Ma waxa la idin diiday inaad ku cibaadaysataan mise maamulkisaa la isku haystaa
@xuseencabdulaahi1143 күн бұрын
Ceeb jihaad ku aadan waziir iyadoo aadan la jihaadin madaxiisa xasan sh marka garsoorka wixii wlxii aad ka heshay ku qanac wixii aad ku weysane ku qanac ee sheekadan waa lagu fahmay
@waryamidiya31433 күн бұрын
ma ahlu suna la idin dhaha mise ahlu shirki waqurafaad kadheeraaday inbadan sunadi&kitaabki ale una dhawaday dimuquradiyad &dhaqan gaalada??
@al-amrubil-macruuf72933 күн бұрын
ninkii markii koowaad xireyna waa dhintey allaha u naxriiso kii mar labaad xireyna waa lajahaadeynaa ???
@DucaaleCabdi-q2r2 күн бұрын
Masjidka ina laga qaado wey wanaagsntahy qolyahaan suufiyada ah shirki io ilhy qerykii aye ku cabudi jireen marka waa arin wagnsn in laga wareejiyo
@Adoon-Alle4903 күн бұрын
Document waxaa bixiyey dowlada, waxaa dhulka u xukumey maxkamada, waxaana fulinaya policeka. Roobow ma waxaa lagu heystaa Eeley baad tahay ? 😁
@Rahma-dg4lj3 күн бұрын
Masjid waa beed I laahey ee lakiin adiga waxaa kaa qaalisiinayaa. Ayaga waxaay rabaan masjidka oo dhise aabahooda I naay ayaga gacanta ku hayaa
@ggfff17333 күн бұрын
Hhhhh jihaad miyaaa lagu jihaadaaa
@JamaluddinAlMuqdishaawi3 күн бұрын
Sufiyada waa yaab. Talyaaniga weey la jihaadi waayeen, ee caleemahooda masaajidka ku taagi jireen. Maanta na ahlul islaam ayeey xoog u booteynayaan. Hadii aad rag tahiin, xabash iyo gaalo ma idin gumeysan laheyn, gum ayaad tahiin. Saalixiyyada ayaa idin ka roo, Sayyidka waa kii gaalada iyo qaadiriyada gaal raaci dili j1ray.