SIDA XAQIIQDAA DHIMASHADANA ALLAH BAA QORAY AROOSKANA SIDOO KALE MARKA QOFKA LAGA DHINTAY HORAY AYUU U SOCONAYA WAAN KU FARAXSANAHAY INUU UMADISA DHEX GALO XAQIIQ👏🏽👏🏽
@MaleykaGabane20 сағат бұрын
Hadey dhimato maxa kamicno ah qofwalbo wu dhiman qofka inuu samro dinta ayaa noo shegtey rero dhan baa rogmado oo la wayo .noloshu umma istageyso qof dhintey wa inay hore usocoto. Murugadan mudoyar bey socon ma ahan inay tagnaato mudo dher wa iman la,an iyo samir xumi .lakin hada wey cusubtahy .dayax qalbiga allaha u qaboojiyo hodana samir allaha ka siyo .lakin in nolosha u istagto ma ahan dayax horey u soco .
@HidaayoAbuukar-x6u20 сағат бұрын
Dayax❤
@fardousaali877119 сағат бұрын
Illahay kumu odhan adonkayga aan anogu oofsaday inaad aqal isugu xidho dambi bay kugj tahay inad u xidhnato qof illahay oofsaday
@NajlaibrahimQueennajla-hh3ju16 сағат бұрын
Sas dhan ha oran gabdhiisa yar bu wakhti la qadanyay si aysan u dareemin murug wana qof qalbi wanagsan ilaa xad m.a alle ha daayo wllken dayax asaga iyo gabadhiisba alle wax dhiba ma tuso🤲
@mariyamaxamed73249 сағат бұрын
❤❤❤😢😢😢😢
@Sawadasiman20 сағат бұрын
OMG❤
@Cabdulaahiaxmednuur-m1v20 сағат бұрын
Wasax in uu codsigii uoofiyo
@farhiyaabdullahi668121 сағат бұрын
Xiishooto laan naag socialmedia caan ka ah faaido maleh uff
@Fatumo-c3t17 сағат бұрын
😭😭😭😭
@Cinnamaroll-clp8 сағат бұрын
Doqon goormuu xaflad ka qeyb galay
@Raxmo-d4p18 сағат бұрын
Allahu Akbar dayaxow gabadada dartey fanya hiskaga daaf oo Allah kabaq wad haragtey xaskagi sharaftalaheyd hiney kafogatey Allah hunaxaristey qofwalba geyridu weysugeysa ee gabartada role model hunoqo so ur daughter will follow u and she will pray for her mom and teach her the Deen , please leave the music industry and don’t be a people pleaser. Sorry if I annoyed you but I just want to guide you to the right path because you genuinely look like a very nice person.