Dastuurka Makaan Qaadanay Kitaabka Rabi Katagnay Ayaan Dullawnay || Sh Xassaan

  Рет қаралды 6,075

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

3 ай бұрын

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​

Пікірлер: 31
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Ай бұрын
Insha Allah
@Shar282
@Shar282 3 ай бұрын
Sheekhu run badanaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@isseabdi316
@isseabdi316 3 ай бұрын
Baraka Allah sh xassan Rabbow cimra kudheere,
@CabdisalaanYasiin
@CabdisalaanYasiin 3 ай бұрын
Maachaa allaah sh abuu salmaan allaha noo kaa Xafido wllhi sheekha kaliya ee diintii Rabi baray sideeda uga run sheegay ayd tahay
@Cimraanliibaanmaxamuud4644
@Cimraanliibaanmaxamuud4644 3 ай бұрын
يعزك الله
@itaqillaa
@itaqillaa 3 ай бұрын
Allaw diintaanu sharaf ku lahayne sharaftii aan ku lahayn noosoo celi
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 3 ай бұрын
امين يارب العالمين.
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 3 ай бұрын
Ya sheekhana Allah yaxfadhuk❤
@Mohamed_Ahmedd
@Mohamed_Ahmedd 3 ай бұрын
Nagu cel celi Sheekh. جزاك الله خير الجزاء.
@itaqillaa
@itaqillaa 3 ай бұрын
Masha'ALLaah
@AbdirashidShadan
@AbdirashidShadan 3 ай бұрын
❤❤ mashalh sheykhunaa si fecn baad ugu hadashay
@user-cv4kx3gf5j
@user-cv4kx3gf5j 3 ай бұрын
Xamse oo sidaas leh ma arag anuu sh
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 3 ай бұрын
M.a Jazaaka allh sheequnaaa
@user-ou9dw5sj5u
@user-ou9dw5sj5u 3 ай бұрын
Masha Allah
@AliHassan-eu5xw
@AliHassan-eu5xw 3 ай бұрын
Aamin aamin
@cabdulahi-ou1ts
@cabdulahi-ou1ts 3 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء 😂❤
@zaynosman5162
@zaynosman5162 3 ай бұрын
Siyaasada somaliya lama socdo lkn waan jeclan laha inaan arko xamse oo sidaas leh. Link iisoodira sxbyal
@AbdiwakilAbdullahi
@AbdiwakilAbdullahi 3 ай бұрын
Yaah
@AliAhmed-gn6wm
@AliAhmed-gn6wm 3 ай бұрын
m.a allah sheequna allah ku xifdiyo
@acazaam
@acazaam 3 ай бұрын
الضمان بحقوق الافراد waaye Mahan الانسان Wayo barito waxay qorsheynayaaan dad aanan ahay insaan oo eeyo iyo bahalo kale laga dhigay xuquuq inay usameyaan waxana afkoda laqaad lagu dhahaa " otherkin" Waxaa tababar iyo training kujira dhaqaatiirtii qof ubadali lahayd ay wah wah leh ولأضلنهم فليغيرن خلق الله
@itaqillaa
@itaqillaa 3 ай бұрын
Csw
@mukhtaarducaale3988
@mukhtaarducaale3988 3 ай бұрын
Su'aal iga gaadhsiiya shiikha please: Kitaabka in la innagu xukumo waa wada rabnaaye lkn sidee baa xukunka la isugu dooranayaa oo la isugu wareejinayaa ee diintana waafaqsan?
@DataAnalystDiary
@DataAnalystDiary 3 ай бұрын
Sida diinta ku xusan ayaa la is kugu wareejinayaa oo ah majlisu shuraa in lasameeyo lamagacaabo amiirka.
@MahatbusuuriMahat-mt4rh
@MahatbusuuriMahat-mt4rh 3 ай бұрын
❤❤❤❤😢😢🎉😂😂😂😊😅😅
@AbdiwakilAbdullahi
@AbdiwakilAbdullahi 3 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh liketii ma gaalnimaa allayle waa inaan gacantayda ilaaliyaa😅😅😅
@user-ws1cj2fo6y
@user-ws1cj2fo6y 3 ай бұрын
Dadka kaxishow adiga maahan wxa lala hadlaye
@user-ws1cj2fo6y
@user-ws1cj2fo6y 3 ай бұрын
Ilahey kabaq
@jararmedia9320
@jararmedia9320 3 ай бұрын
Waar adeero nagadaa dee intayar haga habaarine😂
@janomusic4783
@janomusic4783 3 ай бұрын
Ina cabdile xasanku duligii ugu weynaa ee gumaystaha u shaqayn jiray buu ahaa ma ninkii shacabka layn jiray bad wali dadka sanka ka mar marinaysaan
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 3 ай бұрын
Tariikhda ha ka been sheegin kuwa hada jooga so kama xuma guurguurte muuse biixi dani ahmed madoobe waa qashin dabadhilifyo ah umada allaha ka qabto
@kw6570
@kw6570 3 ай бұрын
Hadal Gaal raac. Ina cabdile Wa mujahid soomaliyada munafiqyahow
Xukunka Qofka Caaya Abu Bakar & Cumar || Sh Xassaan
20:03
Daarul Xadiith
Рет қаралды 3,1 М.
Zakada Guryaha & Shirkadaha || Sh Xassaan
21:55
Daarul Xadiith
Рет қаралды 11 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 8 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 34 МЛН
Dowlada Musa Biixi Iyo Mida Hassaan Sheekh Cidii Ka Hor Imaata Khawaarij Ma Ahan Sh Xassaan
25:14
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 56 М.
Q11 Dhacdooyinkii & Maalmihi Abu Bakar Iyo Cumar II Sh Xassaan
1:25:50
Qiso Cajiib ah || Deeqdii Cali Binu Abii Dhaalib || Sh Xassaan
16:32
Daarul Xadiith
Рет қаралды 65 М.
Su'aalo Muhiim Ah ll Sh. Xassaan Xuseen Abu Salmaan
16:38
Daarul Xadiith
Рет қаралды 80 М.
Q4-Dhacdooyinkii Nolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:07:46
Qalaafe Media
Рет қаралды 29 М.
Qisadii Shurayx ibnu haani || Sh Xassaan
15:00
Daarul Xadiith
Рет қаралды 82 М.
Qofka waa Muslim iyo Gaal goorma ladhihikaraa Sh Xassaan
9:16
Qalaafe Media
Рет қаралды 15 М.
tom and Jerry 😱🆕 #trending
0:23
Nemi Shorts
Рет қаралды 19 МЛН
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 8 МЛН
МИША ПЛИТОЧНИК
0:19
KINO KAIF
Рет қаралды 10 МЛН
МИША ПЛИТОЧНИК
0:19
KINO KAIF
Рет қаралды 10 МЛН