Qadanaaga nala gala ku lahaa War waa dhagar qabayaashii baabi-iyay shacabka DDS waa kuwii isbadalka ka cararay Kuwan ilahay iyo aadame toona ma yaqaanaan ee yayna ciidanka dowlada kusoo hagin shabaab
@abdimohamedabdulahi29948 күн бұрын
Adeer hogaamiye dagaal oo aan goobta dagaalka tagin ma guuleesto waa aqoonta uu uleeyahay xaaladda dagaalka isaga ayaana ku guulaysan doona dagaalkaas!!!
@abdimohamedabdulahi29948 күн бұрын
Xamze malcuun kun km baad soo qaadday dhallinyaro si ay udagaalamaan dadna ullaayaan yaa adiga kaa caqli xun afqudhmuune ufuuf
@abukardhaay83608 күн бұрын
Axmad madoobe hadduu furita tago ee uu ciidanka qaranka uu weeraro waxaa loo aqoonsanayaa argagixiso bayraq daar TB2, ayaa lagu duqeynayaa, dawladdu hub iyo diyaarado iyo maraakiib dagaal ayay heysataa guul m.xasan shiikh iyo rw xamsa
@nurahmed88788 күн бұрын
R
@143-k1d8 күн бұрын
Odaygaan Jiiska Oo Jig Jiga Ka Yimid Iyo 4ta Cagdheer Wax Ma Difaaci Karaan Beenta Daa
@FardowsaMohamed-j1c8 күн бұрын
Cagta dheer wati idingalijurty
@muneermaagid94138 күн бұрын
Jigjiga kama imane, cadaado ayuu kudhashay kuna koray ..Jigjiga, garissa, Kismaayo,wajeer, Bu'aale waa 3500 km ..intaas ilaa Nairobi ayuu deganyahay.. isagaana kuu talin ..bal sakiin laq,, alla inagumeednimadu gaalsanaa!