DEG DEG AMXAARADII OO U DABAAL DEGAY BADA SOMALIA EE LA SIIYAY

  Рет қаралды 24,999

Zaki honest Official

Zaki honest Official

Күн бұрын

Пікірлер: 197
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 2 күн бұрын
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
@fuaadaxmedlove-jo6zj
@fuaadaxmedlove-jo6zj 23 сағат бұрын
𝑫𝒊𝒚𝒂𝒂𝒓
@QadiijomaxamadYuusuf
@QadiijomaxamadYuusuf 16 сағат бұрын
@@ZakihonestOfficial wad salaman tahay zaki
@saafi1302
@saafi1302 2 күн бұрын
Waa majnuun xasan sheekh balaayo ku heshay
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 күн бұрын
Mujrem iyo munaafaq asi ka hor ma jirin qofkaas xasan la leeyahay waan ogaa xasan inuu go,aaan lahayn hada ka hor sheq sharif, cumer C/RASHIID iyo C/RAXMAAN C/SHAKUUR hada ka hor baday kenya siiyeen wayba ka iibiyeen markaas midba mida kale edeeyey oo dhahay hibil baa gaday ani maaha waana beentooda 3sadaxdooda gaday danbigana way isla galeen markii xasan foosiyo o eheed wasiirka arimaha dibada ayaa tiri xasano kiiskaan aan maxkamada geyno xasan wuu is dadabaaliya inuu kiiskaas maxkamada geeyo wuu ka caga jeedayey marka dadkaas lagu leeyahay waa siyasiyiin somaliya siyasiyiinta somaliya dhamaan ajanib bay adoon u yihiin eeyada hada bada waa la iibsadey keliya waxa dhiman in anaga naftayno la iibsado ALLOOW shacab u gargaar iiga uun baa dulmin YAA ALLAH🤲
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Күн бұрын
Hassan Sheikh is a traitor! Somali youth must rise up and get rid of him and defend Somalia
@runahmed9988
@runahmed9988 2 күн бұрын
Reer Somalia Ilaahay Xaqa Haydin Tuso, Intaas Ayaad Sugayseen.
@11naa44
@11naa44 18 сағат бұрын
@@runahmed9988 rer somalia wa ayo adigu ma oromad thy mise chinees
@Zaidulkhair2023
@Zaidulkhair2023 2 күн бұрын
Subxanalaah ilahayow sixirka naga qabo amiiin amiiin amiiin
@AxmedJaamac-p9f
@AxmedJaamac-p9f 2 күн бұрын
Adeer wax sixir layiraahdo majiro ee waa dadnimo xumo uu udhashay hanyari laakiin dadka soomaaliyeed waa inay ka jawaabaan oo ka banana baxaan kana dagaalamaan xasana madaxtooyadiisa loogutagaa fadhiga ka kaca war dalkaan yaa iska leh wayeey wayeey
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Somali Brith kaso daawo bad lama bixinin bada shacabkaa leh gurgurte waa munaafaq gaalo ushaqeya laakin laga yeeli maayo adeer​@@AxmedJaamac-p9f
@Emi92546
@Emi92546 Күн бұрын
@@AxmedJaamac-p9f exactly wa sidaas
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
Wllhi Soomaliya Wan ka niyad jabay qalaas💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔💔
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje Күн бұрын
Zaki very good warbixin muhim ah baad nooso gudbisay
@11naa44
@11naa44 2 күн бұрын
Hada amxaarka gacantiisa miyu shuminaya 😳😳😳😳😳
@JacfarNur
@JacfarNur 18 сағат бұрын
Guzkiisa
@11naa44
@11naa44 7 сағат бұрын
@JacfarNur hhhhh
@samiramohamed9392
@samiramohamed9392 2 күн бұрын
Ax ax walaahi aad baan ula xummahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 2 күн бұрын
Alla hoyooy jabnayeey.👀💔😭
@JacfarNur
@JacfarNur 18 сағат бұрын
Kaan mxaa kasugeyse awalba wa niinki Masjidka kaabo lagaale
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Күн бұрын
Allah hasan wa tugu
@fuaadaxmedlove-jo6zj
@fuaadaxmedlove-jo6zj Күн бұрын
𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒏𝒉𝒆𝒚 𝒎𝒂 𝒉𝒆𝒚𝒔𝒂𝒏𝒐 𝒎𝒂𝒅𝒂𝒙 𝒔𝒐𝒓𝒚 😢😢😢
@maryami2299
@maryami2299 2 күн бұрын
Aduunka maa maqan meel walba soomaaliya maraykan as fadhiya
@truthafrica288
@truthafrica288 Күн бұрын
Game over hawiye is finished dir rahwayne issac jarrer is finished then new minority
@runahmed9988
@runahmed9988 2 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Alaahu Akbar Alaahu Akbar Alaahu Akbar.
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Waa been somalida uunbaa fiyuu ku radinaya r SOMALIBRITH KA hadlay cxaafid bada lama bixin
@Emi92546
@Emi92546 Күн бұрын
@@runahmed9988 Maxey guul badadii cadow la siiya guul Kuma heleysid halaga iyo ceeb mooye aduunka Somaali wa uun Somaali huuno
@JacfarNur
@JacfarNur 18 сағат бұрын
Ma jihaada kujirte qomayada kudhashy wasee shukuman qalalana sarkusta kagalina
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Күн бұрын
Reer somaliland citiraaf iyo gogortan mustaqbal baay ka lahayeen lkn somliya waxaay la qaylinayeen waa xaqul qaliin ilahay baa nagaga filan wixi shara aah mana imaan doono bada somaliland ilahay idaanki
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 күн бұрын
Ilaahay marwalba ka fashilyo cidkasta oo somaliland isku dayda inayliido ama doonta inay yesto sidaa iyo si kadaran ayaa aya insha allah loo bahdili doona marwalba guul wadankeena somaliland
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje Күн бұрын
Xasan waa tuug shilimaantisa lasiinayo buu fiirsanaya somalia Dan uma hayo halaga mudahaarado soomaaliyey
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 2 күн бұрын
Hassan Dalxarashe waa inn la afgambiya manta..Hassan waa Basas Emarati ah.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 күн бұрын
Turkiga Iyo Xabashida Ayaa idin hayesta Cadowoga Somalilnd Allah Hajebiyo
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 күн бұрын
Soo somaliland madaxdooda iigana ma iibsaneynino badii barbara marka siyaasi dhanbo adoonay irish yihiin ajaanibta ma somali goonfur ha ahaado ame somali waqooyi ha ahaadaano isku mid waaye kuwaaga ha difaacin isma dhaamaan siyasiyiinta keliya shacabka kaliya dulman ALLOOW noo gargaar🤲
@JacfarNur
@JacfarNur 17 сағат бұрын
Adi Kuma wazoo miya amharka sinjidaada wasee
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Күн бұрын
Xasan mooryaan waa dhiiqo awalba muuse wuu la ogaa wax kasta
@samiyajama4943
@samiyajama4943 2 күн бұрын
Waxa uu cadeyay in uu bila caqliyahay caruurta ka caqli badan😂😂😊somaliland intu xaasidayay ayuu dalkisa babiyay xaasidku ma aflaxo😱🤣
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Күн бұрын
Mr Cowboy Xasan Sheekh u sheeg
@Aqlileey
@Aqlileey Күн бұрын
Kuwii shalay la jiray oo baoodii lagatay
@Aqlileey
@Aqlileey Күн бұрын
Badii habargidir qaata
@Umofficial3191
@Umofficial3191 Күн бұрын
Xasan xumow wuu waashey war odeyga wala sixrey awalbo dhawdhaw ayuu aha wuu ka siidary subhanallah 😭 ilaahow shartoota ku celi bas waaye Yaduud ayaa wadankii qabsatey 😢😢😢 falastiine ayaa noqoney ya Allah noo gargaa 🤲😭😭😭😭😭😭
@Farxiyaali-p8v
@Farxiyaali-p8v 2 күн бұрын
Somali waa loo tashtey hasan sheekh waqtigiisa wuu qaatey makala jecla somali ha gubato ama hala qaato alle hanaga qabto farmajo alle ha no celiyo
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 Күн бұрын
Gacantii uu ku saxeexay Alle Swt ha gooyo
@samiyajama4943
@samiyajama4943 2 күн бұрын
Heer somaliland intu xaasidayay ayaa isaga la iibsanaya ama lagadanaya madax wayno hodu ma sidana caruurtaba ka caqli badane😂😂😂😱
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 2 күн бұрын
Umdy ❤somali.❤musilmk.ay ❤islmak ay madaxad.fcn alle ha siyo amin
@Hormariinta
@Hormariinta 2 күн бұрын
Bada xasan quslaaye ma leh bada waxa iskaleh shacabka somaliya Tan labaad barlamaanka somaliya iyo shacabka somaliya iskaleh.haa la difaacdo bada. Xasan maxkamada haa keeno qiiyano qaraan ayuu galay
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 Күн бұрын
Car car car Ethiopian ha yimadan bada somaliya...hada rag ma hysto waxan hysta dani iyo xasan ..lkn balan ku qaaaday inan so kiciyo jenaral mxamed caydid iyo jenaral maxamed siyad bare RABI ha u naxariiisto ameeeen...ragaas ba yaqan Ethiopia by from growe puntland Somalia 🇸🇴
@Sahan9474
@Sahan9474 2 күн бұрын
Hawiyow Dekeda aad Amxaaro Siiseen halkay ku Taal
@NimcoSalal-se1kj
@NimcoSalal-se1kj Күн бұрын
Bi idmillaahi kariim waa la cayrn xasan sheekh abiina waa sixiroole qunaan aan ka akhrisanaynaa
@abdifarah4164
@abdifarah4164 Күн бұрын
Waa diidi karna XASAN NACDAL SH iyo AABIHIIS ABII
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Күн бұрын
Guul madaxweyne xassan meelfiicanamarsiisay hadaad baddasiisey itoopiya waa walalaheen waa deriskeena oo aan baddheysan😊😮🎉❤❤❤😂😂guuleyso
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Күн бұрын
Waxba haku mashquulinina madaxweynaha
@JacfarNur
@JacfarNur 18 сағат бұрын
​@@Xasbunalahwanimcawakiilanabgaal dhameerley mdxwynehee kahadlosa broker wae nacaala kudhashee
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 күн бұрын
Waxaaba adigu la yaabanaa soomaali iyadoo walaalo nahay diin wadan aan nahay hadana isdilayna oo qabiil iyo wax shaydaan inakala eryedeen ayaan hadana dhahaynaa dawlada turkiga walaalaan hay
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 күн бұрын
Soomaalidu ma quusato Idinkoo dhan baala iibsan Xasan waamid la idiin soodiray Weliba Shumis Iyo Sujuud buu iskudaray Ciidankii kenyuu u dhiibey
@SafiilPnotarychannel
@SafiilPnotarychannel 2 күн бұрын
Somalodu iyadaa Is jebisay,dhana ma fayoba Sland,iyo Somalia,tasina Wa ninja hungurigu qatay shilindonka ah.
@mashkookemediachannel
@mashkookemediachannel Күн бұрын
Abiye ahmed waa muslim ha caayina
@AbdirahmanKhalid-md2ml
@AbdirahmanKhalid-md2ml 2 күн бұрын
Ha is cazilo xasan
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 күн бұрын
Itoobiya Hanoolsto Nebigaa u duceeyey Xasan dhiiqo iyo Qadaad Weyen Xabashida Ayaa Idin Wasata
@somgirl5250
@somgirl5250 2 күн бұрын
Xoolaha cowska cuna hadal bartay bacaaac uff
@sammie1163
@sammie1163 2 күн бұрын
Asagaa iibiyey badii alle ku qabeyxasan gurguurte
@somgirl5250
@somgirl5250 2 күн бұрын
Dowlad ma heysano e Alle a somalia u maqan war dhalin yaraday kaca mustaqbalka wadanka wa dhalin yarada hadal wax ma tare odayaasha wadanka ha u daba fariisanina
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 2 күн бұрын
Madaxwene xasan shiikh cidna loojojin mayo mw hishiiska itobiyo ciidan aanu somali kuxureno kudar
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 күн бұрын
Tolaaayay.shabaab.meeday.canoon.waynaa.tolaay.dalkayaale.yaa.maanta.nool😢😢😢😢😢😢
@11naa44
@11naa44 2 күн бұрын
Hawiye intey xasan xaraashe leefleefayeen ayu iibsadey
@somgirl5250
@somgirl5250 2 күн бұрын
Walaal hawiye ha dhahin e xassan munafiq dheh
@0markassim21
@0markassim21 2 күн бұрын
Nabsigii farmaajo ayaa soo daadegey
@NourismaelRamadan
@NourismaelRamadan 2 күн бұрын
Sxb Zaki horey osocoo
@aminaelmi4214
@aminaelmi4214 Күн бұрын
Walahi wayab
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 күн бұрын
oo xasan gurguurte iyuu dhunkanayaa abiy axmed 😮😮😮😮😮😮
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Күн бұрын
Xasan intu Ahmed madobe m.goboledyada iska ilaali laha ayu wadanki God ku riday
@TaaroAli
@TaaroAli 2 күн бұрын
Halo halo may maqlaysaan reer somalia ka kaca maxaa idinku dhacay waakaa madaxwayne saxan sheekh laga saxeexday badii markaa waa in lagu mudaharaado oo boodhadh lagala hortago oo lagu yidhaahdo badeenu iib maaha hala kaco reer somalia meeyay?
@Aqlileey
@Aqlileey Күн бұрын
Badii hawiyaha ayaa la siiyey
@sahra951
@sahra951 Күн бұрын
Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Allahu mina jinaa
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 күн бұрын
Asc zaki
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Күн бұрын
M.a dhalita aya caqli badan ha xukuman wadanka naga daaya ogay dhuuni qaata ah oo aan qab lahayn qabyaladiista ah.
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 күн бұрын
Xasan dhiiqo wuu na bahdilay magaceeniina wuu kuciyaaray
@IbrahimXasan-y8s
@IbrahimXasan-y8s 2 күн бұрын
Xasan sheikh badamadhibin.waxaa.dhibaydaarood.
@AbdifatahHassan-l6y
@AbdifatahHassan-l6y 2 күн бұрын
Ninkaan dictatorkaa. Cida dhibta yeey tahay sodaan rabo yeel haduukale waan ku xiri xagee kashaqaysaa walee sidii bashar asad in mardhaw wuu carari
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 күн бұрын
Maxaad ku taageeri Ciidankiin Kenya buu udhiibey Basiina Etoobiya
@AhmedHassan-lg2pp
@AhmedHassan-lg2pp 2 күн бұрын
Waaqasaarihii.ugu.weeynaa.oo.abid.soogaara.somaliya.shacabka.waa.inuu.mudaaharaad.kumuujiyaa.shucuurtiisa
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 күн бұрын
Jeceliyaa Itoobiya Necebiyaa Qadaad Weyen
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
Iska aamu 🤮
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 2 күн бұрын
Dee waa qaadasho cad
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 2 күн бұрын
Ciil badanaa sawirka maxuu ka waday Hassan Sheikh subxaanallaah bad kaliya uma socoto Ethiopia ee dhulka soomaaliyeed ayey u socotaa tan kale Turkiga ayaa usoo gacan galiyey tan kale turkiga Soomaaliya dan uma wado asaga ayaa dantiisa ka dhex arka ilaahey Swt ummadda Soomaaliyeed dad wax barta ee cilmi iyo maskax wax fahanta leh illaahey ka dhigo
@mamaduaa477
@mamaduaa477 2 күн бұрын
Ascwb m xasan Badeena beec ma ahan ma ahan maxaa ka qaldan yaab Subxaanaka yaa cadiim
@Hanadyare132
@Hanadyare132 2 күн бұрын
Soomaliyeey maxa qaldan subxanlah walhi manta Wan naxay seey ku dhacday ina lo saxexo
@FatimaAdam-cj6bk
@FatimaAdam-cj6bk 2 күн бұрын
Masayr soomaaliland ayuu bada u bixiyay
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 2 күн бұрын
Kaligii wax babixinkaraa😮
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 күн бұрын
Waxaas ai ayaa lagu samayey
@11naa44
@11naa44 2 күн бұрын
Xasan xaraashe hala af gembiyo
@Aqlileey
@Aqlileey Күн бұрын
Badii hoyaa ayaa la siuyey
@0markassim21
@0markassim21 2 күн бұрын
Turkiga tuuug waaye
@abdifarah4164
@abdifarah4164 Күн бұрын
Hantidayadii ayaa maanta UMAD GAALO AH KU FARAXSANTAHAY inay naga DHACEEN!
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 күн бұрын
Soiwadiinkii. Ku. Soo. Gariiraayey. Soomaaliland. Hoore. Liidinku. Sheegay. Inuu. Bixiyey. Aad. Rumeesaany. Yahiin
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 күн бұрын
𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️ 𝐸𝑡ℎ𝑖𝑜𝑏𝑖𝑎 🇪🇹
@zamzam5255
@zamzam5255 Күн бұрын
DHIIGA AYAAD IGU QARIISEEN NIIMAANKA SOMAALIYEED AYAA HALKAAN II DHIIGEEY
@NimcoSalal-se1kj
@NimcoSalal-se1kj Күн бұрын
Abii waa sixiroole xasan sheekhna wuu edebdaran yahay
@Umo580
@Umo580 2 күн бұрын
AKHAS XASAN BAHADIL ALA QARACAN WEENA ALA YAA KAN WAXNOGU DHIIBEY SOOMALIYA WA HOOTEY 😭😭😭
@Mariam-k3p
@Mariam-k3p 21 сағат бұрын
Soomalya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ 5:00
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 2 күн бұрын
Itoopia bad kliya mhee dhul inaa siino ngamudanyihiin
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 күн бұрын
Walashi.somasliyay.ciyarciyar.baad.kujirtaane.50000.sano.xabada.itopian.ka.udiyargarooba.hubkii.laydin.kugumaadi.lahaa.hore.badaaday.kalasoodagtay.maantana.dakad.ay.leedahay.etiopia.badadibay.dhisanaysaa.ciidankerdina.way.keensanaysaa.khayrasd.kaad.kaqatanaydna..way.guranaysaa.xabadna.futaday.kashalinaysa
@Emi92546
@Emi92546 2 күн бұрын
Turkiya yaan ku edeen waayo anaga dowlad madaxweyne Ayaan leenahay isagaa meesha as na dhigey dalkale madaxweynahi Isa inaa wanaag ka sugnaa No madaxweyne kasta dalkii su u daldalaa ya Keena handicap noqdey point
@MohamedMohamed-eb6nt
@MohamedMohamed-eb6nt 2 күн бұрын
Xasan sheikh waa eey xun oo duli ah alle maseebo haku rido waa daneysta lkn waxa ka is xun dadkan cawanta ah ee u xukumo meey iska eryan warkan madaxweyn nimo uma qalmo odaygan bastarka ah Allah wadanka haka qabto
@JacfarNur
@JacfarNur 18 сағат бұрын
Shidaalka kuso xiigo baada erdogon nacaala dhashy dadka ogeyn usheg turki weligod ineey Somali Asxan uhyniin
@Aqlileey
@Aqlileey Күн бұрын
Hogaamin ma yaqaanaan hawiyaha Shakuur a kenyuu siiyey xasan a itoopiya ayuu siiyey
@GamuureGamuure
@GamuureGamuure Күн бұрын
waxan app waye sawirkaa ii samee dhahdo ayuu kuu samayna
@fuaadaxmedlove-jo6zj
@fuaadaxmedlove-jo6zj Күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k 2 күн бұрын
Alla kucadaab xasan dhiiqo ceeb ujoog?
@nimcomohammed7040
@nimcomohammed7040 2 күн бұрын
Xasan sheeq halatuuryeeyo wadankana halagasaaro aduunkana aan u sheegno in aan shacab madaxweyno waxooda lagu qaadankarin aan u sheegno
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 күн бұрын
ITOOBIYA WADAN SOOMAALIYEED IUO SHACAB SOOMAALIYEED OO INGIRIS KU DARAY OO AY HAYSTAAAN SHAMHUURIYADII SOOMAA LIYANA IYADAA ISA SIIISAY OO WADANKII IYO BADIIBA MADA ISKU SHEEGA BIXIYEY WADANKIINA
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 2 күн бұрын
Mwnaheena.gaalbakhtiyay.ayuuba.usujuudaye.gaal.nool.haduu.usujuudo.waaiskacaadi
@0markassim21
@0markassim21 2 күн бұрын
Waligiisu sajuudi jirey hada maad ogaateen badna madhiibi karo
@AaaJjj-h9e
@AaaJjj-h9e 2 күн бұрын
War qabyaalad meel inaga dhiga oo aan dalkeena umidoowno si aynaan unoqon qoom bilaa dala sida kurdida falastiiniyiinta iyo bishtooga qajarka yuugoorka iyo hunuuda casayd war meeye dawladohoodii iyo dhulkay katalin jireen somalay fadhiga kakaca oo aynu gacmaha isqabsano dag dag usamaysano geezi wadaniya oo hogaan kadhigano hadal wax matarayee
@hanansaid7394
@hanansaid7394 2 күн бұрын
😢
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Күн бұрын
Sax shan waa dhaartay 9 goals
@ggghj3223
@ggghj3223 Күн бұрын
ETOPIYA oke oke oke oke oke oke ❤❤❤❤❤❤❤❤❤oke oke oke oke oke oke oke oke oke oke oke oke ❤❤❤❤
@SahrujaSheikh
@SahrujaSheikh 2 күн бұрын
War ninyahoow meeshaan War looma baahnee ficil sameeya oo miina jabine diida nin waalan weeye waxba ma saxiixi karo mudaaharaad aan sameyno meelkasta kaca safaarasaha taga diida ninwaalan ha nalaga qabto dhaha kaca diida soomaaliyeey diida
@0markassim21
@0markassim21 2 күн бұрын
Turkiga waa ninka marakibtiisa gantaladii lagu garaacilahaa qaadaayo oo geenaayo israiil
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 күн бұрын
Dhiladii Dayax Nuura Buur yada itobiyanka Jaqa
@CqaadirHamaam
@CqaadirHamaam 2 күн бұрын
Asc nalayaradeyn waa in aan iskatuurnaa sida dhalayarda suuriya
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 39 МЛН
Интересно, какой он был в молодости
01:00
БЕЗУМНЫЙ СПОРТ
Рет қаралды 3,8 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
DEG DEG SHACABKII OO GUBAY CALANKA AXMXAARADII BADEENA LA SIIYAY
19:12
Zaki honest Official
Рет қаралды 23 М.
2 QABIIL CAAN AH OO HEESO ISKUUGU JAWAABAY & DAGAAL DHEXMARAY
12:25
Zaki honest Official
Рет қаралды 16 М.
LATALIYIHII HORE EE MW XSM OO SI WAYN OGA HORTIMID HISHIISKA TURKIGA
25:05
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 39 МЛН