Daruuraha roobka oo laga xado Soomaaliya, Dr Qassim Hersi Farah

  Рет қаралды 12,240

SOMCAN MEDIA

SOMCAN MEDIA

2 жыл бұрын

Пікірлер: 122
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 2 жыл бұрын
Dr Xabeeb ha loo geeyo ninkaan Waqtigii quraanka la saari lahaa wuu dhaafay✅
@gugac119
@gugac119 2 жыл бұрын
Sbb adi school aad ama caruurtada kee sidee watanka wax iku qabtaan.
@hassanadow5596
@hassanadow5596 2 жыл бұрын
Thank you Dr qasim
@abdirahmanalimohamed605
@abdirahmanalimohamed605 2 жыл бұрын
Ascw walaal konkan ilaahey haso hanuniyo wuxu ka hadlayaa waa cilmul qayb ee rabbiga unoqo ku dheh سبحان الله Allow na badbaadi yaa rabi
@waayeele
@waayeele 3 ай бұрын
Soomaali aqoon xuma adduun ka reebtay. Dr qaasim waxa uu ka hadlayo dadkii iyo dalkii ka faaidaysan lahaa kama uusan dhalan, waxaanse filaya mudo kadib in soomaalidu baran doonto kana faaidaysan doonto insha allah
@AbdulkadirBaMo
@AbdulkadirBaMo 9 ай бұрын
MashAllh, God bless you Dr
@zaraosman2096
@zaraosman2096 2 жыл бұрын
Dr Qaasim kuumu jawaabin dawlada deriska ah oo ina dhacday.. jawaabtaasa laga sugaya. Fari kama qodna somalimoryoolay iya caqli xumadeeda meel walba ay joogaan iyaga is haysto. Ilaahay ha badbaadiyo dal dad iyo diinba aamiin
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 жыл бұрын
Maashaa alaah
@melikshah2413
@melikshah2413 2 жыл бұрын
Well said Dr Xirsi, countries that had conflicts due to rain stealing and cloud hijacking for the past couple years are Iran vs Isreal and China vs India. It is an eye opening exposition and all Somalis need to wake up and protect their enviroment. Hats off to Dr Xirsi for doing such a great job and educating our people. Professor Amir.
@cuudcuud
@cuudcuud 2 жыл бұрын
waa run daruuraha waa la baabiin karaa waana la leexin karaa
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 2 жыл бұрын
Waa caqli gal
@qamarmuhyadin5139
@qamarmuhyadin5139 2 жыл бұрын
Subxaanalaah waxaan soo baaray in roobka la xadi karo ama labeerikaro waa sax wax cusub ma ahaan. Ee soomaali hurodo
@xasannuur9682
@xasannuur9682 2 жыл бұрын
Beeenaale Iman laawe
@abdirahmanalimohamed605
@abdirahmanalimohamed605 2 жыл бұрын
Allow adiga naga yaqaana yaa rabbi ino gargaar aduun iyo aaqiraba
@abdiazizkaraama230
@abdiazizkaraama230 2 жыл бұрын
Hada daruurta waxa maamulayo dadka diyaarada wado miyaa?
@ismaelyusuf2021
@ismaelyusuf2021 2 жыл бұрын
Somaliyeey ilaashada baylahdiina ayuu yidhi macalin qaasin
@falxad2
@falxad2 2 жыл бұрын
wadanka xaday roobkeena waa saudi arabia dr ka hadalkiisana waa run waa wax jira.
@maxamudbaashi4125
@maxamudbaashi4125 2 жыл бұрын
Alle.utoobadkeen,waad,gafeesaah,Malagbaa qeebiyaa allemaamulkiisa,waxhaka,sheegin
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 жыл бұрын
Waa wax yaableh
@naimaboor5646
@naimaboor5646 2 жыл бұрын
Mama yabin rab latan iyaaaaa
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
Nobody can control the rain and hurricane. The US and Europe ayaa iska qaban lahaa Daadka iyo Duufaanada. Adeer Ilaahay ayaa shuba Roobka.
@cabdirixmanmaxamud1832
@cabdirixmanmaxamud1832 2 жыл бұрын
Oday mid turufatoore ah baa online wax kubaray
@jeylanisidi2542
@jeylanisidi2542 2 жыл бұрын
😂
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 2 жыл бұрын
ilaahay hanoo'ilaasho dadkayagu cilmigaas malahane
@haaruunmacalincusmaan9289
@haaruunmacalincusmaan9289 2 жыл бұрын
قال الله تعالي:-إن الله عنده علم الساعة وينزل الغيث ويعلم ما في الارحام وما تدري نف ماذا تكسب غدا وما تدري نفس بأي أرض تموت إن الله عليم خبير " [ لقمان ] roobka wuxuu ka midyahay calaamadaha ilaaheey la gu garto jiritaankiisa hadaba roob cid aan ilaah aheyn ma heyso fasaxiisa iyo joojijintiisa mid waliba oo ay gaalo soo tababarto tashwiish noocaas ah ayuu la yimaadaa ma aha wax uu isagu bilaabayo talo guud ninyahoow towbad keen oo dib u sax hadalkaaga yaabka iyo jahliga ka buuxa asc
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 Жыл бұрын
gaal wye kan
@faaizofaaizo919
@faaizofaaizo919 2 жыл бұрын
Horta kiimikaal waa nagulashubaa daadkeenii kansar ayaa laayay
@SOOMAALIMIDAH
@SOOMAALIMIDAH 2 жыл бұрын
Roobka hadii laxaday adigana yaanan lagu xadin
@makohussien4034
@makohussien4034 2 жыл бұрын
Ninkan waa sax san yahay
@bluemarshmallow4618
@bluemarshmallow4618 2 жыл бұрын
Cloud seeding ayaa la yiraahdaa dr kan waa runtiis somali illaah baa u maqan miyadan maqal sacuudiga snow baraf ayaa ka da ay that's how they did it.
@adanmohamed4164
@adanmohamed4164 2 жыл бұрын
Roobka ILAHAY aya bixiya kuwa caqliga gaaban wax laga dhadhicinkara in ILAHAY roobka ciduu ugu talagalay mahane cidkale lasiyo
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 жыл бұрын
Weather modification technology ayaa ladhahaa waa runtiis 💯
@saciidshiraar4318
@saciidshiraar4318 2 жыл бұрын
Xaarka isdow oo diinta baro
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 жыл бұрын
Saciid Shiraar waan garanayaa diinta ee takfiir hanoqon
@qamarmuhyadin5139
@qamarmuhyadin5139 2 жыл бұрын
Waa wax dhici kara sabab too ah gaalada baa ku waashay hawada hala ii laaliyo aniga wax badan baa iswey diiyay cabsida ku jirta waax baay ogyahiin. Ayaga baa cimilada qasa waa taan jawaanta aan u baahnaaa
@abdirahmanalimohamed605
@abdirahmanalimohamed605 2 жыл бұрын
Walalayaalow warkaa ma suganyahay?
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 жыл бұрын
Waa yaabe wax kasta waa nalaga bililiqaytay Waxaas waxaa keenay khilaafkan raagay
@raily6824
@raily6824 2 жыл бұрын
Magaalo guurasa daruuraha anagaa aragnay galkacyo daruuraha
@maxamed6631
@maxamed6631 2 жыл бұрын
Kan waxaa la tusay Film Fiction ah Waana Mashruuca Dijaal hordhaciisa
@suhaybadams877
@suhaybadams877 2 жыл бұрын
Wax bad yar fahansantahay lkn way kaa laaqantahay…… inuu dajaal danadanka riixayo waa xaqiiiiq technology yadddanna wax dhaboo jira weeyii.. fitnooyinka casriga ah weeyi
@maxamed6631
@maxamed6631 2 жыл бұрын
@@suhaybadams877 علم الانسان ما لم يعلم.علم بالقلم
@ayanomar5924
@ayanomar5924 2 жыл бұрын
Ninkaan waanin aqonleh Dr Qasim waxa owkahadlayaneh waa aqoon calamka wax aan laqeybsano
@justlaughs5220
@justlaughs5220 2 жыл бұрын
@@maxamed6631 marka maxaad udiidantahy in illaahey uu inabary cilmi ah inaan ogaano in daruurtenu laxadey iyo in kale
@suhaybadams877
@suhaybadams877 2 жыл бұрын
2011 ayay ahayd markii ugu horaysay een akhriyay maqaal ka hadlaya sida loo dafo daruuurta Somaliyeed.. Sharaf bay i tahay aqoon yahan ka somaliyed inu ku baraarug sanyahay, lkn dad badan oo caqligoodu yaryahay ayaa waxan ciyaar iyo sheeko moodaya, waa dhibta jahliga iyo aqoon daradu leedahay.. Baaadh (haarp) geo engineering, climate modification
@cabdiraxmanbashiir3220
@cabdiraxmanbashiir3220 2 жыл бұрын
ROOBKA MA ILAHAY BAA WADA MISE BANI AADANKA ADEER WAXA INOO CADAATAY MAANTA DAD BADANI IN AY XAGA DIINTA KA JILICAAN YIHIIN OO WIXII LA DOONOBA LAGU AKHRIYO TAAS KA IMOW MAANTA MASIIXU DIJAAL HADUU YIMAADO DAD BADAN BAA RAACI LAHAA OOD ADIGU KAMID TAHAY SABABTOO AH BEENTAAN BAABA LAGU LIQSIIYAY MAXAA DIIDAYA IN AAD DAJAALNA RAACDO ILEEN ISAGUBA ROOBNA WUU WATAA JANO IYO NAAR WAX UU KU SHEEGAYNA WUU WATAAYE TAASNA WAXA LA ORANAYAA WAA HORUMARE AANU AWRKA KU XIRIIRSANO SOO SIDAA MA AHA DEE ?;
@xbotlitegaming2646
@xbotlitegaming2646 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmanbashiir3220 sax lpx
@abdulazizjama8594
@abdulazizjama8594 2 жыл бұрын
Duli roobkii baaladhacaa tufkubax
@justlaughs5220
@justlaughs5220 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmanbashiir3220 Assalamualaikum walal, Dunidan maanta lajoogo waa digital world, waa Technologically advanced marka technology-yadanna waxey kugu saacideysaa inaad barato sheygaad rabtid wakhtigaad doontid oo aqoontu meelwalbo ayey taala, maahan siidii waagii hore ee dadku ey usafri jireen dhoor bilood si ey cilmi uraadsadaan okay, and Alhamdulillah for that, Madhihi karno Anaga muslimiin hadaan nahay technology maisticmaaaleyno because gaalo ayaa kentey 'Right, Aayadi uguhoreesey ee uuu ILLAHEY sodejiyo wexey eheed IQRA. oo ah Akhri, Suratul calaq Ayadeeda shanaadna wexey leedahy "Dadkana barey wexeynan aqoonin" surah Al Alaq Verse5 Ka Muslim ahan waxaan aamin sannahy in illahey biniaadamku uu cilmi siiyey, Marka Wlalkeyga ayaa tahy waxaan kugula talin lahaa Cilmi inaad raadsato
@justlaughs5220
@justlaughs5220 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmanbashiir3220Ninkan wuxuu shegayo oo uu leyahy Roobka ayaa somalia laga xadey, waa wax jiro, Sida aad ufahanteyna maahan Oo Roobku haduu Ilaahey somalia in uu kudao ugutiragaley cid kaxadi karto majirto lkin Hadii marba Roobka laxadey dee marka horeba Ilaahey ugumuusan tirogalin in somalia uu kudao, " wuxuu ilahey kulajeclaado cid kaa celin karto majirto" balse masha uu dhibka kataagan yahay meshaas maahan waa in Roob laxadi karo, HADII AAD LEEDAHY NINKAN WUXUU SHEGAYO WAA WAX LAGUBAADIYOBO QURANKA ALLAH (SW) AYAAD BEENINEYSAA, Taasna aqoon dari in ey kuugeysey ayaan jeclahy, Daliil aan kusiiyo QURAN ( 7:57) QURAN ( 15:22) Ilaahey wuxuu noogu shegey in roobku marka hore uu yahy DARUURO markaa kadib uu roob ahaan usoo da'ayo. marka ninkan uu leyahy somalia roobkeda ayaa laxadaa, wuxuu ulajeeda Daruurihii Somalia kusoo wajahanaa aya laburburiyaa taasna waxaa ladhaaa WEATHER MODIFICATION, marka intaadan Quranka beeninin oo aad dembi kudhicin Qofna aad caayin BAL INAAD CILMI RAADSATO ISKUDEY PLEASE 🙏
@mahadhassan583
@mahadhassan583 2 жыл бұрын
Waxaa balan ah hadiiba robka liska dhacayo dabajexyo ayaa la fadhisanenaa hawada
@boodaxasan8087
@boodaxasan8087 2 жыл бұрын
Mahaad brother you so.. 😁 funny
@maxamedmoha9334
@maxamedmoha9334 2 жыл бұрын
Waayaab
@abdibileali1290
@abdibileali1290 2 жыл бұрын
Arintan wa in la baraa
@XaafidmaxamedCalu
@XaafidmaxamedCalu Жыл бұрын
Profesor isma waafaqayaan aayadaha aad sheegayso iyo cilmiga hawada sare
@axmedaqyaar
@axmedaqyaar 2 жыл бұрын
Siduu quraanka ugu mar marganaaa bal fiiri Maad quraanka baratid intad waxan ku warereysay
@habibamahamud7544
@habibamahamud7544 2 жыл бұрын
Allhaa been badaan tan ma sugeyaney
@caanwalan5992
@caanwalan5992 2 жыл бұрын
Roob la bare kan iku horeso hee
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 жыл бұрын
At (6:37) Dr, wuxuyiri anaga kamawarqabno, 💨🌧💨🌧 in laxadaayo ileen teenanahaysta 💃🏽🕺🏿🙃😶‍🌫️🙃 Sanooyinbadan kahor, Soomaaliya waxakajirey xayawaano sida libaax iyo maroodiga 🐘 iyo kuwakale oobadan, 🦒🦮🦢🦍🐅🦏🦧🦈🐋🐇🐀🐿🐈‍⬛🐈🦌🐩🐃🦬🦥🦝🐣🐥🦉🐭🐸🐶🐥🐒🦆 balse waalaxadey, ama ucarareen wadamada noodhow, qabyaalada darteed iyo (4.5) 😹 R e s p e c t 2 u, Dr, laakiin waxaas anigu marumeysan, laakiin who knows !!!🤔 Dadku cilmibadan ayaa lasiiyey, waxaa ookeliya lagareebey cilmiga NAFTA/Soul. Qof soocelinkara maleh mar haddii aybaxdo. SUBXAANALLAAH Mahadsanid, Dr
@xogmaalnews7809
@xogmaalnews7809 2 жыл бұрын
Odagu waxa u sheegayo waxna waa ka jiraan waxna waa imagination Waa jirtaa wax la dhaho cloud seeding oo kiimiko la isku daray diyaarado lagu qaado oo hawada lagu sii daayo taas oo sababta artificial clouds laakiin maahan roob iyo daruur allah samee ah oo caa di ah
@abdirahmanaden403
@abdirahmanaden403 2 жыл бұрын
DR. ADIGANA GADHKA YAA KAA XADAY?
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Aduunka maanta waalaisxadaya, 🤣🤣🤣🤣🤣
@nadaomar3168
@nadaomar3168 2 жыл бұрын
Iyaa ileen waxa abaar u nahay inta dhulka ku sugaynay ayaa hawada laga dafay ...waa la ba.ay
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Nadaay ilahay ayayn leedahay tani wax garan mayne
@cige3636
@cige3636 2 жыл бұрын
WAA NINKII UUGU AQLI XUMAS
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 жыл бұрын
Ilaahay yaa xaqiiqada og laakiin waxaay illa tahay in ay run tahay maxaa yeelay marka ay weather ka sheegayaan inta badan run bay noqotaa oo dadku waxay ku xisaabtamaan dharka ay xiran lahaayeen waa cilmi ilaahay baray oo u furay wadamada carabtana khaasatan sucuudiga daadad yaa qaada mararka qaarkood baraf yaa saxraagii kasoo daata malah kulaylahana annaga iyo yeman yay roobka naga dhacaan qaboobahana suuriya iyo lubnaan yay barafka ka dhacaan carabtiina waxay noqdeen maafiyo aan ilashay ka cabsanayn oo dadka muslimiinta lagu saladay wadamo ay ciida ka dhacaan oo ay bada dhexdeeda jasiirado uaga samaysteena waa la sheegayey intaan annagu isku maqnayn oonluga ishaysanayn oomidiyaha iyo warmaha isu haysanay yaa wax kasta nalaga dhacay
@shayga5656
@shayga5656 2 жыл бұрын
Ninkani ma wareeray
@caanwalan5992
@caanwalan5992 2 жыл бұрын
Roob la bare kan iku herso hee
@justlaughs5220
@justlaughs5220 2 жыл бұрын
Cilmi raadso saaxip
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
Meteorologists is someone who forecasts wheather. But Dr. Where did you get your PHD? We need verification because, your theory of rain stealing is questionable.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Ninkani 100% wuu saxan yahay Cilmigan waa labartaa ee ninkani qarax iyo kufsi kama sheekeynayo Diktoore Somalida aqoontani magaarin ee uga sheekee doorasho la xaday loolz
@BakoolTV
@BakoolTV 2 жыл бұрын
Somalidu warkaan wey ku maadeysanayaan ileen qaarbaa xitaa waligood aan maqlin war noocan ah maxaa laga qabankaraahee waa lagu daala lee
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 2 жыл бұрын
qabiil hadii uu ka sheekeen lahaa wey fahmi lahayaan lakiin cilmiga hawada ama cilmilida zero zero waye
@Ha_samaato
@Ha_samaato 2 жыл бұрын
Way dhici kartaa
@abdifatahahmedhassan8658
@abdifatahahmedhassan8658 2 жыл бұрын
This is theory
@Dayiba
@Dayiba 2 жыл бұрын
Waar ilaahay ka baq roob cid samayn kartaa ma jirto ilaahay aa ahay markuu aruu shubaa maalig buu ku amraa in ay sii dayaan ninku wuxuu daawaday game ka ciyaalku ku ciyaraan acudu bilaah
@infolaburnam280
@infolaburnam280 2 жыл бұрын
Arin jirta ayuu ka hadley waxa roobkii xadey daruurihi ethiopia
@super-boy7762
@super-boy7762 2 жыл бұрын
Waaxay waxa la xadayo ma lacagbaa?😀😀
@siradfarah6995
@siradfarah6995 2 ай бұрын
Wa imaaradka cida ròbkena xada webiga Pakistana iyaga xada waxa layirahda nahru khalifa maracas ayay ubaxsaden ku was melwalba way Naga so galen imarad alaha nagaqabto wadan muslim on ka sheganay ma jiro
@caanwalan5992
@caanwalan5992 2 жыл бұрын
Roob ka bada ka ma imado ee cirka ka imada adeer waxas nakala hortag heee
@fatush8506
@fatush8506 2 жыл бұрын
Dr sidan dareemaayo cilmi baad uleedahay sida loo soo xado roobka ee diktorow maad noso xadid anagana
@maxamedosmail9172
@maxamedosmail9172 2 жыл бұрын
Xaaraanwaaye sidaa darteed waxa Noo Roon inaan iska deyno
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 2 жыл бұрын
😃😃😃
@kamaaldeeq8215
@kamaaldeeq8215 2 жыл бұрын
Daruur baa wax aragta kulahaa hhhhh
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
Cloud seeding diktoor , technology is available for sale 💰
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
Ma Dr. Ka Madhanbaa !?
@habibamahamud7544
@habibamahamud7544 2 жыл бұрын
Dhulkaan abaar qalayey meya biyo siiyaan
@cabdicasiis2899
@cabdicasiis2899 2 жыл бұрын
Roob laxadaayo maxaa wye waayaabe
@abdikanikhalif1031
@abdikanikhalif1031 2 жыл бұрын
Odagaan waxbaa loo dhigay laakiin aqoontaas wax ka jiraba laakiin wuxuu u baahanyahay in uu baaritaan kale raadiyo
@mohamedfaarah1798
@mohamedfaarah1798 2 жыл бұрын
Wadh wadh iyo wixiiNii iyo waxaaD TaqaaNeeN
@adnanabdi333
@adnanabdi333 2 жыл бұрын
Ani ahaan macqul bey ila thy arintan lkn somalida kuwii waxbartay iyo kuwaan wax baraninba waa iskumid wlhi kaa aamini maayan roob baa laxaday waa umad jahliga lafaha kagalay
@cuudcuud
@cuudcuud 2 жыл бұрын
adoo kalaa la rabaa inaad difaacdo dadkaaga iyo dalkaaga difaac adaa wax u soo bartay
@mxudcismaan5342
@mxudcismaan5342 2 жыл бұрын
Xalku muxuu yahay
@habibamahamud7544
@habibamahamud7544 2 жыл бұрын
Kuwaan dadka mey waalayaan itoobiyo mey hesho biyo
@abdirashiidfawzi3953
@abdirashiidfawzi3953 2 жыл бұрын
Waxba qaldan meshaan keni cilmiga lahana ma sidanuu u hadlaya sida Roob loo dhaco bal inom sheeg baa sedex jeer lagu celceliyey.waxefiyoow ninkan uma eka.
@MohamedAli-nq2zz
@MohamedAli-nq2zz 2 жыл бұрын
Ninkaan waxa uu sheegaayo waxba kama jiraan waa beenloow hadana indha adag warkiisu waa waali dhar gashan ninka wareysanayana waa garanaayaa ninkan wuxuu yahay laakiin wuxuu ku raadinaayaa inuu dad badan ku helo dhageysigiisa marka walaalayaal cilmi uu ku takhasusay oon been iyo ale ka dheeri ahayn oon ogahay ma jirto waana diinlaawe raba dadka inuu lumiyo ee iska jira
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
Dalka xada ee muu sheego? Annaga waxaas ma aaminsanin ninkii isku daya in uu daruur dhaco isagay daad iyo dabaylo ku noqonay.
@jeylanisidi2542
@jeylanisidi2542 2 жыл бұрын
😂😂🤣🤣shootkan wa la qabty kkkkk
@____-ph3lv
@____-ph3lv 2 жыл бұрын
runbuu kahadlay sxb somali dhibkeedu waa ineysan wax fahmin xilliga hore 😧😧😧😒
@xerow5346
@xerow5346 2 жыл бұрын
Gabaygaas hadraawi baa tiriyeye beenta ka dhaaf beeen hawaasyahaw
@MohamedAli-nq2zz
@MohamedAli-nq2zz 2 жыл бұрын
Warkiisu wuxuu lamid yahay kii salaad cali jeele yiri qabuuraha waxa loo qodayaa waa in owliyada lafahooda laga gado gaalada si ay isaga difaacaan dhul gariirka
@jeylanisidi2542
@jeylanisidi2542 2 жыл бұрын
Buuro ben beena la sameena kulahaa io dhul been ben ah ayaa la awuura kan umadeeni maha ee naga qabta asxaawe war waxat shegeyso allah ayaa ku shaqo leh ee ana dan baajin xariifo
@suhaybadams877
@suhaybadams877 2 жыл бұрын
Jahli ha u dhiman, orodoo baadh (( cloud seeding) (weather modification)) (haarp) wixii kaagaso baxa mawduuc yadan umada la wadaag
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 жыл бұрын
@@suhaybadams877 💯
@jeylanisidi2542
@jeylanisidi2542 2 жыл бұрын
@@suhaybadams877 hada shekadaas miyaa leega dhadhiciyaa wa sheko kale
@suhaybadams877
@suhaybadams877 2 жыл бұрын
@@jeylanisidi2542 qofulka iska fur zxp waaala tagaye
@jeylanisidi2542
@jeylanisidi2542 2 жыл бұрын
@@suhaybadams877 ok sxb ceeb maha waxa kugu cusub in at ogaatit blse kaligey mahe wa Somalida inta bdn kma war hayan ok
@axmedaden1655
@axmedaden1655 2 жыл бұрын
waa PhD holder istijadana looma dhigin ayaan maqli jiray, daruur baa ladafaa kulahaa
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 жыл бұрын
Waxaa ladhahaa weather modification technology waa wax jira
@abdifatahahmedhassan8658
@abdifatahahmedhassan8658 2 жыл бұрын
Those fake idea
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 2 жыл бұрын
ma og tahaye PHD xataa in hadith iyi fiqi aad ku sameyn kartid , tana waa cilmi la bartu
@justlaughs5220
@justlaughs5220 2 жыл бұрын
@@abdifatahahmedhassan8658 quranka habeenin saaxip
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 жыл бұрын
Abdifatah Ahmed Hassan no it’s not look up weather modification
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,5 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Professor/Sheikh Qasim Hirsi  (Dumarka Waa Loo Tashaday)
22:21
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
Dr. Qasim Hirsi: Sida Loo Qariyo, Xaqa Haweenka Ee Diinta Islamka Qaybtii 1-aad
24:23
Dr. Qasim Hirsi: Dhaxalka & Markhaatiga Dumarka Ee Diinta Islaamka Qaybtii 2-aad
18:43
Epic Throw In Moments 😂
0:30
Xendio
Рет қаралды 3,1 МЛН
Cristiano Ronaldo 💀#ytshort #shorts #cr7
0:10
RZ 20
Рет қаралды 5 МЛН
What is your favorite soccer player?
0:18
Jay cok
Рет қаралды 2,9 МЛН