Dadkayga way halabene allow iso hanuuni degan rog maday aya woowe Ka danbeyay Row hebanow allaah haku naxariisto lakiin mar wan so ceshan insha allaah 🔥🔥🔥🔥
Kuwan odayada isku sheegaya waa doqonkii lumay ee inta la soo helay yidhi maxaa layga soo helaa bariba waan lumiye.
@abdilahibg87942 ай бұрын
Anako islaam iyo soomaali ah .
@Sheekhxuseen-qu8zk2 ай бұрын
Intay gawraceen bay eryeen
@CabdimalikSheikhАй бұрын
Akah kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamahussein6860Ай бұрын
Waryaa sheeko ayaad ka dharagteen labadiinu waad is cajabiseen, waawow, war maahee waa xan xan 😊
@jamahussein6860Ай бұрын
Waa gumeysi iyo nin u shaqeeya waa isku midd labadaasi,Halgan baa na mara wax kale may maya, diidney:WSLF.viva.😊
@fadumasheikhmahmuod30822 ай бұрын
❤
@mohamedahmed99282 ай бұрын
Jubbada hoose ee dalka somaliya maxa ogaadeen u keenay ee ay u qabsadeen. Haddii ogaadeenku dalka somaliya ka guuraan oo ay ku noqdaan goday iyo qarbitahare ayey oromada iyo axmaaradu dib u noqon karaan.somaliya aan qabsado iyo somaliyeey waa layna qabsanaya isma gelayso dib u noqda oo degaankini ku noqda.
@mohamedahmed99282 ай бұрын
Sagaashan iyo shanta degmo ee kilinka somalida isaaqu imisa ayuu ku leeyahay. Cadaalad darada daaroodka weeyeen. Maxa dAroodku uga. cabaadayaan 1000 degmo ee oromada iyo kuwa kale.
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si2 ай бұрын
Soomalidu tiro ahaan waa 25Million
@mohamoudmusse61442 ай бұрын
JUBBALAND AND. PUNTLAND NINKII KA SUGA. GARAB AND GAASHAAN. WAA HUNGO. HUNGO. .. .
@KayseaxmedFaaraxguuleedАй бұрын
Awowga o somali ka carara aya ingiriski ku ugadeniya itobiya raci marka wa nasibka
Waxa xuduudka dagan ee gaalada guursado ogaadeen maaha jaahilad baa tahee waxaadan ogayn haa iskaga hadlin ogaden dhaxduu kuyaalaa ee
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si2 ай бұрын
Ma jirto wax layirahdo 10Milion tiro koobkaasu wa wax Ethiopia ay sameysay, midda kale ogow boqolkiiba 40% oromada ad arkeyso waa somaali
@dahirabdirahman87182 ай бұрын
Kahada lesan
@dahirabdirahman87182 ай бұрын
Mesha kawDa
@sakiyaxamse8609Ай бұрын
Walle waa runtiye han nidhahno wan ka baxnay by sakiya jigjig
@naasirabdi4044Ай бұрын
Horta somalida iyada kaligeed shir dib uheshiisin ah ha sameyan oo go aamo mid ah hasoo saran haday mid noqdan cid jabin karta malahan
@dahirabdirahman87182 ай бұрын
Walahi
@CamelBoyPro2 ай бұрын
Warkii ba dhameyseen ee dadka maxaad usheegi doontaan
@abu7ashi83Ай бұрын
Midnimada Ethiopia iyo taa Somalia waay isku xiranyihiin , DDS waxay kaliya ayaa guu e karta marka somaliland somalia kaa guuodo . Walalahy Somali galbeed isku heli maayan Somali midnimadeeda waa muqdas ethiopiana waa kaa goouayna.
@abdiahmed95902 ай бұрын
Cagjar ayaa keenay maalintu dharka abagidhaha gashaday dad aan deegan kulahay oo maamul kale leh shaqana u yimid sidee loo dhahaa 25% ayey leeyihiin dadka ayey ka mid yihiin ama deegaankooda ha aadan
@Garaad.1Ай бұрын
Somaliyey ka kaaca mesha oo oromada iaka qaabta. Please
@somalilandnew2 ай бұрын
Cagdheeeer bila caqli! Jigjiga ayaa laga qaaaaday markasay somaliland afka ku soo tagayaaaaan
@xousseinsomali912 ай бұрын
war somalido Way hurudaye bararujiyaa
@MohamedAhmed-ol8rz2 ай бұрын
Maxaad karabtaa marka hala faraxumeeyee
@HanadMohammed-f1h2 ай бұрын
Ahmad Madoobe Madoobe Waa Laaan Dhere Maxa Laga Badali Karaa ❤
Haa horey baan sheegne in indhihiinu Oromo mooye wax kale uu san arkaynin waa kaas Ahmaaro muxuu kaqanaysa Jigjiga? Wallaahi in ay Wadnaha aad Ahmaarada ku kacdaan idin ku jirin tii aad Oromada ku kacdaan mooye.
@ayaanlecabdiraxman35682 ай бұрын
England kuguma wareejinina odayaashan oo kalle ayaa yidhi england iidoor buu wataa iidoorna wax wadda lahaan mayno ee ushaada ninkaad kaqaadan karto yaa loo dhiibtaaye xabashida noogu dhiiba shilimana way qaateen biidhi qaatayaashii ayaa axmaarada ina hoos geeyay habase ahaatee taasi dhacday ingiriis inaguma ogayn axmaaro iyo oromo dhulka inala leh haba ahaato oo umadiidaynee sida ay soomaalidu ugu dhex nooshahay kililad kalle kuwa killilka ku noolin ha ahaadaan abiyese maxaa kadeeday intan baaba nabad ka ah wixii ay axmaaradu ethiopia ula baxday ee muu sideedii iskaga daayo jijijga waa caasimadì soomaalida 😂😂3😂😂😂😂😂😂😂
@subeermohamed30512 ай бұрын
Xoog mooyee Nabad hadaynan itoobiya uga xorobeynin: Waxaa ii muuqda: Waxaad shar moodaa khayr kuu ah, Waxaad khayr moodaa shar kuu ah: Xuduud beenaadka inaga iyo Oromo inoo dhaxeesa ee walina lasoo wado waxaa dan inoogu jirtaa in laysu furo oo latirtiro si ay Somalida 2bada dhan ka dagan isugu furmaan markaan halganka bilowno insha Allah Oromia dhexdeeda uga dagaalano si dhul balaadhan u qabsano. Ileen xoog mooyee nabad itoobiya dhul inagu siin maysee... Fikirkayga
@saleebanali29052 ай бұрын
WEY ISKA QOSLAYAAN XAYAWAANII. UGADEN
@nasrarabi76432 ай бұрын
Waryaa edeb yeelo ogaadeen intaad laacaysid taadada ka dabaalo
@MohammedBare-b3h2 ай бұрын
Cagjar eeda.qofna ha eedina..waa masiibo usoo hoyata umada somalida galbeed.mar bey somalida idiin heelisay naf iyo maal iyo nafba idiin hureen.doqon hill ma laha.
@nasrarabi76432 ай бұрын
Maxaa kaagalay taada war ma u haysaa
@saleebanali29052 ай бұрын
WAR CAGDHER BADOW BAA TAHAYE DALKU WAA ETHIOPA AQBAL ADOONYAHOW
@nasrarabi76432 ай бұрын
Afdhogor wagaashe afkaaga edeb u yeel ogaden adigana waakuwa kugu gumaysta xarshin .teedakale ilbaxnimadaadu mata abaarso iskuul baa iyo sanadka 20,24 kun sinji ku gaysaa iyo orom nafti nagaa