DAYAX DALNUURSHE GEERIDI XAASKISA KADIB TALABADII OO QAADAY OO MURAN BADAN DHALISAY & SABABTA MUQAL

  Рет қаралды 12,094

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@IlwadAli-f2g
@IlwadAli-f2g 13 сағат бұрын
Masha Allah wariye daacad oo qalbi fiican baa tahay Allaha ku barakeeyo
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 20 сағат бұрын
Masha allah guul dayaax dalnurshe❤
@softgril_1098
@softgril_1098 17 сағат бұрын
Haduu isagu dhiman lahaa farxiya hal sano nolol dabiici kumay noolaateen heartless😢😢😢😢😢
@SuleqaSuleqa-j6y
@SuleqaSuleqa-j6y 17 сағат бұрын
Wa runta wlh xaskisa weydimati allah jecladi lin waxa laga rapi eno xogaha xaskisa xasustida konolada larapi😢
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 19 сағат бұрын
Dayax wslaga gardaranyahay .qofki dhintey allaha u naxariisto .qofqof umma dhinto qofkasto oo islama oo iimanleh wa inuu samro samirla,anta cadabta lagu galaa .dayax horey usoco nag gurso ilmo dhaqal .hadad dhimanlaheyd farxiyo kuma jogten wey gursanlaheyn.
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 18 сағат бұрын
Rabow farxadisa usocali Dayax ❤❤❤❤❤
@somalistar8261
@somalistar8261 18 сағат бұрын
Doqon yahoow wiik maay dhin sanaay
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 14 сағат бұрын
Masha Allaah 😭❤❤😢
@aminoxusen4002
@aminoxusen4002 17 сағат бұрын
Ilaahow farxadiisa usoo celi yaa rabi❤❤❤
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 17 сағат бұрын
Astaqfurullah dheh Wll ☝️
@ifrahshire6839
@ifrahshire6839 16 сағат бұрын
Alaha unaxariisto.dayaxna inuu madluun iska dhigaa mahee hore ha usocdo
@waliyoguhaad3721
@waliyoguhaad3721 18 сағат бұрын
Mashallah 🥰🥰🥰🥰🤲🤲❤️
@hudarahma2465
@hudarahma2465 19 сағат бұрын
Geridu haday tussle unoqnwayday waa khasare xaskisi 1bila magarin 😢😢😢😢 calol adagaa
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 19 сағат бұрын
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 18 сағат бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 17 сағат бұрын
Scw Scw Scw ❤
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 11 сағат бұрын
Faxiya.alle.hau.naxariisto.dadkii.dhalay.iyo.caruur.teeda.ayeey.ka.dhimatay.
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 20 сағат бұрын
Aroos waacan ❤amiin amiin
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg 19 сағат бұрын
USTAAD SOMALIDU WAA DAD WAREERSN' OO XUMAAN MAHEE WAX KALE AAN FASIRAN' DAYAX WAA NIN DHALINYARO AH' OO ADUUNKIISA IYO AAKHIRADIISABA U SHAQAYSNYA' XAASKIISA ILAAHAY HA'U NAXARIISTO' WAKHTIGEEDA AYAA INTAAS KU EKAA' QOFKASTANA NASIIBKIISA AYUU IFKA KA QAATAA' DAYAXOOW HORAY U SOCO' HORUMAR AYAAN KUU RAJAYNAYAA DAD AAN CAADI AHAYN AYAAD KA DHALATAYE DULQAAD AYAA LAGAA RABAA ✌🏽✌🏽🤗🤗🤗
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 19 сағат бұрын
Waa Runta walahi
@IlwadAli-f2g
@IlwadAli-f2g 13 сағат бұрын
Dayax waa nin aad u qalbi fiican gabadha codsatay buu ka naxay
@MeghanFaulkner-q1t
@MeghanFaulkner-q1t 10 сағат бұрын
سبحان الله العظيم 😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 19 сағат бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 18 сағат бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 17 сағат бұрын
Scw Scw Scw ❤
@CajabomaxamuudFiidoow
@CajabomaxamuudFiidoow 6 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 19 сағат бұрын
Masha Allah. ❤ Hambalayo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥰🥰😩❤️
@Leylamusa-s1m
@Leylamusa-s1m 17 сағат бұрын
Aduunyo wataas malintaa dhimato sadex Bari kabadan laguu murugoonmaayo bal man akhiro ushaqaysano
@a3d1rahman
@a3d1rahman 18 сағат бұрын
Oo bil xitaa ma sabriwaayay mexeytahay haflada uukaheesaayo
@aminoxusen4002
@aminoxusen4002 17 сағат бұрын
Maxa kaa galay farxadiisa miyaa kudhibayso bastar yahow
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 20 сағат бұрын
I am the first ❤viva
@AliMohammed-d2j
@AliMohammed-d2j 8 сағат бұрын
Adiga caaisha hadey dhimato gadasheda magursaneysa mise ilmahaaga ayad korsaneysa?
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 10 сағат бұрын
GEERIDA IYO FARXADA WÀA MATAÀNO ILLAHAY BAA NOOGU TALAGALEY NIN XAASKIISA DHIMATEY ASSGA KOOW MAAHAN QOF SAMRI WAAYEY WAA QOF AAN IIMAAN LAAWE MA SAMRE WAA QOF AAN QADARKA ALLE DIIDEY
@zamzam4478
@zamzam4478 18 сағат бұрын
Qofka waa dhinty waa dhinty inalaha maca sabirrin
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 16 сағат бұрын
Shuushu ninki aaway
@nastehokheilie5656
@nastehokheilie5656 19 сағат бұрын
Asc dayax maqaldana amarkana ilaahey ba iskaleh
@gacayteabrizz-yk5ic
@gacayteabrizz-yk5ic 5 сағат бұрын
Naagtiisa hade ka dhimatay walaashaa maa la jeclatay maxa ka galay ninikas laxyehey
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 18 сағат бұрын
Kadhc Wilkan Nolashisa waayo Bil aya kasowarregatay dhimashada Xaskisa
@QureshoYussuf-r6e
@QureshoYussuf-r6e Сағат бұрын
Aga maxaa. Dhiba haduu kaqaybgalo ilahay ayaa dilay gabadha miyuu melfadhisto miyuu oyilaha war waqtigisa haqaato willka daya ale sabir hasiiyee wiilaka
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 19 сағат бұрын
Aniga hadu ninkeyga dhinto aseydaa dhib igu ah nin umaxayirnaaden haduu dhintey ma isagaan u joogaa danteyda ayaan qabsan.
@kadijomohamedali
@kadijomohamedali 5 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 13 сағат бұрын
War wiilka xaniinyaha UGA fukha waa xor dayax
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 17 сағат бұрын
Life goes on he needs to pay the bills
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 13 сағат бұрын
War shakho yeelo khofkii dhintay waa dhintay kan nool nolol buu u baahan yahay
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م 13 сағат бұрын
Yaa baneeyay naak ajnabi ka ah in uu hoosta ka galo
@nastehokheilie5656
@nastehokheilie5656 19 сағат бұрын
In waxbalba la ilobana ilaahey ayaa rali ka ah lakin calshisa qofna ma ogan karo
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 17 сағат бұрын
Aad iyo aad
@baal5213
@baal5213 16 сағат бұрын
Nagta tidhi iheesa baa kadaran isagoo murugeysan inay tidhahado kasoo qabagal lakin i hees waa khalad inuu heeso ma ahiin
@somalistar8261
@somalistar8261 18 сағат бұрын
Asig 2 week naay dhin sanaay
@IbrahimDahir-d1t
@IbrahimDahir-d1t 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifatahali6884
@abdifatahali6884 18 сағат бұрын
Waa nin ma waxaad rabteen inuu Assay qaado ama waligiisba murugays naado,
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 19 сағат бұрын
Wiilka wa murugsanyahy lakin wuu samrodonaa wna iloobidonaa .adunkan qofwalbo wuu dhiman qofwalbo wa geerisuge
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 20 сағат бұрын
Wlll dad kaasi sida xun u fikiraa hora ma badan axam dulillah lakiin ku wa xumaan ta nuun buu niyaa maska xiyaan beey u xanuun San yihiin ku waasi oo naf tooda tan dad ka kama soo qaadan ku wa sidaa u had laa wll waa ku wa ugu xun dadka oo xumaan oo dhan guri geeda ah alla lag magan gala ku waas eeg dayax wajigiisa murugada saaran qalbiga buu ka gubanayaa wlh cajiib qosol iyo farxad buujilaya ku wa quluub malaha xaa sidiinta qaar kood dhagaxaa ba dhama
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 18 сағат бұрын
Xaasidsanaa naagta dhahysa inuu kaheesaan jeclan laha ,damiirba majiro dadka qaar maninka naagtiisi dhimatey baa isna iskeenay iyana dalbateey awey murugti gabadhisi garabtaagneeyd eedexiyo?toloow farxiyo maxaysameeyn lahyd hadu dhimanlahaa?inaalilaahi wainaa ileeyhi raajicuun ,alah maa reer aqiraadku wax loowerinblahaa
@Hamda2020
@Hamda2020 14 сағат бұрын
Horta suaal baan qabaa dadku markay dhintaan maxaa loo baadhi waayaa wadankii ? Wadamadan kale qofka layskama aaso ilaa autopsy la sameeyo si death certificate giisa loogu qoro sabatuu u dhintay xataa haday dhakhaatiirtu yidhaahdaan qofkaasi for example pneumonia ayuu u dhintay waxaa jira dhakhaatiirkale oo la yidhaah pathologist ayaa baadha oo cadeeya
@yasmeenatata
@yasmeenatata Сағат бұрын
Africa dadka iyo xaywanka waa iskudarjo marka myeed cideny barey meso
@FadumoAbdirisaq-bl6tz
@FadumoAbdirisaq-bl6tz 20 сағат бұрын
Sharicada waxay qabta 7 bari kadib in u kursado waaba nin adag hadu san Kur san wali
@waaqicichannel
@waaqicichannel 19 сағат бұрын
ALA FADIMOOY RAGU MA 7MALIN BAA HALKA DUMARKU KA YIHIIN 4BIL IYO 10MLIN DUMRKA KA BDAN LKN MAIGU CAWINKARTA SABABTY RAGA UYRTHY DUMARKANA U BADANTHY XAGA CIDDADA PLZ ADO RALI AH
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 19 сағат бұрын
@@waaqicichannel Allah ayaa ku yiri qurankiisa
@waaqicichannel
@waaqicichannel 19 сағат бұрын
@@ruqiaali7490 maha llh xbibti mahdsanid dumarka 4bil iyo 10mlin waan aqnay lkn raga wlhi mnta igu maqal ah 7bari
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 33 минут бұрын
War Niyow Hadaladaada oo dhan baa iska Hor imanaya ma IS maqashaa waxaad ku Hadlayso Subxaanahuu watacaalaa ayaad leedahay from The Frist Place Yaa baneeyey Fanaanimada iyo intaas oo dumar ah inuu dhex boodo?inuu guursado yaase ka Hor Taagan adiga ayaa xumaanta wanaag ka dhigaya Taasna quraanka ayaa Lagu sheegay
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 11 сағат бұрын
Adigo inaad amusto ayaad ku ficantahay adunka kof kof racaay la mahayo in gerida lailawo ilahay baa keeney inaad meel isku xidho xakhmaha horti jiraa ba uu ilaawey nolosha ayey ka midtahay inaad samirto
@somalistar8261
@somalistar8261 18 сағат бұрын
Adiga shiiqaal maatahaay waa qabiil hadlaaysa
@aminoxusen4002
@aminoxusen4002 17 сағат бұрын
Cuqdada kuhayso qabiil mesha mayaalo uf
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 17 сағат бұрын
Qabyaalada kuqaadey kuma dhigto 🤫
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 10 М.
MAASHA ALLAH: Quraan Sarka Canadian Boy & Culimada Somaliyeed Maxkamada Daah…
33:44
WIIL YAR OO HOOYADIIS KA SOO LUMAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
54:45
Toos Radio
Рет қаралды 12 М.
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН