Dawladda Jabuuti oo loo diiday ka qaybgalka caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Somaliland

  Рет қаралды 14,720

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Күн бұрын
🗣 ADEER ( NIN KUYIDHI SINAANMAYNO ADNA DIID SARAYNTIISA ) NIN INA LEH IDIN AQOONSAN MAAYO 10 SALDHIG AYAA KUYAAL DJIBOUTI INAGANA INOOMA OGOLA #FG. HADUU RABO INAAN KABAXNO HESHIIKA ETHIOPIA EE MOU ISMAACIIL MA OGOLAANAYAA INUU INA AQOONSADO WAXA LAYIDHI SIYAASADU MALAHA SAAXIIB JOOGTO AH EE WAXAY LEEDAHAY DAN JOOGTO AH ILMAADEERAYAAL SOMALILAND AQOONSI IYO DHAQAALE AMA MAALGALIN AYAY UBAAHANTAHAY 7DA MILLION EE REER SOMALILAND HORU MAR AYAY UBAAHAN YIHIIIN ........FROM XISBIGA WADANI 🧡
@MyMotherland99
@MyMotherland99 Күн бұрын
Maasha Allaah Mudane madaxweyne Biixi halyay qaran
@Muzaawi
@Muzaawi Күн бұрын
What A legend Forever your Head is high!!!!!!!
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Күн бұрын
Djabouti Somaliland waa laga diidey.😂 Good news. Djabouti shouldn't play with the Somaliland policy and interest.
@amalhope42
@amalhope42 Күн бұрын
Mashaa allah cadowgaa Djibouti ma iimaan kaaro
@LegendJimleothman-p8l
@LegendJimleothman-p8l Күн бұрын
Masha allah jabuuti waa cadowga somaliland
@AxmedAbdi-o9q
@AxmedAbdi-o9q Күн бұрын
Guul madaxweyne biixi geesi Qaran
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 Күн бұрын
Good job 👌🏼👌🏼👌🏼
@munirkh
@munirkh Күн бұрын
Maanshalaah
@Cadnaanclraxmaan25
@Cadnaanclraxmaan25 Күн бұрын
Taas waad nagu matashaa madaxwayne❤
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v Күн бұрын
Absolutely
@HassanAliAhmed-f2d
@HassanAliAhmed-f2d Күн бұрын
GEESI. NIN DIIDAN SINAANTAADA, ADNA DIID SARAYNTIISA.
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Күн бұрын
Lacag oo lunsadey muuse biixi oo 100m ahayd oo u taaley bank Djibouti laga leeyahay ayuu xayirey ismaaciil cumar geele soo sheegay lacagtani inay tahay lacag dawladeed kuna wareejin doono madaxweyne la doortay ee ciro waana sababta khilaafka ka dhex dhalisey muuse iyo ismaaciil
@ahmedcabdirashiidcabdilaah7560
@ahmedcabdirashiidcabdilaah7560 Күн бұрын
Jabuuti waxay kasoo horjeedaa Horumarka somaliland Iyo ka mid noqoshaha dal madaxbaanaan aduunyada ka mid noqda
@shabeel7467
@shabeel7467 Күн бұрын
Waa arin fiican in loo diidi Jibouti oo ah Cadowga Somaliland oo si cad inoogu sheegtay in MOUga Somaliland la saxeexatay Itoobiya ay la mid tahay midi tooray dhabarka Jibouti lagaga dhiftay taas oo muujinaysa Berbera hala xidho Jibouti ha shaqayso oo sanadkii ka hesha Itoobiya 4 Bilyan oo dollar.. Markaa waxaan maqlay Wadani ayaa yidhi xaflad gaar ah ayaanu u samaynaynaa Mujrimka Jibouti iyo maamulkiisa taas oo ceeb ku ah shacabkii doortayna ay lumin doonaan, ta kale mudaharaad balaadhan ayaa Hargeisa ka dhici waxayna sababi in mucaaradad deg deg ah ay bilaabanto oo la yidhaa wixii lagu xaman jiray ayey la soo baxeen, Ciro kama aha Geelle jacayl ee waxa la ogyahay in uu lacag badan ugu deeqay kaambaynkiisii doorashada markaa hadii uu diplomacy yahay waxay ahayd in uu iska fogeeyo oo waxbuu siiyey ka tirtiro dadka qaba laakiin iminka marka la yidhaa xaflad gaar ah ayaa loo samaynayaa cadowga Somaliland ee Jibouti waa mid dhibaato badan u horseedi doonta Ciro markaa waar iska fogee ina Geelle Somaliland waxba ugama baahna waxaynu u baahanahay meesha uu inagula coloobay Itoobiya oo uu 4 Bilyan oo dollar sanadkii ka helo, Jibouti waxa yaal bulaacado suuqa iyo xaafadaha wadhan oo cudur laga qaadayo iyo laydh qaaliya oo naftii ku dhejiyey runtii laydhka Itoobiya ayaa ka iibisa laakiin cashuur xad dhaaf ah ayuu saaray. Ina Geelle wa Cadow ka la xiflif noqdaana wuu raaci, wadanka Shacabka leh siyaasi tuug ah cidi dhegaysan mayso,.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 19 сағат бұрын
Maasha Allaah Mudane madaxweyne Biixi halyay qaran ❤❤❤❤no more hypocrisy they do not respect somaliland independance and the freedom of their territorial integrity why somaliland invite them ????????????? geesinimada waa loo dhashaa What A legend Forever your Head is high!!!!!!! sharciga somaliland kuwii ka dhumani jiray ma nihin taagi meel ay na dhigtaba
@abusa3adS
@abusa3adS Күн бұрын
Cid alaale cidii Somaliland aan ogoleen waa sax in loo diido dalka inay soo galaan❤
@shabeel7467
@shabeel7467 Күн бұрын
Jibouti waa Cadow waa in Jabhada ka soo horjeeda la caawiyaa oo Aygaa xukunka laga ridaa, wuxuu leeyahay Berbera hala xidho Jibouti ha noolaato oo ka fogaada Itoobiya.
@aamohamed5102
@aamohamed5102 Күн бұрын
BAGA. TUUG YAHAY. GEELE IYO MUUSE WAXAY ISKU SEEGEEN DANTA DALKA SOMALILAND. WALEE GEESI MUUSE BIIXI CABDI. DOWLADA HUWANTA GARXAJIS BARI BAY U BILAAB MAYSAA
@GeckoWiz
@GeckoWiz 14 сағат бұрын
Mashallah
@AbubakarAbdilahi-w3b
@AbubakarAbdilahi-w3b Күн бұрын
😂😂jabuti maxay naga soo dooneysa hooyadeed wastadu
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 17 сағат бұрын
MBC waa geesi qaran
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 Күн бұрын
Bravo mudan muse bixi . Muse iyo djibouti waxba kama dhexeyane ee sld maa nolan karto iyo wey nolaan aya lagu kala tagey kolka djibouti wa cadaw.
@CaliCabdilcasiis
@CaliCabdilcasiis Күн бұрын
Muuse waa geesi Cadawga somaliland Ee jabuti ha buufiyo
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Күн бұрын
Wuu ku saxan yahay madaxweynuhu jabuuti wey cadaysatay In Aqoonsiga somaliland iyo wax noqoshada somaliland Ay kasoo hor jeedo
@Hodanlucky_decoration__
@Hodanlucky_decoration__ 17 сағат бұрын
Good waye ❤
@Qaysqaysarshorts7709
@Qaysqaysarshorts7709 Күн бұрын
😂😂nice
@najaxahmed867
@najaxahmed867 Күн бұрын
hawdiido jabuuti waligeed may inoo fiicnayn war inagaa xoraynay hadana somali inagay inuugu necebyihiin hooyadood cunooyin maxay nu kagalabsanay sow somalaildn inaguma haystaan iyo danaheena
@MahamedAbdilaahi-h4x
@MahamedAbdilaahi-h4x Күн бұрын
Waqtiga sare cali seenyo hawtago horgalada
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 Күн бұрын
Tvga star inay jibuuti ledahay shiki kuma jiro... Aaskii Madaxweyne siilaanyo may iman markaa imikana hayska joogaan waxay tarayaan ayaa yare
@noradinawil6008
@noradinawil6008 10 сағат бұрын
Waa qalad hadalka ah khilaaf ka dhaxeeya muuse biixi iyo dawlada jabuuti Muuse iyo ismaciil dheh ama Somaliland iyo djabuuti dheh
@aymayman-n3q
@aymayman-n3q 9 сағат бұрын
war xishooda reer somaliland
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 13 сағат бұрын
Hada wn soo dhaweyneynaa jbjuuti walalahaayo
@axmedismacil6919
@axmedismacil6919 Күн бұрын
❤❤❤❤Raganimo jabuti yay noima
@salimabdi1145
@salimabdi1145 16 сағат бұрын
War somaliyaye hadalka inoo saxaa dee xukumada jabuti Ayaa ah cadowga soomaliland Maha reer jabuti
@faysalmohamed1975
@faysalmohamed1975 Күн бұрын
Talaabo geesinimo leh ayuu sameeyey madaxweyne Biixi haduu dawladaa yar ficil tusay
@AxmadMuuse-lr2dd
@AxmadMuuse-lr2dd Күн бұрын
Doqoni waa liid ma jabuuri iyo muusaa ishayay huwan waligeed daahiri mayso
@osmanabdirahmanawil634
@osmanabdirahmanawil634 Күн бұрын
Wariye matihid baastaryow garacii kama dhexeeyo muuse khilaafe dalka dadkaaga necebuu udiiday dalkiisa waa nin adigoo kala muse biixi garacyow bilaa aqoontii
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 23 сағат бұрын
Sidee casuumad loogu fidan karaa dal ka soo horjeeda danaha somaliland (dal walba wuxu leeyahay dan joogta ah ee malaha saaxiib joogta ah)
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 13 сағат бұрын
Wey dhacaday oramadii
@boqoradathaibani7176
@boqoradathaibani7176 21 сағат бұрын
Muuse wuu ciil Hadlay kkkkkkkkk
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 Күн бұрын
Mansha allaah we don't need Djibouti wicked government delegation comr to somaliland we would like to say you are irrespective government in the region your government is not democracy but somaliland is Democrat country that way somaliland people's doesn't like to dictatorship officials from Djibouti also your regime is most enemy of somaliland so don't try to come here inteel you changing your non sence enemy you created for porth nation's
@abdullah-h3v1t
@abdullah-h3v1t Күн бұрын
Hooyadaa u waran
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Күн бұрын
Somaliland ma Visa ayeey leedahay 😂😂😂
@amedsiciid5598
@amedsiciid5598 Күн бұрын
Hadaa ma futadaada ayay leedahay
@engab001
@engab001 Күн бұрын
Ku lahaa La ma oga sababta loogu diiday wafdiga. 😂 Wariyuhu daalka miyu Ka maqnaa mise qurbaha ayuu ka soo waramaya. Diaspora miyaa? Ilaa riyaha 🐐 ayaa og ee waydii riyaha waxba dad ha waydiin. Riyahaa Ku sheegaya ee warayso 😅
@QAASIMFARTAAG
@QAASIMFARTAAG Күн бұрын
Hala buufiyo cayayaanka
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 Күн бұрын
Dirxigani xaguu ka so galay dalka ma haku meraysan Gudaha somaliland waryaa dirxi ilaa dirxi
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Күн бұрын
Ma ismaacil iyo reer jabuuti ayaad u waramaysaa
@CabdalleMaxamed-t2i
@CabdalleMaxamed-t2i Күн бұрын
Weydhacdey selodiidi karaa martida ina la,dabaldegysa
@HassanAliAhmed-f2d
@HassanAliAhmed-f2d Күн бұрын
HUWAN HA NAGU WAR-WAREEGIN.
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 Күн бұрын
@CabdalleMaxamed-12i , Hi Mr Qadadweeyn xaganii wa qolka Jamuriada Somaliland ee hanaguu dhexwalan 😁😜
@Adno..m
@Adno..m Күн бұрын
Qaraanka & rabitaankaga kala garo iyo dantaa reer SOMALILAND
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 Күн бұрын
Naag adigu so da dee dalkan ninkii ka hor yimaada uma baahnin muxu ka so donaya somaliland haduu ciro joogana ma Iman Karan ku busharayso
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 116 МЛН
Farmer narrowly escapes tiger attack
00:20
CTV News
Рет қаралды 15 МЛН
#Toos_Live: Xafladda Xilwareejinta Madaxweynaha Somaliland
2:15:07
Salaan Sharftii la siiyay Labada Madaxwayne.
4:17
SAAB TV
Рет қаралды 6 М.
#Beerta lagu xanaaneeyo Xayawaanaadka ee Geed-deeble.
21:52
ITOOBIYA 500-SANO WAXAY KU RIYOONAYSAY BAA U RUMOOBAY | JFS?
19:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 47 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41