Dartii ayey uga timid Dibadda kadib sidan ayuu ku sameeyey | qiso gabadh somaliyeed o xanun badan

  Рет қаралды 204,407

DADWEYNAHA ,

DADWEYNAHA ,

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@Haagid
@Haagid 2 жыл бұрын
Wlh ilama igu taagan 😭😭 Hadaan nahay raga soomaliyeed 99% waxan nahay raga ugu xun dunida 😭😭Bal qiyaas ayado hooyo ah dhibka iyo imtixaanka ay dunidani ku martay 😭😭 Pls somaaliyeey aan caawino gabadaasi qof waliba wuxu u awoodi karo haa u sameeyo wa iga codsii wa hooyo somaliyeed wa walasheen😭😭. Fadlan xita hada u awoodin daqli, muqaalka share deh una ducee intaasa Ajir ku ah oo ayadana aad ku caawisay.
@curveybarbie8130
@curveybarbie8130 2 жыл бұрын
He said the number is in the description why can’t I see it?
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 2 жыл бұрын
​​@@curveybarbie8130 abyo sax waye wuso saare
@curveybarbie8130
@curveybarbie8130 2 жыл бұрын
@@maryamamohamed6104 Abayo midka 17 udambeyo miyaa?
@Haagid
@Haagid 2 жыл бұрын
@@curveybarbie8130 check it out....
@curveybarbie8130
@curveybarbie8130 2 жыл бұрын
@@Haagid lol where in the description?
@quizw2520
@quizw2520 2 жыл бұрын
Alhamdullilah dheh hadad cafimad leedahay, Hadaad xanuunsanthy ilahy cafimad hakusiyo walaal
@abdikadirmohamed6678
@abdikadirmohamed6678 2 жыл бұрын
Asc
@iqromohamed7243
@iqromohamed7243 2 жыл бұрын
Ameen
@quizw2520
@quizw2520 2 жыл бұрын
@@abdikadirmohamed6678 wcs
@cadnancali4675
@cadnancali4675 2 жыл бұрын
Alx
@EngAliDaYax
@EngAliDaYax 2 жыл бұрын
Alxmdulilah
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 2 жыл бұрын
Allahayow ugargaar walashey iyo dhamaan dadka Muslimiinta ah😭😭😭
@abdimajiidsuleiman3806
@abdimajiidsuleiman3806 2 жыл бұрын
Aamin walal
@mascuudgurxan
@mascuudgurxan Жыл бұрын
@@abdimajiidsuleiman3806 aamin aamin yaa rabi
@calicanter3396
@calicanter3396 Жыл бұрын
Amiin walal😢
@dekgsanabdillahi9219
@dekgsanabdillahi9219 Жыл бұрын
Allahayow Ugar gaar walashey iyo dhamaan dadka
@RAXMAXAAJI-s1v
@RAXMAXAAJI-s1v Ай бұрын
AmiiiiiiiN yaRaB
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 жыл бұрын
Ilaahay ha barido qofka la dulmay Ilaahay ducadiisa wuu aqbalaa Ninkaasna ilaahay baa la xisaabtami doono Lilaahi iyo laqdabo meel ma wada galaan Ciqaabtu wey ku dhici ama aduun ha looga jaro ama aakhiro ilaahay ha kuu gar-gaaro abyo
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Mcnto dadka waxaa moodaa ney iloobeen baryada Alle, Alle waa Kaafiye wax walbo kaa kaafiyo, gabadhan samirka badan leh Alle ayaa ugu bishaareeynaayo farxada aduun iyo mid aakhiraba maxaa ka wanaagsan,masha allh aniga aad iyo aad ayay iiga fiican tahay samirkaa ma lahi.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 жыл бұрын
@@seynabnuur3020 aad iyo aad xbbti😢🥰
@mohayasiin
@mohayasiin Жыл бұрын
Ilaahy ninkii gabadhaas SaaS ku sameeyay Naarta ha ku fogeeyo Aduunkana ciqaab Alle ha u billabong iyadana nolol tan u sareysa Sii Allaahu Akbar🙏
@Notreal_MB24
@Notreal_MB24 2 жыл бұрын
Wlhi waa qof adag miskiinta waqtigeeda wanagsan wuu u bilaaban donaa insha allah 💖 ♥ ❤ 🙏
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 жыл бұрын
Inshallah 😢😊
@juliemalik1940
@juliemalik1940 2 жыл бұрын
Insha allah
@ikramdiini9278
@ikramdiini9278 2 жыл бұрын
Dadka leh waa qiso xanun badan plz caawiya ilaa hada dhibta ku jirta mo faami adigana arinkan haka seexan la wadaag somalida inteda kale caanka ah 😭😭
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 жыл бұрын
Waa sax laakiin dhibka ayadaa isku keentey Subhanallaah illahey dhib masameyn Nin xun oo Magafe weynaadey uraaya oo bilaa Caqli iyo bilaa naxariis ah naftaada looma baabiiyo naago badan oo somaliyed ayaa sidan oo Kale ah naguhu waa iney damiir yeeshaan, 🤬😡😡 uf Ciil badanaa bal waxay dhib isgelisay Arka
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Wan kugu tageersanay hal Qof baa ku filan 2kun doolar siiya gbdh
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 2 жыл бұрын
Bro Mo faami Hal Mid ayan Ka codsan laha inad marmar Qisooyin Jaceyla no so Gudbiso Hadey Macquul tahay Thank you bro.🤍💯
@nacimaosman2865
@nacimaosman2865 2 жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل اللهم لاتجعل مصيبتنا في ديننا ولاتجعل الدنيااكبرهمناولامبلغ علمناولاتسلط علينامن لايرحمنا يارب العالمين
@gaaldileyb
@gaaldileyb 2 жыл бұрын
the pest person the most knowledgeable and most shy off all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ(NNKH)❤🕋🕋🕋
@fariixayariisey6545
@fariixayariisey6545 2 жыл бұрын
Bh komo🏐🏅
@najmaahmed6112
@najmaahmed6112 2 жыл бұрын
Dadka xaladaha jeex jeexen hada kamid tahay like commentigeyga😢👍😂
@fatimaapdy2722
@fatimaapdy2722 2 жыл бұрын
Is toltol de 😂😂😂
@rumaanabdirhmaan1899
@rumaanabdirhmaan1899 2 жыл бұрын
Abayo maba fahmin
@sucaadmaxamed3981
@sucaadmaxamed3981 2 жыл бұрын
@@rumaanabdirhmaan1899 daruufaha ku jexjexey😂😂
@najmaahmed6112
@najmaahmed6112 2 жыл бұрын
@@fatimaapdy2722 oh my garoor and suusac🥲😂
@AxmedAxmed-oc2vi
@AxmedAxmed-oc2vi 2 жыл бұрын
Waxad thy qof waxaksta qosol ka dayaya
@hanaqaadhahabaabin1890
@hanaqaadhahabaabin1890 2 жыл бұрын
Bismilaah ala ma balwad ayuu laha weligaa qof balwad leh iska ilaaliya kabdho walaashey duca ayan ku so duceynaya wax kale ku awooda ma jirto waana ka xumahay wixi kugu dhacay cashir haku noqdan inshlh ilaheyna bari o kaasho🤲
@amuuuhaxmef7445
@amuuuhaxmef7445 2 жыл бұрын
Nimanka qaar markad aragto waxay samaynayan waxad is dhahaysa haba guursan🥺
@Janno66
@Janno66 4 ай бұрын
Mudo hal sano aya muqalkaan kaso wareegatey Talow Hada sidee ayey nolosheeda isku badashey ya og Yaa rabi Naxariis darnaaa Raga😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@haboonabdi5218
@haboonabdi5218 2 ай бұрын
Alle nolosha ha u qurxiyo I.a gorme ahayd baal wll 😢
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 жыл бұрын
Dadka masar jooga inta ugu badan mental health ayaa haya subxanalah. Naxariis daranaa 😢😢😢
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Wallhi waa qiso aad u xanuun badan waligay qofka aan ugu neceb ahay dadka waxaa weeyi danaystaha Alloow ku gargaar walaal macaan
@ahmedalbadri.
@ahmedalbadri. 2 жыл бұрын
صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@mustafaabdi3992
@mustafaabdi3992 2 жыл бұрын
Asc
@mustafaabdi3992
@mustafaabdi3992 2 жыл бұрын
Waa KU cawilah er intaan kalhadal
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 жыл бұрын
Sallalahu calehi wasallam yaa Rasuulullah yaa xabiibu llaah ❤❤❤💓💓💓💞💞
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 2 жыл бұрын
AR AMUU NAXRIIS LAAWE YAHAY SUBXAANALLAH ILLAH OOGA BAQ XAASKAAGA IYO CARUUR TAADA 😭😭
@awaysabdiali7759
@awaysabdiali7759 2 жыл бұрын
Naxaris darana subxanalah 😔 sabarka badi walashey I.a xaqaga allaah aya kuso dhicinaye hais niya jebin I.a 😔
@Haykal5
@Haykal5 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@KhaalidXuseen-og8ni
@KhaalidXuseen-og8ni Жыл бұрын
آللهم صلى على مُحمد وعلى آله مُحمد كما صليت على إبراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميدُ مجيدُ ❤
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Wa sheeko cajiib shiib iska dhah 🥰♥ alaaah haku dhoore gabadha caruurta alaah haku xafido inshalaah wada qeereysa guushan adiga hanti gareso
@boqoradainafarax4382
@boqoradainafarax4382 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭wlhi.xanun wayo laakin xalad kasto ilahay aya kena elhamdulillah🤲insha allah faraj qeyr qabo insha allah mar dhow abayo filo☝️🤲insha allah
@salmamohamed6113
@salmamohamed6113 2 жыл бұрын
Video yadii horo ano iskaga ceshanaayo markan labo dawaday hada kan isodhacay arkay wllhi wan ku farxay Thank you Muqtaar bowe
@mrmo6096
@mrmo6096 2 жыл бұрын
Allahyoow u gargaar gabadhaa miskiinta ah. Nolol faraxd iyo badhaadhe wadata ayaan Allah Wayne kaaga rajaynayaa wllo🤲🏽🤲🏽😥
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 2 жыл бұрын
Subxanallah wxs nin maha waa nacas wlhi ee wll Allaha ku gargaaro wan kuso duceynaa ee isku day inad wadankii ku laabato oo aad dib noloshada u dhisto🥺🥺💔💔
@nemofariith0307
@nemofariith0307 2 жыл бұрын
Ilaaahy hawga jaro dhipaatadaa uuu galiyey habaar qabahaasi iyada wx dhama ha siiiyo oo wadankediiii haku celiyo 🥺🥺🥺🥺🥺
@hamzehassan7995
@hamzehassan7995 2 жыл бұрын
Ilaahy naarta jahanaba haka warbiyo Amiin
@xasanxuseen6114
@xasanxuseen6114 Жыл бұрын
Walaal Alla ha ku asturo aakhiro iyo aduun kaba wlhi waan ka xumahay Ax Ax
@SaadoMaxamed-ck7yu
@SaadoMaxamed-ck7yu 27 күн бұрын
Raga wllhi waxaad is odhanaysaaa hab guursan
@malikjamal6662
@malikjamal6662 2 жыл бұрын
Ax ax ax😭💔 Alla ilaahayow dhabadhaas iyo kuwa lamidka ah ee la dulmiyay ha inoo cadaabin dartooda🤲 Plzzzzz gabdhaasi hala caawiyo xitaa Norway aan ku celino.
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 жыл бұрын
Haa wa run norwey wa adanka aduunka ugu caruur qadashada badn allah ha u gar gaaro🥺💔
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 2 жыл бұрын
This is what happens when you looking love from strangers, may allah help you, this should be a lesson to a lots of women, you are the only parent,
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 2 жыл бұрын
Qiso xanuun badan waaye wllhi 🥺🤟
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Subxanallah Subxanallah allow ugargar aamiin yaa allah waa xalad aad umurug badan
@sahrausman769
@sahrausman769 2 жыл бұрын
allahu akbar waligaa qof bini adama laskuma duleeyo ee has duleen aduu wllo allehna hakuu gar garo
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 2 жыл бұрын
mo faami waa qiso xanuun badan wllsheyda Allah hakuu gargaaro tani waa aduunyo insha Allah Allah xlkada ma mooga waa imtixaan sabirka iyo salaada kaasho insha Allah
@goldengirl9721
@goldengirl9721 2 жыл бұрын
Ilhy haka saro dhibka Nin lama dhihi karo gabadha si xun ayuu ugalay wlhi wan ilmeyey meday balanti uu ka qaaday ee ahyd (kalgacayl ayan ku siin ) ani koly nin uma arkee dayuska ilmihisa dayacay iyo gabadhi aamintyba wuxu muxu ahaa gabdhaw ninkasta ha aaminina waxan waa bil aadan wax kasta ka fisha wll mukhtar adna waad mahadsanthy channelka kaliya aan ku xidhanahy ayad thy iyo moo fami hadanan ku daawan xafada cuntada uma sameyo adna waadvila samaysa la soco wayo markasta videoyadada ayan fiirsada iyo qiso yinka aad soo dhigtid channelka keep goin 🥰
@shamsasharafchannel9406
@shamsasharafchannel9406 2 жыл бұрын
Qof adag weeye wllahay hal caawiyo gabdha somaliyeey insha Allah wayka bixi dhibta iyaduna ha daadasho yeey marka la caawiyo ninkaa dib ugu noqoone hayska illaiso allah hana birido wayo ducada allah ayaa wax walba ka qimo badan
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
Wllshay ilhay dhibatda kuhaysta haka saro Wllky mulhtar adna ajar alle haka siyo sida ugso gudbisay in lacawiyo
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
Subxanalaa nin Africa joga allow aana udhoofin sa waa qof dan leh oo janis radisee 😭😭😭😭
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Bani aadamka oodhan gar ahan rggu isku mid mha ragg fcn iyo ragg aan fcnayn way jiraan, qofka Europe joga kma fadli bdn qof joga africa 💯💯
@a.fatahmahamed1224
@a.fatahmahamed1224 2 жыл бұрын
Xayawaan noocaas oo kale ah baa raga kujira illaahay hakaasoosaaro dhibkaa ugaysatay miskiintaas ayada illaahay haka saaro dhibka ay kujirto aamiin
@darwiiizhhawd9856
@darwiiizhhawd9856 2 жыл бұрын
Wlhi Ilmaa iga timid Waxan Garan wayay Waxa Raga Xun Gabdhaha Wanagsan ku Beega Sorry Wllo ilahay tala Saro Dhibkana Wad ka Bixi insha Allaah
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Waa exam Abaayo
@abdoulkaderhassanhoussein2330
@abdoulkaderhassanhoussein2330 2 жыл бұрын
Walaalayaal,hadii sida lasheegay,wax u jiraan eebe ha inoo sahlo, takaleh dumarkaw meel hoo u baahan hadal waxba kamataro, ee ka arinta dibada usoosarayba, waa nin boqoleh ah
@ayuubpoi9571
@ayuubpoi9571 2 жыл бұрын
Waa qiso aad u xanuun badan😭
@seidmohammadabdalla2353
@seidmohammadabdalla2353 2 жыл бұрын
Subana llh ilahey haugargaro maskinta waladul miye ayada iyo carurteda baa alhu Sali calamuxamad allhuma amiiiin
@walalmohamed
@walalmohamed 2 жыл бұрын
narta ilahay hainaga bad badiyo 😥😥😥
@ihsanmohed7328
@ihsanmohed7328 2 жыл бұрын
Ilaahay haku gargaaro wlashayey walhi wan ka xanunsanya xaldada ilaahay aya jira wllo إن الله ليملي للظالم حتى إذا أخذه لم يفلته
@muzamilabdaraxman4683
@muzamilabdaraxman4683 2 жыл бұрын
Ax wlhi waa qisa xunan badan imtaxaan aduunyo ayey Martay maskiinta Allah ugargaaro😭😭😭
@zakirboss143
@zakirboss143 2 жыл бұрын
Subxaanalaah, Alleh ha u gargaaro ......midkaasi haddiii uu somali ku dhex noolaan lahaa wa laga qabdan lahaaa
@queenmunera8415
@queenmunera8415 2 жыл бұрын
😭😭💔 wlhi hadii aan awoodo wllo waan ku caawin lahaa sorry😭😭 waan kuu soo ducaynayaa wlo isagana alle hortiisa ayuu kasiin qofka daalimkana ma guulaysto insh alh abaayo waad guulaysan , sabankan lajoogo niman majiraan midhmidh ayaa kujira midhmidhkana waa faro kutiris gabdhow nin walba maaha nin rageed ee digtoonada😥😥😢
@Tusmofarm1
@Tusmofarm1 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@Tusmofarm1
@Tusmofarm1 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@mariaxakiin1890
@mariaxakiin1890 2 жыл бұрын
Mhadsnid hnh balse wxn jeclanlaha in tariikhda islaamka levelo noguso smee ado raliya mhdsnid 👍
@queencaisha9836
@queencaisha9836 2 жыл бұрын
Xanuun waaye wlhi qisada gabadhaas ku dhacday horta ragoow colaada no qabtaan maxay thy maxaa naga jaraysaan illahay maskintaas gargaar deg deg ah oo xagiisa ka yimid ha,siiyo deynta iyo culuskeedana allaha ka gudo hadaan maanta xoolo ku dhaami lahaa wlhi wan caawin lahaa lkn maheysto duco baan u awooda illaahay nasrigiisa ha uso diro abaayadaas🤲😭
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah allah ha badbaadiyo kaas iyo wixii la mid ah aamiin gabadhaas allah ha u gargaaro aamiin
@Hussein.42
@Hussein.42 2 жыл бұрын
Dawlada norway mey lahadasho Runti aad ayaan uga naxay
@naciimadaauud1218
@naciimadaauud1218 2 жыл бұрын
Wali ma arkin qiso ka xanun badn rag nucan ah dunida Mey jogan alha ka saro dhibka 🥲🥲🥲
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 2 жыл бұрын
😢😢😢💔💔💔 ILHAYOW u Gargaar Walhi Qalbigaa iga Xanuunay Subhanallah
@aminaabdillahi2036
@aminaabdillahi2036 2 жыл бұрын
Waa qiso aad u xanuun badan allaha ugargaaro
@تلاواتتسعدقلبك-خ7ل
@تلاواتتسعدقلبك-خ7ل 2 жыл бұрын
Subhanallah wllahi walayab dadka qaar ilaahey kalatasho inteysan noloshada Kusobirin
@ZainDowsary
@ZainDowsary 2 жыл бұрын
😔😔😔Wlh waa Qiso murugo badan Alle haka awaalmariyo ninkaas dhibaatada uu ugeystey Gabadhan boqorada ah
@baaz4008
@baaz4008 Жыл бұрын
Please update naga sii gabadhaas wll
@Qarar72
@Qarar72 2 жыл бұрын
First one before any one 💞 Allah protect you bro
@xisalyalona
@xisalyalona 2 жыл бұрын
Ar asahepy likta igu sharfa bal😁
@diamondhaji1835
@diamondhaji1835 2 жыл бұрын
Fadlan hala caawiyo inantaas Allah ayaa wax caawiyee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@samararashad9272
@samararashad9272 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@lakimatan6176
@lakimatan6176 2 жыл бұрын
Walaahi nin asxaan maleh balaayo hakudhado ninka sas gabadhayelay maskiinta iyadana Allah haufududeeyo
@hamdamohmoud
@hamdamohmoud 2 жыл бұрын
🥺allah ninaa horta wax kasta waa qoraal lkn marki ay aragtay inuu isbadalay wax inay udhasho daaye xita lama nolaaden lkn raga badankodu waa sidaa allah haka saro xppti mcny🤲😭
@timtool1126
@timtool1126 2 жыл бұрын
Qisoyinki fananita mad iska daysay sxp
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 2 жыл бұрын
Subaxanalaaah 😢😥🥲🥲 wlhi waa qiso xanun badan please hala caawiyo maskinta dulmi wayn ayaa logestay ninkaas ale waxaan kaga baryaa adun iyo aqiro in kusilacdo 😥😢
@zakifarah2870
@zakifarah2870 2 жыл бұрын
Waa hooyo geesiyad ah wax walbe weey mudantahay haloo kaco somali weyn ilaahow caawi
@maajidmohamedshire3517
@maajidmohamedshire3517 2 жыл бұрын
QOFKA WANAGSAN MARNBA MA HELO QOF WNGSN OO FAHMAYO ILAHEY HA KA DULQAADO CULAYSYADA HAYSTO WALASHAYAY ALLAHA KU GARGAARO 🤲🥺
@dayxa561
@dayxa561 2 жыл бұрын
Allah hacaawiyo insha Allah ferej Khayer qaba haw furo
@cabdifataahfeer8795
@cabdifataahfeer8795 2 жыл бұрын
Kep going zxp mcn. Wa kutagera lkin ima ogid🥺😣
@amiiraamaal3549
@amiiraamaal3549 2 жыл бұрын
INTAXAAN WEEYE WAXAAN WAAA LAGA BAXAYAA ILAAHAYBAA UGAR GAARAY MAAL MO KADIB 😍
@abdikanikaynan2018
@abdikanikaynan2018 2 жыл бұрын
Alle Haka Abaal Mariyo Wll, iyadana Alle dhipta haka dulqaado insha Allah
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
ilahay ha u gargaaro gabadha walashena I.a 🥺😭😭😭
@phathiaomarmustafa1664
@phathiaomarmustafa1664 2 жыл бұрын
Horta maxey raga somaliyed badankoda sidan ugu dhaqman ma dabeecad bey ka tahay mise waa dhaxal ee iska dhaxleen Allah u gargaaro maskiinta
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 2 жыл бұрын
waa qaaar waalan , not at all !
@marwancabdala7778
@marwancabdala7778 8 ай бұрын
Sbbto ah العلاقات المحرمه Ee niso bandhigtaan waana ka aqbashiin teda kle ragga somalida bis maaha caalamko dhen kasocotaa wll
@sirftum7760
@sirftum7760 2 жыл бұрын
Illahey ha inqabo wlhi wo iga ilmesiyay wlhi qiso an dhagesto wa ti igu oyinta bdned wlhi hdi an awodo wan cawin laha alle ha cawiye cil wlhi
@ikhlaasabdullaahi8312
@ikhlaasabdullaahi8312 2 жыл бұрын
الهم صلي علي محمد وال محمد الطيبين الطاهرين وعلي صحابته اجمعين 👏💯
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@fardawsoxay4474
@fardawsoxay4474 2 жыл бұрын
@@amalafnaan3928 0 ooo9
@BushraBushraxumaandiid-wg7on
@BushraBushraxumaandiid-wg7on Жыл бұрын
Waawasaqan alla haakaqariyo aduunka
@sumar4007
@sumar4007 2 жыл бұрын
Ilaahay waxan uga rajeynaya inu kasaro dhibabka is biirsaday ee qabsaday🤲 kaasna ilaahay dhaafiyo cuqubadu wey kaso bixi dontabe😥
@ipeekbaysiim7330
@ipeekbaysiim7330 2 жыл бұрын
Nimanka soomaalida waa dadka ugu naxariista daran Ilaahayoow gabdhaheena soomaaliyeed dhibaatada ka qabo😔😔
@Hafsanor22
@Hafsanor22 2 жыл бұрын
Haa wlhi waa naxariis la wayaal 🥺
@ismailvisualz
@ismailvisualz 2 жыл бұрын
Hdalkaagu wa gef cad umad wlpa in xun iyo in wnaagsn ba wey leedahay so mrka khlad uu qof galay dartii dad kle haw saarin
@ilhan2297
@ilhan2297 2 жыл бұрын
Subxanalaha allow u gar gar gabdha miskinta amiin yarabi ani waxa ma awodo balse waxan u awoda duco allow u gar gar 😭😭😭
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 2 жыл бұрын
gabadhu ilaahay ha bariso adkaarta na habadsato waxaan kula talin lahaa marka dey ta laga gudo wa iney ilmaha somaliya geysaa ayaduna tagto oo shaqeysato oo ilmaheeda biilato iska ilow do wixii somaray waa xanuun ilaahay dhibka ha ka saaro aamiin 😭😭😭 please aynu u istaagno
@mohamettbulshawiofficial.
@mohamettbulshawiofficial. 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay zhpkeena youtube iyo sheekada aad noo soo gudbisay keep going pro👍
@mohamedcabdicali1354
@mohamedcabdicali1354 2 жыл бұрын
Waa gabadh adag oo karti leh wxan leyahy somlidu ha caawiso walshena dhibataysan duligana nabsigeda uyal lagaman dhafyo
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 2 жыл бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@AhmedAkrpoduction1
@AhmedAkrpoduction1 2 жыл бұрын
Ilaahow ugargaar wlhi waa qiso Xanuun Badan😭
@Yasmin__AA-g9y
@Yasmin__AA-g9y 2 жыл бұрын
Dadka dhahayo waa qiso xanuun badan waa u jedna inee qiso xanun badan thy waxaa ku cabin kartan ku caawiya aniganah inshallah waxa awoodo u sameyna ❤️
@hodanahmed9167
@hodanahmed9167 2 жыл бұрын
kaa inkaar ha kudhacdo miskiinta wan ka naxay ilahey ha ugargaaro Farxad ha siiyo iyada iyo carurteeda
@cumarmaxamed4915
@cumarmaxamed4915 2 жыл бұрын
Kaasoow illaaheeyka ku uumay ka xishoo oo gabadha dhaqan xumada ka daa wll dalkey ku nooleet iyo danaheedii aduunba weeykuusoo deysaye damiir yeelo ineey ilmo kuu dhashay waxaa sii dheer ineey gurikaaki iyo ehelkaakii kuuku timit Martina idiin tahay aaway ehelkiisi war waan yaabanahaye reerku soomaali asala maahin miyaa
@ambarojama3972
@ambarojama3972 2 жыл бұрын
Ala ilahow aduunka umadaada ugu kala xaq qaad
@abdiali9523
@abdiali9523 2 жыл бұрын
Always always first comment 📌 never give up 🆙
@kumajecli
@kumajecli Жыл бұрын
Wll qlli gabadhaa telkede xakan kahelikara in aan cawiyan rabaa shb telkede xakan kahelikara shb walhy waan cawinaya shb ee telkeda gabadhaa ha lay radiyo
@arafatabdilahi7344
@arafatabdilahi7344 2 жыл бұрын
Saaxiibkey Waankuu Xiisey 🔥🔥
@mohadeeqzakifarah7992
@mohadeeqzakifarah7992 2 жыл бұрын
wallahi walashey illaahey amuuraha ha u sahlo
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 2 жыл бұрын
Wax family gaga kula taliyen in ey aroosin in ay aroosto ma ficna midas waa dhibka gabdhaha haysta nin la leeyahay iska daa adaan.+ nin quruxdada ka hadlaya inta uusan ku nikaxsan waa khiyama law ha aminin 😉. Hooyo waa hooyo un 🤧. ✨ ilahay abaayo ha ku garab is tago
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
Weba aroostau lkn waxe aheed marka cunuga yar ka xanun Sanaa asagane canan cawin marko ka dhintay iman gerida cunugisa tas waxe aheed inee tusalo ku qadato kana dhaqaqdo
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Wcs imtixaan ayaaku dhacay gabadhan, Allow wiilasheena xaqa tusi adaa caadil ehee Aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim.
@mohayare1515
@mohayare1515 2 жыл бұрын
The legend of KZbin mo fami 🌹
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 2 жыл бұрын
SubhaAllah cafimat wnsn waa qiso kanun badhan
@Uknownw
@Uknownw 2 жыл бұрын
Maxaa dhibtadasoo dhan usoo arkay yado passport haysata ilmaha ugu horeeyey markey udhashay ee aragtay inaanu usoo jeedin oo arintu ku xun tahay inee ka tashato aheed
@baabalove2083
@baabalove2083 2 жыл бұрын
Walaahi aduunyadu waa wareegto Alle Cid aan ahayn mooye wax kale mahayso Yaarabbi soo caawi walaalaheen musilinka u hiili
Caannimo Darteed ayey Ninkeeda sidan ugu samaysay [Dhacdo yaab leh]
23:55
Gabadhan Nabsigii ay gashay baa ka soo baxay 😏
26:41
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 219 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Qisada nin xadi jirey caruurta iyo wixii ka raacay
21:54
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 289 М.
4 Gabdhood oo u heshiiyey walaalkood | Aar gudasho waalli ah |
21:40
TUUG IIBIYAY AIRPOT BEEN AH/ QISO LAYAAB LEH
8:53
Waayeel Media
Рет қаралды 700
Ragii sida xun u garaacay ayuu u mahad celiyey iyo sabab la yaab leh
23:18
xaaskeyga jin baa diley buu taaganyahay 🤔
36:33
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 120 М.
Jacayl ayuu ku beerey kadibna sidan ayuu ku sameeyey Miskiinta 🥺
11:25
040 | 48ka Xeer ee Awoodda | Hordhaca taxane cusub.
45:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 82 М.
Nimco happy iyo arinta shirkadda caalamiga ah ey u saxeexdey
8:44
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН