Waxa farxad ah sida dhalinyaradda soomaaliyeed u hadal hayaan ayagoon tababar ubaahneeyn oo wiil iyo gabar aan qori kudagaalami karin aysan mogadisho ku nooleeyn ayagoo 2000,000 laba milyan diyaar u yihiin kuna dagaalamaan in dalka iyo dadka aay ku difaacan si mududawacnima ah u garab istaagaan ciidanka cirka dhulka bada aay u garab istaagaan oo aan kamid ahay aniga oo tababar weeyn ka helay 1980kii madaafiicda goobta sida soomaalidu u taqaan ama altalariga dowladda mooskow ee wadanka ruushka soomaaliya hanoolaato haguuleeysato cadawgeeda hajabo guil inshaa allaah somaliya iyo dowladda somaaliya ,,x clanel lugo goroyo kunool gobolka banaadir
@GudowManur4 күн бұрын
Guul Laakiin ciidan Soogoostey j/lan waxaa ku haboon hab ciidan ahaan in loo bedelo meel kale bedelkooda kuwo kale lakeeno
@beryalex17984 күн бұрын
kuli-waa-laqaada-diyarada-labaneyo-lasii-saaraa
@hindiafsomailah4 күн бұрын
Raaskaboni Mahan kismayo nacas nacasdhalay nisa iska dhaafee danab soo wata dheh
@FatimaAbdirahmaanКүн бұрын
Axmad madoobe yuu isku laay in wiilashee kismaamyo toos laloogalo halasooqabto odayga
@FutoXar4 күн бұрын
Nin nin leh maxaastada iisoo laaa hoo 1000 dollar abgaal baa laga hayaa abgaalow ogaden waa idin sabaaxateeyey lacagtiina laidinka guray sheekaduna igu sawir dhaafi wayday😂😂😂
@musaBISHAR4 күн бұрын
cidanka lashegayo maxay ethopia u ga hortagi laayihin watan ay ethopia dalka qabsate?
@LeyloLeylocumar3 күн бұрын
Sixir ka
@MXuurahe4 күн бұрын
kismanyo maxaka hore tagan diyaraduhi toos ha u tagaan kismanyo odogana waa itow rabayi inow na mashquliyo e cawo halaso afjero waayo ninkan qanderaskow qaata somali yeysan dhaqaqin ah hade itobiyo u gacan haata
@AminaIbarahim-r7r4 күн бұрын
Benale
@FutoXar4 күн бұрын
😂😂😂😂joke wiilasha 1000 dollar igu sawir baa loo siiyey maxaastooda layn mayaan taasi Puntland bay ku fashilantay hawaday xabada uridayaan tiktok buu dagaalkii uguuray😂😂😂