Deg Deg Baarlamaanka oo gacan qaad iyo fadeexad Canshuurta ka sameeyay Tuugo ayaa dalka qabsatay aya

  Рет қаралды 24,304

Xidigaha Tube

Xidigaha Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Mnsha allah xildhibaanada faiso waad ku mahadsantahay runta aad ka hadlayso, mar walba runta ayaad sheegtaa
@arazaqeissa7099
@arazaqeissa7099 2 ай бұрын
Walaashay faisa waad mahadsa tahay Adiga ayaa xildhibaan nadiif ah
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Xildhiban faiso Allaha barakeeyo qof xaqwadaa yar ayagaana aaqiro iyo addun hoogi doona oo sinji naceyb eedi doona ,abaayo Alle haku barakeeyo xaqqa aad caddeysay .
@jawaali4709
@jawaali4709 2 ай бұрын
Sax sax. Abaayo. Xafidullaah. Faisa. ❤❤❤❤❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
XILDHIBAAN KASTO, MAAMULKA LAGA SOO DOORTAY MUSHAAR HA U DOONTAN.
@saidamursal7085
@saidamursal7085 2 ай бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah xilibaanad faaisa ilaahey haku dhoowro aamiin yaa rabi ❤🤲🤲🤲
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
WASIRADA FEDERALKA, DHAMAANTOD MID DEGAANKISA CANSHUR LAGA QAADA MA JIRTO, ISAGUNA CANSHUURTA MUQDISHO AYEY KU KIBREEN, WASIIR KASTO, MAAMUL GOLLEDKISA MUSHAARKA HA U DOONTO.
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 2 ай бұрын
Masha allah waa gabar soomaaliyed runta ilahey baa inagu jecel waa gabadha kaliya salka soo tawatay gabadhaasi waa in loo doorta gudoomiyaha xuquda caasimada ummada soomaaliyed eey ku.nooshahay
@alimuminshere5737
@alimuminshere5737 2 ай бұрын
Xidigaha ku waan barlamaan ma aha
@arazaqeissa7099
@arazaqeissa7099 2 ай бұрын
Xildhibanadaa Run ayay ka hadashay ilaahay ha xaafido
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 2 ай бұрын
Waa Soco weynee aan Orodno. Balaayo kac bey ku tiraahdaa oo guurso. Waa Shufto la Xalaaleeyey🇸🇴😭
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤
@alijama6723
@alijama6723 2 ай бұрын
IMAANKA ALLAH IDINKA QAAD DALKII OO BAD IYO BERI LA DHACAYO MAALIN KAMAY DHII DHIYIN MRKAYLACG IYO CASHUUR MAQLEENA WAYSU SOO HABAR WACDEEN BAARLA MAN XAARAA NA MADAX WEEYNE TUUGO DAWLAD WADA BAAHAN WAXAN SHACABOOW HAW AABA YEELINA DHAMAN UDAATA CASIMADA DHAGAX KAGA SAARA
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 2 ай бұрын
Faiiso jeyte alaha kuxafido sharta fuugadan alaha kaxijabo
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 ай бұрын
Adeer xilibaanada dhan deegaan doorashadooda ma tagi karaan
@cfitaaxmaxamedcfitaaxmaxam2389
@cfitaaxmaxamedcfitaaxmaxam2389 2 ай бұрын
Below aatahy arday lacag la aan kulaha beenta dhaaf qabilad kujogta muqdisha lee maa canshuur laga qaada
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 ай бұрын
wacan oo wanaagsan salaam islaam maahan ee ma tigree ama oromo miyaad tahay. Sow muslim ma tihid
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 ай бұрын
Wasiirka maaliyada cashuurta hakasooqaado berbera xasan ayax iyo kuwa Ku taabacsan ee wasirka waa maaliyada xasan ayax u shaqeeya
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 2 ай бұрын
Dowladda sida dowladaha caalamka Aykudhaqmaan may ku dhaqanto oo Umadda usameyso Lacag somali ah
@ahmednurmohammed
@ahmednurmohammed 2 ай бұрын
Caanshur waan bixinayna lakin awaay (wadoo) laami , free school, hospital . Tugnimo waad ku jirtaan hasano.
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 2 ай бұрын
Intraduisible ku ordaysid hantida shacabka dowladu siday u madushay intay gacanta ku haysay maloo tudhay musée waa lagu bashaalay?
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Please magacyadoda ha shegan xildhibanada si midkasta aan ugu vaddeyno qaladkiisa eey muqato in uu wasoqaatay oo uusan dhicib u naxaynin aftahan nimo iyo doqonnimo qaldan .
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 2 ай бұрын
Dhig isu yeel olay barlaman ma jiro
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 2 ай бұрын
Deegaanka uusan tagikarin Maxaytahay somalida oo Shan an tagikarin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
CANSHUURTA SHACABKA LAGA QAADAYO, WA IN BAARLAMANKA UU SOO TAFFATIRO, SOONA ANSAXIYAN, IYAGOO SHACABKA DANTA YAR, IL NAXRIS LEH KU EEGAYA.
@mohamedarale2780
@mohamedarale2780 2 ай бұрын
KU CADDEEY ::: TUUGADDA SOO SHAQO TAGTAY, EE RABA IN REER ::MOGADISHU DHIIGGOODDA JAQAAN....
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 2 ай бұрын
Sacani muxuu ahaa makuwa xasan madhane wax la booba miyaa
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Kuwaa xildhibaano ma aha ee shacabka iyo ganacsatada waa in aysan bixin sababtoo ah xildhibaanada dawlada u doodaya waa kuwa qandaraaska canshuurta leh. Ganacsatada wax kala soo dagaan garacad ama boosaaso xarumaha ganacsiga ka furto meelaha xorta ah sida ceelasha biyaha xasan ma xukumo ama jowhar iyo balcad oo xasan xukuminin maamul goboleedyada waa diideen canshuurtaan.
@soraya.a7956
@soraya.a7956 2 ай бұрын
Wlhi Farmaajo aan loo iloobeyn dhalin yaradii ka bahooda lagu aasay!!
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 2 ай бұрын
Wasiirada u doodaya dawlada way lalushan yihiin ee run kama hadlayaan!!!
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 2 ай бұрын
Wuxu ka mid yahaya qoloda waxaka qadato lacagaha xaranataha xildhibanka efiiroga aha uyesha ninka
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Maxaad sawirka farmaajo shaashadda u soo saaratay
@alimuminshere5737
@alimuminshere5737 2 ай бұрын
Kuwaan barlamaan ma aha???
@abdulkadiralimahamad4278
@abdulkadiralimahamad4278 2 ай бұрын
Cid canshuur laga qaadikara majirto warkeygana waa xaqiiq warkeyga cid ama dowlad hor istaagi karta majirto no canshuur za id ah xasan shiikh don't play no more or???
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 2 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Inta shacabka aan codkoda dhiban karin u hadasho Allow xifdi Allow barakee shacabkii wuu wada ooyaaya. ee codkiina ugu kaalmeeya oo ka qabto yeyda aan nixin hadalkaan maaha mid aan mucaarad ugu kaalmeynayo farmajana waxba uma qabankaro , xildhibaanka u ol oleynaya in dhiiga dadka masakiintaa la miirto oon dan laga galin dhibaatada heysa Alle hakaa qabto umada oo codkaaga halawaayo .
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Walaahi mooriyaantii aan naqaanay oo reer bililiqo ayaaba barlamaa ah kkkkkkk waraabo hilib kuraro madhicir ku hogaami
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 2 ай бұрын
Beenale hantida shacabka baa malin walba diyaarad iyo hoteelo qaliya oo dani ugu jirin ama dan shaqsi baa lagu bixiya?
@Raageosman-q3c
@Raageosman-q3c 2 ай бұрын
Xildhiban beenaale tuug ah Balcad ma tigikartaa
@subraarm4381
@subraarm4381 2 ай бұрын
Ilaahay haku xafido dadka daalan ee dhib walba soo maray inaad u hadashaan kuwiina ka naxaya dadkooga markii Dawlad haan weli adkaan oo dadku kabayaan in Nin Isaaqa oo alshabaab oo raba in Muqdisho laga guuro loona dhamaado macaluul waa ku faraxsan yahay inaad dagaal ku qaadaan kursigan Hassan ayaa gaystay waayo Dadkii lacagta ummada Soomaaliyee ilaalinayay Hassan markiisii hore ayay Yusur Abraar iyo Ina Haji Hadliye iska casileen Tuuganimada Hassan dadkiisii Qabiilka ku doortayna Ilaahay ayaa Masiibo dusha u saaray waayo Farmaajo ayay $5 Dollar ku badasheen Beentii had ka sheegayseena Alle Casawajale ma mooga waa mid Idiintaa Alle Agtiisa.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 3 МЛН
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 95 М.
Part 2 - When 7 Quran Memorizers Entered a Church - A Powerful Moment
1:06:18