Deg Deg Ciidamada Itoobiya Oo Xoog Ku Soo Galaya S/Land, Xilka Qaadista Fiqi, P/Land & G/Galbeed

  Рет қаралды 39,478

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 65
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu Күн бұрын
Asc walaalayaal Wasiir Fiqi waa ninka keliya aan runt ka gaban Jawaab ku haboona bixiya . Wasiira Arrimaha Dibada ee Somalia waa Wasiir ka soo baxa shaqadiisa Maasha'Allaah.
@Hciid
@Hciid Күн бұрын
Kuwa fiqi haysa waa jaajuustii abii ee dowlada ilgaar ah haku eekto waa ninka kaliya hadal ku haboon itoobiya yiraa
@fvys7264
@fvys7264 Күн бұрын
Garaad Tv hoyga wararka soomaaliyeed wararkiina waxaa ku jeclaahy xaqiiqda masha allah xogagaal ayaa tahiin
@fvys7264
@fvys7264 Күн бұрын
🤌🇸🇴🫶🚨Big News ciidamada soomaaliya hadiyaar garoobaan
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
Waa wax aan la aqbali kareyn.waan diidney.
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q Күн бұрын
Ethiopia imow saylac iyo lughaye waxba ka raacaya
@abmuu6230
@abmuu6230 Күн бұрын
Wasiir faqi wa lama taabtaan
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Күн бұрын
Muuse iyo Laftagareen Itoobiya ma ceeb ayey ka haysaa, waxani wax ka badane.
@XamseismaaciilGahwaji
@XamseismaaciilGahwaji Күн бұрын
Gool iyo gobonimo sl
@abmuu6230
@abmuu6230 Күн бұрын
Viva wasiir faqi,,,guuleyso legend
@hussainabdi5858
@hussainabdi5858 Күн бұрын
Dawladda somaliya waxaa looga bahan yahay in ay ciidan gaysaa awdal si ay uga hortagaan itoobiyanka soo baxsanaya waana in ay lasocdan ciidamo masari ah
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 Күн бұрын
Ma hooyadabaa leh waa in masaari lageeyaa kalay adigu hadaad xiniinyo leedahay wa dhul ithopia iyo somaliland ❤ love abyy ahmed geesi👊❤️
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o Күн бұрын
Kuma dhacaan cagna ma soo saari karaan
@ayannur9480
@ayannur9480 Күн бұрын
Iidoor ayaa la socota Ethopia kali maha
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
Meeshay Ethiopia 🇪🇹 soo gasho gun ayay noqonayaan walahi shicibka deegaanadaas waa inay somalinimadooda ay muujiyaan oo ay la’jihaadaan Ethiopianka cadowgeena ah walahi hadiikale ilaahaybaa nacladi ilaahayna ha’rogo iyaga iyo Ethiopianka jooga InshaAllah Aamiin yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@liibaanjaamac506
@liibaanjaamac506 Күн бұрын
Wariyaasha somaali da waxaa ka qaldan warka siday u dhigayaan Ethiopia bad kaliya ma rabaane dhulna waa rabaan somaaliland oo dhan inay qaataan ayay rabaan
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Күн бұрын
Guul.soomaaliya.kusaliya.suubanaheena.maxamad.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw. scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Күн бұрын
Wasiir Fiqi Waa Geesi Hadal Adag Hadaladisuna Waxaay Aad U Guban Itoobiya Iyo Wixi U Dabadhilifa
@CabdiQadir-t1z
@CabdiQadir-t1z Күн бұрын
East future Ethiopia are our leaders if you want ask questions priminster ali Muhammad geedi & president Abdullahi yuusuf they signed Ethiopia taking care somali security +un+egad
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 Guul waxay dufaacay Soomalilnd 💚🤍❤️
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x Күн бұрын
Itoobiya shisheeye ayaa somaliya ku haayo walahi hadii nalaiskugu ken baxo 1 malin ayan ardis ku tukeynaa
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 Күн бұрын
Etopia bur burburtay by Etopia waa ku daysay ba dhilifo xaage galaysa 5somaliyed waa midow baysa insha Allah mardhow
@EidXaaji
@EidXaaji Күн бұрын
Ciidamada Ethiopia Heshiis bay kuso Deggayan Badda Sland Xoog Koonfurta Somalia Ayey Ku Haystan Ciidanka Ethiopia Sland 33ka Sanno Ciidan Ajaanib ahi ma iman
@SuadMohammad-e2u
@SuadMohammad-e2u Күн бұрын
Waqtigan ma aha waqti laga hadlo arintan eyoo Cadaw fooda nagu soo hayo Senattore waat ku qaldhantahay
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb Күн бұрын
Fiqi lama taaban karo
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Күн бұрын
Doorashada xasan sh.ku qabanayo marka iyana waa uga sii daraysaa xaalka KG
@adanxasan8562
@adanxasan8562 Күн бұрын
Prf caqligaaga sooceli koleey itoobiya yaakaadhexguuxiye.
@faizabayer
@faizabayer Күн бұрын
Ninkaan maalin wajiba leh oo senetorka ah
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 21 сағат бұрын
Fiqi xilka halaga qado waxan u arka cuuryamin larabo inlacuuryamiyo shaqada socoto ee kahadla maamulgobaleed yada lasafan itobiyo
@khalidyusuf9574
@khalidyusuf9574 Күн бұрын
Garad TV , is against SSC and Puntland , Where is SSC , you showed yourself but you will not change anything on the ground.
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x Күн бұрын
Dhibka jira waa in laga qaado xilka ninka kaliya ee itoobiya si cad uula hadlay
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 Күн бұрын
Guul somaliland hala soodhaweeyo oo qaŕanka difaaca
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Senetor cabdi ismaaciil samantar waxaa maanta ka waxtar badan karaaniga xafiis ka shaqeeya ama kalkaaliye caafimaad.
@jamacadan2200
@jamacadan2200 Күн бұрын
Itopia ma istahishid inaad sijoogtan somaaliya deg deg oga bax hadi aad oga bixi weydid maalinta ey kabaxaayan cidamada kale ee africa hadi kale waxaad kala kulmitoonta inaan ku dhamaatan abiy ayaa ka masuul noqoni wixii ka yimaado
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Күн бұрын
Guul.itobiya.iyo.soomaliya.waa.is.yaqaanaan.daba.dhilif.dan.lehna.waa.iska.tagayaa.wwaa.israavaysaa.5.sooomaaliya.ayaa.laysku.celinayaa.mustaqbalka.dhaw.hadii.ale.idmo
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Күн бұрын
Ethiopia xoog waligeed kumay soo galin Somaliland. Maanta oo ay heshiis la gashay Somalilandna xoog u malayn maayo inay kuso Gali karto waayo heshiis ayaa miiska saaran. Markaa bukaanow ha moodin meesha Muuqadisha Ee Muuqa-disho. Halkaas ayaa cid Waliba iska soo gashaa ka fushataa waxay rabto..
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Күн бұрын
Xasan sh.siyaasaddiisu waa ciyaalnimo ma ahayn in uu xildhibaannada KG ka xannibo in ay tagaan baydhabo waayo arrinta ayay sii adkaynaysasye xal keenimaayaan
@abdilahihassan2611
@abdilahihassan2611 Күн бұрын
WAAR NINYAHAW MIYAANAD RABIN INLAGU DHEGAYSTO WARKAAN HADA MARKA LA EEGO XIKMMAD LA AAN BADAN AYAA KA MUUQATA EE WARKAAGA MEESHA AAD KA HESHAY U CUSKO SI UU UNOQDO WAR KALSOONI LEH HADII KALE WUXUU NOQON DOONAA SHEEKO AAD SAMAYSATAY
@amam2011
@amam2011 Күн бұрын
Waa maxay xoog. Waar maxaad isu indhatireysa waad ogtahay inay heshiis ku imanayaane
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 Күн бұрын
Asc Asxaabeey Xasan Madharge Siyaasad Xumadiisa waxaa Cadeeyn kuugu Filan Agaasime Fiqi Koofi ku seexade oo dadkiisa ka soo eryeen Wasiir Galmudug ayuu ku Magacaabay Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada hoos na aay ka Maamusho Gabadha Xasan Madharge Maantana loo soo Jeedinayo Agaasime Fiqi Koofi ku seexade uma Qalmo Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada ee Xilka ha ka qaado itobia na waxa aay weey say Wasiir Arimaha Dibada ku ah Qabiir ee ku hadli kara Magaca Wasaarada Arimaha Dibada
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Abdi ismaaciil samantar waxba lama socdo ayaan u maleeynaayaa. Soomaaliya dibolomaasiyada way ku guuleeysatay.
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Cabdi ismaaciil samantar iyo walaalkiis Waxay ku fashilmeen siyaasadda, darajona ka gaariwaayeen. Soomaaliya dibolomaasiyada way ku guuleeysatay.
@FatmaSiyad
@FatmaSiyad Күн бұрын
hadaanu nahay Koonfur galbeed diidnay hawiye ma rabno xasan qoslaaye rabaa in shabeele hoose uu hawiye u gacangaliye, awalba xuduudkeyna Jaziira naga maqnaa ethopian rabnaa
@adanxasan8562
@adanxasan8562 Күн бұрын
Prf caqli ahaan wuxuugaaray waqtigii uudadka waaweeyn caqligu uu kaguurijiray hadaba waxaadhib ah sii haantiisa xildoowladeed.
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 21 сағат бұрын
Asiga miyaa rabat inloo dhiibo qofladhalatay dibolamasiyad majirto waa aqli iyo aqon iyo inuu dalkisa dacad uyahay sida ay aniga ilaahay aqoon kufilana waa leyahay
@fahmidirechannel2373
@fahmidirechannel2373 Күн бұрын
Waxa nasiib dara ah anko dad somaliya ah o dad sharaf iyo ciise lee ah adunkana magac kule inan mamul gobaleydo qaar ay qaran nimadii iyo somali nimadii inay ka door bidaan danahoda khaska ah oy oromo manta uu sacab tuuman oo qarankodii iyo sharftodii ay dhulka dhigan oy garan wayan wadaniya wa ayan daro lakin wixi manta ka hor imada dowalda somaliya wuxu dono ha noqodo wada jiir wa in loga so hor jesta oo gacan bira lagu qabta wixi oromada wataba
@maryanali9871
@maryanali9871 Күн бұрын
Ithopiya xoog ma’hayso Afka ka booteenaysa
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa Күн бұрын
Maxaa Kaa Galay Baddayada Tiina Hagaajista Baaba Ah Ee Afka Uun Aad Ka Sheeganaysaan , Somaliland Cida Ay Doonto Ayey Badd Siinaysaa Ee Beenta iska Daa
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q Күн бұрын
Ethiopia ha ku mar marsiyon alshabaab, maxaa kagalay anaga isla dhalaney hadan rabno waa isdileyna hadeynoqoto waa isla dhalanay
@Suheila22
@Suheila22 Күн бұрын
Santar Abdi Samatar wuxuu ilowsan yahay in uu jiro qeyb ka mid ah wasarada int aan la magaabin safiirka loo furo tabar iyo waliba shaqaalaha loo badalo safaradaha tababar kaa la mid ah la siiyo.
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Күн бұрын
Waxa Madaxweynaha XSM, u gaynwayeey ciidan Somaliyeed oo illaalin doona ama ka dagaal gobolka Awdal, Lughaya iyo Saylac, si aysan Ethiopia ku soo xad-gudubin, sabaabto oo ah Ethiopia way imman doonta.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Күн бұрын
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g Күн бұрын
Puntland way Ku khasaartay kuwii Ku methelaayey dowlada dhexe yaab ma cabsi bay ka tahay mise jeebkooda ayaa lala hadlaya . Puntland madax ayeey leedahay sanyare IYO kooxdiisa dariiqa saxda ah soo mara Cadowga ha u soo raacina. Deni waa cabsi cabsi ha karaamo seegina hortiin ayaa dad la soo adeegsaday way fashilmeen Puntland waa shacab isku duuban
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg Күн бұрын
Walahi qofkasta ee Ethiopia tagero madhaxa lalaga togto, Ethiopia waa diiqlo iin labufuyo ubahan
@CabdiQadir-t1z
@CabdiQadir-t1z Күн бұрын
East African feature ar in hand of Ethiopia
@AbdirashidAwil-x5u
@AbdirashidAwil-x5u Күн бұрын
Pr.samatar waa in uu kala saaraa safiirka mareykanka loo magacabey iyo wasiir Fiqi waa ninka keliya ee ku jira Dawlada ee jiif iyo joogba u diiday Ethiopianka,shaqadiisana si hufan uga soo baxay dawlada xassan shekh ee professorku ama fiqi ku haysta, maxa aniga la iigu dhiibi waayey booska safirka mareykanka soomali oo dhan BA ka marqati ka ah fiqi si cilmlyaysan uga adag yahey shaqadiisa
@maryanali9871
@maryanali9871 Күн бұрын
Oromo waali bay ku jirta waa beerlaya cilmi mala waligood a ma’dagaalamin waligood dagaalamayaa somaliyey waakii aan ku xoreeye leh een somali galbeed soo ogaada
@Harunhassan138
@Harunhassan138 Күн бұрын
Waxay ila tahay ilmo ismaaciil samantar oo barfasoornimo sheeganaayo ay maskaxiyan aysan fiyooween.
@alisuja3894
@alisuja3894 Күн бұрын
Abdi ismaaciil samatar iyo Walaaliis waa laba isku yaqaan inay iyaga uun wax yaqanaan llaakiin anagaa waxaan unaqaan barfasor qalinka rer qoraal kids waa afkaaga rer guuraaga waa jalas ee yaa ladhagaysan iyagoo muxaafida yaa sheegi Kara labadaa ilma samatar’!!
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 Күн бұрын
GARAAD BEENAALE!
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Күн бұрын
Beenta dadka kadaa all shabaabaad tahey
@leylamamma1631
@leylamamma1631 Күн бұрын
Been news
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
Jabhada FANO oo baaq dagaal Galin Af Somaali ah re DDS u dirtay
13:10
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН