DEG DEG ASKARIGII TAAGEERAY OROMADA OO MADAXTOOYADA MUQDISHO LAGU ARKAY

  Рет қаралды 8,834

Zaki honest Official

Zaki honest Official

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial Ай бұрын
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
@RuqiyoKeynan-db6bl
@RuqiyoKeynan-db6bl Ай бұрын
Aamin Aamin Aamin yaa rabi illaahow midey
@SucaadArab
@SucaadArab Ай бұрын
امين
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Somali. 🇸🇴 allow. Mideey
@Jokarbmb
@Jokarbmb Ай бұрын
Somalia guul somalia guul
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Ай бұрын
gun weeyan ninkii gumaysi raaca garacyada tagersanow gabalkinima dhacay guba cadawga guba soomaliyey 🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🔥🔥👍👍❤️❤️🙏✌️🇸🇴🇸🇴🙏
@makohassanyusuf840
@makohassanyusuf840 Ай бұрын
Aweyhe wixi dacwey lahay teeda kale balaya hor jogto calankas quruxda badan allaha guleyo dad badana u dhintay
@SucaadArab
@SucaadArab Ай бұрын
Wal shutahale geya
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp Ай бұрын
AALLAHU AAMIIN WLLKE
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Ай бұрын
Aamiin Walaalkeey ducadiisa alaha aqbalo 👍💯💪
@Sudeysihasan
@Sudeysihasan Ай бұрын
😮Allah Soomaali Waan iss Cun Dootaan
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Yaa Wax kaqaadi Kara Raxan Weyen Laftagareen Guul iyo Gobanimo
@Ahmed-l8c7l
@Ahmed-l8c7l Ай бұрын
Maxaad ku haysata miskiinkan Dani iyo hassan shiekh ethiopia bay u shaqeeyaan
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Calanka Buluuga Hagubto Ciida Haku dhaco insha Allah
@AliEgal-xs1ed
@AliEgal-xs1ed Ай бұрын
Keep doing what you doing zaki
@اكرامالاكرام-ز7خ
@اكرامالاكرام-ز7خ Ай бұрын
Aamiin❤❤❤❤
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Ethiopia waxaa keeney Hassan Sheik.
@0markassim21
@0markassim21 Ай бұрын
Sxb askarigaa danta laga leeyahay ayaa weyn zakiyow caadi iska dhig qaran ayaa la radinayee qof lolama ficil timo fidnada walaalow jooji
@NoorAadam-r5w
@NoorAadam-r5w Ай бұрын
Waa Geesi gees dhalay
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Lafinagaa Raxanweyen Geesiyaal Itoobiya Xasan dhiiqo Ayaa keenay Bal Carwaataase Kasaara 20 joogan
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Maxaa laga qabankaraahee ciil qaboow cadaabta hal adeer wiilka waa laandheere laandheere dhalay ❤❤❤❤ dalkiisuu joogaa sxb cid wax kagaqaadikartaa majiraan dhulkiisuuna joogaa iyo deegaankiisa xamar marti kuma aha wiilkeena sxb , dacwad mey idinkugu soo irurtay kuwii bootada waday aaway soo daaya waxaad heyseen iyo bootadiina walaahi xamar wey gubaneysaa taasi ogaada
@MuhubaAlilohos
@MuhubaAlilohos Ай бұрын
Caawale.guuuuuul
@CishqiOfficial
@CishqiOfficial Ай бұрын
Keep going zhp
@MuhubaAlilohos
@MuhubaAlilohos Ай бұрын
Amiin.amiin..amiin.guuuuuuuuuuuuuuuul
@kadarshariif4471
@kadarshariif4471 Ай бұрын
Somali ma tahido ithopian mxa oo gayay
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
KGS guuuuuuul
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Asc. ZaKi
@bluechanal
@bluechanal Ай бұрын
Guuul somali❤❤❤
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Ай бұрын
❤zaki❤yarisow maficantahai❤
@AhmedIbrahim-p2p
@AhmedIbrahim-p2p Ай бұрын
Masha alah 🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌸
@0markassim21
@0markassim21 Ай бұрын
Ithopianka markey gabdhaheena wasaayaan ayaan jeclaan lahaa inuu ficilkaa kugalo eraboradaada lagu bashalayo ficil arintaa kagal lkn shaqsi somali ah sas ha ula ficiltamin
@Drsayidcali
@Drsayidcali Ай бұрын
Askari waxa uu wataa fikir qabiil dastuurkana waa fikir qabiil maaha in askariga lasoo qabto waa in dastuurka lasoo qabtaa oo qariban
@Sudeysihasan
@Sudeysihasan Ай бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪💪💪
@JaabirCabdi-g1t
@JaabirCabdi-g1t Ай бұрын
Kkkk raxanwey is power
@MuhubaAlilohos
@MuhubaAlilohos Ай бұрын
Amiin
@safiaali8695
@safiaali8695 Ай бұрын
In la xiro ayuu istaahilaa
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Ай бұрын
Subxanallah😢
@NuurAhmed-fb5tw
@NuurAhmed-fb5tw Ай бұрын
MAA KA HADASHID MIDKI DOWLADA AGAASIMAHA KANAHA SHACABKA KOONFUR GALBEED KU TILMAAMEY WAA WACELIN ETHIOPIA AYUU DHAHAY MA KA HADASHID
@ميمونهإبراهيم-ب3ل
@ميمونهإبراهيم-ب3ل Ай бұрын
Laan dheernimo guul konfur gal beet 😂😂😂😂
@Fathayusuf-u4v
@Fathayusuf-u4v Ай бұрын
Orod oromada utag Dhulkan somali baale
@NuurAhmed-fb5tw
@NuurAhmed-fb5tw Ай бұрын
MAA KA HADASHA AGAASIMAHA DOWLADA U SHAQEEYNAYO SHACABKA DEGAN KOONFUR GALBEED WAA WACELIN DHAHAY MA KA HADASHID HADAAD DAACAD TAHAY
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
Reer sa wasarahooda ayaana taa inoo cadeeyay in ibnu aadam uu san meeshan ku noolayn
@Ammanaagalte_official
@Ammanaagalte_official Ай бұрын
Isisaxa marka waala aqbali ducaada qabyaalada markaad ka baxdin iyo kala danbeen lahatin ayaa la aqbali walhi bat i am Ethiopia 🇪🇹 walhi hadan ahaay Ethiopian walhi qabyalad manaqano dad dadnimo iyo diin kunool nahay gaalka ilahay aminsaneyn walhi dadnimo ayaa kuwada nool nahay Lakin idinku idiinko soomali ah walib shahadanaya ayaad is cuntaan sida waraabaha marka ducadiina waxay aqbaal noqoneysa marka deysa rehebel waaye ❤ walhi waa dardaaran somalinimo maha waa dar daaran diinta islaamka
@MayowAweys
@MayowAweys Ай бұрын
Danbigawaas hargesa iyo baladweyne macaragtiidmiya hindhahakadhaah
@NoorAadam-r5w
@NoorAadam-r5w Ай бұрын
Asc wr wb waad qaldan taxay
@MohamedDakane-o7p
@MohamedDakane-o7p Ай бұрын
Askariga shababna isaga aya kaxun halaga qabto wadanka
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Ай бұрын
Muqdisho iyo madaxtooyada wey joogan etopian maxa kugu dhacay 😂😂😂😂😂😂
@Ahmed-l8c7l
@Ahmed-l8c7l Ай бұрын
Dadka ha isku dirin
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Ай бұрын
Maxaa Laga qaadi karaa hee?
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Azgari miya ama askari?
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Calanka Buluuga dhiigu ka buuxo Ciida ku Rid Waaka Shayedaamada
@bluechanal
@bluechanal Ай бұрын
Guiuul somali
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Ай бұрын
Beenwaaye muqdisho maimaan
@Sudeysihasan
@Sudeysihasan Ай бұрын
Waxabaa imaqada jartaan
@BashirCalimaxamed
@BashirCalimaxamed Ай бұрын
Bash Kiwata Kadaran Maxu
@NoorAadam-r5w
@NoorAadam-r5w Ай бұрын
Kuwa bada gatay wax ka qabta xadii
@Somkemedia
@Somkemedia Ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Nin kaa dimbi naftiisuu ka galay, sababtoo ah qof somalinimo kamari karo ma jiro dibada haaado😂😂😂😂
@Issack-o4q
@Issack-o4q Ай бұрын
Yasamen karo adi orod suhir
@suldaanka7576
@suldaanka7576 Ай бұрын
Adi suhir na maxey aheyd marki horeba oromo afsomali bartad aheyd😂😂
@ashaahmed7711
@ashaahmed7711 Ай бұрын
Yaanla cucina hawen madow
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Tuugsi ayuu u yimid iska dhaaf
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Ай бұрын
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@JaabirCabdi-g1t
@JaabirCabdi-g1t Ай бұрын
Kkkkk xamar yaa is ka hel
@Sudeysihasan
@Sudeysihasan Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️❌️
@MaryamDirieAli
@MaryamDirieAli Ай бұрын
Waxaaba ciil iyo calool xumo inuu ninkii cadawga Soomaaliya si barrer ah u taageeray uu ku dhex mushaaxo magaala mudaxdii umada Soomaaliyeed cidina wax ka qaban Karin💔🥲
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Wiilkaan asigaa is liiday yaan juuq iyo jaaq loo dhihin waayo lafta gareen oo qiimo badan ayuu la socdaa mar buu fahmi doonaa waxa xun ee uu sameeyay.
@aminoosman8652
@aminoosman8652 Ай бұрын
Asc.wadani..Somaliyedow.Allaha.ku barakeyo.Calankeena Allaha ka Sareysiiyo calamari qabiilka .aaamiin.aamiin.yaa.Rabbi.Allaha.ka.Aqbalo.walakeyow
@Sudeysihasan
@Sudeysihasan Ай бұрын
Kkkkk
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
Waa geesi walaahi
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen Ай бұрын
Farmaajihii konfur galbeed roobow ka soo afduubanaayey ayuu difaacan lahaa haduu geesi yahay ee sharci ciidamo ayuu ku yimid dawlada hadeey rabto baaydhawo ayeey ka soo qaban kartaa hadii loo baahan yahay lkn dawlada weey ogtahay 😂😂😂
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
Ethiopia waa walaaleheen dhab ah ❤❤❤❤
@bluechanal
@bluechanal Ай бұрын
You are Ethiopia
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
laxdaay kii kugowricilahaa baad ku agmeeraysanaysaa Iska tag yaana dhuuna kaa lisinee Kolay lax badhi wayn oo gaadhay wakhtigii la gowrici lahaa baad tahayee
@ZainabJam-t3s
@ZainabJam-t3s Ай бұрын
Shareable Fak. You
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Aamiin
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Ай бұрын
Muqdisho iyo madaxtooyada wey joogan etopian maxa kugu dhacay 😂😂😂😂😂😂
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
Ethiopia waa walaaleheen dhab ah ❤❤❤❤❤❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Hhhh Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
@@nimoislawo2143 laxdaay kii kugowricilahaa baad ku agmeeraysanaysaa Iska tag yaana dhuuna kaa lisinee
@bluechanal
@bluechanal Ай бұрын
Adiga iyo Ethiopian ka kale kula mida ana kufilan orom yahaw
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
@@bluechanal waa yee soco laxyahay
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
Ethiopia waa walaaleheen dhab ah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
@nimoislawo2143 laxdaay kii kugowricilahaa baad ku agmeeraysanaysaa Iska tag yaana dhuuna kaa lisinee Kolay lax badhi wayn oo gaadhay wakhtigii la gowrici lahaa baad tahayee
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
Ethiopia waa walaaleheen dhab ah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@bluechanal
@bluechanal Ай бұрын
Adigo oram ah aa somali isku dhajinaa kaley anaa kugu filanae
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Ай бұрын
@@bluechanal laxdaay maxaad rabtaa Naga tag kolay bari ba ku gowracayaayee In sha allsh
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 40 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 73 МЛН
Can You Find Hulk's True Love? Real vs Fake Girlfriend Challenge | Roblox 3D
00:24
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 51 МЛН
DEG DEG SHACABKII HARGEYSA CALANKA SOMALIYA QAATAY OO C/RAXMAAN CIRO U HANJABAY
21:46
DEG DEG SHACABKII HARGEYSA CALANKA SOMALIYA QAATAY OO AWOOD LASOO BAXAY
21:59
Zaki honest Official
Рет қаралды 36 М.
DEG DEG SOMALIDII MAREYKANKA OO RAAF IYO MASAAFURIN LAGU BILAABAY
16:30
Zaki honest Official
Рет қаралды 18 М.
UGU DANBAYN SHIIKH AXMED OO BANAANKA ISKEENAY | SU'AALO KULUL
47:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 109 М.
Sh Abu Dalxa Oo Maanta Wacdaro Ka Dhigay Garissa
27:03
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 30 М.
DEG DEG SHACABKII HARGEYSA OO CALANKA SOMALIYA QAATAY OGOOW SABABTA
18:59
Zaki honest Official
Рет қаралды 42 М.
Subxaanalaah: Hooyadaa ma toogan lahayd? daawo Qisadani
7:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 240 М.
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 40 МЛН