Haawey maydkooday soo fogeeyeen waxa la bilaa bay kan waa ayo madaxa goo kan waa ayo sii daa haawey shQadii aad bilowdeen baa laydin kula dhaqmayaa illaa laydin waayo magaala madax waa garoowe xamarna waa la xaadhi
@sayidjaamac17243 сағат бұрын
Haawey dameer keliyay maamuli karaan interpol shaqadeeda maaha dowlad gudaheeda is khilaafay amase yaab waxa ah shakhsi dalkiisa jooga oo la leeyahay ha naloo soo qabto awel bay haawey dunid a inagu ceebeeyeen hadana waaba yaqyaqsi ka sii daran war haawey dameerihii ha aadeen dameer iyo xaarkiisa keliya ay yaqaaneen
@OtaSheere3 сағат бұрын
Ciidanka xooga dalka iyaka meel walbo ka taliyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥷💪🙏💯
@ibrahimshanfool3 сағат бұрын
Been bay isu sheegeen waxaa kasii daran aqoonyarida xasan iyo maamulkiisa gobal ka maxamad uu leeyahay sideed buu ku gaari karaan madaxweyne dowlad gobaleed taasi hadii ay sharci tahay go.aanka maxkamada dagmada kismaayo iyana waa sharci in lagu soo xiro eedeysane xasan khiyaamo qaran mida kale jubaland bil bay isdifaaci kartaan waa habaar ee jubaland hadii aan waxba lagu soo biirin 15 sano cudud kasta oo cadowga leeyahay way hubtaa inay ku tumaneyso waxaan hubaa xasan iyo xamse xukunka inuu UGA danbeyn doono axmed madoobe