DAY(8) GASTRI SLEEVE (SU AALO IYO JAWAABO🙌🏽🙌🏽

  Рет қаралды 13,243

Naeema Brink

Naeema Brink

Күн бұрын

Пікірлер: 139
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
Naciima Xijaabkaagi soo xiro huuno waa aayad Qur'aan ah. Aakhiro meel majirto.
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx Жыл бұрын
Turkey DADKA kelyaha kalama baxaan waa wadan Muslim ee dadka ha ka cabsiin
@Guulguul
@Guulguul Жыл бұрын
Abbaayo macaanto waxaa rabaa inaa madaxa asturato plz kadibna korka dhan inshaa ALLAH qeeyraa kuu rajeeynaa.
@fatxifatxicqaadir2451
@fatxifatxicqaadir2451 Жыл бұрын
Abaayo qaali 😘 xijaabku aayad Quran illaah xaku xafido ee timaha qarso inuu illaah cadaabta ka khariyo😢 macanto ❤
@abdulazizabdulaziz2374
@abdulazizabdulaziz2374 Жыл бұрын
mashaa-allaah-xijaabku-waa-qaali❤
@kadardahir301
@kadardahir301 Жыл бұрын
Naimay wllo Khayr allaha kusiiyo sifican baad wax noogu Sheegay takale een kugu jeclaaday runta
@Number1Queen.
@Number1Queen. Жыл бұрын
Maansha Allah your looking a lot better see time heals my beautiful sis thanks for always being there for us with everything ❤️ we appreciate you god bless you gorgeous queen keep going love you my blood ♥️ ❤️ 💗 💖 💕 💙
@kadardahir301
@kadardahir301 Жыл бұрын
Sorry wllshay dadku waxay kala fahansanayn gastric sleeve iyo iyo kan ladhaho liposection hadanan khaldin magaca kaas ruux calooshiisa(kiishka cuntada) lama gaadhayaba Baruurtan kale ee ka koraysa baa laga jaraaa oo ruuxa dhawr kiilo oo baruura laga jaraa kan lkn ay gabadhu isku samaysay dubkeeda ama hilibkeeda lama taaban kiishkii cuntada qaadayay unbaa sizekiisa la yareeyay si ruuxu cunto badan ku qaadanin
@rahaali2947
@rahaali2947 Жыл бұрын
Naima durbaba qurux maasha Allah ku soo soco walaalo sida wanaagan eed noola wadaagtay.
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo anoon makeup iyo waxba marsaneen maad saa ii qmanqysa?
@Queenjiija
@Queenjiija Жыл бұрын
@@NaeemaBrinkWalahi ciyoowba qurux ayaad naqatay nacima masha allah❤
@sahidaabokor-cp6qj
@sahidaabokor-cp6qj Жыл бұрын
Asc nicima inader wan kusalamay anigu 80 kg baan ahay diet iyo gym ban iskudara miisankayguna slow buu dhacayaa dhakhsan rabaa mahaad igulatalin lahayd qof daacadaad tahay ilaahay goul kaaga hakugu guuleyo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Asc walalo waxaad tagtaa tiktokgayga oo samee aidaan samayn jiray manshallah ❤️🙌🏽🙌🏽
@Laila-account
@Laila-account Жыл бұрын
I have gastric bypass two week alx I live in Minnesota I was waiting less than ayear was free even I didn’t bey one dollar
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Manshallah yes walalo if u are too fat and sick wa free but i was onlly 97 kg
@nuraegal4395
@nuraegal4395 Жыл бұрын
Alla naciimaay markaan arkay ganacii inta laga reebay waaban qaracmay naa bal cuno fat leh iyo nafaqo cun saanad u dhamaan alla beerka anaaba istaabtay naa gabadhu indho adkaa ilaahay wax yeelo kaagama dhigo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Kkkkkkk maskiin hayga nixin walalo wax walba wa ok❤️❤️
@Naciimanuura6060
@Naciimanuura6060 Жыл бұрын
Maansha laah alle khayr alle haka dhigo
@sahrokhalif6130
@sahrokhalif6130 Жыл бұрын
Asc mashallah abayo wad isbadashay islamar kiiba mashallah tabarakalaah abayo gulayso quruxay
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo aad iyo aad
@wacanarab
@wacanarab Жыл бұрын
Waanu ku fahanay wllo alle hadafkaaga ha ku gaadhsiyo adigoo cafimaad qaba inshallah
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you soo much walalo qaliyeey❤️🩸
@hodanismail3992
@hodanismail3992 Жыл бұрын
Habo mcn ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo quick recovery insha Allah waxad tahy qof daacada qofka daacada ahina ma hungoobo ilove you habo♥️
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank u soo much:)
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Maashaah allaah
@aishamohamedhassan9598
@aishamohamedhassan9598 Жыл бұрын
Naciima waxaan ku weydiiyey madama aynan baahi ku qabaneynin somadhici karto intaan sanad lagaarin in aad goalkaga gaarto markaas maxaa lasameynayaa ma obshin kale ayaajira ganacii baby laga dhigay
@abdirizakelmi8491
@abdirizakelmi8491 Жыл бұрын
Hadaad dhabarka xanuun ku aragto lugee jimicisi samee waxaad ogaata in egfashin inuu kuhayo iyo in qaras kugu kacay oo kuhayo labadaas ay qabta dhabarka
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wan lugeeya walalo malintiiba ManshaAllah
@asmaalicigal3308
@asmaalicigal3308 Жыл бұрын
Asc horta alle caafimaad taama ha ku siiyo ta kale wall umadan runta kuu sheegimayso er walaaley alle unoqo oo timhaaga jidhkaa astur tani aduuno joogi masyid ilahay yaa nimcdaa ku siiyay markaa ilahay unoqo ee isastur xumaana ha iiarkin
@queensaara8665
@queensaara8665 Жыл бұрын
Wll ilahay caafimaad hakusiiyo ilahay kabaq oo is astur
@marianmohammed67
@marianmohammed67 Жыл бұрын
Robot baa laguugu qalay caloosha qaaditaanka cuntada baa laagaa yareeyey
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Haa qaaliyeey
@Afnaan181
@Afnaan181 Жыл бұрын
Masha Allah naima oo laydhsanaysa Alle ha ku siyadiyo qaaliyey❤❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ty walalo
@moclips4853
@moclips4853 Жыл бұрын
Habo ilaahay hakusoo hadeeyo ayaama aduunku waa waxyare
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Wcs wrb
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Ma si qofwaalan baa laguu xirxiraysomali hadaad tiraahdo wax baa fahamsiin ma fahamsiin kartid
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Haa walahi walalo aad iyo aad ma ogi sababta
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Niciimo suuxdintu miyay kala duwantahay ama kala khatarsantahay
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ma ogi qaali lakiin qofku markuu dalanyahay Way samayn karta
@ummumn8799
@ummumn8799 Жыл бұрын
Allah Caamimaad haki siiyo walal wan ka walwalayaa😢
@kadardahir301
@kadardahir301 Жыл бұрын
Lkn naimay ani hal suaal rabaa in aan ku waydiyo wllo Surgery gan ad gashay ujeedadiisu waa iscaadayn sax marka sida aan ufahmay ruuxu maadaaba uu cunto badan cunaynin si automatic ah buu udhuubmanayaa sax Waayahee marka kg aan rabay gaadho seen miisankayga u istaajin example adi markad 70kg aad gaadho 70kaa ma isku istaajin kartaa macnaha suaashaydu waa weeye miisankayga ma kantarooli karaaa wllo?
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Qaali video ayaan kasoo duubaya indhallah
@mashkuramusa4046
@mashkuramusa4046 Жыл бұрын
Abaya rabi had kubadbaadiyay madaxa daddo
@amalmohamed8465
@amalmohamed8465 Жыл бұрын
Imisa bawn weyab anagu waxaan isticmala bawn
@zazafreefire6727
@zazafreefire6727 Жыл бұрын
Nacimoy Walalexijabo
@hindayounes233
@hindayounes233 Жыл бұрын
Asc inader madaha waxa kuxiro ooisastur
@khadracabdillahi-nk1fp
@khadracabdillahi-nk1fp Жыл бұрын
I love you sister keep going
@khadracabdillahi-nk1fp
@khadracabdillahi-nk1fp Жыл бұрын
I’m very beautiful but I’m always also sick that is two years ago but still I have issue
@wardaawees8041
@wardaawees8041 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Uknownw
@Uknownw Жыл бұрын
Macaneey timahaga qurux waxaad isticmaashay nooga faydee
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
InshaAllah walalo wan soo gelinaya
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 Жыл бұрын
Iygaa dadku dookha iskale lkn anigu waxan idin odhan lahaa gym aada gym ku side effect malaha anigu 85 baan ahaa hadeerse 64 baan ahay alxm cuntadii badnaynd een cuni jireyna waan yareeyey naftaydana waan control lay jidhkaygiina waan adkeeyey journey ama safarkayga gymka wuxuu igu qaatay 2yrs alxm imika anaa dad isula qurux badan dherer kayguna waa 1.7m
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Manshallah congratulations
@hawashire833
@hawashire833 Жыл бұрын
Abaayo ilahay jabaq xijaabo macanto qurana aqriso ilahay ku caafiyo
@abdulazizabdulaziz2374
@abdulazizabdulaziz2374 Жыл бұрын
alleha-ku-jeclaado-sidaa-walaasha-u-jeclaaday-xijaabku-wa-quurx
@quenqadra2788
@quenqadra2788 Жыл бұрын
Kkkkk alla naima you so funyy calosha wa jarayaa fudada wan giijinayaa kulahaa illahey haku cafiyo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ty walalo
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Жыл бұрын
Oo hada madaxa Asturatid ma dhimanesa Acudubilah maxad madaxa u qaawin aa u maleesid gaari coos sida
@halimaali9260
@halimaali9260 Жыл бұрын
Asc abayo macan setahay illahay cafimad hakusiyo sidad jeceshahayna illahay sidad jeceshay illahay haa kuu yelo abayo macan aniga waxan raba inan ku weydiyo kanika timaha bixiyo sidu uu egyahay iyo meshan ka helayo jzakaallah kheer abayo macan nolasha illahay haa kuu barakeyo ed mubarag ❤❤❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wsc walalo soo dhawoow wan soo dhigaya beritoole inshallah haka welwelin ❤️
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 Жыл бұрын
Madaxa daboolo dhimashada meel ma jirtee
@mounagouled7984
@mounagouled7984 Жыл бұрын
Habo qali ila mar hore an ku dawada allah hadu ku sahlay hada hijabka hidho please allah ka cabso
@fardosamohamed2442
@fardosamohamed2442 Жыл бұрын
Geesiyad ba tahay walaaley lkn adiga dhokha iska leh ani waxan ahaa 80 -2022 bishi November ayan deit bilaabey hadana waxan ahey 59 xita gym ma aadin gurigeyga ayan workout kusameyaa lkn cuntadeyda ayan badaley un
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo macaanto
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Alaha kucaafiyo lkn cafimaad ilama Aha hadeysan jiro kaaga dhicin in lajaro caloosha dad iska jaray Ayan arkay dhib ayey kaqadan
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Жыл бұрын
Qaabdaridaada ismaadan soo duubteen
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Alhamdulilah
@nuurasagalsagal3681
@nuurasagalsagal3681 Жыл бұрын
naciima wllo si dhibyar ha kugu gaadhsiyo hamigaga wajiga an raba inana yara qurxiyo maxad igu latalin lahy❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo
@fahima6666
@fahima6666 Жыл бұрын
Ala Walaahi waa runtaa shinbirta weladeda wan jec nahsy😁
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali
@Queenjiija
@Queenjiija Жыл бұрын
Abaayo waa cafimadaysa Insha allah Waan kaa wal walay walhi nacimay
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks qaali❤️🙌🏽
@faaizacalimohamed1261
@faaizacalimohamed1261 Жыл бұрын
walal naema
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Жыл бұрын
Qaliimo badan baan maray waana la isuuxiyaa wax shibana kuma arag alxm adna allha ku caafiyo lkn waxaan jeclaanlahaa inaad madaxaaga asturto waxaa tahay ilaahay ku kalsoon kaliya is atur wlshey waano ayey iga tahay cafwan hadaad I dhibsato
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
ManshqAllah Thanks walalo❤️
@hodansheekh4101
@hodansheekh4101 Жыл бұрын
Asc wllo ilaahay hakuu siyaadiyo caafimaadka waxaan kugula talinayaa xijaab xidho at least timaha qarso salaada a ku dedaal
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ty🙌🏽🙌🏽
@faadumoyaska3924
@faadumoyaska3924 Жыл бұрын
anigu muuqaygu marki la arko ma buurna misankygu 75 waaye marka culayska dherer ku waa keenaa baa maqlay maxaa ka jira nacima qof dheer baa ahy
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
MAANSHALLAH 70 wa ok walalo
@fatumoabdi5377
@fatumoabdi5377 Жыл бұрын
Madaxa maa daboolatid naciiimo
@IsmailIsmail-zb1jc
@IsmailIsmail-zb1jc Жыл бұрын
Allaha Ku Caafiyo abaayo
@Aisha-xj9sj
@Aisha-xj9sj Жыл бұрын
Walaaley adigoo ruuxmuslim ah diintadii macaaneyt waxey kufartey miyaat Timo sidiirux walan lo falqiyeyey o banana lala fariis6ey qurux money.walaaley aqli Baan kugutuhmayey wallaahi iyo datkii hore e beesaniga ahaa Lakin wakudhamaati
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Alaaha ku caafiyo
@sahraqueen6784
@sahraqueen6784 Жыл бұрын
Walal Waan kuu salaamey cunta la’aanta miyaan nafaqo daro kugu dhaceeyn
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Qan kaa qaaday qaaliyeey
@amiraadem2780
@amiraadem2780 Жыл бұрын
Naciimo aniga gaajo ima qabato mahala hormone kaas baa igu yar ilow gaajada hormone baa qaabilsan
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Waa laga yaqba qaali
@zamzammohamed9155
@zamzammohamed9155 Жыл бұрын
Cirbada lagugu suuxiyay hadii dhabarka lagag muday waa ayada aniga halsano waa ixanuunesay
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Maya qaali dhabarka ma la igaga mudin
@bilanabdirahmaan6030
@bilanabdirahmaan6030 Жыл бұрын
Sidee adiga o qof wayn ah ilmaha yar caloshisa o yeelan karta maydan Kala calories badnayn wallo?
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Dee walalo sow lama goyn
@umams2905
@umams2905 Жыл бұрын
Iminka imisa kilo baatahay hada wallo
@abokersharif9812
@abokersharif9812 Жыл бұрын
Uf habartan maxaa kakhaldan
@umusalaman9695
@umusalaman9695 Жыл бұрын
qaliinka uurka iyo qaliinka calosha ya daran aby jwb
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Uurka mala igu qalin qalalao
@sahra6279
@sahra6279 Жыл бұрын
Rafaad weeye😂
@ruunomar7190
@ruunomar7190 Жыл бұрын
Wad nag so dahadey manta nacimo❤❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
I am sorry walalo wa sax maanta marti aya ila joogtay
@faaizacalimohamed1261
@faaizacalimohamed1261 Жыл бұрын
qofka infadka lagashubo iyo gastri sleeve yaqatarsan dhanka cafidkg
@faaizacalimohamed1261
@faaizacalimohamed1261 Жыл бұрын
cafimadka
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wan kaaga soo jawabaya qaali
@khadracabdillahi-nk1fp
@khadracabdillahi-nk1fp Жыл бұрын
Can you believe me I do 75,000 for surgery here in United States
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Woow ManshaAllah qaali how was it?
@ayaanmohamed6687
@ayaanmohamed6687 Жыл бұрын
If you're 70kg ,are you allowed to do surgery?
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
I dont Think so walalo ma ogi
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 Жыл бұрын
Sister it depends on your BMI
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Жыл бұрын
Shimbirta qayr bay ku wataa baayo nut sii
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ooh Thanks walalao haye
@rahaali2947
@rahaali2947 Жыл бұрын
Naimay ma laga yaaba i aad dib u naaxdo walaalo
@ldidaar2748
@ldidaar2748 Жыл бұрын
Nacima hilibki kaa dhaacay waajiga unbu kaa caatowday
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Haaa walalo wajiga ayuu kq bilowday naaxidana wajiga ayaan kabilqba
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Жыл бұрын
NAEEMA AWAAL CUNTO BAADAN MA CUNIJIRTAY
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Caruurta iyo odayga hadanad cunen nasiib ayay lahayeen🤣🤣🤣
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink kkkkkkkk
@rahaali2947
@rahaali2947 Жыл бұрын
Walaal naimaay 20 kl kaliya miyaad waxaas oo qarsha ah u gaya målkaagu ma foga hada 90 kg tahay oo 70 kg aad rabto. Waxaan kuu rajeeynayaa walaal nolol farxad leh
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Haa walalo waayo 110 ayaan ahay wan iska riday 21 kg waana igu soo noqday
@ureyjiaden5949
@ureyjiaden5949 Жыл бұрын
Malaga yaba incaloshu waynato mase sasey ahane ?
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Haa walalo hadii laga badiyo ama Way dilaaci dee
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Жыл бұрын
MASHA ALLAH MAANTEY ARAGAGA WAA FIICANYAHAY
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Ty walalo
@siciidoaxmed46
@siciidoaxmed46 Жыл бұрын
Naciimoy walaley xijaabo
@HCD612
@HCD612 Жыл бұрын
Nacima cunadi hore sidaad uqaadan jirtay Uma qaadanbkartit miyaa waligaaba mise markaad bogsoto waad qaadan karta
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Maya walalo waxa laga yaba hadaad cunijietay 4 xabo oo laxox ah inaad mid cunto ama 4 xabo roodhi ah,inaad 1 mid cunto
@rahaali2947
@rahaali2947 Жыл бұрын
Alla naimooy hadii hurmuunka haajada la jaro det låter läskigt. Anaga swedn ayaan dagnahay waan ka baqdaa walaalo kuma dhiiraan karo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Walahi qaali ma i qabanayso gaajo sorry😢😢
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Жыл бұрын
Shimbirta codkeeda waaba lagu raxaystaa allaha ku caafiyo
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Kkkkkk walee Ana wanba eryaayay oo laha naa yaa naga ka ayata🤣🤣
@hashashahmed2922
@hashashahmed2922 Жыл бұрын
Hada unbaan kufahmay ok
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Oh ManshaAllah walalo ok
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Wallee aniga ayaa war iheesto 😂😂😂 hadii cunada leyska badiyo ileen caloosha wey weenaataa alle aney igaartey😢😢 21 sano ayaa jiraa waxaa leymoodaa naag dhoor caruur soo dhashey miisaan keygane 78kg aniga dhan waxaa u ekaadey habar 😂😂 waxaa intaas ii dheer wax yaalaha macmacaanka madhaafi karo ee kamid tahay xalwada buskudka canjeerada dadka maraq ama suqaar ayey ku cunaan lkn aniga shaax iyo macsaro iyo sokor ayaan kabuuxin 😂😂 guriga waxaa leyga yaqaanaa fuusta gabal 😂😂😢😢
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Kkkkk walahi wad iga qoslisay qaaliyeey Waxba maaha wa inaad is caataysa
@Maxamedshiikhcllhi6083
@Maxamedshiikhcllhi6083 Жыл бұрын
@@NaeemaBrink dhibaa malhe ee dedala Abayo
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Dhaqtarka la tasho dhabar xanuunka
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Igu halew walalo
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Wcs wrb
@aishamohamedhassan9598
@aishamohamedhassan9598 Жыл бұрын
Naciima waxaan ku weydiiyey madama aynan baahi ku qabaneynin somadhici karto intaan sanad lagaarin in aad goalkaga gaarto markaas maxaa lasameynayaa ma obshin kale ayaajira ganacii baby laga dhigay
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Maya qaali waa inan isku qasbaa cuntada iyada oo anay gaajo i hayn
DAY(13) AFTER OPERATION🙌🏽SIDEE AYAAN AHAY MASKAXIYAN?
53:20
Naeema Brink
Рет қаралды 25 М.
Weydiimo Xalqada 19aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
39:38
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 973 М.
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 31 МЛН
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA
43:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 205 М.
EMIKOLO GYA SUUNA BEN GYENGEDDE OMUKULU AKAKASIZZA
50:43
Gossip Live
Рет қаралды 27 М.
DAY (4)  EFTER OPERATION
22:44
Naeema Brink
Рет қаралды 13 М.
Barnaamij Gaar Ah Cudurka Madax Xanuunka HCTV Nairobi
21:16
Horn Cable Tv
Рет қаралды 37 М.
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 81 М.
WHAT YOU NEED TO HEAR !!!
17:13
Madame ZOZI
Рет қаралды 12 М.
WAXYABAHA AN WAJIGEYGA UISTICMALO:
25:35
Samiha khaliil
Рет қаралды 243 М.