DAYAX DALNUURSHE HEES CUSUB BARDAALE WACDARIHII SHOWGII BAYDHABO JANAAY 2017

  Рет қаралды 754,070

Curubo Films HD

Curubo Films HD

Күн бұрын

Пікірлер: 265
@abdikaafifarayare160
@abdikaafifarayare160 7 жыл бұрын
fanaan qaran dayax dalnuurshe alow kudaaaa sxb qaaaliya heer beydhabo gob aa tihiin wlhi anaa huba Shanta somaliyed 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@SoomalicommunityVines
@SoomalicommunityVines 7 жыл бұрын
war afmaaaygu mcaanaa iga soo daba yaac deeeeh.from groe
@AbdisamedMohammed-c8p
@AbdisamedMohammed-c8p 27 күн бұрын
Maku Bara sxp
@dayaxdalnuurshe1324
@dayaxdalnuurshe1324 7 жыл бұрын
Mahadsanid curubo films iyo umada somaliyeed wan idin salaamay dhamantiina 🇸🇴
@abdishakuribrahimyusuf4124
@abdishakuribrahimyusuf4124 6 жыл бұрын
wa kaqaadnay pro
@maryanxasangaafoow7650
@maryanxasangaafoow7650 5 жыл бұрын
Wan kaqabny my bro
@jimmylebonheur7564
@jimmylebonheur7564 4 жыл бұрын
Dayax jabuti 🇩🇯 gormad iimaneysa
@suldaanweenowsuldaanyere5891
@suldaanweenowsuldaanyere5891 4 жыл бұрын
Waan kutaagernaa sxb noolaaw
@RuqiyoCusmaan
@RuqiyoCusmaan Ай бұрын
2024 dib qofki soboqday salan from ogadenia❤
@بنتالاحلام-ض7ط
@بنتالاحلام-ض7ط 7 жыл бұрын
Waaw masha alaah dalka nurkisa my home town berdale inta iga danbeysa like ha igu qabtaan iyo intii tagerta dalka nurkisa
@amalqutami8018
@amalqutami8018 7 жыл бұрын
Drs Najaax Nalka like bardaale kugubsiiyay
@amananima7189
@amananima7189 7 жыл бұрын
Drs Najaax Nalka
@hannyabdi7796
@hannyabdi7796 7 жыл бұрын
امل القطامي Amal Qutami mmn8
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
wawww wawww dayax dalka nuurkiisa wad shiday showgaan reer konfur galbeed salaan sare cid mubaarak
@macaanicarb6571
@macaanicarb6571 7 жыл бұрын
Drs Najaax Nalka m.a wlh dayax dalnuursha kalsoni ayuu sii tabcanyaa
@qamarmohammed1099
@qamarmohammed1099 7 жыл бұрын
Fanan waa fanankii kuheesa luuqad kasto Somali ah👏👏👏
@maryanxasangaafoow7650
@maryanxasangaafoow7650 5 жыл бұрын
Runtaa
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
Dayax dalka nurkisa inu yhy wa qirsan thy somha
@xasanyaanyo3327
@xasanyaanyo3327 7 жыл бұрын
Isdhaxgal iyo isjacel somaalinimo waxe ku dambesa Rer xamar iyo Rer koonfur galbeed samatar ayu so labeeyaa dhanka fanka waxa usuurta galshay heesaha maayga waxa ahay Rer xmr somaaliya ha israacdo
@queennia2845
@queennia2845 7 жыл бұрын
qofkii 4 aad war like isara a luqada macan
@محمدالدوسري-ش2ف9م
@محمدالدوسري-ش2ف9م 7 жыл бұрын
Nashaad Lucky waa waa
@razaakosman2009
@razaakosman2009 5 жыл бұрын
Baastar ayaa tahay
@cabuudiibrahim2655
@cabuudiibrahim2655 7 жыл бұрын
dayax❤ Berdale my home town👌ar showgan ani ley ka maqana👍Baydhabo maxan ku xiiisey👈👈
@ibratahliil27
@ibratahliil27 7 жыл бұрын
Mansha Allah berdaalbayeed anaa uxiisey wlh alaaah yacizak yaaqey my magaaladeyda
@HusseinMohamed-ko2hl
@HusseinMohamed-ko2hl 7 жыл бұрын
Wlh alfanan dayax Dalnurshe gacan ayn utagey aniga lahajadan wan udhashy wayo hoyo aya ah lkn kuhadl moyanee inan kuheso wale masamen karo
@yaaskagesey1932
@yaaskagesey1932 7 жыл бұрын
Hussein Mohamed Afweyne qashinle losle naca atoraha ku yal ilka case ma cayne adigo qashinla
@hanadahmed7167
@hanadahmed7167 7 жыл бұрын
#Dayax dalnuurshe wax kale waye blh barteeda ayu dhigey afka maayga hees.laxan.music+cod mcn ax yaa hees VIVA Bardaale iyo Baydhabo janaay lov u all somali weyn
@AnisaAbsiqani-lg1fi
@AnisaAbsiqani-lg1fi Жыл бұрын
1:15 1:15 1:15 1:15 1:15 1:15 1:16 1:16 1:17 1:17 1:17 1:17 1:17 1:17 1:17 1:17 1:18 1:18 1:18 1:18 1:18 1:18 1:19 1:19 1:19 1:19 1:19 1:19 1:19 1:20 1:20 1:20 1:20 1:20 1:20 1:20 1:22 1:22 1:22 1:22 1:22 1:22 1:22 1:23 1:23 1:23 1:23 1:23 😅😅😅,😅😅😅😅😅 1:30 1:30 1:30 1:30 1:31 1:31 1:31 1:31 1:31 1:38 1:38 1:38 1:38 1:38 1:39 😅😅😅😅😅😅😊 1:45 1:45 1:46 1:46 1:46 1:48 1:48 1:50 1:50 1:52 1:52 1:52 1:52 1:52 1:52 1:52 1:52 1:52 1:52 1:53 1:53 1:53 1:53 1:53 1:53 1:53 1:54 1:54 1:54 1:55 1:55 1:55 1:55 1:55 1:55 1:55 1:56 1:56 1:56 1:56 1:56 1:56 1:57 1:57 1:57 1:57 1:58 1:58 1:58 1:59 1:59 1:59 1:59 1:59
@ikhlasnur3637
@ikhlasnur3637 7 жыл бұрын
Bardaale ( balad lii hilowow Bardaale ma ahaa) my town waan kugu hystaa Bardaale way Iga gadan thy heestaan
@yaaskagesey1932
@yaaskagesey1932 7 жыл бұрын
Iqlaas Caddey sas waye
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 жыл бұрын
Isku mid ayb nhy wllhi
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 7 ай бұрын
same❤😊
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 7 ай бұрын
bardaaaale bayeeeed may home alow barake❤😊
@inakabayare2567
@inakabayare2567 7 жыл бұрын
waaaw reer berdaale like iisaara hee
@garamkgaramk4261
@garamkgaramk4261 7 жыл бұрын
ina kabayare wwwwwwww
@MohamedHassan-zq8rr
@MohamedHassan-zq8rr 7 жыл бұрын
War Heesaha hindiga idinko.fahmaynin wa dhagaysataaane midaanbe way macaantahe iska dhagayta naga aamusa aan heesta ku raaxesane ma fahmim badnaaaaa 😂😂😂
@uual5302
@uual5302 7 жыл бұрын
faarax abdi waa ruunta walal
@abdalabisik4187
@abdalabisik4187 7 жыл бұрын
Mohamed Hassan runtaada waaye sxb
@cadoowgaruun6075
@cadoowgaruun6075 7 жыл бұрын
fanaanka 3aad ee maaay iyo maxaatiri kuheysi kara marki laga soo tago xasan adan samatar., nimcaan hilaac & dayax dalnurshe
@mohamedhassanyusuf2474
@mohamedhassanyusuf2474 7 жыл бұрын
cadoow muuse sxb waa runtaaa xasan.nimcan.dayax that s true
@mubasharisack3332
@mubasharisack3332 7 жыл бұрын
Sxb dalka nurkisa baydhaba ku kortey sax runta sheek inta maayga taqaano la cajabtey likeda iigu dadaala aawi rer bardaale
@MohamedAhmed-qy4xr
@MohamedAhmed-qy4xr 5 жыл бұрын
Waxaan ahay reer Nairobi afmaay wanjeclhy runti love you baydhabo janaay
@ayaanmohammed5599
@ayaanmohammed5599 7 жыл бұрын
www I love somilda farxadeda WA farxadeyda nabad kubaaashala dhaman guuuuul My somalideyda ciid wcan
@fartacdysa2675
@fartacdysa2675 7 жыл бұрын
Berdale dartiis ya Like insari wlhi
@ayahanolashachannel545
@ayahanolashachannel545 7 жыл бұрын
lkn ogow marwalba marka uu loo heesaayo koonfur galbeed soomaaliya waa in aan like aad tirahda ogow waayo berlaad ma ahan dowlad waa degmo katirsan gobalka bay hambalyo reer kgs
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 жыл бұрын
Berdaale imaaw waa laguu marti qaadi lahaa hadaad imaaan lahayd
@anisaomar9442
@anisaomar9442 7 жыл бұрын
Beled linhiloow berdaale dhex. wow u killed it bro, mashallah my favorite song of the year. good job, your truely our nation's star and we love u please come sing f us again thank u and long live.
@hibojemis8038
@hibojemis8038 7 жыл бұрын
Waaaaaw wlh aniga rerbaydhabo ma ahi lkn waanjeclahay baydhabo janaay tankale fananka wlh waa fanan rermagal buuxo ah oo sshal ah viva dalnuurahe
@isack461
@isack461 7 жыл бұрын
Viva berdaale iyo baidoa...dhulka hooyo 💖
@ayahanolashachannel545
@ayahanolashachannel545 7 жыл бұрын
afkaaga caano Allah ku qabto
@hamdaboss6695
@hamdaboss6695 7 жыл бұрын
wow AF maayka macaana walle dayax fanaan ika dheh ama bardaale dheh
@xanafixaaji3138
@xanafixaaji3138 7 жыл бұрын
inaba cadi cadi ma ahan wa mid kamid ah heesaha uu qado mida an ugujeclahay kagasidaran rer baydhabo wlh fananka wa laqabsadeen iyo dibishaliinka stage usaranyihiin...viva dayax dalnurshe...
@shugrimaxamed804
@shugrimaxamed804 7 жыл бұрын
Heestu mcaanaa lkn waxaan kafahmay uun bardaale dheh please like iisaara inata iga dambayso
@maslahhuseen7399
@maslahhuseen7399 7 жыл бұрын
I am from sudan and i love somali music.but did he say bardaale adi leh?
@isack461
@isack461 7 жыл бұрын
yeh
@AbdiwahidWadani
@AbdiwahidWadani 7 жыл бұрын
Maslah Huseen 😂😂 Saan Maa Sudan uga soo jeeda?
@ahmedcabdi4693
@ahmedcabdi4693 3 жыл бұрын
Waa beenaale waa soomaali is qarinya
@safiaabukula4557
@safiaabukula4557 3 жыл бұрын
I am from kenyn and I love somali music shakili hap
@yussufabdirizak3983
@yussufabdirizak3983 3 жыл бұрын
@@isack461 11
@kibirlowgakarameysan6556
@kibirlowgakarameysan6556 7 жыл бұрын
wuu tagay ina aderkey viva besha shikhaal hhhh showgii ilkacase afweyne kama qeeb galin asigoo darensiinayo inu yahay dalamar yare ina aderkiis hhhh loobage hhhh
@zakihajji1960
@zakihajji1960 7 жыл бұрын
Dahir Mohamoud Sheikh Musa Dayax Dalnuurshe iyo Aabihiiwa Sxp qabyaalad ma yaqaan aniga isla soo kornay walipa u ah Reer Abti Reer Geed qalooc qabyaalad ma yaqaanan
@araniyaa3s155
@araniyaa3s155 4 жыл бұрын
Reer Baydhabo Waxaan Ku Jeclaaday Fanaanko stageka Saaran Baa Lacag Jeebka iyo Qoorta Loo Gal Galinaya 😂😍😍😍
@sekihassan4781
@sekihassan4781 4 жыл бұрын
Waxaan reer Burco xaga ciyaarta heesaha may mayga waaban ku hysta noolada walalayaal 🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻
@ismaciilaxmed7238
@ismaciilaxmed7238 3 жыл бұрын
heestan waan jeclahay i aamina 😂
@maxamedxaashi5885
@maxamedxaashi5885 6 жыл бұрын
May ga heesahiisa aadaan uxiiseeyaa anoo reer waqooyi ah
@googleilkacase2438
@googleilkacase2438 7 жыл бұрын
waan tagay 2 laba jeer ayaan tagay in shaa allaah waannku laaban donaa waxaa lama huraan ah Bardale haddi aan noolahay waan ku qas banahay in aan barto degaan keeda iyo dadkeeda ma shaa allaah
@Bashiirhassan-x2j
@Bashiirhassan-x2j 6 ай бұрын
2024 hadad dawatey rapliey
@IslowMaxamed-om1jo
@IslowMaxamed-om1jo 5 ай бұрын
9 Sano kadib manta soo buqday
@faadumo_calimahamedfatuush6778
@faadumo_calimahamedfatuush6778 7 жыл бұрын
Bardaale 😊 Magalo La amaaano iga dheh 😍😍😍
@Pkolom-114
@Pkolom-114 7 жыл бұрын
Balad liin hilawaw bardale dheh Baragalshe hamiinkoow badnka kanuuroow bimayow bardale ma ah bardale mah bareyme Bardaale ♡
@ugasohajicooking7502
@ugasohajicooking7502 7 жыл бұрын
afmay lagu heesaaayo waaa ikow aaad ayuuuu oogu sooo baxey waxaaan ka gartey ariiirtiii bardaale micnaha gabdhaha bardaaale waa gabdho qurxooon uuu ula jeedaaa 😂😂😂😂
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Rer Bardaale nasab iyo gob raxaween wanii salama ❤from 🆎️ gal ♥
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 Жыл бұрын
❤😍
@adennoor7431
@adennoor7431 7 жыл бұрын
Berdaale my hometown viva dayax 😍😍
@mahirgame3435
@mahirgame3435 7 жыл бұрын
Heesaha maayga waa macan yihin
@abdullahiamin7234
@abdullahiamin7234 6 жыл бұрын
fgg
@oscarzsmith983
@oscarzsmith983 6 жыл бұрын
Sax wlhi
@kingsuleiman8687
@kingsuleiman8687 6 жыл бұрын
I can't stop listening this song waan ka helay heystan
@shuuriye115
@shuuriye115 Жыл бұрын
Bardaale wan iska jeclahay ❤❤❤Insha allah mar wan soo dagi donaa
@abdiali3714
@abdiali3714 7 жыл бұрын
hhhhhhh shariiif asagaa udhashey eee hees hadiii uqaadeynin ha imaanin ayuu dhahy
@mohamudmohamed1751
@mohamudmohamed1751 7 жыл бұрын
Abdi Ali Shariif Sakiin bardaale inuu ka soo jeedo dadka baroyaa fanaanka wxuu ku qasbey in tuulo yar u hees kkkkk
@alegendisamongyou1997
@alegendisamongyou1997 7 жыл бұрын
Koofur Galbeed Tuula yar maaxa waa casimadii KGS..shiib no daxaa.
@nastexoaziz3834
@nastexoaziz3834 7 жыл бұрын
kkkkk walhi wa macan lkn maxay kugu tala maa aqni fasirkisa ee yaa ifasiraahaya
@nourali1221
@nourali1221 6 жыл бұрын
War heedhe ummada koonfur galbeed qrux badaNa Hablahoodu viva zharif sakiiN😂😍inanta fananka Ka agdhow baaN bazh ku ahayba anigu ..bilahi dayax wan u qiraY inu fanaN Qaran yahaY Labada lahjadba ku heesi kara👌Heestan ma wada fahmaYo Lkn wey igu socota wlhi🤙🤙🤙🤙🤙🤙tnx dalka nurkiza
@aminaahmed2609
@aminaahmed2609 7 жыл бұрын
Maxamed maxmud wll sen u bahdiley hadi ka xumaty an ka rali giliye wll
@ahmedar5042
@ahmedar5042 3 жыл бұрын
3 sano kadib ana comment ka bixiyay
@engabas_10
@engabas_10 7 жыл бұрын
heesta wa mcntahay plse bardaale dheh uun baan ka fahmay
@fadumamoalim8091
@fadumamoalim8091 Жыл бұрын
Dayaxoow heestaan yaa kuu qorey boowe masha Allah wey i qancisey😊❤
@abdifathaaden7332
@abdifathaaden7332 Жыл бұрын
Abwaan raxaweyn ah aa u qoray i dhibay
@AbdisamedMohammed-c8p
@AbdisamedMohammed-c8p 27 күн бұрын
Ana u qorey abwabkisa ahaay
@daganxasan8689
@daganxasan8689 7 жыл бұрын
Bardaale halkee kutaalaa baydhabo waa lagarty lkn bardaale
@isack461
@isack461 7 жыл бұрын
baidoa ayeey udhawdahay lakiin mahubo in lagu tiriyo baidoa ama in kale
@hasssanomar5619
@hasssanomar5619 Жыл бұрын
Berdaale baydhabo ayay u jirata 60km wan gobolka bay not bakool ok 👍
@aminaahmed2609
@aminaahmed2609 7 жыл бұрын
Abaas maxmud maku fasiraa walal luqadan ana u dhashte
@dushasare2936
@dushasare2936 7 жыл бұрын
Amina Ahmed Waan ka xumahay amina inaad saan i bahadishid afka maay mayga ah sorry
@hamdiabdullahisiyaad1110
@hamdiabdullahisiyaad1110 7 жыл бұрын
Amina Ahmed mayga aniga udhalanin ayaan fahmaya wax aay kaga duwantahay aba yar maxa tiriga lakin dadkan show ku ba eeyn viiva digil iyo mirifle viiva arlaadi
@hamdiabdullahisiyaad1110
@hamdiabdullahisiyaad1110 7 жыл бұрын
Shukri Shaani masha allah aniga wan udhaxay wana wada noolnahay wa dad ixtiraam leh sharafna yaqanin raxaweynta
@ayahanolashachannel545
@ayahanolashachannel545 7 жыл бұрын
qofkii fahmi waayo maymay sharmuuto waaye
@hamdiabdullahisiyaad1110
@hamdiabdullahisiyaad1110 7 жыл бұрын
Shukri Shaani maya abaayo baydhaabo ma joogi welige matagin lakin mar un caruurtayda inaan geyo raba insha allah
@ikranibrahim6462
@ikranibrahim6462 7 жыл бұрын
War yaa ifasira heestan dadku ladhaceen 😁😁😁😂😂
@xidigtawartanabada3145
@xidigtawartanabada3145 7 жыл бұрын
Mash allha beydhaow janaye nolada walalhen somaliyed
@ayuubosoble8682
@ayuubosoble8682 3 жыл бұрын
4/march/2021 inta iga danpesa guul idin rajenaa🙏🙏
@mohammedabdi6606
@mohammedabdi6606 7 жыл бұрын
heestaan waankuheesta tlhi inkastoo intabadan fahmay from ceelbuur
@bareabdi6448
@bareabdi6448 Жыл бұрын
Hesta berdaaley ,Allahayow Somalia 🇸🇴 nabad usahal
@kingsuleiman8687
@kingsuleiman8687 5 жыл бұрын
Bardale ♥️
@axmednuurrooble9863
@axmednuurrooble9863 7 жыл бұрын
Bardaale mohaayenee waa top hees maay
@ahmedosman9814
@ahmedosman9814 7 жыл бұрын
sxb Dayax dal nuureshe salan sare top fanan sare ow mustaqbal leh sxb nowlow sxb suport % the best fanank somali
@eidfantasticibrahim1126
@eidfantasticibrahim1126 5 жыл бұрын
Afkaa waanku haysataa ilaahay amarkii inkastoo anan fahmin hadana wn jeclahay inaan barto sidoo kale asxaab badan wiilal iyo gabdho oon isku class ahayn ayaa ku hadla afkan macaanka badan
@qeestvmoqdisho
@qeestvmoqdisho Жыл бұрын
bardaale waa gooygii somaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤Ilove somali all meel walba❤❤❤❤
@faysalbakaal
@faysalbakaal 3 жыл бұрын
3 Sano kadib yaa dhageysanaya heestan misana daawanaya, berdaale labo jeer baan tagey intaan somalia joogey December 2015 iyo September 2016 mar aan deganbarasho iyo dhulbarsho aan ku jirey ayey aheyd, runtii waa magaalo aad u qurux badan dadka ku noolna ay yihiin kuwo nabada jecel. intaan joogey magalada runtii waxaan ku arkey dadyow kala duwan misana aad u kaftan badan asxaab qiimo badan ayaan kusoo yeeshey, waxaan booqdey CEEL-WEYNE. Beled linhiloow berdaale dhex.
@Ahmedvidic
@Ahmedvidic 7 жыл бұрын
Curubo Films Caadi Mahan '' Wax tayo leh ayaad keenteen '' Howsha meesha ka wada .
@kushikumaraa2609
@kushikumaraa2609 7 жыл бұрын
wr heestu waay i qancisay mana fahmaayo ayana waa dhib
@abdiraxmaanali3861
@abdiraxmaanali3861 6 жыл бұрын
Kushi Kumaraa kkkkkm
@zaabiriintiizamirkabadnyd1788
@zaabiriintiizamirkabadnyd1788 7 жыл бұрын
ninyahow afmaygaaba ku shidan taheee inkstoon fahmaynba
@puntlandwomen3116
@puntlandwomen3116 7 жыл бұрын
Wooow somalinimo soonoqotaan arkaa👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 7 жыл бұрын
A haha soo bood bood miyaa l love viva somalia
@aminaahmed2609
@aminaahmed2609 7 жыл бұрын
Xamdi abdullahi siyaad thanks abyo waa qadarin midaas ba
@suldanomaxamed1476
@suldanomaxamed1476 Жыл бұрын
2023 hata 1m magaarin
@rabiilealasali9248
@rabiilealasali9248 7 жыл бұрын
War asxabeey heesta iifasira weyba macaan tahaye 👌👌👌👌👌👌👌 kkkkkkkkkkk
@جديدجديد-ش4م
@جديدجديد-ش4م 7 жыл бұрын
Dayax saxiiib fcn ayuuqabaaa mash allh siduu uilaalsnaaayo fiiriya
@yusufmohamed8305
@yusufmohamed8305 7 жыл бұрын
ww dayax fanana banag jogo ay tahay lakin mad qof walbo oshegag imanayo wxji kadiyarso anig wx joga istureliyo inasha allh ciid danbo anag ay fiso kudireyno w no imane
@faatihabdullahi983
@faatihabdullahi983 7 жыл бұрын
waaw hees qaran dayax baroow maamul kasta sidaan aan kaaga arko waad kabaxsatay
@laloibrahim3440
@laloibrahim3440 7 жыл бұрын
Fanan buuxa markaan waad nqotay nBee waqtiga haku wacnaado ebow dayax
@tgjacaylkasakaahaadhadikal7114
@tgjacaylkasakaahaadhadikal7114 7 жыл бұрын
Belid linhiloowow bardaale dheh mahaayne alla hadii roogi lahaayi nasiib lahaayi meeli ani kidhalidi mihilmaamow walaahi
@abdiweliibrahim7643
@abdiweliibrahim7643 7 жыл бұрын
Mshlh berdaley wan jeclahay dhulkaygi hibaq wan kuarka qali
@mohmedaden6016
@mohmedaden6016 7 жыл бұрын
Asxaabta Bardaale xagay kutaala igu cawiyaa Any one Who know
@Pkolom-114
@Pkolom-114 7 жыл бұрын
Mohmed Aden bay
@araniyaa3s155
@araniyaa3s155 4 жыл бұрын
Bardaale Waa Magaalamadaxda Gobolka Bokool Wll
@Luuladan54
@Luuladan54 7 жыл бұрын
Waaw waaw bardaale janaay
@MuniirmaxamedCali
@MuniirmaxamedCali 8 ай бұрын
Heestan wan iska jeclahy
@mohamedmahdi3324
@mohamedmahdi3324 7 жыл бұрын
masha Allah alfanan dayax and dadkena reer bardaale
@SakariyeOsmaan-vr1js
@SakariyeOsmaan-vr1js 4 ай бұрын
Seee nayeeshen😂😂
@fuufuuhassan3769
@fuufuuhassan3769 7 жыл бұрын
masha allah dalka nuurkisa wad kabaxsatey afkada caano mac lagu qabey
@intadhibkajacelwalalkod8387
@intadhibkajacelwalalkod8387 7 жыл бұрын
waw wxasa ka hees ah wllhi dayax heestan sideda uu kenay lkn aniga luqada xabad kama aqano in kasto isdax kalga bulshada inta iku dantaheestan I fasira heesta waan jecladay
@AbdisamedMohammed-c8p
@AbdisamedMohammed-c8p 27 күн бұрын
Afka dhan maku baraa
@hanada.kxidigahaiislialfan2395
@hanada.kxidigahaiislialfan2395 7 жыл бұрын
Heesta bartali daxay u kabahsade cot mcn si ficna u ujilay qatarah
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
Wlh dayax dalnuurshe waxuu noqday fanaanka sanadka wwww wwww www isha baxarka biyaha bada 💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃👌👌👌👌👌👌👌❤❤❤❤❤👌👌👌😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@yasirfarah2845
@yasirfarah2845 7 жыл бұрын
War dadkaan may fariistaan haloo heesee. Waa maxay nimankaan fanaanka dhexda uga dhegan.
@hanicadeysomalia7003
@hanicadeysomalia7003 7 жыл бұрын
Ash ketchum marka la fadhiisanaayo malaqudbeeynooyaa
@hassannabiil2078
@hassannabiil2078 7 жыл бұрын
Luqadan mafahmin badana hadii saas tahay caalamka maxa uga dhaadhicisiin caalamka 1 luqad ayan leenahay maa iska dhahdiin 2bo luqad ayaanu leenahay😀
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 6 жыл бұрын
Nabiil ishaaq . Jarmalka immisa Luqad ayuu leeyahay? Talyaaniga?
@sahromohmd6382
@sahromohmd6382 7 жыл бұрын
Luuqadaan afmayga waan jeclhy lkn saan Ku baran lahaaa yaaa IGA caawinaa
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
Jecliyaa baydhabo janaay guul dadka sharaf iyo cisiba leh 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@schoolali4534
@schoolali4534 7 жыл бұрын
Ila hada wan dawanayaa layaab ilatahy dayax oo may kuhesaayo
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 3 жыл бұрын
PIANA BARDAALO
@faatihabdullahi983
@faatihabdullahi983 7 жыл бұрын
bargalshee hamiinkoo badankaa ka nuuroo bii mayoo bardaale ma ah axsan hees
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 3 жыл бұрын
BARDAALOW × MADAALE
@saidali5400
@saidali5400 7 жыл бұрын
Dayax asagoon awal lafahmi jitin miyuu haddana AF may Ku darsaday waa balloy ka dhac
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 7 жыл бұрын
masha allaah jeclhy af mayga
@mubasharisack3332
@mubasharisack3332 7 жыл бұрын
Cizak waaw ar yaan ku cayuumin anigi u dhashtey baan saan ugu heesi karin mashaa allah marki horeba waad garaneysay
@hgfhfghf64
@hgfhfghf64 7 жыл бұрын
Fanan jiro iga dheh may iyo maxa tiri ku hesayo wale dalka nuurkisa aya tahay magaca wa istahisha allaha ku dhowro ilxun kuma aragto
@maryanxasangaafoow7650
@maryanxasangaafoow7650 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@tubeecyare4446
@tubeecyare4446 7 жыл бұрын
Asxabta ila arka hablaha siwanagsan ayee uxijaabanyihiin masha allah
@abdalabisik4187
@abdalabisik4187 7 жыл бұрын
Showga oodhameystiran aawey
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Caadi
5:08
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 27 М.
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 32 МЛН
DAYAX DALNUURSHE 2018 HEES CUSUB FARXIYO OFFICIAL VIDEO BY SAAMI CADDE
4:45
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
Dayax Dalnuurshe oo reer baydhabo kaga yaabsaday  showgii ciiida
7:44
AADAN ONKOD HEESTA - CALANKA KOONFUR GALBEED - OFFICIAL VIDEO MMC 2020
5:23
MMC Pro Studíos
Рет қаралды 1,1 МЛН
DAYAX DALNUURSHE HEESTI IKALAY LAWADENO KALA MARMI MINE REMIX 2019
4:42
Mascud sabriye
Рет қаралды 2,4 МЛН
Khadar keeyow hees cusub  2017
7:14
Eng Mustafa Mohamed (mostafe shiine)
Рет қаралды 2 МЛН
Dayax Dalnuurshe
4:48
Omar Mohamed
Рет қаралды 2,1 МЛН