Deeqsan Cabdinaasir Heesta (AABO) Official Video 2021

  Рет қаралды 3,096,417

Deeqsan Official

Deeqsan Official

Күн бұрын

Пікірлер: 2 000
@HiboNuura-on8xg
@HiboNuura-on8xg 8 ай бұрын
Umad nabimaxamed inti dhimtay ale hawnaxristo ila Abhay mcn aano arak buu ilahy ika qaday 🥺🥺😭😭😭😭😭🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@NastehaMuhudin-q3q
@NastehaMuhudin-q3q 4 ай бұрын
Allaha u naxariso
@NastehaMuhudin-q3q
@NastehaMuhudin-q3q 4 ай бұрын
Sorry
@Cabduqadir-r9i
@Cabduqadir-r9i Ай бұрын
Aabemacaan❤❤❤❤❤❤
@sureermohamed5191
@sureermohamed5191 3 жыл бұрын
Aabahyga aabe lamid ah umalyn mayo inuu jiro ilaaahow ilmo kasta aabahyga oo kale sii ilaaahow ku mahadsanid hadiyda aad aabe wanaagsan ii sii say ilove you so much aaabe❤
@amaalqueen4978
@amaalqueen4978 3 жыл бұрын
😥😥 abe Mcn alow imada😩🥰❤️
@اشتقتاليكياربي
@اشتقتاليكياربي 3 жыл бұрын
Allha kuu dhaafo💔😭😭😭😭😭😭😭😭
@hothanhappy8081
@hothanhappy8081 2 жыл бұрын
Dad aabohoda amaanayo mrka arko😭😭😭😭😭😭😭 io ani midkaa hysto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdisamedcadaala6450
@cabdisamedcadaala6450 2 жыл бұрын
@@hothanhappy8081 abaayo adiga aabaha mxaa ku dhacey
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 2 жыл бұрын
Ilhow kuuxafid anagan awladayda udoor aabo fiican
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
😭😭😭 ilaaheey aabeheey iyo intii dhimatayba ha u naxariisto 🤲
@Mostafe_shiine
@Mostafe_shiine 3 жыл бұрын
Ameeen wlloh
@samiirzoona9127
@samiirzoona9127 3 жыл бұрын
Aamiin wll🤦‍♂️🤲
@daganabdiaziz5120
@daganabdiaziz5120 3 жыл бұрын
Amiin wllo
@MaryamaMaryama-vv9tv
@MaryamaMaryama-vv9tv 3 жыл бұрын
Aamin Allah ha u naxaristo
@xamdaaxmed6191
@xamdaaxmed6191 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin 🤲😢
@fihiimaabdirahmaan8771
@fihiimaabdirahmaan8771 2 жыл бұрын
Aduunka oo dhan ilamaha Aabahy oo kle in laga heelayo Aabahy waa noloshayda oo dhan Rabi igamaka qaado Aabo macane ❤ Alle waxan ku waydiinaya cimri dheer Cafimaad cibado suban 😘❤ Aabo Abalkaga ma guudi kare ilahay abalkaga haka dhiigo Jano 🤲🤲🥰
@HaniitaCabdiraxmaan
@HaniitaCabdiraxmaan Жыл бұрын
Waxaaa jira qof aabo haysta lkn aaan wax jacayl iyo daryeel toona ku haysan Waxaaa jira qof helay daryeel aabo lkn isagu waalid caaasi ah ooo aan dareensanahyn jacaylka aabo Waxaa jira mid daryeel aabo helay lkn alle ka jeclaaday xasuustiisa la noool Allow kuu naxariiso aabe waan kuu xiisay 6 sano aad iga maqnayd xasuuatada baan la noolahay Ma jiro wax jacayl aan ka ahayn ka hooyo aan helay dabadaaaa waan kuuu xiisay aabo Agoon iyo nin aaabihii nool yahy kala ilwaad dheer 😢❤🥺
@TeamSamia27
@TeamSamia27 11 ай бұрын
Haa abaayo.abaayo.aabo waa nolosheyda.waan jeclahay yaa allaah aabo cimri dheer sii😢😢😢😢😢😢😢
@hufaneabdirahman8955
@hufaneabdirahman8955 7 ай бұрын
Alaha unaxarsto hno adgan qalpiga frxd warta alaha ku siiyo
@ayaanmohamed6204
@ayaanmohamed6204 7 ай бұрын
Waxan jira uu dhaley aabah dunid igu wngsan lkin aan helin daryeelkata aabo saban xanuun awgii aabo Allah ha ika caafiyo mar uun make arki doona miyirkaga oo taama
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 6 ай бұрын
Haaa and the original resolution was passed in the original resolution was a yatahay and faq🧔
@MaxamedBile-q5f
@MaxamedBile-q5f 5 ай бұрын
Walhi sax waye😢
@warsameofficial
@warsameofficial 2 жыл бұрын
Wlh heestan Aabahey mcn iso xasuusisay allow ku naxaristo 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲 Aabayaashen allaha u naxaristo intey u nool yihiiina allow cimri dheer iyo cibaado suuban idiin sii Codsi wye Baari u noqda waalidkiina 🙏🙏🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏
@nimcomoxamed2345
@nimcomoxamed2345 9 ай бұрын
AAAMIN❤️🥺
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 4 ай бұрын
​@@nimcomoxamed2345is currently not allowed to say 😭🤲🧔
@SuusanMahdi-qg4gm
@SuusanMahdi-qg4gm Жыл бұрын
Aabo si wngsn bad i korise anigo rajo ah ayad hooyo iyo aabo i noqtey alle ha daayo cafiimaad iyo cibaado suban❤😢
@NaftaNafisa-cm2yh
@NaftaNafisa-cm2yh 6 ай бұрын
M. A allha ku daayo
@liibaancali5418
@liibaancali5418 3 жыл бұрын
Taswiirta bogeyga tix kuu dhigan aabo abwaan tiri maayo... Erayo mugweyn hees taabaneysa qalbiyadayna 🥺😥 Allow ubad walba iyo aabahood isku daa ❣
@cabdiqanivarhanoz4745
@cabdiqanivarhanoz4745 Жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo marxum cabdi naasir macalin caydiid una duce hdad qoralkaygan aragtay walal🙏
@MushtaaqCismaan-xr5ip
@MushtaaqCismaan-xr5ip Жыл бұрын
ilahay haw naxaristo
@xamdajirde345
@xamdajirde345 Жыл бұрын
Klko )
@saado9961
@saado9961 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxarisdo 😢
@zuhaypaziciith2532
@zuhaypaziciith2532 Жыл бұрын
😢😢 ilahaya naxaristi jano haka warabiyo c nasire maclin caydiid
@mouwlidsiyad9600
@mouwlidsiyad9600 Жыл бұрын
Amiin wll Allaha unaxriisto isaga io umada nebi muxamed inti dhimatay Allahuma amiin
@NaftaNafisa-cm2yh
@NaftaNafisa-cm2yh 11 ай бұрын
Wan oyaa markasto dhahastaa marwalbo aabo fcn oi ijecep wan hestaa lkn allha ayaaa ika qaaty😊
@familyziyad9398
@familyziyad9398 3 жыл бұрын
Inkaston aabahay waayey aabo qiimihiisa hayaray san😢😢😢 Masha allah
@zoumeyhaji8290
@zoumeyhaji8290 3 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto aabo wwllo
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Sax lkn ruux aabihii koriyeey oo waayeey ma ilaabo booski wacnaa u ugu jiray unfortunately my father
@MaxamedDeeq-t5s
@MaxamedDeeq-t5s 5 күн бұрын
Allah haunaxariisto aabo
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 жыл бұрын
Mashallah deeqsan fananadii ugu horaysay ee aabo heed heesta ilbaxnimo iyo xadaarad baa idinka muuqata adigiyo aabahaaba ilahay ha isukiindaayo😍😍😍❤️❤️
@mustafehaaji9419
@mustafehaaji9419 Жыл бұрын
Waxaad Tahay aabo Tirmiga Caqligayga Waxaad Tahay Aabo Tusaale Wanaagsan ...... Kuawaar Nolol Taam Abooy Nolol Taama Absolutely 💯 Wonderful Song 🎵 ❤❤❤
@ElisaCilmi-dg7fq
@ElisaCilmi-dg7fq 9 ай бұрын
Hestan.waxan dhagesan.jiry abehego nol.lkn.hda wo iga hoseya ilhey ha unaxaristo😢😢😢😢
@Salmo-kw7kw
@Salmo-kw7kw 9 ай бұрын
Sorr 😢😢
@Zurich527
@Zurich527 6 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@caishadhameystiran-jf8dg
@caishadhameystiran-jf8dg 5 ай бұрын
Dunida waxan ugu jclhy abahey aabo mcn wax kudhiba rabi kuma tuso love you zxp abo jcl aan uqabo abahey dartiis hestan udarty manta oo ay tahay axad tariikhda 30 June waxa rajeynaa in aan abahey noloshiisha wax badan kabadalo oo aan shaqada kajojiya rabow isaqir halganka nolosha wllhi abo dunida kujecelhy ❤
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 3 жыл бұрын
AaBahay Wuu Dhinta AllaHa unaxariisto iyo Dhamaan intii aabahood ka dhintay😢
@extaliso7681
@extaliso7681 2 жыл бұрын
Abyo😭😭
@amaalcabdi9991
@amaalcabdi9991 2 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo 😭😭
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
Aamiin
@fahiimaqurux5103
@fahiimaqurux5103 2 жыл бұрын
Aamiin wll sido kale aabahay anoyarbu dhintay
@caliabdi2494
@caliabdi2494 2 жыл бұрын
𝑨𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒘 𝒏𝒂𝒙𝒂𝒓𝒊𝒊𝒔𝒕𝒐 𝒑𝒓𝒐𝒕𝒉𝒆𝒓
@monadimple4374
@monadimple4374 3 жыл бұрын
Allah dhawro aabayaashen inti ay ka dhinteen Allah u naxariisto deeqsan gabdh akhlaaq leh iyo aabeheed abdinaasir Macalin caydiid from puntland ⚘
@iqriinamootar3921
@iqriinamootar3921 3 жыл бұрын
Aabahey Allah ha u naxariisto mar dhaw ayuu dhintay hooyo iyo aabo waxa ii noqotay hooyadey xitaa anoo reer leh wali garabkeyga thy wax barashadeyda iigu taageertaa waa garabkeyga Allah ha ii dhaafo alxmdullilaah
@sudialibarre5680
@sudialibarre5680 3 жыл бұрын
Aaamin qaali
@abualmaz4520
@abualmaz4520 2 жыл бұрын
Amin wlshy
@qertomaxamad4390
@qertomaxamad4390 2 жыл бұрын
Amiin dhamanten
@abdullahibaban9962
@abdullahibaban9962 2 жыл бұрын
Hooyo❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😭😭😭
@libansamatar2185
@libansamatar2185 Жыл бұрын
Mc isiii hooyo abaayo
@FaadumocabdiCabdulaahi
@FaadumocabdiCabdulaahi 8 ай бұрын
Agoon aabo leh hesaha aabo wan dhibsadaa hadan maqlo 2021 aan barte abahey lkn wali kama helin daryeel io jecelkii aan kawayay yaran teyda alx wxn qawaa hooyo aydaa wax kasta ii ah ilahey hai xifdiyo hoyadey mcn ❤❤😢😢😢
@zamzamdheeman8148
@zamzamdheeman8148 2 жыл бұрын
Heart touching sng Baba Miss u more😭😭 Naxariistii rapi allaha ku siiyo🤲🤲🤲
@Who_are_you900
@Who_are_you900 2 жыл бұрын
Aamiin dhmn aabayashen inti inala mida ba alle ha u naxariisto😥🥺😵‍💫
@cadnanko6687
@cadnanko6687 Жыл бұрын
Amiiiin 🙏
@PoiiGh-q7h
@PoiiGh-q7h Жыл бұрын
​@@cadnanko6687yojttuh
@aichasaid5240
@aichasaid5240 3 жыл бұрын
Masha Allah nice song ya Allah 🤲 waalidka cimrigooga dheere 😍😥😥😭😭 Aabow wan ku xiisay runtii ❤
@sacdiyosadri7411
@sacdiyosadri7411 2 жыл бұрын
L
@barwaaqosiciid2117
@barwaaqosiciid2117 2 жыл бұрын
My father Alle Haaykaadaayo Aaaamiin
@IlwadQurux2023
@IlwadQurux2023 Жыл бұрын
😊
@amarecabd
@amarecabd Жыл бұрын
Allow ii ka da 'amiiiiiiiiin
@Princessjey
@Princessjey 11 ай бұрын
❤❤😊🎉
@asmabarud317
@asmabarud317 3 жыл бұрын
Deeqsan wa hablaha fananinta inantan ugu jeclhy 😘love u habo quruxeey❤❤
@hodaniquruuxsan2226
@hodaniquruuxsan2226 3 жыл бұрын
Hees ad i tabatay. Allow aabahay U naxaristo. 😢🤲🤲
@zuldanofficial5252
@zuldanofficial5252 3 жыл бұрын
AAMIN WLSHY
@kaltuunmaxamuud4699
@kaltuunmaxamuud4699 3 жыл бұрын
aamin ziztee
@canababduqaadir8878
@canababduqaadir8878 3 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto
@alial-somaal3631
@alial-somaal3631 3 жыл бұрын
Amiin Allah haunaxaristo aabahey asaguna inshaAllah
@zoumeyhaji8290
@zoumeyhaji8290 3 жыл бұрын
Amin yarbi
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 Жыл бұрын
Walahi heestan markay iska soo dubaan kuwa aabo haysta wan iska oyaaa 😢😢😢 Hinta aabaya shood unooolyay ha qarsadan alle cimrigooda haw daayo Aabo mcn alle haw naxariisto ❤😢
@caaqilkaabdiraxmaan7591
@caaqilkaabdiraxmaan7591 9 ай бұрын
Allah u naxariisto
@nashadfaliir5978
@nashadfaliir5978 Жыл бұрын
Uma maleynaayo aabeheey aabe la mid ah inuu jiro🥺waan u Xiiizay wanagisi jaceylkiisi naxristisi insha alllah waan kulmi doona hadii aan noolnahay🥺Nolosha kuma xumeyso 🤲Raboow ii dhoow aduun iyo AAQIRABA🤲 waxan ahay mid faraxsan intan ku heysto kuguna aftirsanaayo aabe mcn❤️ 7/3/2023🙌
@munnamohamed6426
@munnamohamed6426 Жыл бұрын
Insha Allah wakulmesin Allah ku dhaafo 🥺
@nashadfaliir5978
@nashadfaliir5978 Жыл бұрын
@@munnamohamed6426 insha Allah apayo🥺thankz adna
@User-m5i2z
@User-m5i2z Жыл бұрын
@@munnamohamed6426hsehwr
@nastabeibeBeibe
@nastabeibeBeibe 3 жыл бұрын
I wish inaa hesto Aabo kufaano o aabe nimo idarensiyo 😓😥🥲😭lkn Alx hooya wax walbo inoqote o boska aabe nimo iyo hoyo nimo nobuxise ❤️Allah hanokadesto hoyo mcn you are the best ❤️🌏❤️
@aishabashir2300
@aishabashir2300 3 жыл бұрын
😪
@amla-5
@amla-5 3 жыл бұрын
Me too wllhi aabo iyo hooyaba Hooya inoqotay illaah hooyo Jirkeda cadab ka ilaaali janadi fardawsa🥺♥️🥰
@sumeya4461
@sumeya4461 2 жыл бұрын
Kulamid aahay abo ankufano maheysti Allow hainowayin hoyo
@faadumohuzenozman4060
@faadumohuzenozman4060 2 жыл бұрын
abahay mcn wan ku jece walahi ilhay haika xafido abe mcn ku ar nolol tama abo
@liina_official1460
@liina_official1460 2 жыл бұрын
😰😰😰
@nasrahpoolo
@nasrahpoolo 3 жыл бұрын
Anig abahy markan dhshay ayuu dhintay😢❤️‍🩹 lkn waxan Dareema jaceyl sida inuu iso koriyey cml 😢
@ifrahhoussein9401
@ifrahhoussein9401 2 жыл бұрын
Masha Allah
@farhiamohamed9876
@farhiamohamed9876 2 жыл бұрын
M.a zis👸🏼
@amiincarab7987
@amiincarab7987 2 жыл бұрын
🥺allaha unaxriisto
@nimcodarwiish552
@nimcodarwiish552 2 жыл бұрын
Isku mid nahay alle how naxariisto
@nasrahpoolo
@nasrahpoolo 2 жыл бұрын
@@nimcodarwiish552 Ameen abyo mcn
@abdiqanihassan6299
@abdiqanihassan6299 2 жыл бұрын
6sanan jiray Marku dhintay alaha unaxariiste imikoon 19 jir ahayn waa markii igu darnayd en tabo sababtuna wa inan wagan yaraa saaso dhan Aan ugu bahnayn lakinse imaka bahidaan uqabay fara badatay lakiin alaha iidayee hooyaday baa intii hoyanimo iyo intii ay ka awoodaysay cidhifka abahaba ee daboshay alaha barakeyee👸❤️
@naruuro9545
@naruuro9545 2 жыл бұрын
sidookale anba abahay wuxuudhintay anoo jira 6 hadan 19 ayaan jira markan arko gabar abaheeda lasocodo ama ♥ lahadleeso wan murugoda
@abdiqanihassan6299
@abdiqanihassan6299 2 жыл бұрын
@@naruuro9545 sidoo kale wlhi markan arko wiil abihii lasoo hadlayo ama isla socdaan meelba si inoqoto
@hamdahasan4946
@hamdahasan4946 2 жыл бұрын
Ax runti Aabe waa booska aan qofku dareemin inta u yaryahay balse marku waynado dareemo Runahanti ma arkin nasiib uma yeelan inaan Aabahay noolosha kula kulmo
@AliIssak-pb7lw
@AliIssak-pb7lw 2 жыл бұрын
Sorry bro😢
@aishacuud6138
@aishacuud6138 2 жыл бұрын
Alaha u naxriisto
@mssmarko5811
@mssmarko5811 2 жыл бұрын
Isagon waxba galabsan ayey abahey iga dileen oo agoon ayey naga dhigeen😥 Agoonimadu waa ciil Cadaab iyo kelinimo Annigaa la cidloodoo Cid i caawisaan jirin Cimrigey intaan jiray 😥
@shatia_DR026
@shatia_DR026 2 жыл бұрын
Allh haw naxariisto🥺
@zakisiciidcaano8027
@zakisiciidcaano8027 2 жыл бұрын
Ilhy ha unaxriisto🥺😫😥
@Abdirahman__Abdi
@Abdirahman__Abdi 2 жыл бұрын
Sorry pyo alaha u naxariisto aape
@munaahmed5903
@munaahmed5903 2 жыл бұрын
Ana ku daremaya wllo😭😭😭
@maryancaraale6530
@maryancaraale6530 2 жыл бұрын
😭😰😫🤲🤲
@HanaMustafe-e6s
@HanaMustafe-e6s Ай бұрын
Mrkay igu banantay halkad aniga ijogtay walwaliyo ka bixi wayey fikiir an mar qudha baqaan abo💕🫀😭 alle haku naxariisto Abe🫀🫀wan ku jeclahay😭😭😭
@qadriina-u4i
@qadriina-u4i Жыл бұрын
Noloshu abe la an maxe xanun badanthy allahi abe iga ka dhigay Aya iga ka jeclesto aad xagisa jirta Eebahena naxarista badn naxaristisa waxa ku wedisana inu qabrigada nuur Kaga dhigo😢🤲🏼🥺 tirki nolashaydo hupaal wan ku xizay allow kuwi janada ku kulma naga yeel
@AkraBinti
@AkraBinti Жыл бұрын
😢ilahow kuu naxarisoo,fanaan aan la'ilowibiin kareyn 😢😢, ilahow ika daa adigana ❤❤❤Aboo xoog baaan kuu jecelahaye ❤❤
@umalkhayrjaamac513
@umalkhayrjaamac513 Жыл бұрын
isago sa ugarb tagn yaya sauoyayse😭😓 manta oo geriyodayna ilahyba xaladeda og iyo suu qalbigu ugubanayo ale qalbiga hawga qabojiyo deeqsan iyo family gidaba adero cabdi nasirna ale janiyinkiisa haku casuumo marti lajecelyahy ale haka dhigo😓🥲🥺
@jihaanxasan2008
@jihaanxasan2008 2 күн бұрын
Heestan wn jeclhy markasta aan dhageysto wn ooyaaaa😭 jaceyl Aabo nasiib uma yelan 😭Naxarista janno Aabo mcn 🤲
@hashimbaage7549
@hashimbaage7549 Жыл бұрын
Heestan waxa dhageysanayaa maanta 15feb 2023 subax arbaco iyo halsano iyo bar oo laga joogo dhimashada aabahey mcn😭💔 aabahey mcn wuxu kudhintay oo lagu aasay dalka mareykanka runtii asagoo rabo inu dalkaas mareykanka nageeyo aniga iyo hooyo iyo walaalahey anagoo barnamijkas kusugeyne dalka kenya 🇰🇪 oo aan weli joogno ayaa aabo mcn tii alle utimid Aabo mcn allah ku naxriisto🤲😭💔🤦‍♂️ marka asxabta waxan leeyahay ha ucaroon waqtiga iyo calaf waxaad kuweydo😭
@NastehaMuhudin-q3q
@NastehaMuhudin-q3q 4 ай бұрын
Allaha u naxariso 😢
@mabroukamohamettt3365
@mabroukamohamettt3365 3 жыл бұрын
Deeqsan waxd tahy fanaanad aan saaid ku jecelahy nolosha farxad ku dhamayso illhy cilmiriga haku dheerayo 👸♥️🥺🌎
@maslahbarkhadle9843
@maslahbarkhadle9843 3 жыл бұрын
masha allh wlhi gabadha ileen fanka abdinasir ayee ka keentay maba ogeen in uu dhalay, legend ayaa dhalayrunti
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 3 жыл бұрын
Anigu aabo waligeey afkeyga kamasoo bixin qofkii aabo dunidaan kuheysta alla ha udaayo😥💔
@hodandahir44
@hodandahir44 3 жыл бұрын
😭😭
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 3 жыл бұрын
😪😪😪😪 ax wll wad iga nixisaay wlhi wan ilmeey lkn aniga wan naca abahay waayo ayaday islan tiisa kalej uu iga jecel yahay
@najuunalka5279
@najuunalka5279 3 жыл бұрын
Wlhi wll aniga kula miida isago nool ayaan naxariis abo nimo heelin hadan uuu dhiintay aalle haw naxariisto dhamantood wlhi ilmadu way iga socota 😭😭😭😭😭😭😭😭
@hhdismael1287
@hhdismael1287 3 жыл бұрын
😥😥
@drnaemaabdullahi1462
@drnaemaabdullahi1462 2 жыл бұрын
@@najuunalka5279 saas ha dhihin abaayo mcn walaahay waa naxay iska cafi waa aabahaa mcn inad dunida imaado sabab u ahaa intuu noolyahay xiriiri oo dareensii inad jeceshahay gabadhiisa tahay ka maarmin waa intaa soo ilaahay qalbigiisa kuu soo jilciyaa insha allah midna ogow inaad baari unoqoto waalidkaa waa dhaxal ilmahaaga bari aad ka helidoonto marka cuqdada iyo cadownimo aabahaa u qaado naf iyo sheydaan bey ka ahaataye iska naar aabe na qalbigiisa waxa qaatay allaha ka soo celiyo allaha tuso ubadkiisa.
@Zaamsaid
@Zaamsaid Жыл бұрын
Aabaheey wuu dhinty alle haw naxariisto aabo la!aaan waa ciil😢😢
@AmalCabdi-tn2wp
@AmalCabdi-tn2wp 4 ай бұрын
Abahii naxarista badnaa❤😢 umalee mayo inuu jiro abahay Abae lamid lkn waxaa rajenaa qof kasta inuu helo Abahay aabo lamid naxrarista dhagesiga hadalkaga jacelka soo markasto inuu dhaho illaahy wax iga kaa dhibo imatuso Abaow la,anta ilahay ima yeelo ❤ waxaa tahy Aabe tilmama ihageso waxaa tahy tusaale wanagsan midkan ka dhaxlo😢❤🦁
@amiinasaid8899
@amiinasaid8899 Жыл бұрын
Aabahhey Wuu noolyhy farxad io macaaana kama arag Nolashydii caruuro kalu korsadaaa ana ima yaqaan 💔😌lkn Alhamdullh Hooyo qiimo badan baa dhincyga baa garabkeyga joogta ❤️🫂
@deeqsanofficial2799
@deeqsanofficial2799 Жыл бұрын
Nimcadu markay ku ag taal ma dareenti lkn markay tagto ayaa la dareemaa alle ha kuu xafido fadligiisaad sms imika u qorayaaa ama aad u neesanaysaa axmdulilaah dhe wll
@jamiilaibraahiim3806
@jamiilaibraahiim3806 2 ай бұрын
Way jiraan aabo yaal badan oo aan garanayn micnaha waalid nimo lkn Alle ha waafajiyo
@sorryme6860
@sorryme6860 3 жыл бұрын
Masha allah this song 100% hees u qalanta abooyinka wanaagsan ee ku tabcay caruurtooda. Pls share it a lot it can motivate our young fathers and those fathers who forget their values.😍😍
@qaalihussein4543
@qaalihussein4543 2 жыл бұрын
KmMnn
@kowtharmaxameddhuuwow4651
@kowtharmaxameddhuuwow4651 2 жыл бұрын
P
@hindakayse2603
@hindakayse2603 2 жыл бұрын
@@qaalihussein4543 cc
@osmanibrahim5363
@osmanibrahim5363 2 жыл бұрын
3468bfjl48cn
@osmanibrahim5363
@osmanibrahim5363 2 жыл бұрын
hjlsdf
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 3 жыл бұрын
Deeqsan Waa Ilmo baari ah wlhi Abdinaasir M.Caydiid Ilaahay Cimri Dheer Iyo Caafimaad Hasiiyo 🤲🤲🤲
@usaamecabdi4241
@usaamecabdi4241 2 жыл бұрын
Inkastoona xasuusan wajigaaga aabo Oo alle iga kaa jeclaaday anoo dayar Aabe alle hakuu naxariisto
@xafsaaxmed7679
@xafsaaxmed7679 2 жыл бұрын
wuxu waa aduunyo wllo🤐🤐🤐😥
@NawaalMahadaxmed
@NawaalMahadaxmed 6 ай бұрын
Ilaahey Aabehey io intii dhimatayba ha u naxariisto😭🤲🏼😞. Ilahey hku naxariisto aabo mcn 🥺🤲🏼
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto nolol iyo geeriba dhamaan waalidiinteen ❤❤❤❤❤❤
@ugbaadahmed573
@ugbaadahmed573 3 жыл бұрын
Qofkan aabihi Ku garaadsan baaa garankara xanuunka aabo laaanta inta aabo haysta Allah haw daayo aamin aamin
@faatisaed4179
@faatisaed4179 Жыл бұрын
Aabo umalyn maayo aabo ka wangsan inuu jiro saad iijeceshahy ,idaryeesho ,igu naxristo ,iiga walwaho ,iigu tacbtey inan mel kaso muqdo oo aad dhigy iiga sarysiiso aabo rbbi igma kaa horysiiyo aduunka adaan kgu jeclhy sacaas aan qorayo qoralkan indhahayga ilma kasocota aaabo dunidydiyow hben murugo madremin taasna waa garab istagaga ilhy wxan kaga barayaya cimridher iyo cafimaad taama wa dhif iyo nadir in la arko aabo kula mida aabo mhdnid wa ballan tacbkaad igalisey inan so cesho oo aad igu faanto meshad tvtoba farxad iigu waar dunidydoow aabo ❤❤❤❤❤
@AliKadija-ly9cf
@AliKadija-ly9cf 25 күн бұрын
Aabe mcn inolow incha Allah ❤Amin ya rabi 🤲🤲💯
@MaxamedBile-q5f
@MaxamedBile-q5f 5 ай бұрын
Aniga oo abehyga nool yahay ayaa noqday agoon maa helin aab dareyelkizaa hessta marka maqaly waan oyayeye😭😭😭😭🥺😭😭
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 жыл бұрын
Booska Heeztu ay Ka hadleyzo HooYady mcn Baa iigu Jirta🥺❤️ Intad iTarayzay Ama Ituzmayzay Ma Gudo Tapacaygu mahayo Tamar gadhee Kuwaar Nolol Taama HooYo Mcn❤️🥰 Tazwiirta Bogayga tix Kuu dhigan HooYo abwaan Tirin maayo🥺❤️🥰
@Mariyo234
@Mariyo234 Жыл бұрын
9
@nadaaracumar
@nadaaracumar Жыл бұрын
saas wye
@salmosalmocabdimuude260
@salmosalmocabdimuude260 Жыл бұрын
Allha unaxariisto abe abahey waxow ahaay abe fiican 😢😢😢😢
@ikraanisack1559
@ikraanisack1559 Жыл бұрын
Wanka xumay jaceyl aabo waligey ma arkin waliba asaga nool baa agoon aaba leh ahay lkn alx hooyadey mcn aya wax walba asaga oo bahna isiisay allaha ika daayo mom 😢❤
@mohamedalitumbo8900
@mohamedalitumbo8900 Жыл бұрын
Wlshy asagana uducey aniga xitaa kulamid ahay blse isma darensi
@kingkabuja5151
@kingkabuja5151 2 жыл бұрын
Allaha Unaxariisto 🤲Abe C/naasir Waxay Aheed geeri xanuun badan 😭🥹😭
@deeqsanofficial2799
@deeqsanofficial2799 2 жыл бұрын
Muu dhimanin ee khald baa dhacay oo qof u magac dhow oo geeriyooday baa lagu qalday insha allh in alle cafimaad dag daga siiyo isga iyo umada islaamkaa inta xanuusan amiin dhamantood alle ha caafiyo🤲🤲🤲
@deeqMustafe-qy1vc
@deeqMustafe-qy1vc Жыл бұрын
Allow unaxariiso abayaasha ani wuu nolyahay wlhi allow ii daa m.a appo apdi risAq moha xanat 10000🤲❤️👏
@mulkiali1138
@mulkiali1138 2 жыл бұрын
Kuwaar Janno taama 🤲Aabow Jannto taama 🥺🤲 Miss u Aabo mcn 😭
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
😭😭😭Aamiin
@NamcoAliQALIIF
@NamcoAliQALIIF Жыл бұрын
Magaceygu waa nimco waxan ku dhashay gobol waxan dhashay 2004 😢hestaan ani aya iga hadle waxan aheen ilmahene 8 qof axl 4 waa iga wey naayeeen 3 waa iga yareeyen ani waxan dhashay 😢 axl waxaa isoo koroiyy abe io Hoyo hal hbiin xitaa meel aan aheen guriga kuma hoyon. 😢😢😢😢 4 qof oo oga weyneee waa kala danesteen guriga waxa jogo anaa u wenee 😢😢😢 waxan ahaaa gabr iska miskine oo laga dhip badan yahay wautigu wuxuu ahaa 2018 malin arbco ah waaxan xasuustaa 😢😢😢😢 anoo ischool kaimid ayaa abe io Hoyo ayaa ii wacay markan u imid waxay I dheheen nin ayaan ku siihene ayaaa kusoo donty 😢😢 ana waan didey wayo waxtigeyga ayaan ku dhax jiry nin mana rabin markas waan diidey family 👪 dhamaan family waan is dagaal nay kaligeey ayaan noqdey 😢😢😢😢 cidlo ayaan daremey wllh ma hil maami dono gobol ayaan jogy markas 😢 waxan sobxy xamr ayaan imid asxaab ayaan la jogi jiry 😢 family dhan waaa I wayeen waa iga quusteen bil kadib Hoyo ayaan wacay waa faraxdey sbb Hoyo waad daremi kartaaa Hoyo waa ila heshisey kdib 😢😢 niyada ayaan dhisty oo awl waxaan amin Sanaa in aan lay Rabin 😢😢 lkn waqtigaas ila hada abe wuu diidey in aan xitaa dhaho abe 😢😢😢 xal kaste wuu diidey 😢 kuma rabo ayuu I yiri family dhan war wuu ka diidey 😢😢 ani waxan ahy ardry dhigta ischool f3 😢😢 waxan rabo wan helee facey waxay xirtaan io waxay qataan ayaan qataa 😢😢😢😢 blse mid ayy idheer yihiin taas waa maxay waaa Abe 😢😢 ani abe hey wuu nool yahay oo ma dhiman lkn qasab wuxuu iga dhigey in aan nin kaas guursado ani mar kaan arko dad abohood la zocdo waan oyaaa wllh been ma shegin waa iga really 😢😢😢 hda mar waxan is iraah nin kii gurso oo abe dooqiise ku guurso hadane 😢😢😢 mustaqbal ayaan leyahay nin aan oqoon u laheen nolo lamawa dagi karo 😢😢 waxan jiraa 19 5 yeres abe marag xitaa lama hdlin 😢😢 ila taliye pliz 😢😢😢 faceey lama xifaaltami karo lkn dadku ima oga wayo ilinteyda farxadeyda ayaaan ku qariyaa 😢😢 lkn kaligey markaan ahy waan oyaaa been mhn wllh 😢😢😢 talo isiye 😢😢😢😢😢😢😢😢
@dekagobaad4388
@dekagobaad4388 Жыл бұрын
Abayo iska guurso ninku kudoray mxa yelay walidkaga qof xun kuma dorayan Ka duceyso inaa isfahantiina lagayaba Hadadba kagarto Oo qofki wali jogo tallo wallnimo😢🙏🥺
@AaminoCurdan
@AaminoCurdan 9 ай бұрын
Abaayo ani wxn kudhihi kaha Waalidka wxy kuqamacsanyihim same zita ninka mrka guursato iska fur siduu aabe kugu qanco😢
@umalkhayrmxd9428
@umalkhayrmxd9428 10 ай бұрын
Illahay abahay ha u naxariistoo 2024 yailadawnaya marku abaha nolyahay rer aderka way ku jecelyihin lkn hadow dhinto cidna kumarabto😢😢😢
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 Жыл бұрын
Alle how naxariisto aabahas waxay la qaybsatay xasuuswayn wllhi 😪
@drsfaziyaosmanmohamed8000
@drsfaziyaosmanmohamed8000 Ай бұрын
Aabo ilaahy ha i kaa dhafo ❤
@ayaancismaan2858
@ayaancismaan2858 2 жыл бұрын
Waxaa tahay aabo tilmaan i hagayso waxaa tahay aabo tusaale wanaagsan midkaan ka tix raaco👑🤴❤ Aabayaasheen inta nool allaha noo xafido🤲🙏❤ Inta dhimatayna allaha u naxariisto🤲😥
@샤키라-o7g
@샤키라-o7g 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@Abasabdi-x7i
@Abasabdi-x7i Жыл бұрын
❤❤
@Abasabdi-x7i
@Abasabdi-x7i Жыл бұрын
🕋🕋🕋
@abdirahmanagaweyne1602
@abdirahmanagaweyne1602 3 жыл бұрын
Cod wanaagsan iyo miro wanaagsan oo dareenkeyga aad u taabatay ayey gabadhaan ku heeystay , gabar baariyad ah . Kheyre badan ay kuu rajeynayaa.
@exmarshwer4676
@exmarshwer4676 3 жыл бұрын
Ilinta walhi wan ceshan kari wayy ilahy abe mcne haku naxrizto 😭😭🤲❤
@fatimaaragsanfatimaaragsan7
@fatimaaragsanfatimaaragsan7 2 жыл бұрын
Aaamin hno
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 2 жыл бұрын
Aabo anoo haysta ayan hadana ka niyad jabaaaa haduuu manta iga maqnaan lahaaa sidaan noqon Lahaa❤😢 AlhmdulilaH 🤲🏻🥺
@faysasiciid1513
@faysasiciid1513 2 жыл бұрын
Hees darenkayga run tii kicisay abbo mcn allah ku naxaristo qofkas ta oo abahis u nool yahay waa lib uu dher yahay qayr kii
@sihaamabdirahman1629
@sihaamabdirahman1629 2 жыл бұрын
Allow iikaadaa aabo MCN Laxaadka aan Ku istaago tahay Waxaad iitahay hooyo iyo aabo labadaba Ilaahay cimriga iyo cafimadkaba hakuu dheereeyo aabo MCN Allow aanan kuwaayin Intaan noolahay Iyo inta dunida nolol Kajirtaba Kuuxiisay aabo Alle nabad ha igu kaatuso Inagoo nabad ah Caafimaad qabna Hayna kulmiyo Insha Allah❤❤❤❤💚💚💚❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@Nimaoo
@Nimaoo Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Cabdinaasir maclin caydiid maanta ayay tiisii noqotay 🤲🤲
@amranmacalin379
@amranmacalin379 2 жыл бұрын
21 sanaa jiraa waligey aabo ma arkin gacan kaxaqdaraa iga dishay allah ka abaal mariyo markasta Oo wx iga qaldamo ama aan murugsanhy hees Abaa soradiyaa aabo mcn janada allah nagu kulmiyo 😭😭
@BralinlbrahimAhmed
@BralinlbrahimAhmed 10 ай бұрын
Markan maqlo waan iska oyaa 😭😭😭 aabo mcn allah haku naxariisto
@BralinlbrahimAhmed
@BralinlbrahimAhmed 10 ай бұрын
Allah hauwada naxariisto
@aishahassan6067
@aishahassan6067 10 ай бұрын
Kula mid ahay oohinta ma cashan kro😭😭😭
@axmedmaxamed1924
@axmedmaxamed1924 Жыл бұрын
alle haw naxariisto abdinasir macalin aydiid maanta ayuu God glay alle qabriga haw nuuro
@laztqueen7529
@laztqueen7529 2 жыл бұрын
Kuwaar Nolol Taama aabo Macn Rumeeyaha Rajadeyda🤴🏻💖Aabo Allaha Nookaa Daayo 😢😍❤
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 2 жыл бұрын
Nasiib uma yeelan aabahay inaan waqti la qaato waqtigan ugu baahi badnaa oon dhalinyaranimadu ii bilabaty ayuu geeriyooday allaah haw naxariisto😥 comm hadaa aragto fatixda igu mar , inta abahood la joogo war abyashiin waqti la qaata oo isbarta ka fa'idaysta allah haýdin daayo 😥😥
@istarandabshir7946
@istarandabshir7946 2 жыл бұрын
Allh ha unaxariisto 😥😥😥
@maxamedcabdiwahaab630
@maxamedcabdiwahaab630 2 жыл бұрын
Alah unaxriisto Abahay Janda ilahey haka warabeyo
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 2 жыл бұрын
Aamiin walalyaal 28/6 ayuu baxay waana labo malin kadib allaah qabriga haw iftiimiyo
@oubahmohamed9639
@oubahmohamed9639 2 жыл бұрын
Abo qalie Allah unaxariidto 😭😭😭😭😭
@suaadahmed9264
@suaadahmed9264 Жыл бұрын
wle anunba kula daremaya wlal 😥😥wakhtigi ugu adka ee aynu u baahnayn garapkoda ayay inaga tagen ilahay janada kuwi ku KuLma Haynaga YeeLo Jannada😥😥😥😥🤲🤲🤲🤲🤲
@HoodoKhadar-y2l
@HoodoKhadar-y2l 6 ай бұрын
Markasta hesta wn dhagaysta darenkaygana way badasha wllhy aabo kalinti aaminimo iyo Daryelki aabonimo wn uxiisnay wllhy pls ubadkaga yaryar ha badin aabo lantan laso kulanay😭💔
@moulidhussein9807
@moulidhussein9807 2 жыл бұрын
Allah ha kuu naxariisto Aabo. Agoonimada qof ku koray unba garanaya.orphan can feel the value of this song
@MuuseAxmed-vb7hg
@MuuseAxmed-vb7hg 10 күн бұрын
Ilaahow kuu naxriiizo aaabo mcn 😢😢 waaan kuuu xiiiizay aaabo mcn ❤😢 agoomobay dabadaaaa
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 2 жыл бұрын
Aabe la'aantu xanuunkey ledahay waxaa daremi kara qof Aabihis wayaay😭😭😭 Allow u naxariiso Aabahey mcn iyo dhamaan walidintena inta waliidkisu u nolyahayna Alle ha u xafido amiin yaa Allah🤲❤🤲❤🤲❤
@khadracabdiibraahin9217
@khadracabdiibraahin9217 Жыл бұрын
Alle How Naxaristo wll😢
@MomNass
@MomNass 4 ай бұрын
Anigi 6cisho Libiya magafe ku jiro ayuu aabo geeryoday. Wadne xanun degdega. Dar daaranadisi. Kumuu aminin wlaalahay wuxuu ii qoray labo waraqadod iyo cod dheer oo whatsapp laygu hayay hada CANADA ayan galay. Wuxuu i saray aabe masuliyad adag hoyaday iyo 6 hablood oo walalahay ah. Qosol iima yala tacab iyo toosanan ayaa igu wajib ah.😢😢 Ii soo duceya walalayal
@Updilahei
@Updilahei 3 ай бұрын
Ilhay ha uu naxariisto abo Adna Insha allah Noqo qof booski abo uu buxiyay Hooyo Iyo wlllada Insha allah❤
@mzjnsiij342
@mzjnsiij342 Жыл бұрын
😢😢aabo Allah ha ku naxariisto❤❤
@XamdaXasan-p2h
@XamdaXasan-p2h 2 ай бұрын
Waxa tahay abo tilmaam ii hageysa❤❤aabe mcn ilahay haka daayo❤❤
@BarkhadMohamet-nh5zx
@BarkhadMohamet-nh5zx Жыл бұрын
Ma arag aabahay mana araga jacaylka aabo sababtoo ah anoo yar ayuu dhintay😢😢
@wizz_shide1920
@wizz_shide1920 2 жыл бұрын
Dadku Ma Dareeman Intuu WaLid Kood NooLYahaY Lkn iLahaY Ha inaga YeeLo Kuwii waLid kooda Adeeca 😢❤️
@marwaaymo156
@marwaaymo156 3 жыл бұрын
Ada muruugtayda dhamaan tirtiraaya aabo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😢thank you so much aabo macan waxan kugu abaal guudo ma garanyo walhi
@fowsiyoali5617
@fowsiyoali5617 3 жыл бұрын
Ilaahow uu naxariisto aabahay qaali waa iga ooysiisay
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 5 ай бұрын
Maxamed goox xaaji cawad waxaa tahay aabaha ugu fiican aduunka waxaad dayr igaga noqotay dadka oo dhan baahiyahaygii oo dhan waad dabooshay qayrkayna waad iga sara marisay wakhtigii aan ku nasin lahaa baa la jooga kuma dhahayo abaalkaagii baan gudaya abaalkaagu waa jano inuu ilaahay ku geeyo waan ku jecelahay ilaahay ha igu simo inan ku arko❤ 30 june 2024 2: 25 habeenimo Addis ababa
@CSheeko
@CSheeko Жыл бұрын
Aabo kaalintiisa waxa dareemi kara qofka uu ka maqan yahay oo kaliya alle aabo qabriga ha kuu nuuriyo. Alle inta uu aabahood unool yahy alle camriga ha udheereeyo inta xanuunsanysa alle ha caafiyo inta uu ka geeriyooday aabahoodna alle qalbiga ha uga reebo, jannadana alle ha ku casuumo aaamin aaamin yaa allah. 20/1/2023 Friday
@CabdisamadBoos
@CabdisamadBoos 8 ай бұрын
Aamiin😥
@IqraMustafe
@IqraMustafe 4 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto deeqsan aabaheeda iyo dhamaan ba aaba yaasha dhinten allah ana aaabahay cimri dheer ha ii siiyo😢❤
@ayanfaysal4021
@ayanfaysal4021 2 жыл бұрын
Wlhi wan ilmeyey inta haysata illhay haw dayo 😭😭😭illhaw kuu naxriiiso aaabo mcn ♥️♥️adiga iyo inta dhimatayba amen 2015/9/29 Malin qalbigayga samayn ku leh 😭🥲
@farxaangabiley7023
@farxaangabiley7023 3 жыл бұрын
Waa Heestii Koowaad Ee Qiimaha Aabaha Si Dhaba U Taabanaysa Waan U Mahadcleinayaa Abwaanka Sameeyey , Fanaaanada iyo Cid Kasta Oo Noo Fududaysay In Ay Nasoo Gaadho Alle Ha Dhawro Waalidka Intay U Noolyihiin
@aaliyasuleiman8286
@aaliyasuleiman8286 3 жыл бұрын
Aaabo mcn ilaahay caafimadad io cimir dheera ilaahay ha ku siiyo 🥺❤️🤲
@mohamedhaybeali
@mohamedhaybeali 10 ай бұрын
Aabahay waa uu dhintay alle aha unaxariisto waligayna ma arkin lkn adeerkay mcn oo aabo ladhashay baaa aaabo halkiisii iibuuxiyay waligay aabo la'aan madareemin waxa uu igeeyay maraykan qayrkayna waa uu idhaafiyay alle ha idaayo abaalkiisa magaranayo wax aanku gudo waa uu iska xanuunsadaaa alle ha iiicaaafiyo 😢😢 hadii aad qoralkayga aragto alle haku sharfo
@abdullahibulla
@abdullahibulla 3 ай бұрын
Aabo walba somaliyeed inta dhimaty Allaha unaxariisto inta nool cafimad iyo cibaado suuban❤
@iamproud7936
@iamproud7936 3 жыл бұрын
Deeqasan abdinasir macalin caydiid ilaahay abaha haku daayo qaali
@amuunalpi1263
@amuunalpi1263 3 жыл бұрын
Aabe macaan wllhi hestan qlpiga tabaneysaa ilahow aabe nodaaa❤🤴🤲🤲😰❤❤🤴
@m.a.y8558
@m.a.y8558 3 жыл бұрын
Aabo wanaagiyo tarbiyaddii aad igusoo korisey mid la mida Alle hayga dhigo mid ubadkiisa ku koriya 😭 adina wxn Alle kaaga baryayaa Jannatul Fardowsa hoygaaga inuu ka yeelo.
@General_4101
@General_4101 9 ай бұрын
Alow janadul fardowso kugee aboo mcn ❤
@sumeya4461
@sumeya4461 2 жыл бұрын
Abahey oo nol ayan hadaneh abo laan darema😭 alxmdullilah hoyadhey aya boskisa ibuxisey 😘🥰
@hibakalim3420
@hibakalim3420 3 жыл бұрын
Heestan dareenkayga way badasha markan maqlo abo waxad ahayd aabaha Dunida ugu wanagsan ee ugu xariista badan walhi markste oon kalmada aabo maqlo qalbiga ixanuuna wanku xiisay aaabo 😭💔mcaaan garab iga baxay bad ahayd noloshaydu xoogbay kuugu bahnayd wakhtigan aan koray inan labtada galo oon aabo mcn wanku jeclahay kuidhah wan uxiisay ale haku naxariisto 😭💔💔😭😭😭aabo mcn
@sharmaakecarabofficial6583
@sharmaakecarabofficial6583 3 жыл бұрын
Waa hees aabonimo qalbiga ku taabanaysa deeqsan cabdinaasir iyo aabaheed hore usocda dad sharafleh ayaadtihiin
@cmm7748
@cmm7748 2 жыл бұрын
Masha allah abayo macan Deeqsan cabdi Naasir Fananad cod macan badan inba cadi matihid Aabo macan ilahay haku xafido
@Iam_caliya
@Iam_caliya 9 ай бұрын
Heestan aad ban u jecla wakhtigii uu abo i nola lkn imika murugo ayan darema allow ku naxariiso aabo 😭💔
@Amiiiiiiiiiiiira_yar
@Amiiiiiiiiiiiira_yar Жыл бұрын
Aduunkan in la dhimanayo wan ogayy lkn aabahaga ka dhimanayo ma is dhahynin aabo waa tiirkeena aabo mcn illhy haku naxariisto wlhi ku xiizay ma aqan wxan ahy manta la aantda aabo mcn wxn rajeynyaa ina dadki janada ku kulma naga dhiga😭😭😭🤲
Axmed Aarshe | Hees Cusub | AABO | 2020
5:17
Abdiasiis Rashiid
Рет қаралды 722 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 20 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 26 МЛН
DEEQSAN ABDINASIR -NASIIB QORAN OFFICIAL MUSIC VIDEO  2024
5:51
Deeqsan Official
Рет қаралды 1,2 МЛН
SAMSAM SHARAF IYO HEESTA RIYO 2018 HD CIID WANAGSAN ERYAL TV
6:27
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 648 М.
Heesta HOOYO Janadii kunooloow Axmed Daahir X.M.Dalmar
8:16
Jigjiga Tube
Рет қаралды 10 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 19 МЛН
XAMDA QAALI OO HEES UQAADAY INANTEEDA AXLAAM OFFICAIL VIDEO 2020
4:20
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,6 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3,1 МЛН