Afhayeenka Mr Cawel geesi qaran rageeedii halka kaga hay guuul Super power karbaash Xukuumad jilicsan runta u sheeg
@MahemedBaahad11 күн бұрын
HAAABAAR AWAASHU MA XIILKA ASTUURAAYEEY WAXAAY SIDAAN AT UU DHAAQMAAYAAN
@sahrahassan303811 күн бұрын
Afhayeenka odaygan Ciro waxas oo dhan isaga ka danbeeyey gacan ku dhiigle oofwareen wa ka hada u jooga madaxtooyada marka wax kaste isaga ka raali ah cay iyo ceeba yusra harti ba leh
@jamilajamila-h8v11 күн бұрын
CIRO ama qarankada u shaqaye ma wixii lagu amanaaya Noqona doonta laakii ha ilaawina dadka ilaashanaaye qaranka adugu qofa qudhata ka tahaya oo shaqaala
@KhadarIsmail-sw2ue11 күн бұрын
Gudoomiye muuse abokor Waxay maraan anagaa idiin laynay ee yaan midh ciidana ku arkin sanaag.
@xarirmaxamed929111 күн бұрын
HADII AY KA LEEXATO GOONI ISU TAAGA SOOMALILAND TAASBAANU AWOOD TUSAYNAYNAA
@sheikhadamali569311 күн бұрын
Si cadaalada ayaa loo qaybsanayaa, waqtigii sad bursigu wuu dhamaaday
@IsmaciilXasan-t6r11 күн бұрын
Waliba boqalka ba subeer awal waa rag dhalanyarow shan iyo labatan waa rag waaween marka dada u yari waa odayaal af heeyankeena subeer awal waa uu la sacoda dhalyarada wana tageer sanahay in nala dulmiyo ma ogalin wale waanaag baad naga aragteen lakin hadii u samarka naga dhamaadow waa lagu kala tagi cay badan waan xamilanay iyo af lagada habaar dad jilacsan waa baruur inta waan dul qaadnay lakin shaqada in nalaga saarow oo xiquuda aynu laheen nalow diida wale hada ayaad naga arkaysaan hadii aan wanaag idiin ka waynow
Waar boqol cisho oa dib dawlada waanu ku mucaaradaynaa iyana waxay doonto ha samayso ciday doonto ha erifo xaq bay u leedahay anana mucaaradkayaga haw adkaysato,beel xil ku habranaysana ma nihin laakiin beel mucaaradad ku aarsanaysa ayay ahayd,