DEG DEG 200 WIIL SOMALI AH OO SACUUDIGA LAGU TOOGAN RABO & DADKII OO KACAY

  Рет қаралды 20,369

Zaki honest Official

Zaki honest Official

Күн бұрын

IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

Пікірлер: 97
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial Күн бұрын
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
@User_19567
@User_19567 Күн бұрын
Saudi Arabia 🇸🇦 Ashadu Kufru wanifaq hadi ay dilan 200 oo Somalia 🇸🇴 ah waxan Alleh ka baryeyna inu kuso daliyo dufano dawelo iyo dhulgariiro an hore lo arag Amiin ya Allah .
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@QadanOsman-j7s
@QadanOsman-j7s 13 сағат бұрын
SubhanalallAh Alle Aya og warkan bisinkaa
@saynab7503
@saynab7503 13 сағат бұрын
ilaa how nooga qabo 200 nagama baxdee cadowga umada somaliyed rabi haqabto❤❤❤ somali wayn
@bushraaliseid181
@bushraaliseid181 Күн бұрын
Waa been faafin isku dir muslimiinta Allah idiinma barakeeyo waxaad ka heshaan
@رومارينهوالجمعالي
@رومارينهوالجمعالي Күн бұрын
waa war aan la hubin
@shahnawaaz8033
@shahnawaaz8033 13 сағат бұрын
naa aamu bila damiir yahay xunta ah waa run wana la dili raba
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Күн бұрын
Arintan Sacuudiga waxay oga jeeda in soomaali ku xumeyso ku xumeyn waxay maqleyn soomaali shidaal qodon neysa Ama shidaal so saaran neysa si soomaali u niya jabiyan iyo ku xumeyn cadowga soomaalida wa Ethopia Sacuudi Emerates Kenya 🇰🇪 iyo galada rer galbeedka ogu hore yaan Mareykan France 🇫🇷 iyo Uk 🇬🇧 waxa so raaca Norway 🇳🇴 Germany 🇩🇪
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 18 сағат бұрын
Dowlad ma heysano hadaa nahay Somalia ilaahow umadeena u gargaar 😩 😭 madaxdeena damashad iyo baqbaq Ayey ka bixi la yihiin malyey dowlad yihiin 😭😭😭😭😭😭
@naimamuad3140
@naimamuad3140 Күн бұрын
Xasbilllahi wanicma wakiila sacuudi allaha nagaqabo
@CabdifataxAadan-i8q
@CabdifataxAadan-i8q Күн бұрын
Yam.allaah
@JoharaJohara-r1q
@JoharaJohara-r1q 20 сағат бұрын
Saki waa gese
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز Күн бұрын
War sacuuudiga anaaa joogo qofna lamagama gooyo qoorta ilaaa shar ciga waaafaqsan yahay maahanee xataa mareeyn kanka wiil sacuudi yaaa xabsi daa iman lagu xu kumay mar ka waa xeeer qasaasta muqadaraad lasoogaliyo amaqof ladilo xataa sacuudiga naf tiiisa shidaal soo maaliya laga qodaaayo maxaaabka galay 😂😂yuutuub layaasha way shaqeesanaayaan war ilaaah halaga cabsado waxaan lahunin dhaaaf cabdulaaahi ookunool masar walaaal caruurtaada xaaraan ta kadaa safaarad matihid yaa kuu sheegay adi yaaab
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Күн бұрын
Subxanllh subxanllh subxanllh inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar
@CabdaleGaafane
@CabdaleGaafane 6 сағат бұрын
Alaha badbaadiyo dadkaa
@UmushuremSalah
@UmushuremSalah Күн бұрын
YA Allah wilashena Allow inoo bad badi 🥺🥹
@DhayiseMuhamed
@DhayiseMuhamed Күн бұрын
Muurug a aa wi dad Kensington somaali
@AyaanCabdi-c2k
@AyaanCabdi-c2k 20 сағат бұрын
Haddii ay waxjira thy oo dulmi laguna laynaayo allaha ugargaaro haddii iyagu dancing galena waa halkeeda
@JoharaJohara-r1q
@JoharaJohara-r1q 20 сағат бұрын
Allahyu u garara
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 Күн бұрын
Riwalba shilalkey is dhigtaa laguqalaa sidaad isugelaysaan baa leydiingelayaa dib isueega oo qabiilka daaqada kasaara hadiikale saas baa laydiin cunayaa meelkasta aad joogtaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AdasSalam
@AdasSalam Күн бұрын
Ninkaan waa benalow aa Sambac eh
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Күн бұрын
carab geed gaaban iyo geed dheer ayey u fuuleen in ay na laayaan emaratna uu itoobiyo nagu soo hubeeyo carab hadey halkas mareyso walaahi falkas sacuudu wuu ka shalaayidoonaa hadii uu falkaas ku koco
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Күн бұрын
Waxaas waa wax dhici karo waayo waa Arri aan cid la joogin oo weer iyo dawaco galay
@mamaduaa477
@mamaduaa477 Күн бұрын
Ascwb Horta ma aaminsantahay Alaah Dila Ayaa dhinta Laa kiin soomaaliya waa dad damiirka aan ka dhiman haday sameeyaan aaway madaxdeena kitaabada qur aanka kariimka noogu dhar Tay Ra isalwasaaraha away culumada halal’s xisaabtan o sucuudiga Subxaanaka yaa cadiim dhiigyeesha
@DuniyoCali-qv3bc
@DuniyoCali-qv3bc Күн бұрын
Xalako..soomaaliya 😢😢😢
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 Күн бұрын
Guska lasoo faganayo ayee rabaan inaa mashquul kale ayee nagufuroyiin cade maha Saudia
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Күн бұрын
Bisinka maxay sameeyeen inkastoo ay iyaguba kumanyaal iska laayeen
@aminoosman8652
@aminoosman8652 Күн бұрын
Soomaaliyey.kac.kac.hadii.uu.wakan.runqaddo.wa.baabanay.200 QOF MAQUUL.MA.AHA
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Күн бұрын
Bismilah soomaliyey waa fiicnaan laheyn markii qabiiladu biqolaal iskadilayaan kamahadashaan ee waa iskusiidirtaan mexey ku kaladuwaynyihiin inkumanaan soomalidu iskadisho markii. Boqolal dibeda lagudilo laqeyliyo? Ilahey waxan kabaryeeyna incadowga alle kabadbaadiyo shacabka oo kala ah 200 oo ragga iyo 17gabdhood oo weliba isagoo kufsi iskabadbaadinaya hadana latooganayo
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Күн бұрын
KACBADA ALLAH AYEEY FUSUQ KUSAMEEYEN DILLO IYO DOROOGO IYO QURUNKII EEY XAMAR KUHAYEEN AYEEY BEITKA ILLAAHEY LAADEEN.SURKA HALAGA JARO KULI GOOD
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Күн бұрын
waa been cad Zakiyo ha degeeysan. Waa been reer bahal abuureen sii ay Xasan Sh ku dhaliilaan
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 Күн бұрын
doqonimo qabiil baakaahadlasinaya bahalkakushegayso darood adigaa ah oo dadkaaga kufaraxsan dilkooda
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Күн бұрын
@@qofcilmileh335 Horta 200 rux Somaliyeed, Somalinimo lagu tooganaa ma jirto, waa been. Beentaasna koox ayaa gaar qabiil ku abuurtay. Waa la yaqaanaa kuwii abuuray iyo kuwa biila, waa qoox balaaran ka mid ah kuwa shalay bulshada la taagnaa in Xasan Sh dekeda Hobyo Itoobiya siiyay, kuwii keenay kacdoonkii xumaa, wararka Xalane, xafiis qoomelud iyo caruur beerka laga xaday. Marka hadii la sheego in been ay been tahay, qaab qabiilna loo aburay ma aha in dil dad Somali lagu farxaayo.
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Күн бұрын
south africa waa wadanka ikaa 30kii sano ee ugu dambeysay ay laayeen kumanaan dhalinyaro soomaaliyeed south africa waan ka soconaa waxay ku hayaan soomaalida oo dhac iyo dil intaba leh hadana ma saudi baa ku soo darsoomay waala xisaabtami doonaa carab waa inoo dagaal hadey arintas suubiyaan yuhuuda wuxuu Alle weyne ugu imtixaaney waa xaasidnimadooda cuqdadiina u dhinta carab ehel maaha iyo islam dhab ah intooda badan isłam nimadooda waa afka baarkiis ilaahey ha cadaabo carab oo ha ku cadaabo yuhuuda
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Күн бұрын
Xasbunallaah Wanicmal Wakiil
@maryanahmed1153
@maryanahmed1153 Күн бұрын
Oo maxey sameeyeen🙄
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy Күн бұрын
Wax yaban badanaa. OO Maxay sameyeen marka hadaba?😮🤔
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Күн бұрын
Sababta ininkoon garanayiinin ha ka hadlina
@mahamedabdille4489
@mahamedabdille4489 22 сағат бұрын
Masuuliyada waxaa waadi doono Xasan waayo mar Marmaajo waa soo uruuriyay dhalinyarada somaliyeed oo soo Daa yay balse waxaa ladagaalamay Habqabiil ayagaana doortay xasn hadaba mar Masjidka waa mariixaan kuwii lahaa waa in ay qasbaan damujadiid in ay sacuudiga kaladagaalamaan badnaadimta damu jadiid lacag cash bay kaqaataan carabta uu Marmaajo soomaalida waxaa loobeegsanayaa shidaalka loosoosaarayo somlida ee turkiga laguwareejiyay ogaada
@رومارينهوالجمعالي
@رومارينهوالجمعالي Күн бұрын
wax warkaas ha hubiyo ilmaha iyo haweenka maxaa loo tooganaa warkaas ha la hubiyo
@aminahussein1
@aminahussein1 Күн бұрын
Sacuudiga Carabta kale Naf uma hayo. Waxuu Sacuudiga barbar taagan yahay Israel iyagoo xasuuqaya Palestine. Garab lama dilayo lkn Sacuudiga ha la ugaarsado waliba Qabiilada Boqor Toyoda ka soo jeeda. Sabab kasta ha noo adeegsado Sucuudiga aaway Safaaradii, aaway Dawlad Kusheega iyo Xassan Dhiiqo?
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Күн бұрын
Qoyska boqor tooyada sacuudiga in xilka xoog looga tuur ayaa fiican sabab too ah mar naba masoo naayaan iney muslimiin difaacan was sababta ay ufiir sameeyo falastiin oo laxa suuqaayo
@gulsanosman4570
@gulsanosman4570 21 сағат бұрын
Sacuudi eebe kamagan gala iyo carab oo dhan waa mid inuu kutaagersanyahay iska dhigaya iyo mid sida sacuudi qashin oo kale cadeysanay xumaaantiis
@CeyloGuhaad
@CeyloGuhaad Күн бұрын
❤❤❤❤somaliya❤❤❤❤❤❤
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 21 сағат бұрын
😢😢😢😢
@MUHSINHAJI-m5n
@MUHSINHAJI-m5n Күн бұрын
Dawlada soomaaliya safaarad kumalaha miyaa aawi safiirka soomaaliya ufadiyo wadanka sacuudi maxuu usoo gudbiwaay arintaan foosha xun
@SuhaybCraxmaan-f2q
@SuhaybCraxmaan-f2q Күн бұрын
Waxa is waydiin leh xilimaa maxkamad lataagay oo lagu xukumay dilka waa maxay dagdaggan waar nagadaaya ciyaarta
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Күн бұрын
Aaaaaag waxasi maruun ba
@gulsanosman4570
@gulsanosman4570 21 сағат бұрын
Somalida goorta horeba sacuudi qashin baa qarxinayey iyo doqon ka hadal qaatay hadana inta hartey ayuu inuu laayo rabaa marka sacuudi aan iska qabano qashin waaye sacuudi
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad Күн бұрын
Mexey geysteen ishega plze
@Nasteho-y7x
@Nasteho-y7x Күн бұрын
200💔🇸🇴💔💔🇸🇦
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Күн бұрын
So sad 😢😢😢😢😢😢😢😢
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😱😱😱😭😭
@XasanIsaaq-z3e
@XasanIsaaq-z3e Күн бұрын
SIMULATE 😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@XasanIsaaq-z3e
@XasanIsaaq-z3e 23 сағат бұрын
SAMUEL Gabriel and my daughter 3rd year 3rd party was the first to have the first one on Wednesday night at the church and we were going out
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Күн бұрын
oo 200 mxeey sameeyeen ??? 💔💔
@khassimhussein89
@khassimhussein89 Күн бұрын
Xashiish ma lagu qantsy
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl Күн бұрын
Maxxaa lodilaa wilash😢😢
@WardaXaaji-vy7zh
@WardaXaaji-vy7zh Күн бұрын
Away cidoda xasan miya dhalay
@SuhaybCraxmaan-f2q
@SuhaybCraxmaan-f2q Күн бұрын
Dadka sucuudiga jooga waydiiya ayaa idiin sheegay
@aminaguled8745
@aminaguled8745 Күн бұрын
Warkaad haduu suganyahay waa caloosha ku wareegtay waxaan nahay looma ooyasan daleel cidla ah daadsan sacuudiga taariikhdiisa waa lsyaqaanaa waxay ahaan jirtay iyo sidaan u gacan qaban jiray in ay nagu daacdaacsato waa u gaartsy nasiib daro nooma dhawa waxaan fali lahaynba waan aarsan doonaa hadii alaidmo
@RewKey-p5p
@RewKey-p5p Күн бұрын
Al been badanaa kkkkk sucudi naceeb Iyo suni naceeb
@aichamahamoud8769
@aichamahamoud8769 Күн бұрын
Walal waxa marun ba
@MamanSaid-cp4yg
@MamanSaid-cp4yg Күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️🤲🤲🤲
@maynunaali4673
@maynunaali4673 Күн бұрын
Allah ha ka qabato
@KawsarOmar-wy4bp
@KawsarOmar-wy4bp Күн бұрын
🇸🇦❌️❌️❌️❌️❌️❌️🇸🇴🇸🇴😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Күн бұрын
Seef ayuu kurta kaga jaraa ma daldalo
@OmarHussein-op5wt
@OmarHussein-op5wt Күн бұрын
Socuudiga maxaat uxagxaganeeysiin idnkaa sheegateen in aat tihiin wax aan jirin oo tiraahdeen carab aannahay Horta caddeya carab in aadan aheeyn kabacdi carab oo dhan weey idin ogaanaayaan in aar rihiin dat jira oo qob iyo isla weeyni leh gacnahana isqabsada
@somethinginyoureyes1794
@somethinginyoureyes1794 20 сағат бұрын
Wadana islameda hadaada darogp gaysa qorta laga gayanay ma waxad rabtena inada sida soomaali ka dhigtina kuwa macula gabalaydadi qorta ha laga goya wadanki na daycare na
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Күн бұрын
Hadey sucuudiga arinkaani inagana waxaan balanqaadeynaa sacuudigaan aragno inaan nafta dhaafsiindoono
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 Күн бұрын
O somaliya majogaan sacudiyinta xageeku arkin
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Күн бұрын
@@qofcilmileh335 hadaad moodo inaan soomaalia joogo ogow inaan joogo dalka ay aadka ugusoo dalxiis tagaan,
@bushraaliseid181
@bushraaliseid181 Күн бұрын
War Allah lacag been faafin laga helay waa xaaraan Anaga Sucuudiga joogna maan maqalno
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi Күн бұрын
Somalida wa dad xaran cunayal ah intoda badan sey lacak u helan xarankasta wey u galayan hadey damqanayan o eey is jecel yihin ayagaba. Halka malin Kun qof iskadilo qabil awgise mey wax isku shega wa ayaga dad wax ku heysan u dharana
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 Күн бұрын
ma maqlin dheh lakin dadkaaga hacaayin somalida waa dadwaxwalbaleh
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi Күн бұрын
@@qofcilmileh335 cey mahan walal wa dhaqane
@AbdiGabow-r7u
@AbdiGabow-r7u Күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@AhamedAlly-ub8gv
@AhamedAlly-ub8gv Күн бұрын
Sacudigu wacadaw
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Күн бұрын
Wadankena suucuudiyaan ma joogaan qofna dambi uu san gelin looma dili karo diinta islaamka
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Күн бұрын
waxayi Someeyeen any reason ayaa loo tooganayaa
@AhmedIdiris-yx7py
@AhmedIdiris-yx7py Күн бұрын
❤😂🎉😢😮😅
@akhalif579
@akhalif579 Күн бұрын
Yaa ku yiri Arab baa nahay marka hore? Dadka nacasiinta ah waa la yaaba, bal orod daroogo geey wadan ajaanib falaq falaq iyo faatadhug.
@CabdaleGaafane
@CabdaleGaafane 6 сағат бұрын
Alownoo sahal
@dalmarbarre7715
@dalmarbarre7715 10 сағат бұрын
17 Le waye
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi Күн бұрын
War aadnah hubin dadka ha u so dhigin
@ahmad6967
@ahmad6967 Күн бұрын
waar Beenta ka daayaa dadkaa
@saciidonuur9369
@saciidonuur9369 Күн бұрын
Hatiayadhacadowaxasukawadandhaxalasugahahatoayarumanakatomakadhiiyen
@zanko6317
@zanko6317 Күн бұрын
Koley. Dibi bay galeen
@MohammedSami-d5v
@MohammedSami-d5v 17 сағат бұрын
🧑‍💻🇸🇴👮‍♂️🚔☎️
@zayaamad3080
@zayaamad3080 5 сағат бұрын
Been been beenta joojiya . KZbinrs wax ka been badan. Bal wuxuu leeyahay lama hubo warkaan hadana wuu faafinayaa
DEG DEG WAAN GARIIRAY OO XABSIGII KASOO BAXAY & DHAQAN XUMADII OO SII BILAABAY
14:57
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 3,2 МЛН
GABAR SOMALI AH OO TARTANKA FEERKA KU BAHDISHAY GABAR ITOOBIYAAN AH
8:47
Zaki honest Official
Рет қаралды 397
DEG DEG TOOGASHADA 200 WIIL SOMALI AH OO SACUUDIGA FULIN RABO & DADKII OO KACAY
18:29
DEG DEG EEYGII DHIBAY SHACABKA MUQDISHO OO XERADA XALANE LA GEEYAY
8:56
Zaki honest Official
Рет қаралды 19 М.
DEG DEG NAAGTII AFLAGADEESAY FARMAAJO QABIILKIISA OO LA WEERARAY
16:17
Zaki honest Official
Рет қаралды 15 М.
kiiska Nabadoon loogu galay gurigiisa iyo Sheekooyin la yaab leh.
42:12
Somali National Television
Рет қаралды 60 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН