Ninkaan music waa tumaa waana dugtaa 5tiis waqti masha allah dad badan aad dhaantaa
@ahmedjama88792 жыл бұрын
Aniga ayaa hada kahor salli kula tukaday maragna ka ah wana nin dabecad wanagsan
@rayanacookingchannel47562 жыл бұрын
Wlhi beenta ma aha weyba ka muuqataa nuurka iyo nadaafada wa salaada qofkii allah subxanahu watacalaa kuxiran wa sidaas
@ashaismail7132 жыл бұрын
Yaasalaam Sidii Ali Wiikey macalinkayga waa ku salamay longtime (macalin sidii wali waa xasuustaa heesahaad nabari jirtaa I was young before 33 years ago Allaah Ha ku xifdiyo Aamiin Aamiin I miss kooxda iftin Fankan doonistaydii Daalacanayaayoo Hidahayga Dahabkaan ku dalxiisayaa Qurux Waayo waayo Allaah u Naxariisto macalimiinteenee intii dhimatay qaasatan Abdiqadir Ali Sanka
@ahmedelmi2899 Жыл бұрын
Walal waan ku salamy salan kadib ustaad siidii cali winkey sanadkee waaye sanadka ow heesa idin bari jiray bal ii fah fahi oo dadkii ka mid iyo macalimintii waxa idi barayay sawir iga sii waqtigaas
@idylmohamed23672 жыл бұрын
Sidi cali winki djibouti🇩🇯 wa laga tabey😥 salan sare ustaad🙏