды 18 М.
Qisada lamaanihii shayaadiinta ee ree Belgium iyo America ka yaabisey
36:15
46 sano kadib Police ka waxay ogaaden sawirkan in uu ku jiro Ninkii dilay Gabdhaan...| Sheekada Lo…
33:31
𝐎𝐌𝐀𝐑𝐀𝐁𝐔𝐑𝐀𝐙
Рет қаралды 37 М.
JACAYLKAYGI JAAMACADA IYO SHIKIGII NINKAYGA
37:54
Fatim ali
Рет қаралды 19 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44