Legend of the Legend qadiyad baan ku dhagaysta xiiso kabadan waxani ader waan dhamaystay sidii film 🎥♥👌ah kkk
@apdizhakuraadan7895 ай бұрын
Cishqigu waa soo jireene sinaan labadi u qaada sirtoodana weel ku haystta ayaa samihiisa Gaadha ❤🥰 mantana sadalin maayo nafteyda hadan ku siiyo suntisiban ogsoonay inay sadrigaga jiifato 💔🥺
@nezimz67942 жыл бұрын
Yaa ila dhagayaanaya 24/12/2021 wan ku naawilo ku naadnadiye ila nolol wadaag nafta igu labee MVP😍😘✌heesta 2aad
@mahamuutoahmed5468 Жыл бұрын
Malaha ilaa wali waynu naadinaynaa labadeenuba😂
@Xamdadheman429 күн бұрын
Xasuus ban gala 2012 ila 2013 allaw markale iso mari wakhti qurux badan okale 17 years ban aha markasun guursaday qofki u nolosha ugu jecla adunbadana an hayn lakin nolosheda ka adag farxada an haysto wakhtiga ama an daremi jiray milionerku wlahi ma hysan mana qiyasi karo 1 sano ayan ku jiray nolol qurux badan aniyo lamanahygi waxkastaba gadal ayay iska badalen markay iyadi fogatay goan an la mahadina ay gadhay caawa 2024 sabti wali xafadihi hargaisa ayan joga allena kama qusan nolol kalana ma samayn hesahan waxan la janqaday beffore 12 years 😢ila hada xasus ayan u dhagaysta alle sw isaga mulkiga leh rejo iyo ifafalo wacan aya i sawiran ya raxaman wakhtigan adag iyo malmahan dalka badan i waydaari
@Ayaan40413 жыл бұрын
Mursal muse 2021 ayaa ila dawanya
@highflyer2153 жыл бұрын
Ana jawiga kugula Jira ayaney
@muslin.manoffical60562 жыл бұрын
Nasiibka mar kale cugta wll 2022😞❤️❤️❤️
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Mursal muuse cumar best songs
@jamaalhassan436310 жыл бұрын
Fanaanka qarnigan mursal yare
@kamalkhashoggi23742 жыл бұрын
2022 Aprill 20 farxad inan kugeliyoo kugu faano mooyee😔😢
@abdirahmanmuhumedabubakar120720 күн бұрын
nafta kaliga noole ku jecel aya daaran jiray marka qofta jeclay isdagalno ama iga dherato 2012 waqti aye eheed walhi
@XamseCadho1346 ай бұрын
Yaa dhagaysanaya 2024
@moustaphaharoun34132 жыл бұрын
Mursal
@MohamedOmer-u4o7 ай бұрын
Wakhti qaliya ayan ku xasuusta 2012 ilaa 2013 ki asxab qaliya hada ninkasta wayihisa cusleyay midba meelbu ku suganyhay ana cawa o ramadan 2024 isla hargisa joga allaw khayr ka dhig
@mohamedabdulqadir29172 жыл бұрын
2022 yaa dhagaysanaya
@siraadaxmed44822 жыл бұрын
lbrahim jelani Abukar okay
@FarxaanXasan-e5m9 ай бұрын
raboowa hakuqadin nasiibkoo
@apdizhakuraadan7895 ай бұрын
Farxad inaan ku galiyon kugu Faano Mooye hayga Filann Xumato Mcn ila Fahan Ujedada
@shidesshides1234 жыл бұрын
the best in this generation your big sis in japan both you n hodan always love come visit me in japan i love you both esp Hodan the greatest singers
@highflyer2153 жыл бұрын
I agree they the best, but why do you have to Japanese names?
@warbidar3089 Жыл бұрын
W
@farxaanhasan28184 жыл бұрын
Great as mrakuwaayukuwacanaa hodana can do raxamaan
@mohamedabdulqadir29172 жыл бұрын
Ciidiyoo dhulkeeniyo Wali carada kuman ara Cidan dumarba kula simo hayeshee cudooney cibaarada aduunkiyi casharada ifka badan Calmashada midkuu dookhu Calanka kuu suray Haduu calafku kaa diray Caashaq lagu hungoobiyooo nin xumi ciilkuu kubaday rag ba hawga caagine ✅
@muslin.manoffical60562 жыл бұрын
Nasiibka mar kale cugta wll 2022😞❤️❤️❤️
@MohamedOmer-u4o7 ай бұрын
Wakhti qaliya ayan ku xasuusta 2012 ilaa 2013 ki asxab qaliya hada ninkasta wayihisa cusleyay midba meelbu ku suganyhay ana cawa o ramadan 2024 isla hargisa joga allaw khayr ka dhig