DAYAX BAND | GARNAQSI | XAFLADII 26 JUNE | HARGEISA 2020

  Рет қаралды 471,062

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

EREYADA DAAHA GAAS
LAXANKA ABGAAL CAAMIR
MUSIC MAFTUUX CADCEED
CODADKA DAYAX BAND
Copyright@Hawraar Music Production

Пікірлер: 890
@najaxugbaad1108
@najaxugbaad1108 4 жыл бұрын
Waxn ahay gabadh yar oo 19 jira hadana wan ooyaa marka aan maqlo heesaha qeexaya Somaliland wadanimadu ma laha yar iyo wayn waa mid loo dhan yahay I love you Somaliland💖💖💖
@ayansworld4307
@ayansworld4307 3 жыл бұрын
I love ❤️ Ader
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Inader 🇮🇹🇮🇹💪🏼
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
MasHa Allah wll 🤍💯
@adamabderhaman7531
@adamabderhaman7531 3 жыл бұрын
0mm
@danxarago8312
@danxarago8312 2 жыл бұрын
Nooloow Najax
@simanyarey496
@simanyarey496 4 жыл бұрын
Anoo ah gabar reer Puntland ah wlhi wn qiirooday 😭 xaqiiiq bad ka hadasheen somaliland 🇮🇹🇮🇹❤️❤️🎉🎊🥀🥀
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 жыл бұрын
MaHaD wLaazHayEy 💚💭❤
@abdulahidholayare3099
@abdulahidholayare3099 4 жыл бұрын
Mahad sanid dadku waa isku mid kaliya siyaasada lagu kal duwan yahay
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 4 жыл бұрын
Thanks Istahil Yarey
@ahmedsaleban9562
@ahmedsaleban9562 4 жыл бұрын
Sharaf Ku hynaa qurx
@foosiyacumar5241
@foosiyacumar5241 4 жыл бұрын
wl qli thnks
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 4 жыл бұрын
*Haday wax fahmayaan ha fahman heestan o ha dhagaystaan wa xaqiiiq iyo wx jira lkn malinbay xaqena helayna happy 26 june somalilanders*
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Sooomhaaa oh
@ayankojoy1491
@ayankojoy1491 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴 Kan sooqata walal midkan baa 26 June latagaye Waligin umeydabal dagine maxa hada niihaya
@nasriinnalka5765
@nasriinnalka5765 4 жыл бұрын
joy adhi yulaahi baraar baad tahaye izka aamus
@cumariinhojr8771
@cumariinhojr8771 4 жыл бұрын
@@generalesseahmed4633 Ado yar lagugu qafulay 🇸🇴waa cadowgaaga Balse Abahaa iyo awoowyashiin idin ma caqli calin runtii hadeey saas yihiin wax labaa bi iyo wa istahileen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌💪🔥❤
@balqiisonuur3537
@balqiisonuur3537 4 жыл бұрын
Macanto cida wax fahmyo anga ma ahn e wa idinka sifan wax u fahma ena ogada rexl darad le dhalty waxna ma ogid waxa la dhahy nima wax ogen Alla macadabo
@ibrahimidriss4986
@ibrahimidriss4986 4 жыл бұрын
anigoo reer muqdisho ah waxaan ka garabayaa garnaqsigiina guusha kala guurasho 🙏
@engmohamedkhadarismail7337
@engmohamedkhadarismail7337 4 жыл бұрын
Thanks wll waad mahadsantahay lkm dadbadan oo qacligoodu sabool yahay gaadhsiii
@Roblox_bacon-t3p
@Roblox_bacon-t3p 3 жыл бұрын
Thanks wll
@hamdaabdi4272
@hamdaabdi4272 3 жыл бұрын
Shukarn wll
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 4 жыл бұрын
Taariikhdan geyigani lahaa, gar iyo wadahadal hortii, garowso Waxaan ahaa, garowso Waxaan ahaa. Xornimo dirirtaan u galay, gefkay Masar iila timid, guclo iyo damacii Turkiga dalkii uu gumeysan jirey, Talyaani baddii uu ku go'ay, Berbera ma garwaaqsateen. 🙏🙏🙏Goortii u horreysey ee geyigan ingiriisku yimid, heshiis anigaa la galay🙏🙏🙏 Sayidku goortuu tan yimid, dagaal diineed guntatay, gashaan u tuntee aan mitiday, saldhiga guluf iyo Taleex, gurmad wiigagii ingriis, Afrika geyigii qudhee diyaarada u horreeyey dagaal gala, iyana ma garwaaqsateen 🙏 Wanaag gacaltooyadii lixdankii talladaan god dhigay, anoo dawlad gaar ahbaan gini iyo lacagtaydii Calan, intaan kaygii gembiyay goonyaha kaagii ka lulay, xashaan guuraha saq dhexe anoon gaaxdeedii dhamin, ku idhi gaawaha u culo, walaalnimadaan u go'ay abaalkii gowrac dhalay🙏🙏🙏 Mar kale kala gurashadii, dib baan geediga u raray, anoon aargooso odhan, tallabana gees ka marin, xadkii gooni ii ahaa, maadaa goosan Kara, gefkay ka dagaalameen, ka daa gardarada fuloow, ka daa gardarada fuloow,🙏🙏 Caqliga gudhani waa wadkee, gardiidoow waa nacastidee, ha kicin guluf iyo collaad, ha kicin geesi haddeer gamee illaawee godobta nacay, dunida gobonimadayada ogaan noo gaasirtaay, garowsho nimaan lahayn googasha noo fidisayeey, dhamaan waad garanaysaan inaan geyi hore nahee, si daacad uga garnaqa, xaqiiqada goobta taal, si daacad ah uga garnaqa xaqiiqada goobta taal🙏🙏🙏🙏
@saynabalisaleban2904
@saynabalisaleban2904 4 жыл бұрын
💚💭❤
@shaficicaano602
@shaficicaano602 4 жыл бұрын
Somalilnd walhi wan idin hambalyeynayaa from muqdisho somalia
@sayidcalisayidcali7326
@sayidcalisayidcali7326 4 жыл бұрын
Dadkaygii idin kuwataa geesinimada
@hipakkhadar5845
@hipakkhadar5845 4 жыл бұрын
labada koxeeed eee dayax iyo xidigaha geeska wxaa loo sameeyayy laba heesoood oo cajiiba mzha allh hoygiii murtida hargysa hanbalyo dadkygiiii💚⚪️❤️🎉🎉🎉
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 4 жыл бұрын
Inkasto an ahay wiil from xamar ah hadane heestan qiiro goniya ayay ledahay somaliland ne waxey xaq uleyihin waa inay helan cidna kama hor istagikarto. Salama
@suatupdilahi6795
@suatupdilahi6795 4 жыл бұрын
Mahdsnid wll
@fadumoomer3755
@fadumoomer3755 4 жыл бұрын
Mansha Allh mahdsanid wllo illhy bogeena burcad haysku mariyo
@sayidcalisayidcali7326
@sayidcalisayidcali7326 4 жыл бұрын
Wlhi zxp qli geesi Lakin zxp jecel Aano Qantas darteed udiidntiin xumaan idinkama aha
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 4 жыл бұрын
Fadumo Omer aamiin walashy
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 4 жыл бұрын
sayidka Africa m.a waa sax waan idin jecelnahay lakin duunya kaordeysa ceshan karta ee dad ka ordayo macelinkartd sxb
@deqsansomalilandr5482
@deqsansomalilandr5482 4 жыл бұрын
Ax yaa hees wadani oo xaqiqda tabatay meel aan hore f iyo abwn sidaso kale u taban thanks abwaan daaha iyo kooxda 👏👏👏👏👋👋👋👋👋
@farduusali2951
@farduusali2951 4 жыл бұрын
Abwaan daaha gaad Nooloow Waa Xaqiiq waan qiirooday Waa hees Cajiib ah iyo koox aad uSaraysa Daah Adiga iyon Kooxduba Jira oo Jooga
@VOBMedia1
@VOBMedia1 3 жыл бұрын
manshaalah🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@farhiaahmed8381
@farhiaahmed8381 4 жыл бұрын
Salax sanaag hdan reer sanaag nahy wan ku wadana parada mdxa no saran thy♥️💋👑
@hannaahmed3590
@hannaahmed3590 4 жыл бұрын
Taariikhdan taarikhdan Gayigaan Gayiganilahaa Gar iyo Wada Hadal Hortii Garawso Waxaan Ahaa happy 26juun only reer Somaliland
@cayniahmed9662
@cayniahmed9662 4 жыл бұрын
Wxn u sheegayaa dadka leh somaliland 26 jun ma laha calanka buluuga ah iyo xornimadaba anaga ayaa idiinka horeeyney ee wx hubsada guul jamuuriyada somaliland 💪❤🤍💚
@hannaahmed3590
@hannaahmed3590 4 жыл бұрын
Goortii uhoreysee Gayigani ingiriisku yimi heshiis anaaa lagaley💚🔴⚪
@ruqiyahussein1262
@ruqiyahussein1262 4 жыл бұрын
Daaah gaaas caadi mahaa abwaan sare Masha Allah jir oo joog 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💚💚💚💜💜💜😭😭😭😭😭💚💚💚💜💜❤️heestani waaa qiiro wllhi 😭😭😭😭🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💜💜💪💪💪💪dayax band noolada idiinkuna
@xamseibraahim6366
@xamseibraahim6366 4 жыл бұрын
Reer abtiyaashey waad helaysaan Xaqiiqdii guulaysta abtiyaal reer shekh isaxaaq waxaan ahey wiil reer puntland si dacad ah uga gar naqa xaqiiqada Goobtaal
@amaljacayl4556
@amaljacayl4556 4 жыл бұрын
Thanks habo rer abtiga uun madage hakareebin rerah kale somaliland dheh pl
@ayaniitaosmaan6202
@ayaniitaosmaan6202 3 жыл бұрын
❤🗨💚
@najuuqurux3723
@najuuqurux3723 3 жыл бұрын
Thanks wll aalle haku karameyo 👏🙏❤🤍💚💯🥰👏🙏
@siciidjaylanionlock8393
@siciidjaylanionlock8393 3 жыл бұрын
Madsanid hapo qaali dadkan dhalaye xalashabad ka mid tahay
@xamseibraahim6366
@xamseibraahim6366 3 жыл бұрын
@@siciidjaylanionlock8393 habo mahad sanid aan kula soo xiriree xagee ka heli karaa ciwankaaga
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 4 жыл бұрын
Mansha allah Ilxuni idinma argto My dadkaygi Guuul Somaliland allow ikiin dhowr 😍😍😍💚🗯❤👏👏👏💪👌
@queendhalad8905
@queendhalad8905 4 жыл бұрын
Masha Allah from mudisha wallahi wan jeclahay somaliland waxan lenaha inta samaha jecel .keep going insha Allah mardhaw ayan.usosocdaa hargeysa cadey ❤❤❤❤❤❤❤♥️💋💋💋
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
Soo dhawoow wll Roog cas ayaanu ku dhigaynaa
@Junwa12
@Junwa12 4 жыл бұрын
DURIYADA BARKYSAN ALLAHA IDIN XAFIDO WLHI WA IDIN JECLAHY MA AHA SOMALINMDU IN CALANKA BLUUGA BAS LA HOOS FARIISTO EE WAA IN WALALTINMO LYSKU GARABSIIYO MIDBA KAN KALE CAAWIYO INTA GAALO TUUGTUUGYANO OO USACABO TUMAYNO WAQTI WAXAA IMAN DOONTA SOMALIYEY WAQTI WADANKEENA ANAN DHOWRAN FROM XAMAR HORAY USOCODA WALALYAL🥰
@farduusali2951
@farduusali2951 4 жыл бұрын
Yaasalaam Abwaan Daaha Gaas iyo Kooxda quruxda badan Waa hees aad u Saraysa 100% dhan walba good
@hafsayuusuf7210
@hafsayuusuf7210 4 жыл бұрын
Mahdsanid walalkyaw❤😍😘
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 4 жыл бұрын
Hoyga fanka iyo hormarka somalilnd ❤️❤️❤️❤️❤️from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴love u dhiigeygii
@sayidcalisayidcali7326
@sayidcalisayidcali7326 4 жыл бұрын
My garabkaygii
@quman1238
@quman1238 4 жыл бұрын
WLLO QALI AH REER SOMALIA 🇸🇴🇸🇴💋💋
@sayidcalisayidcali7326
@sayidcalisayidcali7326 4 жыл бұрын
@@quman1238 jecliyaa Halkad joogto qli
@quman1238
@quman1238 4 жыл бұрын
@@sayidcalisayidcali7326 INALILAHI wad imn
@deeqaabdi3091
@deeqaabdi3091 4 жыл бұрын
hiigiyoH dhalashaynu wadaagnaaH wllahyo koonfur😍
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*DAAHA GAAS Abwaan Qaran* 💚💬❤️ *Abdikarem Ali Shaah Boqorka Codka* 👑
@dagan1122
@dagan1122 4 жыл бұрын
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Koox ka dhizan dalka dalka SomaLiLander Wn ku fanaaa♥️♥️♥️❤🔥☄
@drsfatahdaahir3271
@drsfatahdaahir3271 4 жыл бұрын
Wlh heees iyo badh weeeye Abaaalki gawrac dhalay😭😭 Ilahaw somaliland cadawgeeda jabi
@nemofarhan6903
@nemofarhan6903 4 жыл бұрын
Aaad iyo aaad wlhi
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Ameen
@howieie2081
@howieie2081 4 жыл бұрын
@Hiba Hussein cadaw Somaliland kuma tihiin miyaa?
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
@Hiba Hussein Wa idinka yuhuudyay
@makiqafiir
@makiqafiir 4 жыл бұрын
Dr's Fatah Daahir amiin amiin wall
@mabrukcali1648
@mabrukcali1648 4 жыл бұрын
Ha kicin guluf iyo colaad ha kicin geesiyadii kam ee ilaawee godobta nacay been maahin wllhi😓
@asmaabdullahi8738
@asmaabdullahi8738 4 жыл бұрын
Eesha calaa ereyo 😍 Dunidan gobonimadayada ogaan noo gaasirtaay Garowshonimo inaan nahy gogosha noo fidisaan Dhamaan waad garnysaan inaan gayi Xora nahee Si daacada uga gar naqa xaqiiqada meesha taal 😎😍 Caqliga gudhani waa wadka Gardiido nacas dilee Ha kicin guluf iyo colaad Ha kicin geesiyadii gam,ee Ilaawee godobta nacey 😤💪 💚💭❤ 🥰 🚫🇸🇴😤 Wllnimadaan ku go,ay abaalkii gawrac dhaley 😭
@nuuriyenuuriye895
@nuuriyenuuriye895 4 жыл бұрын
Abwaanka heeskan sameeyay Daaha Cabdi Gaas iyo inta heestan ka qayb qaadatayba abaal marin qaaliya igu leedihin Insha Allah WAAN IDIN JECELAHAY DHAMAAN DADKAYGOOW.
@sayidomar7516
@sayidomar7516 4 жыл бұрын
Xadkii goonida ii ahaa Ma adaa goosan kara ...... Alla maxaa heeso loo qaaday. Daaha Gaas ereyadaa wuu ku farayaraystay runtii💚🗯❤
@ugbadomer3692
@ugbadomer3692 4 жыл бұрын
Haa guul Somaliland
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Maad aragtay QADAADWEY N o hal hees uqaadaysa calankoda
@hibonuura7787
@hibonuura7787 4 жыл бұрын
@@puresomalilander6951 caqligaaba malaha markaasay dad nool isku sheegayaan miyay waayeen hal abwaan oo heesaha usameeya markaasay ictiraaf baan leenahay wax ka dhigaan anagoo bilaa ictiraafa ayaa dhaana bahalaha caqliga fadhiistay leh qarixiiibaa wax udhimay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
@@hibonuura7787 Dhinac alaale dhinc ay ku wanaagsanyin majirto waxay ka adagyiin NIIKADA IYO QARAXA😂😂😂😂😂
@yasinabdi5561
@yasinabdi5561 4 жыл бұрын
Dhamaan Umada Somaliland Waan idin Salaamay MY Country Somaliland Allow Dhawr 🥰🥰🥰🥰🥰💝💝💝
@DEEQ
@DEEQ 4 жыл бұрын
😃
@hamdaabdi4272
@hamdaabdi4272 3 жыл бұрын
Waankaaqaadnay wlloqali shukaran
@maizasultan6269
@maizasultan6269 4 жыл бұрын
Mzha alalh abwnka dadka runta u shega ee daha gaas gulyzo abwaan adiyo dhmn fananintaba guuul somalilnd💚💬❤💚💬❤💚💬❤
@said1498ify
@said1498ify 4 жыл бұрын
Happy Independence day Rapublic of Somaliland.Iyo kooxda la holin waayay Dayax Band Hore U socda.
@xidigochanel34
@xidigochanel34 4 жыл бұрын
Allew citiraaf sii hoyga fanka iyo suugaanta soomaalida Guul insha Allah Somaliland
@ahmedcarale5656
@ahmedcarale5656 4 жыл бұрын
Dayax bandh sanadkan iyaga ka hees wacnaaday cidigaha geeska guul dayax band ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sayidomar7516
@sayidomar7516 4 жыл бұрын
Aaad iyo aad
@najmahassan7403
@najmahassan7403 4 жыл бұрын
Hampalyo dhaman shacbi weynaha reer Somaliland meeL kasto dunida daafaha dacaladeda ka joogtan💚🗯❤
@hassanhaid3745
@hassanhaid3745 4 жыл бұрын
God bless you , you are the real voice of SOMALILAND and the people. You are already in the history books of SOMALILAND. You show and told the world what we are and what we feel and our destiny. Guul Guul insha alla god bless SOMALILAND .
@mushtaqomar1680
@mushtaqomar1680 4 жыл бұрын
Earayad laxanka codka fanaaniinta intuba wa 100% ❤❤❤🥰somalilnd viva somaliland 😘 wahees xaqiiada kahadlaysa from laazcanod
@se1059
@se1059 4 жыл бұрын
Hoyga fanka iyo suugaanta iyo codka halaasiga ah waa somaliland min bari ilaa galbeed very talented people ❤💚❤💚❤💚👏👏👏👏
@deeqsanabdirahman8969
@deeqsanabdirahman8969 4 жыл бұрын
Heestan in xalay madax tooyada laga qaady ahyd axaxaxaxaxax😪😪😪😪
@shidehtv3848
@shidehtv3848 4 жыл бұрын
Waa xalayba
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 4 жыл бұрын
Xalay maaha
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Sooomhaaa
@deeqsanabdirahman8969
@deeqsanabdirahman8969 4 жыл бұрын
haa madax tooyada may ahyn wllaalayaal lkn wey seegtay gudigii qaban qaabinaysay xaflada 😔😔😔
@aarkasanaag9169
@aarkasanaag9169 4 жыл бұрын
Wll madaxtooyadii baa noqotay meel cid gaara u adeegta In laab salax nin lq dheho bay u af duuban tahay oo aan waxb ahayn
@hannaahmed3590
@hannaahmed3590 4 жыл бұрын
Wanaag gacaltooyadii 60kii taladaan God dhigey anoo Dawlad gaar ahbaan Galiyey lacagtaydii Calan Intan kaygii gambiyey goonyaha kaagi ka luley
@gacaltoyog41
@gacaltoyog41 4 жыл бұрын
Nolasha Idin Ma Ciisho Idim Alle.
@hanadhassan807
@hanadhassan807 4 жыл бұрын
Ax waniska qiirooode walahi beentood ma ahan wali iyagoo lagumaaday bey siwalalnimo kujirto utashteen o eysan cidna ey wax yeeleeyn 😢 somaliland guul iyo gobanimo cidii wax garad ah koley aniga cml wey idin fahmi doontaaa
@barwaaqoabdirahman6099
@barwaaqoabdirahman6099 3 жыл бұрын
Ax ax wlhi dalkaygooow insha allah xaqeena waynu heli❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
History is important and must to remember the Un forgettable what happened from 1886 upto 26 June 1960 somaliland Republic. Thank you Ibrahim Omer
@habonabdirahman663
@habonabdirahman663 4 жыл бұрын
Wax kale haba jooge car ha gole Keenaan hobalo lala meel dhigo fanaanniin tayada viva somaliland 🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪
@ladanhersi6558
@ladanhersi6558 4 жыл бұрын
Been lamasheegee waxaaa tihiin hoygii suugantay allaha idinxafido axsan curiyayaal iyo abwaano iyo waliba fanaaniin allow sahan amuuraha
@samirhassan6221
@samirhassan6221 4 жыл бұрын
Somalia Sugaan iyo murtibaynu dheernahay Weligoodna inagu gaadhi mayaaaan.
@qu33nhoppee68
@qu33nhoppee68 4 жыл бұрын
Aad io Aad Aniga somalia ayaaan ahy haddana waan idiin qirsanhy inaad nga murti io sugaan badantihiin I.a wxn idin rajeynaa hormarkiiina Inuu niisii socdo Farxadda ad hesataan Allah idinkama qaado
@hafsamahamud1458
@hafsamahamud1458 4 жыл бұрын
Caqligaaga yaraa intaas ku tusiye wax lagu faano miyaa hees godlabo mitir aa ku sagaayo sooma ogid
@maidomohamed4899
@maidomohamed4899 4 жыл бұрын
Adigu soomali matihid miyaa
@hibonuura7787
@hibonuura7787 4 жыл бұрын
@@hafsamahamud1458 ax wakaa qadhaadhku markii hal abwaan oo heeso usameeya laga waayay qaraxland ayay saa uhadlayaan naa qaraxiibaa maskaxdiina wax udhimay
@hibonuura7787
@hibonuura7787 4 жыл бұрын
@@maidomohamed4899 somaliga ayuunba naga dhaxeeya iyo diinta wax kale oo naga dhaxeeya majiraan gaalka idinkaan niga necebnahay uf qaraxland
@drnoradin21
@drnoradin21 4 жыл бұрын
Xidigaha geeska magac uunbay meesha ku hayaan wax cusub mahayaan Dayax band iyo daaha gaaz guulaysta
@xaajilacag828
@xaajilacag828 4 жыл бұрын
Waaa khudbadi xaaji madaxweyne muuse oo hees aan u badalney Inta ku faraxdaay like isaara
@asmamaweel6532
@asmamaweel6532 3 жыл бұрын
Markaasay iminka ku Lee yihiin waxanu rabnaa midnimo wllhi hadii aad ku madhanaysaan inaaanay dib udhacayn taasi Guulasyta dadkaygii iyo dalkaygiii🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤
@khadarmuniir2504
@khadarmuniir2504 4 жыл бұрын
M.a wlhi tan hees iyo mah waa hes dhaftey wxn jeclan laha ina laga qado xly madaxtooyada 💪
@engmohamedkhadarismail7337
@engmohamedkhadarismail7337 4 жыл бұрын
REER XAMARKA HALOO TURJUMO.MA FAHMAYAAN QADAAD WAYNTU VIVA SOMALILAND 💚🗯❤💚🗯❤💚🗯❤
@hafzamohamet1342
@hafzamohamet1342 4 жыл бұрын
Haa wlhi fahmimaayan
@faizafilsan8387
@faizafilsan8387 4 жыл бұрын
Alle nabada ha idin siyaadiyo From xmr🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sayidcalisayidcali7326
@sayidcalisayidcali7326 4 жыл бұрын
Thanks wll
@footballlovers230
@footballlovers230 4 жыл бұрын
Gantaal muse biixi udiray muqdisho iney tahay inta ilafahantay like dhacdhac
@geeljireofficial9173
@geeljireofficial9173 4 жыл бұрын
Qalbi wanaagsan baad inoogu timaadeen galkaceeel iyo walaal ku dheehen waxa laydiinku abaal guday waan ka xunahay anigoo ah reer Mogadisho waxa,iyo waxa idiin dhaqa oo idiin iloowsiiyo ayaan diyaar la nahay dad walaalo ahoo isku diir baanu nahay hadaanu yarnahee hanakala geeynin walaalayaal garnaqsigiinana diyaar baan unahay
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel 4 жыл бұрын
Wey fududahy in afka lga yidhaahdo wllkayow🤗🤗
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 жыл бұрын
Hhhhh wlhy riyo ayaad ku jirtaane midnimo dhimatay oo abalkayagii. Gowrac dhalay ilaa aar goosano mooyee horta wax. Wll tinimo iyo. Labo dal xitaa hdii noqono waa aargoosan doona taasina waa balan crom burco togdheer
@saredoilamos635
@saredoilamos635 4 жыл бұрын
Waaw dayax band masha allaah waa koox labaad oo soo caan baxaysa hqrgqysa hoygii fankaay halkii aan ku koray kuna noolay hadeer allow Somaliland dhowr😍😍😍
@ikranmohamed1906
@ikranmohamed1906 4 жыл бұрын
Dhamaan dadaka afka somaliga ku hadla wan leyahy hambalyo khasatan somaliland adban idin jeclay gabar somali 🇭🇺
@xamseqooley7171
@xamseqooley7171 4 жыл бұрын
Kadaa gardarada fuloow hakicin heesiyadii game ilaawee godobta nacaY Nacaalaa zhaydaan kuyaal HawraareY qoodhiin iyo xerdiin Halaygeeyo abwanka DaaHa apdi Gaaz Daaha gaas 💯❤💪🙏
@anissahassan9932
@anissahassan9932 4 ай бұрын
Woow I never get tiering this song machallah dayax band my bloods got up because about the song well done I crying because the first day SNM came to harguesa the neighbours chouting my uncle one the window
@najaxahmed8634
@najaxahmed8634 4 жыл бұрын
Manshalaah abwaankii heestan sameyey ale cimragaga hadhareyo hambalyo my dalkeyga low nobarakee yaarabi
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 4 жыл бұрын
*Walaalnimadaan ku go'ay.* *Abaalkii gawrac dhalay🤦‍♂️* Yaa Salaam Macallin Daaha Gaas iyo Kooxdii Dayax Band Haa Haa baan u hayaa
@nimcoahmed3152
@nimcoahmed3152 4 жыл бұрын
Mansha allah happy independence day of soomalind garnaqsi💚💟❤
@nasralaki2751
@nasralaki2751 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw eeshcala Heees qiiiiro tariikh iyo garnaqsi Dayax Band👌🌹🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 4 жыл бұрын
Hawraar waad mahadsantahay We love ❤️ you Dayax Band
@nimcohaybe1181
@nimcohaybe1181 4 жыл бұрын
Murti waqooyi igu kaalay soomaaliland alle ha iikaa dhawro dhulkayga
@ahmedguumbe8363
@ahmedguumbe8363 4 жыл бұрын
Gar waa loo wada islaam wallhi soomaaliland Shacab iyo dawladba waa gob waa inaan kagaroownaa gafka aan walaaleheen ugaysanay Inay goostaan iyo inay joogaan labadaba ayakaa xaquleh lkn naku wixii aan gaysanay aanka dhaqno
@ikrammohamed4640
@ikrammohamed4640 4 жыл бұрын
Heesaha ayey wax dheer thy heestani 👏👏👏👏❤❤
@hodancabdirihman674
@hodancabdirihman674 4 жыл бұрын
xornimada dadkii uguntadayee gumaysiga ka dhidhiyey yaan lagees marine hala xuso darawiizh 👏❤💪 Alla hownaxariisto dhamaantod illahy ka sakow mahad celin io ducay naga mudan yihiin🤲🤲🥰
@user-uq6rd4yd8d
@user-uq6rd4yd8d 11 ай бұрын
cesh cala hees kama dhargyo midhah heesta wax halkan salan diiran hawada u marinya abwaan daah gaas ❤❤
@mumtazmohamed2840
@mumtazmohamed2840 4 жыл бұрын
Way way wle hees iyo badh iga dheh nacabka bufiya 💪💪somaliland😍
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 Hees ilmo igavtiki
@dajiyamohamed3472
@dajiyamohamed3472 4 жыл бұрын
Gar iyo wada hadal horta garawso waxan ahay 💚💭♥️ dhiga
@rumaanmaxamedmaxamed1211
@rumaanmaxamedmaxamed1211 4 жыл бұрын
Abaalkii gawrac dhalay ax wlhi hees qulubta dadweynaha taabanysa Allah ha dhawro Somaliland mar kle kala gurshadii dibaan geediga. Uraray
@hilalomar8733
@hilalomar8733 4 жыл бұрын
waa xaaqiiqo badan ka hadlaysa somaliland hore u soconaysaaa allow nodhow dalkayga hooyo💚🗯❤
@jaamaahlan7766
@jaamaahlan7766 3 жыл бұрын
Heestii qalinle ee wadaniyada ah Iyo heestan marka laysku eego aadbaa ukala fog Labada nin eekala qaadayaaba waa reer waqoyi Soomalia abaal malee ilaahaw hanagu celin❤❤❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Hashaan guuraha Saqdhexe anoon Qaaxdeeda dhamin Ku idhi gaawaha uculo Wlaalnimadan u goay Abaalkii gowrac dhalay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ABAALKI GOWRAC DHALAY Waxan daawaday 200 oo jeer Kelmadahaa #QADAADWEYN YAA U MACNEEYA🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
gaaxdeeda weeye maha qaaxdeeda
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Horyaalka FANKA XIGMADA HORUMARKA TASHIGA ISU TANASULKA QURUXDA SHAMTA #SONALIYED diid ama yeel waa #SOMALILAND❤ ❤❤❤🦁🦁💪
@Little_D815
@Little_D815 4 жыл бұрын
Axyaa wadani heestan maxaa madaxtooyda looga qaadi waaayay
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Waa madaxtoyadii halka laga qaadayaa
@wacanciise5446
@wacanciise5446 4 жыл бұрын
Mooji walhi
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
Xog sugan maaha Wll
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
@@sakariyacabdiraxmaan6710 waa halke zhp
@kawzarahmed7077
@kawzarahmed7077 4 жыл бұрын
@@xogsugan1842 maaha madax tooyada waa huteel guleed wll
@dirieboss3738
@dirieboss3738 4 жыл бұрын
Viva somaliland🇮🇹❤💖🥰
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 4 жыл бұрын
Ismaciil aarka wlee waa fanaan dhamaystiran codkisa o kale qof leh majirto heeso badan abwaaninta waawayni ha u sameyaan inka halasosaro
@asmamaweel6532
@asmamaweel6532 3 жыл бұрын
Intaan kaygii gambiyay Gonyaha kaagii ka lulay 😭😭😭😭😭😭😭 Lkn maxaa naga raacay
@kafiyasiciid463
@kafiyasiciid463 4 жыл бұрын
Karbaash xalaala😡 wlhi hadal 🤐bagam💪💪💪👏👏👏👏👏🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💋💋🌹🌹🌹⚘⚘⚘🌹
@ExtraTime448
@ExtraTime448 4 жыл бұрын
Kama cod macana xidigaha geeska balse wa tokadii. Hore u socda.dayax band
@nimomohet5537
@nimomohet5537 4 жыл бұрын
Walalnimdn u go'ay abaalkii gawrac dhalay amazing words😪😪 Happy 26june dhamn reer somaliland
@juweeriyahaybe1065
@juweeriyahaybe1065 4 жыл бұрын
Markale kala gurashadii anoon argooso odhan talaabadan geeska kamarin codkii gooni ii ahaa ma adaa goosan kara 😭😭
@zuzumahamed5525
@zuzumahamed5525 4 жыл бұрын
Mslh kooxda dayax band iyo hees cajiib run ahaantii waa koox hees qiiro leh layimaad waa idiin taaganhy 26/june sand guuro wacn🎤🎤🎤🙏🙏❤
@ibraahindaacad1683
@ibraahindaacad1683 4 жыл бұрын
Mnsho Allha Dadkay giii iyo dalkaygii Salan sare Xaqiiqo ka hadalka dhabtii waaa kaaa
@clahitomka8578
@clahitomka8578 4 жыл бұрын
Inta og inuu maftuux cadceed musicga farihiisa saaray like ta please
@aaminahassan9647
@aaminahassan9647 4 жыл бұрын
happy 60th independence day, the colonies that refused independence (somaliland), 26 June 1960.💚💭❤
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Dunida gobonima ogaan no gaasirtaye garawsho daah idinkama saarne si dacada uga gar naqa xaqiqada mesha tall somaliland GuuL happy independence day for special somalilandera💚💭❤✊🏻
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
Heees qurux badan by qaaden kooxdani xalay xaflsdi 26 june abwaan daaha gaas
@Fekaduengiidadandana
@Fekaduengiidadandana 4 жыл бұрын
anigoo ah wiil xamar ah hadana heestan aadbaan ooga helay somaliland guul guuul
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
#DayaxBand shafari korkiina ha ahaato waa hees dareen le Somaliland Forever💪💪💪
@zuhaybboqole2305
@zuhaybboqole2305 4 жыл бұрын
daaha cabdi gaas inankii inamada iyo kooxda dayax band❤❤❤❤✋✋
@hoodomiimi6818
@hoodomiimi6818 4 жыл бұрын
Mashallah wlhy hees qali ah hambalyo 💚💭❤👈
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
fananiintaydii iyo dadkaygii cigmadaysnaa🇮🇹💚
@Chanal508
@Chanal508 4 жыл бұрын
Dalkayga somalIland wan ku fanaa dhaman tayo reer somalIland
@foosiyacumar5241
@foosiyacumar5241 4 жыл бұрын
masha allah hambalyo 26 june reer somaliland 💚☁️❤🎂🥂🎊👏👏
@hassanabubekerosman9851
@hassanabubekerosman9851 4 жыл бұрын
Wow maansh allah hanbalayo hanbalayo somaliland guul iyo gubanimo somaliland
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
dayaax ban waa dad fiican waan tageera lakiin sayidka fuluu aha cararay intu dadki dhameyeey runta yaan laga booodin
@sheikhumul2792
@sheikhumul2792 4 жыл бұрын
Music 🎶 macanaa good muftax cadceed 🤙🤟👌
@axmedmustafa6062
@axmedmustafa6062 4 жыл бұрын
Dadka aad lahadlesaan maskaxdoda waxa badalay qarax waxba ma xasuustan
@axmedmustafa6062
@axmedmustafa6062 4 жыл бұрын
@Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan dunida waa isku tashi shacabka somaliland meel walba oo ay jogaan waa in ay isku tashtan shacabka dan yartana ay garab qataan
@mustihaji97
@mustihaji97 4 жыл бұрын
Wooow hees macaan badan weye oo dhiiga dhaqaajinaysa🥰
@hindahussein3662
@hindahussein3662 4 жыл бұрын
Mashallah so beautiful S❤️O❤️M❤️A❤️L❤️I❤️L❤️A❤️N❤️D Never back
@hindahussein3662
@hindahussein3662 4 жыл бұрын
Somaliland
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Wlalnimadan Ku go ay 😭😭😭😭😭😭 Abaalkii gawrac dhalay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Walee XIKMAD CAQLI WAYNU DHEERAYNAY SOMALIDA KLE❤❤❤🙏🙏🙏💪🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 KADAA #GARDARADA FULOOW #ISMAIL AARKA HA NOQONE IS JOOG FANKAGU #SOMALILAND AYUU CIRKA UGU BXAYAA HADII KLE #BALBALAARKA KU HURAN
@ayaaniitainayuusuf7520
@ayaaniitainayuusuf7520 3 жыл бұрын
Ilahey amarkiis her somaliland wanjeclahy kuwan kadhashay xitaa wankajeclahy
@saidabdi73
@saidabdi73 3 жыл бұрын
Wall macn soodhawow anaguna wan idin jecelnahy gobolke ka soojeda
@ayaaniitainayuusuf7520
@ayaaniitainayuusuf7520 3 жыл бұрын
@@saidabdi73 banaadir wall
@saidabdi73
@saidabdi73 3 жыл бұрын
@@ayaaniitainayuusuf7520 nasap kamil ah
@ayaaniitainayuusuf7520
@ayaaniitainayuusuf7520 3 жыл бұрын
@@saidabdi73 shukran
@saleebaanmadobe
@saleebaanmadobe 3 жыл бұрын
Welcome soo dhawoow Huno anaguna waan kujecalnay runti
@dirieboss3738
@dirieboss3738 4 жыл бұрын
MncH allah keep going dayax band
XIDIGAHA GEESKA HA U NOQON CODBAAHIYE 26 JUNE MADAXTOOYADA 2020
6:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 554 М.
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 125 МЛН
DAYAX BAND Heesta Ugu Saameynta Badan Xuska 26 June 2024 HD
6:25
Kulmiye Party
Рет қаралды 207 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
XIDIGAHA GEESKA | HADHUMIN MAR LABAAD | XAFLADII 26 JUNE MADAXTOOYADA 2020
6:43
Hawraar Music Production
Рет қаралды 149 М.
DAYAX BAND || MAlIHIN CADOW XAMAR KADARAN || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO
6:25
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 439 М.
DAAWO HEESTA SOMALILAND EE TASAW INAGA JIRA CODKII XIDDIGAHA GEESKA
9:41