Dayax dalnurshe waa wil somali nimo ku wan tahay adna ilahay camal tus wu kusiye e hargaysa school Qanis yada adka furtay so xir ilahayna ka cabso cimri kuma Labno e Ilahayna haku cafiyo xanunka ilahay aya kanay ilahay haku cafiyo hadana insha alah
@HudiitaHazmarАй бұрын
Ilahay ha cafiyo 🤲
@shamsohussein4180Ай бұрын
Bisle adiguna jahil kla thy garyaqan cilmi ha ugu fanin😂
Adna Allaha hadeeyo...reasonka ey WADAN ISLAAM AH U KALA JEREYSO oo CADOW EYTAQAAN UGU CELINEYSO....waa noo cadaatay....GUMEYSIGII IYO LAFA RUUGII AYAY WALI KU JIRTAY.
@ilhanhassan9813Ай бұрын
Dayax dal nuurshe waa qof qalbi wanaagsan
@theancientsancients1769Ай бұрын
Who cares about him? Many people are sad about the news ...is he more important than others ?
@AbdikarimSheikhomarАй бұрын
Relax you took it personally @@theancientsancients1769
Shaki ayunbay iskuriday lkn way isbadhay wana lgawayay iyadaba kushegaysa benta iskadaya
@fathiyayusuf1332Ай бұрын
Awooda Allah ayaad wax yar ka aragtay markaad umad dhan Somali kula ah hadana Muslim, ayaad mooryaan ku wada sheegtay adoo gaal iska gadaya wax ku qaado Allah u noqo Somaliyaa kuwa aad ku sheegtay cafis waydiiso.
@salmaahmed2263Ай бұрын
Waa mama aan lagu dayan.
@waalayaabaywaalayaabay9130Ай бұрын
Yaahuu xamaalatul xadab Waa 80 jirtii kaniisadaha duf ku bax.
@princess-u8f26 күн бұрын
Lkn sida hoyada okle dhilo wadooyinka laga qaato mha😂😂😭
@FardawsoIsmailАй бұрын
Ale hacafiyo mamada
@Ahmed_keydАй бұрын
Was ey ey dhalay dal nuurshe
@moxubomamamia373Ай бұрын
Muxuu uga naxayaa habarta koonfurta neceb
@amaaladem3486Ай бұрын
Dayax dalnuurshe waa beentiisii midh kama uu nixin beenta jooji dhe
@shamsojama9804Ай бұрын
Adna Aadan. Ololihi dorashadan ku bartay inay. qof xun tahay. Somali iskada reer Somaliland. bay kalaqaybisa ooy Qabil dhan cudad iyo nacay u qabta Alx hada dorashadi si nabadau ku dhamatay lakin dad badan oo modi jiray mamda Somaliland ba bartay manta ilaahay ha cafiyo iska cibadayo edo siyasada iskaga bax
@hajiraomar8153Ай бұрын
Subxanallh
@Seinab-pt7ioАй бұрын
Xeey xamaashay oo dhiig noqday.
@Niza-jАй бұрын
Alle ha cafio mamo adna😢❤
@ruqiyogare5850Ай бұрын
Somali ayay
@ruqiyogare5850Ай бұрын
Dadisay oo cadow u aragday iyado somali ah ayay na ka dadisay
@CosobleMasuud25 күн бұрын
Hakudilo dheh. Duqdaas awelba muslim lamadhihi karinee
@haweyorashid9419Ай бұрын
faasuqaad weenatay
@princess-u8f26 күн бұрын
Lkn sida hoyada okle dhilo mha 😂😂😭
@naimahassan9393Ай бұрын
Bisle faan iyo dagaal iyo dagdag subxana laah
@shukri114mohammed2Ай бұрын
WAXANI waa wax Hore ! BAL GODKII KAMA FEKEREYSO IYO SU”AALIHII QABRIGA!! AQOONSI IYO WAXAANAY WELIGEED ARKEYN ARKEYN AYEY KU FRKERAYSAA???
Beenaale Waa sheeko hore . Dayax beenaale tuug caydii Somaliland way u taal.. Somaliland inuu yimaado ayuu raba . Mana i manayo
@11naa44Ай бұрын
Mxu ka so donaya tuulada qalalan
@ShugriXasan-o3uАй бұрын
Ceebaakudhacday.garyaqaan.bolokuciyaartay
@husseinaden7560Ай бұрын
Xamaaladu maxay ahayd ma suuqa waaheen bay ka xamaalataa habartama fahmin
@11naa44Ай бұрын
Xamaalad wa garanka hoose ee fiinada ah ee la xirto
@husseinaden7560Ай бұрын
@11naa44 ok
@MuuseSheekhmaxamuudАй бұрын
waa islaan walan dad mayna dhalin cajusadu
@AbdiGuled-qd4viАй бұрын
Dhiig naxaya inkar kugu dhacday wa habar fadaro ah cadabta alla kugu foge
@mariambalqiis757Ай бұрын
Walaal wan Aragnaa waxay tahay. lkn Cidna Lama habaaro habaarku kuumafiicna Adiga xataa Allah hasoo Hadeeyo Ayaa ladhahaa. Xataa gaalada Naarta laguma habaaro Waayo Hanuuninta Allah Ayaa leh Allah Ayaa soo hanuunin kara Haduu doono.
@fahmoyeelo5371Ай бұрын
Huuuuu ben adiga iyo habarta kiristada
@samowsamale3490Ай бұрын
Waxaan is lahaa waxay odhan haddii kansar lagugu sheego oo ay taadii noqoto Allah maxaad la hor tegi laakiin aduunyo ayay ku mashquushay