Deeqsan Abdinasir | DIIWAAN JACAYL | Fansan 2022 | official music video

  Рет қаралды 306,703

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

WAXAA II DAN AH ANIGA
OO AAN KU DAGAA ADIGA
INAAD I DAYOW TIRTEE
MAXAA KAA DAACADOO
DIIWAANKA JACAYL GALSHAA
---------------------------
CODKA: DEEQAN CABDINAASIR
EREYADA: TALASAME
LAXANAK: SICIID TAARIIKH
MUSIC: CADCEED
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
----------------------------------------
FARXADDA BULSHADA & KOOXDA FANSAN
--------------
XIDDIGAHA KOOXDA :
NAJMA NASHAAD
DEEQASAN
AYAAN DHAWRSAN
QAMAR SUUGAANI
CALI ZAKI
CABDI YARE NAGIIB WADNE KAABE
ABDIKARIIM YARE
CAWAALE DAYR
*MARTIDA
MOWLIID JAGAX
SADIIQ KARAAM
CABDI CIISE CAJUUN
-------------------------
ABDIASKARITUBE HARGEISA
PRODUCED BY: ABDI AKSARI
EDITED: CJ AMIIN & MO WARDI
CAMERA CREW:
MO WARDI
A.RAMZY
R.CEERO
WILSOM
A.DHAYE
-------------------------
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms. / abdiaskaritube
Twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Пікірлер: 115
@azhrafadnaan8139
@azhrafadnaan8139 2 жыл бұрын
Deeqsan and maftuux cadceed waxano kale gaaladu waxay dhahan another level❤️🥰
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 2 жыл бұрын
Var siciid taariikh waLi lug ayuu fanka kula jiraa laxanka😂😂❤️
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
😂😂😂😂🙈🙈🙈 hadaan islahaa sooqor
@fardowsoadan7584
@fardowsoadan7584 2 жыл бұрын
😂😂😂vaar yaalo waye kan
@daarali
@daarali 2 жыл бұрын
Cadceed walee waa fara dahable Alwys my legand another level Big respect maftuux Cadceed 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdixakiinkayse6223
@cabdixakiinkayse6223 2 жыл бұрын
Maftuux maxamed duaale
@ibraahiimcaabdi3313
@ibraahiimcaabdi3313 2 жыл бұрын
Qoftaan waaa wataa Ani iyo familyga oo dhan salam
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Markad cod isku hubto xajigaguna ku garab jogo❤🎵💯💯🤌
@sapirinmuhipo3045
@sapirinmuhipo3045 2 жыл бұрын
Barnaamijka heestan hees ka music macaan kuma jirto💋🥰
@apdipazid______3665
@apdipazid______3665 2 жыл бұрын
HaDanaD GaBadHaDa Music Macaan Utumayn YaD U TumilaHayD 🤕😄
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
The best song fanaanada deeqsan cabdi naasir Ereyada 100% Laxanka 100% Style 100% Goobta 100% qurux weeye Cajiib hees macaan badan waad iga iga gadan tahay heestaan xidiga geeska horey usocda
@miira.7181
@miira.7181 2 жыл бұрын
Wow deeqsan cabdi nasir macalin caydiid poqorada codka dadka fanka ku jooga codkooda iyo maftuux cadceed music ayaa iga gadan ilaahayow isku daaa waa lamaano qurux badan 💯💯💯🥰🥰🥰
@madaxdidalka202
@madaxdidalka202 2 жыл бұрын
Laxanka iga gadan wlhi 🔥🔥🔥🔥 Saciidka Taariikhda galay🔥🔥🔥🔥
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 2 жыл бұрын
ustad abdi askari layaab lipah the one and only one ...Maxaad sameysey ustaad...cadceed..nio..deeqsan layaab layaab ...fansan cumamadeeda lama haysan karo
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 2 жыл бұрын
Musician Muftaax Cadced Boqoradiisa wuu kala kiciyay WLahay LEgend ALways Music❤️🥰
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
Deeqsan cod dahab Cadceed gacmo dahab💯💙
@diiriyemaxamed5870
@diiriyemaxamed5870 2 жыл бұрын
💥💥💯Intan music lee maroyaa miyaa cadceed on fire 💥💥💥
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 жыл бұрын
Hees iyo badh.... Caadi ma aha
@dhawrzanmahamoud5326
@dhawrzanmahamoud5326 2 жыл бұрын
Yaa waduud🙄cadceed zaan maxa LA dhaha🎹mlnka danbe magacaaga maad ka yeedhziin dee✌🤗cadceedka duula❤
@yousfkhadar2880
@yousfkhadar2880 2 жыл бұрын
Kkkkkk Dhawrsan bu kga yeedhsinaya
@hamzahoussein1513
@hamzahoussein1513 2 жыл бұрын
Cadceed another level waxba lagama qaban karo horey usoco the one and only musishiyan 🔥💯✅
@mustafemaxamed498
@mustafemaxamed498 2 жыл бұрын
M.a deeqsan cabdinaasir cod iyo stel❤💯
@kaafi6652
@kaafi6652 2 жыл бұрын
Waxano kale gaaladu waxy dhahdaa another level😎
@khaalidy
@khaalidy 2 жыл бұрын
Wooow cadceed, deeqsan iyo siciid taariikh waad na waashesn ❤️🔥✌🏿
@bbenacnac
@bbenacnac 2 жыл бұрын
Eyyy maftuux cadced wu na walya 🤣🔥
@daarali
@daarali 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@cabdixakiinkayse6223
@cabdixakiinkayse6223 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@nazzir_official
@nazzir_official 2 жыл бұрын
Music waaa another lively 🥳🥳😃😁
@akzhaafi8003
@akzhaafi8003 2 жыл бұрын
Vaaaar. 🤣🤣🎻Siciid tarikh wali lugbu kula sii jira fanka
@fardawsaaabdi3038
@fardawsaaabdi3038 2 жыл бұрын
Deeqsan way wax kalaynaysaa fanaanad waa taas❤️
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 2 жыл бұрын
Music always music🔥🔥
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Welcome back my sister keep going
@armaanking8846
@armaanking8846 2 жыл бұрын
Aaaay aaay aaay music watage ukrain ayuu marayaa❤❤
@zaedhazzan3388
@zaedhazzan3388 2 жыл бұрын
cadceed waxkle wlhi best music in hargeisa
@Zuldanzomali
@Zuldanzomali 2 жыл бұрын
Deeqsan abdinasir macalin caydiid🙏❤❤❤
@makaytejr2936
@makaytejr2936 2 жыл бұрын
Deeqsaan Waad Cood Macntahay 😩🥰🤤
@zamzamaxmed5811
@zamzamaxmed5811 2 жыл бұрын
Saciid fanka kamoow baxine Wow xanusaday
@abbassalah3867
@abbassalah3867 2 жыл бұрын
Allow caafi walalkey nin frxsan ayuu ahy
@Amiinadam10
@Amiinadam10 2 жыл бұрын
Maxaad samaysay cadeed🔥
@zakinabuli3329
@zakinabuli3329 2 жыл бұрын
fanandaa wa wataa
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 2 жыл бұрын
Qoftaan waan wataa ani ✅
@roodaaxmed1266
@roodaaxmed1266 2 жыл бұрын
Music always music
@bisharoabdifatah945
@bisharoabdifatah945 2 жыл бұрын
M.a qoyskaygii isha Allha idinka xijaabo
@shaaficiqandala3173
@shaaficiqandala3173 2 жыл бұрын
Wllahey deeqsan mucjisada fanka
@koofi508
@koofi508 2 жыл бұрын
Cadceed wax kale keep going
@MurtiSomali
@MurtiSomali 2 жыл бұрын
ONE LOVE: SOMALINIMO❤❤❤
@xamseibraahim6366
@xamseibraahim6366 2 жыл бұрын
Hapo cod kaan wax aan ku sureyo ma qan musiga laxanka codka ituba waa %%%
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 2 жыл бұрын
Wow Cadceed waxkale 🔥🔥
@cadnaanmoh-suleiman8693
@cadnaanmoh-suleiman8693 2 жыл бұрын
Deeqsan waali weeye waxeedu ❤️❤️❤️💟💟💟💟
@faatimahassnshire897
@faatimahassnshire897 2 жыл бұрын
Cadceed fara dahble🔥🔥hees iyobadh
@munalizashow5969
@munalizashow5969 2 жыл бұрын
Deeqa I luv her songs she is beautiful singer MashAllaah 🙌👉🥰❤️
@somalisocialmedia2364
@somalisocialmedia2364 2 жыл бұрын
Hadii aad iga dhex aragtay intaas oo comments ah dhiigu biyo maaha ee waxaan ahay walaalkiin oo muraad lehe Subscribe walal isaaar adigoo iiga hiilinaya shisheeyaha . Mahadsanid 🤍
@jamaalisco248
@jamaalisco248 2 жыл бұрын
Deeqsan ani waa wataa 🙏✅
@nasroabdi3015
@nasroabdi3015 2 жыл бұрын
Mxaa kaa daacado diiwanka jaceel galsha❤esh cala hees wale👌
@saalahsanaagofficial5753
@saalahsanaagofficial5753 2 жыл бұрын
another. Level
@hadiamahamoud1610
@hadiamahamoud1610 2 жыл бұрын
Deeqsanteyda🥰🥰
@iphone-kz2ws
@iphone-kz2ws 2 жыл бұрын
Siciid taariikh fanka muuna ka bixin
@mumtaazfareey7630
@mumtaazfareey7630 2 жыл бұрын
Heeska inawa cadimaha 🥰
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Siciid Tarikh hesihi u ku luqayn jiray le iska dhafy miya
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
😂😂😂🙈🙈
@shaafofficial
@shaafofficial 2 жыл бұрын
Cadceed💞💖💖
@abbasjeeri7331
@abbasjeeri7331 2 жыл бұрын
Love you deeqsan
@suhaybali6325
@suhaybali6325 2 жыл бұрын
Another level 🥰🥰🥰🥰
@hodonhappy6612
@hodonhappy6612 2 жыл бұрын
Deeqsan cabdinaasir😘😘
@mahamedadam7209
@mahamedadam7209 2 жыл бұрын
Boqorda codka❤️🤟🤟🤟
@hamdaabdirizaak4369
@hamdaabdirizaak4369 2 жыл бұрын
Gacan dahap abdiaskar🔐❣🖤wllkyyyyy
@sacdiyomaxamud3039
@sacdiyomaxamud3039 2 жыл бұрын
Hees iyo badh codka iyo music labada waa iga gadan yihiin
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf 2 жыл бұрын
Boqorada cidka deeqsan 👸❤👑👑👑
@asmaciise7520
@asmaciise7520 2 жыл бұрын
Deeqsan abdinasir💓💗💕🥰
@kaafikaa3568
@kaafikaa3568 2 жыл бұрын
The one and only Deeqsan ❤💎🙏🥰
@hamdaali9387
@hamdaali9387 Жыл бұрын
Masha allah
@najibmawlid8504
@najibmawlid8504 2 жыл бұрын
Muftux iyo Macalimada wxBa laydinkama qabankaro,💚
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Deeqsa c/naasir cod iyo miro udaa
@jaamacahmed9547
@jaamacahmed9547 2 жыл бұрын
Maftuux islaantisa wuu ka macaanayay
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
@gogoup3203
@gogoup3203 2 жыл бұрын
Waan so laabtay asxabey. Waa nabad imid *GIRIIGA* Alx. Shekoyin ban idin kaga so diyarinayaa
@weydowcalasow7874
@weydowcalasow7874 2 жыл бұрын
Waxa naqday qof ugo horeeya
@sagal2
@sagal2 2 жыл бұрын
Dumaashi deeqasan❤❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Vaar vaar siciid taariikh laxanka kkk sawkii ninkaasi fanka ka fadhiistay ileen laxanku Waa qayb fanka kamida ah waliba qaybta ugu muhiimsane mise sidii bk bay na dhahayaan Waa intuuna fadhiisan 😂
@saadahoussein9993
@saadahoussein9993 Жыл бұрын
❤❤❤
@muhiyadinahmed34
@muhiyadinahmed34 2 жыл бұрын
Deeqa Abdi narise
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Laxanka sax dee gorma la sameyey yaan vaaRta lagu so qabane miskinkii fanka baxay🤔
@suhaybmahdi1391
@suhaybmahdi1391 2 жыл бұрын
Cadceed faro dahablr
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase 2 жыл бұрын
cadceed onthe beaT
@abdalemohamedabdle8166
@abdalemohamedabdle8166 2 жыл бұрын
Koxoodu ciyaartooy cusub ayaay soo qadatay
@mahametali6616
@mahametali6616 2 жыл бұрын
Maftuux islaantiisa wuu ka macaaneyay 😂😁
@daarali
@daarali 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkknkkkkkkkkkkkkkkkk
@muhanadshuukejaahweyn8394
@muhanadshuukejaahweyn8394 2 жыл бұрын
Nice song
@buuuu4047
@buuuu4047 2 жыл бұрын
Wanakaaaa
@xamseileys1677
@xamseileys1677 2 жыл бұрын
Abdi askari sahqo wacan
@abbassalah3867
@abbassalah3867 2 жыл бұрын
Siciid taarikh Wali fanka ruxaantisa socota laxan aaa kkk
@maxamednuur4529
@maxamednuur4529 2 жыл бұрын
Woow
@najmotahliil6240
@najmotahliil6240 2 жыл бұрын
Wax kale iga dheh
@royalman145
@royalman145 2 жыл бұрын
First song
@aalazaed3427
@aalazaed3427 2 жыл бұрын
qofkii ugu horeeyay ee comment ka ka bixiyey heestan
@cabdalachanneloffal7382
@cabdalachanneloffal7382 2 жыл бұрын
Maftuux cadceed waali waye 🤔🤔🖒
@DrHanii
@DrHanii 2 жыл бұрын
Matii ko tayyaa🙆😭
@sacadiyodecorationbeautiya1093
@sacadiyodecorationbeautiya1093 2 жыл бұрын
Coment ugu horeeyay
@sihamahmeth3646
@sihamahmeth3646 2 жыл бұрын
Laxanka siciid taarikh aaa 😂
@karjiizowandgaraadkarjiizo2764
@karjiizowandgaraadkarjiizo2764 2 жыл бұрын
Siciid taariikh fanka maka bixino
@apdirachiedmohammed1236
@apdirachiedmohammed1236 2 жыл бұрын
Waata aan comment ga usoo galay laxanku malaha danbi maha 😅
@MOHADEKH
@MOHADEKH 2 жыл бұрын
Siciid taariiq aa
@BatuloAbdi-hu6vm
@BatuloAbdi-hu6vm 9 ай бұрын
And
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 жыл бұрын
Wax kle
@Cabdiciise-g2c
@Cabdiciise-g2c Ай бұрын
Deeqsan. Waa jwjqcalizaki. Aj2jlsvx
@DALMARCK4914
@DALMARCK4914 2 жыл бұрын
Kii koowad ee daawada
@abdallatiger9987
@abdallatiger9987 2 жыл бұрын
Horta dadka Somalia jogo wanla yaabaye suit waxana ehen magaranyan miya yaab
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 2 жыл бұрын
Lcgtoda ugoysay sxp kadhc dadka🥰
@zayninadaahir4344
@zayninadaahir4344 2 жыл бұрын
1
@maxamedxuseen6451
@maxamedxuseen6451 2 жыл бұрын
Ani wan wata deqsan m.a
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@maxamedxuseen6451 Dee qaybta comment ga kuqor hadaad wadato lol 😂
@moenlighted7681
@moenlighted7681 2 жыл бұрын
Furinle booskiis labadal
@queenallisa5107
@queenallisa5107 2 жыл бұрын
Amazing beats 🎧 Cadceed 🎵👋
@leylodagan3524
@leylodagan3524 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
DHAGAX DHIG
3:01
Deeqsan Official
Рет қаралды 25 М.
IFRAAX HARGEISA HEESTA DHOOF XIDIGAHA GEESKA 2020
6:36
Hawraar Music Production
Рет қаралды 127 М.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 120 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
KOOXDA FANSAN ILA TALI NEW OFFICIAL SONG 2020
5:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
DEEQSAN ABDINASIR - QIIMAHA WAAD IGALA RAAGTAY SHOWGI MAAME 2024
5:29
DEEQSAN ABDINASIR DHALATAY GUUSHI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:34
Deeqsan Official
Рет қаралды 544 М.
DEEQSAN CABDINAASIR | MALAHA LOVEBAA IGALAY | NEW YEAR SHOW
5:40
Deeqsan Official
Рет қаралды 96 М.
CAAQIL YARE IYO DEEQSAN CABDINAASIR LAABTA IGU QABO LIVE SHOW HARGEISA 2019
4:12
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 10 МЛН