DAY(18) I AM NOT FEELING GOOD😢😢😢

  Рет қаралды 7,218

Naeema Brink

Naeema Brink

Күн бұрын

Пікірлер: 91
@halimoarshe6617
@halimoarshe6617 Жыл бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo wll
@hoodoissa9727
@hoodoissa9727 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo wllo sorry
@AyaanFarax-xy3st
@AyaanFarax-xy3st Жыл бұрын
Allah ku cafiyo macaney
@maryanxeego4732
@maryanxeego4732 Жыл бұрын
Ilah haku cafiya sis
@naimahussein2822
@naimahussein2822 Жыл бұрын
Walaahi tiivrabi meel ayaey ku taalay malinta aad dhimato subxanallah
@Mercury_fish
@Mercury_fish Жыл бұрын
Subxanallah
@anizawajib2946
@anizawajib2946 Жыл бұрын
Asc abyo waxaan ku fakarayaa inaan sameeyo qalinkaas ee maxaad igula talineysaa
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Жыл бұрын
baayo isticmal bellt lagu xirto back wu ku caawin dhabar xanuunka
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wallao QAALI XAGEE LAGA HELA?
@wacan5799
@wacan5799 Жыл бұрын
Asc walaal daiga ayaa abuurtii Ilaahay faragaliyay ha cabanin markaa
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ty walal
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Niciimaay dhawacbaad tahee is baxnaani inamada iyagaa soo iibsanaya shaararkee iska naso Abbaayo adduunyo orod laguma gaaree
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Aad iyo aad waxaan is ofhanaya waxwalba wad samayn karta lakiin no no
@munam.a5179
@munam.a5179 Жыл бұрын
Allah haku cafiyo 😢
@MohamedMohamed-nd7yr
@MohamedMohamed-nd7yr Жыл бұрын
Ale haku shaafiyo walaal ❤❤❤❤
@halimoarshe6617
@halimoarshe6617 Жыл бұрын
Walaalo sideen ku heli karaa suramkaaga iyo timaha waxa kuu bixiyey please i needed
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Asc walalo diyaar inshallah ana kusoo diraya websiteka ka dalbo wa www.naeemabrink.com
@kaafiyonuur57
@kaafiyonuur57 Жыл бұрын
wll illh kabaq xijabo naftan meel majidho illh kabaq allha ku hanunsho
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks🙌🏽❤️
@ubah555
@ubah555 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo byo mcaany❤❤
@falisabdi2866
@falisabdi2866 Жыл бұрын
Ilaaheey cafimad taam haku siiyo aamiin
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ty walalo
@maymahuriye864
@maymahuriye864 Жыл бұрын
Walasheey naciimay horto allaha ku cafiyo aniga wan sameyay alxm wax xanuna iyo wax dhibana kuma arkin 50kg ayaan lose gareyay lkn mida kowaad abaayo mudo bil ah aniga guriga kama bixin oo nasinadeyda badneed banan uma bexey nin guriga dhaxdisa ayan ku soconayay cuntadana ilaa bil dareero oo kaliyan cabayay mida kale cuntada kahor 30min biya ma cabi kartid iyo 30min kadib ah is ilaali mana usexan kartid dhinaca qalinka allaha ku cafiyo
@fardowsaia
@fardowsaia Жыл бұрын
Masha alh 50kg meqo bil bee kugu qadatey walal
@maymahuriye864
@maymahuriye864 Жыл бұрын
Abaayo 8 bilod xita ani gym ma sameyneynin mida kaliya aan ku jecladay cuntadada qiyastada cune wax misanana kuma korayo ani hada sanad iyo badh aan qalanahay
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
MaanshaAllah Thanks wan isku dayaya anigu wan socda malinkasta weliba dhowr jeer
@maymahuriye864
@maymahuriye864 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink abayo bisha ugu horeysa wax cunta ahna ha cunin waan arkayay waxa cuneysay iska daa wax dareera ah oo kaliya iyo sherk gaga cab aniga ano xafada bas inyar ku soconayay ayan 12kg lose gateyay bishii kowad
@leolavenda7135
@leolavenda7135 Жыл бұрын
Sis cuntada oo dhan shiid sidi soup camal u cun tartiib - Vitamin ka lagugu talagelay ayaado liquid ah cab - dhaqtarka na laxiir intadan vitamins ka aad cabin .. everything you eat ask the dietist please dear .❤❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wan sameeyay qaali, 🙌🏽❤️🙌🏽❤️
@nashaadnashaad1459
@nashaadnashaad1459 Жыл бұрын
Habo Ilaahay Swt haku caafiyo
@khadracumar5567
@khadracumar5567 Жыл бұрын
Asc walal waa kusalamay marka xigta walal ilaahay kacabso is astur ilahay unoqo aduunku waa ayaamo qofna inta loosoo jiro ma oga qofkuna inta uu noolyahay fursad ayuu haystaa markaa xabibti khayr caafimad ilaahay kaaga rajaynaya alle swt xagiisa ulaabo isaga ayaa xanuunka kaadulqadi kara intaasan jeclaystay inaan ku idhaahdo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks walalo
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 Жыл бұрын
Abaayo waxaad sameeysay waa qalaad quurux rabigeey ayaa ku siiyaay waxaay ahaayad cuntaadaad oo yareeyso raaxaada waa waxa rabiigaay ku siiyaay ❤❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali
@wm9669
@wm9669 Жыл бұрын
It is permissible to do this if someone is struggling to loose weight. But there are a lot of side effects that can happen. I don’t think Naima is very fat. I think she should have tried to just loose weight by changing her diet and exercise.
@roodaaden6463
@roodaaden6463 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo wall
@aragsanebrahim8935
@aragsanebrahim8935 Жыл бұрын
Maad kala weecisid opretionka iyo safarkaaga adaa isku hayee
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ciyalka ayaan ugu balanqaadbay
@nuraegal4395
@nuraegal4395 Жыл бұрын
Walal miyaadan in yar xataa baqasho lahayn tartiib walal ogoow naftuna ilaahay baa og inta noo harsan
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali wan isku dayaya inshalalh:) waxaan nacay buurnanta
@FarihaMohamed-i9y
@FarihaMohamed-i9y Жыл бұрын
Qaliinka makii halista ahaabaa oo meesha cuntada gasho layareeyay mise midka baruurtala shiilaayo naftaada halis hagalin mardanbe ha is qalin qaliinka noocee waaye
@sahroabdi
@sahroabdi Жыл бұрын
Wlkey dhbarka miyaa lgaa duray mrkii lgu suuxinayay wey keentaa cirbdaasiye
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Maya qaali malayga durin hadana xanuun ma socon karo walahi
@hodanwarsame9824
@hodanwarsame9824 Жыл бұрын
nucima alle hadafkaaga haku rumeeyo isagoo macsi lahayn wl❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks walalo macaanto
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Жыл бұрын
Get well soon xbbti ❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo qaaliyeey🙌🏽❤️
@sacdioali2637
@sacdioali2637 Жыл бұрын
abayo nacimo ilaheey ha ku cafiyo abayo wax yar ayaan kuu shegayaa safarka ha adin sababta waad qalantahay safarkaguna waa babuur wel madan bogsan abayo❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Walahi walalo ciyalka ayaan ugu balan qaadnay
@sacdioali2637
@sacdioali2637 Жыл бұрын
ok abayo waa fahmey insha alaah qer ❤️
@hawamussa2727
@hawamussa2727 Жыл бұрын
You need to raise sis May Allah swt give you shifo Inshallah
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo qaali🙌🏽🙌🏽❤️❤️
@hooyooffive7097
@hooyooffive7097 Жыл бұрын
Naimo wll tartiibso is dhawr qaliin culus baad gashaye xitaa in aad safar gasho hada mahaboona weli qaliinkagu wuu cusub yahay caafimaad taamaan kuu rajennayaa
@aminaahmad3435
@aminaahmad3435 Жыл бұрын
Waa sax safar ka waad ku dagdagtay
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo inshallah walahay hadii aan raysan waayo wan iska daynsya
@ummumn8799
@ummumn8799 Жыл бұрын
Waad ka boodi insha Allah. Niyadda kheyr usheek. Iso duceeya aniga wan xanunsanayaa😢
@aminaahmad3435
@aminaahmad3435 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink allah ku cafiyo qali walhi naimo niyada khayr wad raxaysan donta farid batahy
@shahad2629
@shahad2629 Жыл бұрын
Kaluunka asaga aaba haraadle marki aad cunto haraad aad ayuu leeyahay khaxwo kharaar cab haraadka waa kudeynaa
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ala mardanbe ma cuni doono harad.com aya idilay
@shahad2629
@shahad2629 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink niciimo hada maka shaleysaa wixi aasameysay ilaahey hakucaafiyo
@sahroabdi
@sahroabdi Жыл бұрын
Naciimeemay dhbarka iyo clooshu wey isku xiran yhiin abyo wana tiirka jirka.
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Aad iyo aad wa jarninkii ay jareen
@umxababa3545
@umxababa3545 Жыл бұрын
Qare cun, rehidration ka heleysaa, cabitaankana vätskeersättning ku darso
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ala wa runtaa lakiin inaan cunikaro oo lay ogolyahay aan eego macaanto
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Жыл бұрын
Abaayo Maxaa u safree Naso naftada u nax😢😢😢😢
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ciyalka ayaan u balan qaadnay walalo
@Samsernod
@Samsernod Жыл бұрын
Wlhi somali hadan nahay waxaan wada nahay dr midtira qaxwo cab mit tira kan samey 😂 mid yira dambibaad gashay is xijaab ilhay gabadha ha caafiyo anaga dhana hana wada toosiyo yaarabi
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali
@wm9669
@wm9669 Жыл бұрын
Walalo. This operation has a lot of side effect Walalo this surgeon they take money. But it not natural to cut and make your intake small.
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
I know walalo sorry:(😢😢😢walahi today i am sick
@wm9669
@wm9669 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink may Allah make it easy. It is done now. But see a doctor
@amiraadem2780
@amiraadem2780 Жыл бұрын
Irbada dhabarka lagu duro baa xanuunka dhabarka keentey
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Cirbad ma isku durin qaaliyeey
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Жыл бұрын
Allaha kucaafiyo qaliinkaas dad baa udhintay sweden allaha ku caafiyo لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Жыл бұрын
Nacimay lugahaa aad iibararan waanu ku qaleyna blastic cejery waan diidey ilaahii lugahayga sidaas ugalay baan kabaryayaa inuu bararkaas iga dejiyo weliba sweden qaliinkeedu waayadan dambe waa laga dayrinayaa marka waan diidey ano diidey bey marwalba warqad iisoo diraan kaalay sawirnee lugahaaga cudurkani wuxu yahay maba naqaane lugaha polio baa iga martay wexeyna iisheegeen dhaqtaradoodii hore polio iney ibararisay postpoli hadana magaranayo wexey qaliinka igula ordayaan diidey ilaahbaan magangalay
@crochet101_
@crochet101_ Жыл бұрын
Sister u need to raise and sleep 😴 well ❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Absolute hadaanba soo kacay lakiin socod dhan ma soconkaro qaali
@fadumosahra734
@fadumosahra734 Жыл бұрын
Walaaleey Niciimooy waxaad tahay qof qalbi wanaagsan oo daacad baad tahay laakiin waalaal ILAAHAY baan kugu dhaarshay is astur oo hor ILAAHAY isku astur waayo ALLHA aadan daqiiqad aadan ka maarmin ee nicmadiisa kugu shubay ayaa ku amray inaad is asturto ood amarkiisa qaadato waayo nomcadiisa ayaad hadh iyo habeen aadwadaa si qurux badan buu kuu abuuray caruur buu ku siiyay maasha ALLAAH caafimaad buu ku siiyay arsaaq buu ku siiyay ma tirin karno waxa uu na siiyay NAXMADU WA NASHKURUHU markaa aan caabudno oon is asturno
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks walalo qaali
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
@fadumosahra734 Mashaa Allaah juziita canaa khayran kathiira. Fadumo hadalkaaga markaan akhriyay illin baa IGA timid mashaa Allaah walaalo Allaha nagu kulmiyo Fardowsal aclaa. Waa saad sheegtay Naciima mashaa Allaah waa qof daacad ah oo si kal iyo laaba ugu waranta walalaha waxaan kula dardaarmaynaa saad adigaba soo qortay horayna walaalo kale oo Naciima wanaag lajecel ay usoo qoreen in ay Xijaabkeedi ay Xiran jirtay ay soo xirato inshaa Allaah. Naciima Allaha kucaafiyo khayr Allaha kusiiyo.
@aminaadan5075
@aminaadan5075 Жыл бұрын
​@@NaeemaBrink naeema naftan waa amaaano waqti laisku soo jiro illaahay ayaa og walalo dharkiii hadyadaha laguugu keeni jiray eee qurux da badnaa ku noqo qalinka na waad ku dagdag allaha ku caafiyo
@sarahahmed8813
@sarahahmed8813 Жыл бұрын
Asc dear❤ maybe is Gass
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Yea it’s qaali
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Жыл бұрын
QAALI CAAFIMAAD BAAN KUUGU DUCEEYEY
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ty walalo
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Жыл бұрын
WAAR NACIIMA SANAD MA KU ARKIN QAALI XIJAABKII MAA KU MUDAHARADEY SEE WAX U JIRAAN ADOO XIJAAB XIDHAN BAA IIGU KAA DAMBEYSEY NO XANAAQ QAALI
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks walalo
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Asc
@ismahaanhersi4634
@ismahaanhersi4634 Жыл бұрын
Dadka aad u burburan ayaa sameyo adiga sas uma burnid
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wa run qAli lakiin wan ka daalay aad iyo aaf
SUAALO IYO JAWABO UPDATE OPERATIONKA DAY(29) ALHAMDULILAH
11:43
Naeema Brink
Рет қаралды 4,9 М.
UPDATE DAY(23) AFTER OPERATION🇸🇰🇸🇰
11:34
Naeema Brink
Рет қаралды 6 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 48 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 37 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Jijimicsiga Dhibatada Garbaha - Frozen Shoulder Exercise
7:37
Barashada Xaawo
Рет қаралды 3,3 М.
Waxa aan qabto maalin ilaa habeen || day in my life
9:34
Life with malika
Рет қаралды 1,6 М.
CALAF DOON: LABO GUUR KU HESHIISAY, LIVE ISKU ARKAT ADKAATAY.
7:51
Bula lila media
Рет қаралды 1,2 М.
Xanta dumarka
13:30
naciimo jookar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Your Unanswered Dua | Judgment Day | Ep. 18
10:15
Yaqeen Institute
Рет қаралды 378 М.
The Best Meat Pie I Ever Made Vlogmas Day 18
19:47
Kwankyewaa's Kitchen
Рет қаралды 99 М.
Raga hoosta gacantooda isticmala/Cafimat Fican
17:42
Cafimat Fican
Рет қаралды 411 М.
OPERATION IYO HOME
11:49
Naeema Brink
Рет қаралды 40 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 48 МЛН