DEG-DEG BEESHA HABARJECLO OO KA HADASHAY WEERARKII MAXAMED KAAHIN.....

  Рет қаралды 14,336

ZEETEYE PRODUCTION 1

ZEETEYE PRODUCTION 1

Күн бұрын

Ha Ma Ogaan Zeeteye Production One
Ka Baro Barashada Cilmiga Computer-ka Siiba
Sida
1.Software
2.Os Windows
3.Multimedia
4.Accounting
5.Accounting Software
and More

Пікірлер: 98
@ahmedegal3715
@ahmedegal3715 6 сағат бұрын
Allahayow sahal ammuuraha. Hj fadlan is Dajiya . Hy arrinkaa xaal degdeg deg ah haka bixiyaan.
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 20 минут бұрын
Waar kuwani maaha HJ. Waa dilaaliin iyo dabaajiir Ina kaahin meelahaa ka soo kaakiciyay. Fajidii. Calancasta.
@nasrahassan921
@nasrahassan921 Сағат бұрын
Wadanka somaaliyeed oo dhan wuxuu ka degi laayahay odey koofiyad bacle ah oo caadaqaate ah sida kanoo kale, ILAAHAY baa u maqan Somali Aamiin yaa ALLAH....
@yasinkibonye8098
@yasinkibonye8098 3 сағат бұрын
Wadani ma xoog bu dalka usheganaa fuleyin ba saas kudaqma.
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 сағат бұрын
Fulaybaa sidaa udhaqma iskukalsoonayn guul kulmiye insha allaah markastaba ❤❤🎉❤🎉
@f.warsame1069
@f.warsame1069 13 минут бұрын
GuuuuuuuuuuuuuuuL🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉. Kulmiye 🎉🎉🎉
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog 2 сағат бұрын
Haduu dadkii uu wasiirka u ahaa uu ku sheegay cadaw ku dhex jira dadka maxuu ka doonay
@samewadasamewada
@samewadasamewada 2 сағат бұрын
Kuwa maxamed kaahin shiidyi doorashona doonaya ayaa bayi
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed Сағат бұрын
Nama matashaan anaga ciyaalkii sacad muuse dhalay Hadaanu habarjeclo nahay waxaan leenahay viva wadani lagama yaabo inaanu cod siino mar danbe muuse shaani iyo qidhunkiisa heego ah
@walgo-media
@walgo-media Сағат бұрын
Naga xishoo ina gumeed yohow aanu naqaska kasii deynay sacad muuse waa ragaa aad waxba Ka qaadi weydeene ma markaanu idinka ridnay EE hadalkii idinku dhaganaa idinka soobaxay BAAD noqoteen sidii kii yaraa ee islaantu illaahow iiga hadli tidhi ee makuwssaa ku yidhi gun yahay guntu dhashay waa inoo codeynta
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 5 сағат бұрын
WAAR YAADHAHEEN WAXAAN MAQLI JIRAY AFQADHMUUN
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 5 сағат бұрын
Waar heedhe xishood oo umada haw horseedina qas iyo dhaqan xumo ,wadani haduu arinta ka raaliyahay oo abaabul ku dhaqaaqaan waa sun xun oon haboonay in la sameeyo ,wadani way ka jiifta gudomiyahoodi oo wajaale ka hanjabaya inay galbeedka burco madax ku wararaan waa kaaf iyo kala dheeri
@AhmedXeebjoog
@AhmedXeebjoog 2 сағат бұрын
Hadii sidaa aad u hadasheen warkiinu wuu cad yahay hadii u reer ka maanta u hadlayaa markuu dadka ku sheegayo cadowga gudaha maxaa aad u qabssn waydeen
@MaaxDheeg
@MaaxDheeg 58 минут бұрын
Waa laydin soo aakhiro toosiyey
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 6 сағат бұрын
Hj ilmaderayaal.h yoonis iska ilaaaliya 😂😂😂😂😂😂from h a
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 6 сағат бұрын
cunufka dhalinta iyo caruurta halaga ilaaliyo laakiin tartanka waa furanyahay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 сағат бұрын
Munafaqdii garacdaa habar awale
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 5 сағат бұрын
@@hassan-mp1pk adiguna garac kalaa tahay hadey iyagu garac yihiin
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 сағат бұрын
@@jamiilaJama-c5c adiga dhillo tahay hambo buule tahaumy waa wad garac dumarkood laa qabay racay faqashtaa snm kuu bilanatay
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 5 сағат бұрын
@@hassan-mp1pk ibader hana caayin 🤣🤣🤣🤣🤣
@asiamohamed9205
@asiamohamed9205 4 сағат бұрын
Wll xumaan xumo laguma saxo kala maarmi maysaan waa waxmagarato iyo dad rebesh doonaya iska garta oo xalkale keena wbt
@WadoCad
@WadoCad 2 сағат бұрын
Waxaas waa ciyaal khaladkoodii laga garaabay. Way dhammaatay waqtigii foosha xumaa ee kala qaybsanaanta.
@Tkmaxfan
@Tkmaxfan Сағат бұрын
Wixisii xilka lahaa ayu Maxamed Kahin ka bilaabay magaalada Burco. Kulmiya bilaabay oo xafiisyada waddani ee dhinaca bariga burco shiiday oo albaabadii kala baxay.
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 4 сағат бұрын
Waar khajilla oo Carruur baa idinshiidaye inkuna Carruur u dira oo shiidda. Maxaa la cabaadeysaan
@abdisamadyousufguleid1952
@abdisamadyousufguleid1952 Сағат бұрын
qaaxaytion formula is working, we know well.
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 2 сағат бұрын
Reer Somalilandnow isku xishooda somali qabyalad iyo qurun adinkaa ugu macalim ah [dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane]
@walgo-media
@walgo-media Сағат бұрын
H jeclooy h yoonis waa taa ha ii iman aan kuu imaadee isii codka ana yaanan kusiin hadaad yeeshaan idinkaa liitiya u sheega ineynu kulmiye nahay
@f.warsame1069
@f.warsame1069 6 сағат бұрын
Subxana Allah.
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 16 минут бұрын
KAA tanac tanac tanac leh waxaa u Adeer ah Ina Kaahin.
@Togdheersister
@Togdheersister 6 сағат бұрын
Maxamed Kahin ehel bu ka dhashay. Waar iska cesha kalaabta
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 сағат бұрын
Garacdii habar awale waa munafaaq diin
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 сағат бұрын
Garacdaa habar awale madax laa tooganayaa
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 5 сағат бұрын
Waa card-kii ugu danbeeyey ee ay garaacdaan waxaa nuxuushta ah ee hadaafka uhadaafka aanu uga taag la'nahay....., ayaga ayaa soo maleegay oo marka iskuday kastaa fashilmay raba meel caabuq leh oo ay xoqaan, magaca Habarjeclana lama isticmaali karo oo igu wallaahiya, hore ayaa danbiyo aad uwaaweyn magacaas loogu galay, waar qolada aad tihiin iyo cidda idiin soo istaadhatay is caddeeya....!!!!, dulli fawqal dulli (not our name).....!!!!!. No more Galbeed uhadaaf...!!!!.
@Togdheersister
@Togdheersister 40 минут бұрын
Warya habar awal haku gabaan . Hadu gabalkiin dhacay. Kalab waaxid
@Togdheersister
@Togdheersister 33 минут бұрын
Adiga aniga oo nag aa aya ku karbaashi. Dofaar foqal dofaar
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 4 сағат бұрын
Maa kouwa xousbi Amman kaa waayay Iya wadan Daan laagou aminaya WADANI Waa saqiamin darbi jiffa waa siday ou waararan CIIDANKI WADANKA
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 Сағат бұрын
Waa khalad sheekadaasi waalaa
@Idriss-said1978
@Idriss-said1978 Сағат бұрын
Sidaasi xeer maaha. Qof wax gaystay sharci waa in la horkeenaa. Maaha odayaal waaweyni inay sidan u hadlaan.waxaasi waa ceeb haddaan somali aan nahay
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 44 минут бұрын
H yonis habar bayqabaan
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt 5 сағат бұрын
Waa dhaqan xumadan halaka qàbdo dalka iyo dadkaba wa arin fulxul alaka hurtako
@hoododiriye2215
@hoododiriye2215 Сағат бұрын
Munaafiqiin NAAR,ta,meel ka gala
@amaaladem3486
@amaaladem3486 6 сағат бұрын
Odayashii mayee arrinka cagta ja loo dhigo dad isku kiin diraya idinku dhex jira
@aliahmed-jt7wp
@aliahmed-jt7wp 16 минут бұрын
XISBIGA WADANI WUU DHACAYAA CODNA HELI MAAYO
@yasinkibonye8098
@yasinkibonye8098 3 сағат бұрын
Waxaas bay donayan inay wadanka ku maamulan wxan ya kaqbtaa umada,
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 Сағат бұрын
waa khalad madax xisbiyada in labeegsado .oo dhinyaro loo abaabulo oo lashiido
@AbdirahmanMohammed-p3z
@AbdirahmanMohammed-p3z 6 сағат бұрын
Walaahi soomaali naarta ka bad baadi maayaan waayo munaafaqad deyn maayaan
@dawanprint650
@dawanprint650 3 сағат бұрын
Hala is dejiyo dhibaato weyni ma dhicin .
@GaasiraRashiid-c3y
@GaasiraRashiid-c3y 5 сағат бұрын
ma dhadhawa caashaqii wadani durba waakaa
@ahmedaydiddiriye2089
@ahmedaydiddiriye2089 Сағат бұрын
Reer kulmiyaw walal waaynu is farnaqaana intaad waxaas samaysan ayaad odhanaysaan waxba la sameeyay waan hayna walal warkaas iyo waxa damacsantihiin ilahay ka cabsada ogaadana in tabbi idin dalacanaayo
@amaaladem3486
@amaaladem3486 6 сағат бұрын
Reer burco u kaadiya waa la isku kiin diraya wax hubiya cadawga idinka faaiidaysanaya hoos u eega waa dad la soo sameeyey
@januarySl2024
@januarySl2024 6 сағат бұрын
Ina Kaahin in uu xaadadahooda ugu tago may ahayn ! Dabin ayuu galay. Sulub iyo Habar Yoonis in ay tagaan ayay ahayd !
@MohamedBile-l6t
@MohamedBile-l6t 24 минут бұрын
Wa wada jahilin iyo dibjir sida ay u hadlayan
@Jamaalqaalib-c1s
@Jamaalqaalib-c1s Сағат бұрын
ok
@KaraamoChannel1-l4l
@KaraamoChannel1-l4l 4 сағат бұрын
Inay dadka isku dirayaan wan ogaa dadka meesha tagay ee dalkiina baabiiyay
@salahahmed3451
@salahahmed3451 Сағат бұрын
weliba madaxa ayaan ku dhufaneynaa haduu mar danbe soo laabto
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 28 минут бұрын
Gooramay burco kaga badan ninkasta ha hadlo beenta waxa ka heeshan baa leedin
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 55 минут бұрын
Waar ciyaal bilaa caqliya ayaa malaa odayga shiiday ee Maxaa Habar jeclo iyo habaryoonis keena meesha
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 5 сағат бұрын
Waa maxey dadkan baahan ee reer miyiga ah kuwaan dadka ka qariya makuwanaa ka hadhey kulmiye kkkkkkkkkkkkkkk
@HoodanCumer
@HoodanCumer 50 минут бұрын
Waar waa odayaaal ay is ku rer yihiin kaahin
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 6 сағат бұрын
ceeb dadka waawada dhashay inagadaaya cunufka soyaasiga isagaa dantiisa kaa og dadka wada dhashaa wada dagan siyaasiga markuu dantiisa gaadhi idinmayaqaan
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed Сағат бұрын
Qudhunkan qudhunku dhalay
@barefootnomad77
@barefootnomad77 5 сағат бұрын
Habar heego
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 22 минут бұрын
DAbaajiirtii Ina kaahin meelahan ka soo kaakiciyay waar dadka soo raaca oo iskaga hadha doontan sii degeysa ee qudhmiye. Anagoon HY. Ahayn baa taageersan xisbiga rejada shacabka Somaliland Hj oo dhamina way raacday joojiya Qabyaalada qaawan Burco way midawday waxana way ka ilbaxday Fajida calancasta.
@amaaladem3486
@amaaladem3486 6 сағат бұрын
Waa la isku kiin diraya
@AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
@AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw 6 сағат бұрын
ileen tuugu waa waligiiba waatuug 😂😂
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 6 сағат бұрын
Subxaanallah jan leh Burco Habarjaclaa leh ma xalaybuu dhashay??? Waa bilaa caqli.
@abuahmed5748
@abuahmed5748 5 сағат бұрын
80 jiradii hogaaminayey Dawladda ayaa isku direy shicibkii masaakiinta ahaa. Ilaahayow Ka qabo wixii dulmi wada ummadda .
@Umo580
@Umo580 3 сағат бұрын
Wabaaaaaa 😂😂😂😂😂😂😂
@amaaladem3486
@amaaladem3486 6 сағат бұрын
Wax iska hubiya
@amaaladem3486
@amaaladem3486 6 сағат бұрын
Wax iska hubiya Waar cadaw ayaa idinku dhex jira
@amaaladem3486
@amaaladem3486 6 сағат бұрын
Waar ukaadi waa isku dir waa laysku kiin diraya
@ahemedmusae2473
@ahemedmusae2473 3 сағат бұрын
Kaadhkan ayuu xoqayaa maanta muuse iyo kooxdiisu
@abdihayd2924
@abdihayd2924 3 сағат бұрын
WAAR. FADLAN. KUSHUBO. MAMETESHAAN. DADKA DALKA ❤. FAJIDA. KULMIYE❤. CARUURAHA. UU. UDHIIBEY❤ DHAGXANTA ❤ SI. LOOKALA. DILO. SHACABKA. REER. BURCO❤❤ WANJALAADA ❤. 28 CISHO AYAA. IDIIN HADHEY. QUDHMIYOW❤
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 5 сағат бұрын
Waar musee yuu indinn hoodiin
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m 5 сағат бұрын
Muuse waa dagaal kabilaabay burco. Waxaa cadaatay inaanu wadani shaao ku lahayn rabshadaa ee maxamed kaahin ba yidhi i shiida intuu ciyaal soo diyaariyey si habar jeclo u xanaaqdo uu garab uga helo.
@abdisamadmohamoud
@abdisamadmohamoud 6 сағат бұрын
toolayey toolayey habar jeclo maanta idinko jooga burco habr yoonis kuwaerartay maxamed kaahin war wax iska celiya habr yoonis beryahanba waxaway wadeene manimaki layey ciidanki booliska ee lahaa daroodow ciidanka qaranka soo laya inta soo hadhana anaga laynayna ayaa nabad kadoonaysan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 сағат бұрын
Garacdii dhadiga isaaq munafaqdiin
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 45 минут бұрын
Hadalkaa jilicsan laguma ogayn hj dhedigeey is cadeee😂
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 5 сағат бұрын
War ina kaahin iyo hooyadiinba anagaa wasna ee wajigayaga ka leexda.
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 6 сағат бұрын
hala tartamo laakiin dhalinta halaga ulaaliyo cunufka
@jbjama9353
@jbjama9353 5 сағат бұрын
halkan kuma jiraan odayaal, waa n farabadan khaniisiinta
@NasirSulub-t3p
@NasirSulub-t3p 5 сағат бұрын
Waa heego
@kaysedjama6707
@kaysedjama6707 4 сағат бұрын
Reer wadani ha iska celiyo.walba imkadaasi ayey caytamyaan.
@abdihayd2924
@abdihayd2924 3 сағат бұрын
FAJIDII. QUDHMIYE❤. KKKKKKK. WAAR. DADKA. KAXISHOODA ❤ INA SULUB❤ IYO. INA KAAHIN ❤BAA KADAMBEEYEY❤❤ FAJIDAAA. KKKKKK
@KhadarCabdi-s5j
@KhadarCabdi-s5j 17 минут бұрын
Beenaale.waxan.adigaawada.
@Samawade1445
@Samawade1445 5 сағат бұрын
Xisbiga KULMIYE waxaan isdir iyo kala qaybin ahayn mahayee ka feejignaada reer burcoow arintaa shalay dhacdayna inay lugku leeyihiinbaa loo badinayaa.
@MamaSaado-f1p
@MamaSaado-f1p 6 сағат бұрын
Kulmiyaa xalmooday shiid😂
@Munalalachanel
@Munalalachanel 5 сағат бұрын
waashacabii bruco hargeysaba xusbuga wadani offece kiisa Ayaa lagu ranjiyeye madoow reer wadani Tv mey soo istaagin reer kulmiyoow Hodhoodhoo
@rashidmire2648
@rashidmire2648 6 сағат бұрын
WAAR INA KAAHIN IYO INA SULUB MA MASHRUUCII ISKU DIRKA RAARAHA WALAALAHA AH AYAAY SOO QAATEEN WAA QOODHA SALAAXYADII MUUSE BIIXI WAAR LABADA DILA.CARUUR BAY LACAG SIIYEEN OO LEEYIHIIN NA DHAGXIYA WAAR WAXAASIBIDINKA SOCON MAAYAAN BURCO WAA MID.
@jbjama9353
@jbjama9353 5 сағат бұрын
Haku qasbin dadka inay u codeeyaan xisbiga kulmiye
@CabdilahiXeef-ts3on
@CabdilahiXeef-ts3on 4 сағат бұрын
Faataa bakhle
@NasirShakir-h5v
@NasirShakir-h5v 6 сағат бұрын
Benayaal
@aliahmed-jt7wp
@aliahmed-jt7wp 16 минут бұрын
XISBIGA WADANI WUU DHACAYAA CODNA HELI MAAYO
"Maayir qabyaaladdii ku qaadatay kuma dhigto..."Xil Jamaal.
11:25
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
HEES 2024 ISMAACIIL DULCAD IYO WAA SU'AAL KA TIMI MEEL FOG!
3:02
ZEETEYE PRODUCTION 1
Рет қаралды 2,1 М.
Common Law vs. Civil Law - Prof. Holger Spamann (Harvard)
17:44
Center for Law & Economics ETH Zurich
Рет қаралды 12 М.
C/KARIIN XINIF GUDOOMIYAHA HA'YADA BARAKACAYAASHA Jsl
7:19
ZEETEYE PRODUCTION 1
Рет қаралды 362
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН