DAYAX DALNUURSHE HEES CUSUB ADOONSIGA ETHOPIA NINKII LA JIRA XUSKII 1DA LUULYO GUURADII 64aad 2024

  Рет қаралды 163,884

Kaafi Studío

Kaafi Studío

Күн бұрын

Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
*******************************************************************************
استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
*******************************************************************************
Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
Don't forget Subscribe and Share leave a comment
Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
wa.me/message/...

Пікірлер: 267
@IkranAxmed-by8cy
@IkranAxmed-by8cy 3 ай бұрын
Somalinimadeydi wnku fana Ethiopia Ayan idinka so salamey
@maantaali2583
@maantaali2583 3 ай бұрын
Sas Ugu faan Abayo marwlba ❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 3 ай бұрын
Waa lagaa qaaday wll
@QaliSharif
@QaliSharif 3 ай бұрын
Mansha allah dayax dalnuurse caodkaga alle haku barakeyo keep going bro🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@shukrimacalin3112
@shukrimacalin3112 2 ай бұрын
Bjjjxkxnxkx❤❤❤❤❤😂🎉😊
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 3 ай бұрын
Soomaaliya Soomaali baa leh, Soomaalinimadaan dadka kaga saraynaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim
@AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim 3 ай бұрын
Wallhay wa qiiroday 😢 jigjiga idinka soo salamay inta somalinimada jecel🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Hambalyo 1da luulyo❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴#
@DeeqoXassan2000
@DeeqoXassan2000 3 ай бұрын
Waan kaaqaadney aadaan jeclahay 5ta soomaali kkkk
@AbukarAbdullahi-o8i
@AbukarAbdullahi-o8i 3 ай бұрын
Waa kaa qaadnay wallaal macaan Soomaalinimada ha waarto
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 ай бұрын
Arligaygoow Ax ax waan qiirooday Mahadsanid wall from ssc laascanod
@qadroqaalixasan3827
@qadroqaalixasan3827 3 ай бұрын
Somali nimadaba ah qiirada🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@YasserAA93
@YasserAA93 3 ай бұрын
Somali waa soomali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdinasirdheegissa2636
@abdinasirdheegissa2636 3 ай бұрын
Heestaa waxaa iska leh Maxamuud ciise Timojilic.Magaceeduna was Arligaygoow.......
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 3 ай бұрын
Heestan abwaan fanaan timo jilic ayaa lahaa gadabuursi xeeb jire allaha unaxariisto
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 ай бұрын
Timajilic wuu qaadi jiray lkn waxaa curiyay abwaan abdi bashiir indhabuur labadaba alle ha u naxariisto
@OubahdireOubahdire
@OubahdireOubahdire 3 ай бұрын
Soomaliya hanoolato wlhi wan farxa markan arko calanka buluga ah wana ku fana from Ethiopia
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
Maxaa hees cusub ah weligeed way jirtey heestani
@dekamoussa683
@dekamoussa683 3 ай бұрын
Happy indépendance day somalia 🇸🇴 💙🤍 from 💙💚🤍❤ 🇩🇯
@XaaliMahamed-s8n
@XaaliMahamed-s8n Ай бұрын
Maxaa kaakal Dan
@Zolaouais
@Zolaouais 3 ай бұрын
Heest jabuti 🇩🇯🔓❤️🇸🇴😊
@abassosman1471
@abassosman1471 3 ай бұрын
This song is from Djibouti, somalia we love you
@NashaadHassan
@NashaadHassan 3 ай бұрын
ilaahow wadankeena Nabad nooga dhig💙🇸🇴cadawgana naga qabo iyo sharta uu nala rabo
@aninfinitelyvixxedvip6
@aninfinitelyvixxedvip6 3 ай бұрын
Amin
@nimcoabdi4148
@nimcoabdi4148 3 ай бұрын
Iyaga laftoodu kii kenya ayey wada sitaane maxay cid waxka sheegaan 😂😂😂
@shukriamohamed2246
@shukriamohamed2246 3 ай бұрын
Kenya somaliland ayay kaficantahay kenya hada lawata maxaskadiba somali aya leh asaga naftinkisa sas ogow
@masertoy2328
@masertoy2328 3 ай бұрын
Kenya 🇰🇪 wa wadankeyga quruxey Somalia weligey maba arkin 😊
@shukriamohamed2246
@shukriamohamed2246 3 ай бұрын
@@masertoy2328 kulamid ban ahay abayo ani xita
@maryancaateye3553
@maryancaateye3553 3 ай бұрын
Heestan ma cusba waxa lahaa oo ku luuqayn jiray allaha u naxariisto maxamuud ciise timajilic
@mohadaahir2785
@mohadaahir2785 3 ай бұрын
Waxaana sameyay alaha unaxariste cabdi bashiir indho buur
@ChoukriChoukriabdourahman
@ChoukriChoukriabdourahman 3 ай бұрын
Mashallah somalia aad aya uu jecelhay alowe nabad sii inshallah 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯
@Somalimix-p3r
@Somalimix-p3r 3 ай бұрын
Somali one love 😘😘 Cashoy ciyaal xamar an nahay cuqdad ma qabno ciyal xamar an nahay ❤❤❤ somaliland wax la dhoho majiro 😂😂
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 ай бұрын
Dayax waa Wadani Wadankiisa Jecel.....❤❤❤......🇸🇴‏ 🇸🇴‏ 🇸🇴‏ 🇸🇴 🇸🇴........❤❤❤..........💙💙💙.........
@shukrimaxamed1317
@shukrimaxamed1317 3 ай бұрын
Ma allh ma allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Deeqa6
@Deeqa6 3 ай бұрын
Hanolaato🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@MamaYahya-sv2wj
@MamaYahya-sv2wj 2 ай бұрын
​@@Deeqa6 njmo❤❤😊
@suhuuryasiin842
@suhuuryasiin842 3 ай бұрын
Team axmar see dararomaysin
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 ай бұрын
Soomaali Weyn Hambalyo.............❤❤❤ 🇸🇴‏ 🇸🇴‏ 🇸🇴‏ 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤ 💙💙💙‏🇸🇴‏ 🇸🇴‏ 🇸🇴‏ 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤ ‏
@NimcoIbraahim-c5k
@NimcoIbraahim-c5k 3 ай бұрын
Heestani waa beri hore ma cusba
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Manshallah Dal Nuurshe Allaha ku Karaameeyo Xamareey wa Lagu Xumeeyey Balse Dayax aya 💕💕💕❤️❤️❤️🌹🌹💕👍👍🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🌷🌷🥰🥰🥰 ku Aya ku Xaaaaal mariyey wooooooooow From Toronto ❤❤❤❤❤❤❤ Xamareey Xaal Qaado Fadlan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 I love you so much Soomaali Melkastoy Joogto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IftinSalaad-y1v
@IftinSalaad-y1v 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuuuuuul Somalia ❤❤❤
@FarreJRFarre
@FarreJRFarre 3 ай бұрын
Dayax dalnuurshe waa hanti qaran ❤❤❤❤😊
@SacadaIsaaq
@SacadaIsaaq 3 ай бұрын
Wow way hees dhaaftay tani fanaaniinta ayaa dayax iyo hilaac nooga wada dhiga❤
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 3 ай бұрын
War yaaa alla yaqaaan heestaaan wey jirtey ooo dayax dalnuurshe ma dhalanin markiiii la qaaadayey
@jamiloabdinor8333
@jamiloabdinor8333 3 ай бұрын
Masha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 ай бұрын
1July 20224 Giorno dell'Indipendenza Somalia.......❤❤❤......🇸🇴‏ 🇸🇴‏ 🇸🇴‏ 🇸🇴 🇸🇴......❤❤❤....💙💙💙
@فراسالجهني-م4ق
@فراسالجهني-م4ق 2 ай бұрын
Kkkk hees iga deh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤lore
@فراسالجهني-م4ق
@فراسالجهني-م4ق 2 ай бұрын
Masha Allah aboowe macaane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤lore ❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤
@Qaasimbaryare
@Qaasimbaryare 3 ай бұрын
M,a dayax show horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AouledIsmael
@AouledIsmael 2 ай бұрын
Hestan waxa leh fanan reer jabuti ah ola dhaho cabilahi cosman horey usoco dayax
@Cbdirahmaan
@Cbdirahmaan 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 3 ай бұрын
Halkan waxa isugu yimi kuwii yaraa ee dawada marsan jiray
@falisa576
@falisa576 3 ай бұрын
Lkn dabadhilifyada shisheeyaha Garabtagan mahan sida Siciid Deni Iyo muuse biixi
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 3 ай бұрын
Lakin Amxaar Dabada Uma Dhaqo 😂😂😂
@HaboonMohamud-mm4ti
@HaboonMohamud-mm4ti 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 our flag
@farhiyajama3342
@farhiyajama3342 3 ай бұрын
geesigii iila dhashay hore usoco dayax ❤❤❤❤❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 3 ай бұрын
Qabyaaladu ha dhacdo soomaalinimo na deeqda no qabiil
@XuseencaliLiibaan
@XuseencaliLiibaan 3 ай бұрын
Kan Waa Dhiigeena Wlh ❤ Dayaxii Reer Moqdisho ❤
@mariamtaoulanehmariam3250
@mariamtaoulanehmariam3250 3 ай бұрын
masha allah dayax horey usoco
@farhiyamuktar3806
@farhiyamuktar3806 3 ай бұрын
Somalia guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Haashim3460
@Haashim3460 3 ай бұрын
Legend guulyso
@SeynabMohamud-pm3re
@SeynabMohamud-pm3re 3 ай бұрын
Heestan jidiid ma ah ee waxalahaa maxmuudciise tima jilic allah haunaxarsto
@farhiyamuktar3806
@farhiyamuktar3806 3 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤
@salmasalmaaliomar996
@salmasalmaaliomar996 3 ай бұрын
Hambalyo 1 luulyo my dhiiga somali weyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmaaden1985
@rahmaaden1985 3 ай бұрын
Yes🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 Somalia ❤loveee❤
@AbdiazizIbrahim-x4y
@AbdiazizIbrahim-x4y 3 ай бұрын
m.a somalia guul🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirizakMohamed-pt6ke
@AbdirizakMohamed-pt6ke 3 ай бұрын
Mashallah
@sharifam4849
@sharifam4849 3 ай бұрын
Mashaalah 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗🙏🙏🙏🙏😃
@AwesoAbdullahi
@AwesoAbdullahi 3 ай бұрын
wow masha Allah wllhi waa run weye walal dayax
@ahmedahmed-pd8uw
@ahmedahmed-pd8uw 3 ай бұрын
Maasha Allah Allah ha ku xifdiyo brother ❤❤❤❤
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 ай бұрын
Hambalyo my people 🎉👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑✅️✊️
@NimcoIbraahim-c5k
@NimcoIbraahim-c5k 3 ай бұрын
Dayax weligiiba wax dad hore leeyihiin ayuunbuu qaadaa maysaga wax lehba
@Shshdjfjkkeke
@Shshdjfjkkeke 3 ай бұрын
Soomali ha Nolatooo 🥲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡
@rahmaaden1985
@rahmaaden1985 3 ай бұрын
Somalia guiuul❤❤❤
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 3 ай бұрын
Guuuuuuuul iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏
@sadiahassan798
@sadiahassan798 2 ай бұрын
Mashaallah very nice 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@AdenXassan-t9n
@AdenXassan-t9n 3 ай бұрын
Soomaaliy soomaaliy baa lhe❤❤❤❤❤
@ميكانيكاالاقص
@ميكانيكاالاقص 3 ай бұрын
5ta soomaaliya ❤❤❤❤❤
@daljiredarandoole2724
@daljiredarandoole2724 25 күн бұрын
Waxaan idinka soosalaamay south afrika kep towin somaali ha waarto am froom keep towin somaali nimada wnku fanaa wlhi wn ku salaamay salaan boqortooyo wllkeey dayax codkaaga allha ku daayo ku leeyahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤froom south afrika
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 ай бұрын
Dhilooyinkani ileen isma oga DABADA ISKA MARAYAA . ETHIOPIA 🇪🇹 SAWTAA IDIN ILAA LISA EE DALKIINA OO DHAN HAYSATA
@KaltuunKhadar-fw6en
@KaltuunKhadar-fw6en 3 ай бұрын
Wall Hambalyo 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@sahroali2547
@sahroali2547 3 ай бұрын
Hambalyo Soomaali wayn❤
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 ай бұрын
Ma ilowdeen GABRO inuu Madaxtooyada Soomaaliya idiin fadhiyay goormuu Xasan Xabaale Qode iloobay waxaas
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
Adigu dharbaazadii GOOJACADE ma ilowdey😂😂😂😂 ilmo axmaaro dabada u dhaqe
@mamaduaa477
@mamaduaa477 3 ай бұрын
Ascwb maashaa alaah
@abdirajmanadow5729
@abdirajmanadow5729 3 ай бұрын
Team Dayax one like ❤
@mohamedadan2439
@mohamedadan2439 3 ай бұрын
Dadkan iyagu intay dantooda ku mashquuli lahaayeen ayey Somaliland la daba dhigay. Abaal ka aad noo gashay muxuu yahay? Dhiqitaankaaga ku ekow naagyahow Gadhka wayni 😂😅
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 3 ай бұрын
Bal umadan falan eega ninka la adoonsado maxay u yaqaanaan adoonsi waxa ku Jira ninka Amisomtu futadiisa cashuuto ee dumarkaiisa lagu hor fuulo ee qajila
@Baabka0007
@Baabka0007 2 ай бұрын
saw qas qas Marso maaha 😂saw ciil ku nooloow maaha 😂qiima dumar yeelo maaha 😂waligaaba qaraar ku jir maaha 😂markacaasimada laguu diido 😂saw so qayl qayli maaha 😂kolba meelah
@MiishAadan
@MiishAadan 3 ай бұрын
Soomaalia guuuuul❤
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 3 ай бұрын
Masha Allah xifdullah Thanks ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 ай бұрын
Waxaa wanagsan heesaha wadaniyada ah marka la soo gudbinayo in dhalintan danbe loo sheego abwaanadii lahaa iyo fananiintii qaadi jiray badanaa ma sheegno abwaanka waxaa heestan curiyay abdi bashiir indhabuur waxaana qaadi jirtay timajilic labadaba alle ha u naxariisto
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 3 ай бұрын
Somalidui kale xamar maahee maxaa buste saarey siiba gobolada dhexe iyo puntland kaatumo walalyaal aawey buluugle maanra xamaasad ma arko xamar mooyee ,maduusha aya ihaysa meesha maanta mesha dhulkygi xalkiisu marayo tolaay
@fardow.safarah
@fardow.safarah 3 ай бұрын
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤎🤎❤️❤️❤️❣️❣️🥰🥰🥰🧡🧡dayax dalkanuurkiisa❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@LaylabilanMuxumed
@LaylabilanMuxumed 3 ай бұрын
Somalia ha noloto guuuuul
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 2 ай бұрын
Labada waalan meesha iska soo fuulay 1:00 iyo 2:21 maxaa waaye jaahilnimo waa cudur wlh 🤭🤭🤭🤭🤭
@raxmomaxamuud2401
@raxmomaxamuud2401 3 ай бұрын
Dalka nuurkiisa
@jiayusuf1866
@jiayusuf1866 3 ай бұрын
Waxa aan maanta wada haysano waa dhaxal awoowe. Ee aan wada illaalsano sida kuwa inaga danbeeya ay u dhahaan sida aan maanta u dhahayno waa dhaxal awoowe Soomaali waayn ha noolaato. Meelkasta ay dunida ka joogto.
@queency7943
@queency7943 3 ай бұрын
😂😂😂😂 adigaa adoon u ah oo ay saacadan dalkaaga joogaan oo ay ku foorariyaane horta ka xorow adigu duliyoow markaa hadal cid aanad gaadhi Kari haku Soo kala qabanine
@MahadAxmed-y3o
@MahadAxmed-y3o 3 ай бұрын
Masha allh❤
@Iphone20249
@Iphone20249 2 ай бұрын
War anaga wax aragnat kuwii xaar iyo kaadi baa kadhamaaday qarna wabay matagatan reer badhyaculus 🤑🤑🤑😂😂😂
@AhmedAli-f9v7d
@AhmedAli-f9v7d 3 ай бұрын
Maxaa qaldan dayax dalnuurshe cabsi badan baa ka muuqata Digniinta intaa leeg iyo bacdan ushanqadhay maxay ahayd
@najma649
@najma649 3 ай бұрын
hanoolaato somaliya❤❤❤❤
@thaliajeske2412
@thaliajeske2412 2 ай бұрын
Somalia ha noolato! 🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰
@YasserAA93
@YasserAA93 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 QABIIL DOWN DHALINYO ODAY QABLISTE AH DOWN
@Osob_5
@Osob_5 3 ай бұрын
Dhowaan Soo baxoow Ha dheeliman kkkkkkkkkkkkkkkkkkk burials burials kkkkkkkkkkkkkkkk
@NourGazim
@NourGazim 3 ай бұрын
War calanka kenya halked uwadataan marka😂😂 blyo anaga aragnay
@masertoy2328
@masertoy2328 3 ай бұрын
Kenya 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 wa wadankeyga Ana ku dashey quruxey
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Kkkkkkk wa aqligi dameerada
@NasriOmar-v1p
@NasriOmar-v1p 3 ай бұрын
Somalie❤❤❤❤
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 3 ай бұрын
OMG❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aziya471
@Aziya471 3 ай бұрын
Somalia ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maymun1xasn2
@maymun1xasn2 3 ай бұрын
Dalka nuursiisa guulayso inta xamar u gafa adaaa nooga filan maan gaabka
@rodaaden3698
@rodaaden3698 3 ай бұрын
Hesta wala qufsaday Abdullahi Osman Ayaa isqalay fanan jabutian aah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
❤❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 ♥️ 🇸🇴 👏 ✌️ 👏 ✌️ 👏 ✌️ 👏
@edbankhalif587
@edbankhalif587 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamed-ml4hr
@Mohamed-ml4hr 2 ай бұрын
Mash allaah 💖 💕 😋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraroble9842
@sahraroble9842 2 ай бұрын
Allahow barakeyo Somalia 🇸🇴 peace and love ❤️
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 ай бұрын
Waa hers waaba Ka dhacey meesha mid daaha gaas ma idiin soo dirayaa.kkkkkkk
@saamiaden7451
@saamiaden7451 3 ай бұрын
Magaciiii somaliyeed waxa uu noqday dad qalnimo iyo wuxuushnimo 😂😂😂 somalinimo la iskugu soo hos dhuumanayo anaga diidnay
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 ай бұрын
Quruxy inaa wax fahnta rajeyna sida asaaga calamka ay u fakarayan inaad u fikirtaa jeclan lahaa
@MustafeSharmarke-ej1zj
@MustafeSharmarke-ej1zj 2 ай бұрын
heestan somaliland baa leh hees tu kale soo samaysta wanlaweyneey
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy 3 ай бұрын
Nimcaan iyo dayax wey xintamayaan somaliland bey laxintamayaan
@KawsarHersi
@KawsarHersi 2 ай бұрын
Asc heestii umada somaliyeeyeey miyaa heesti qlohahdhys
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 6 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
DAYAX DALNUURSHE 2024 | ICTIRAAF KU CARAR MAAHA | HEES CUSUB
3:28
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
KAMAAL SAYIDKA | DEGMADA KAARAAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:43
Kaafi Studío
Рет қаралды 6 М.
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,8 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
DAYAX DALNUURSHE HEES CUSUB SAHALKII JALEECADA AROOSKI QARNIGA 2024
4:20
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 982 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН