DEG DEG:DAAWO BOOSAASO MADAAFIC HADA KADHACSA|MUCAARADKI PUNTLAND OO HADA MOQDISHO

  Рет қаралды 24,771

Sool channel

Sool channel

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@warsanMahmoudAli
@warsanMahmoudAli 20 сағат бұрын
Sorry reer putland
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 14 сағат бұрын
Hamii yara ciiddan 😂😂😂 MJ hata waligod Madaxweyne iyo Raisul wasaare uma dabaldegiin 😂😂😂 hadhow Boqoradii Darood sheeganayan 😂😂😂 2024 waxey noqdayn kastumo Xassan ku dhuuso 😂😂😂😂😂
@fatimanour9793
@fatimanour9793 18 сағат бұрын
Dani Intaa Xasan Sheeq Bubaryaya Mafahmin Wuxuu Ubaryayo Dani Haiska Dhacsho Hadi Hirxiro Psf Mogdisho Iyo Xasan Hakaharo
@mahaddahiromar4894
@mahaddahiromar4894 20 сағат бұрын
warhedhe hadi xil lagu tixo soniman somaliyah mahan rufoyan nimadah iska dhaf xasanah wamadax dadah kaxisho
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 19 сағат бұрын
Adigu mxd thy wx ma fahntid miya mise mucaradka ayad thy xasan jacayl miyu u siiyey xillka ragas muxu Awal hore u siin waayey, car ha yimadan plnd qaa'in wadaniyin weeye waa lawada xidhxidhaya in.a Abaalkoda
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 19 сағат бұрын
Xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude mw ma aha reer Puntiland ayuu rabaa inuu isku diro lkn xasan dhiiqo isagaa burburaaya inshaAlaah
@fatimanour9793
@fatimanour9793 18 сағат бұрын
Madaxwayne Siciid Dani Wa Inuu Xeradaan Psf Uu So Afjara Dani Daanyeeradan Bosaso Kaharsanwayday Nagaso Afjar Halayska Dhiciyo Mooryaantan Bosaso
@abdia9872
@abdia9872 20 сағат бұрын
Geesi run baad sheegtay. Ilma Diyaano waa Horgal u shaqayaa Xasan munafiq. Puntland Inshaallah waa ka badbadaysa.
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 21 сағат бұрын
Asad diyaano,waa laga caqli badiyey,dameer yar oo Hawiye waliba Abgaal ah ayaa u adeegsanaya in uu ku diro walaalkii,24 maalmood ee puntland ku bur buree,waa taa, waa bilaabatay,dhabayacooy waxaad ka heshaan waxba ha iga siin, from Gedo.waa salaamay walaalahyga Mj.
@AbwaanC.casiis-s1i
@AbwaanC.casiis-s1i 14 сағат бұрын
Kadaab ibna Xaaraan Ah Baa Tahay MW Xasan Shiikh Buntland Wax Taagdaran Oo Masaakiin Ahna Buu U Yaqaan Oo Uu Masuul Ka Yahay❤
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 20 сағат бұрын
WALIGIISBA DAGAALBUU KU WADAY PUNTLAAND THANKYOU!!!
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 20 сағат бұрын
Damerka haweye butlan ma burburin karo
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 19 сағат бұрын
XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE ISAGAA BURBURAAYA INSHAALAAH WALIBA DHAGAX AYAA LAGU DILI INSHAALAAH XASAN XOOLO PUNTLAND WALIGIIS WAX KA QAADIMAAYO ADOOMIHII SULDAAN CALI YUUSUF XASAN DHIIQO XASUUSO SARTAAN YAA FUUUUULA SULDAAN CALI WEEYE WAA DAALE XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE WUU FASHILMAY😊
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 15 сағат бұрын
Xasan waxaa ka daran doofaarada uu balaqa u tuuray una dhashay puntland
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 20 сағат бұрын
Shacabka Puntland dowlada iska qabda xasa gorgurde iyo horgalada la socdo
@MaxamdYaasiin
@MaxamdYaasiin 19 сағат бұрын
Ilma diyano ayag baa wanting badan ka taalbosaso laakin mesh jidinkii will rero u shadow don't ayub namaqaxin doono sidii suuj garmaal bean ku qaxay na
@fatimanour9793
@fatimanour9793 18 сағат бұрын
Daiano Wa Calooshi Ushaqayste Shaqatagay Eayga Ilkaha Weyn Laakiin Dani Muxu Udanleyahay Fulaynimada Haiskadayo Oo Hayska Dhacsho Ragan Garabkiisa Puntland Iyo Ssc Taga Yihiine
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 15 сағат бұрын
Dalxow ilaahay baakawyn dhamaantood, macaaradka iyo xasan sheik, ilaahay sharkooda hakuceliyo Amiin Amiin Amiin yaarabi
@UbahHussein-e9w
@UbahHussein-e9w 14 сағат бұрын
Xasan sheekh muxu ku faleya pudlamd wax tahiin dad hinseysey oo wallkod hamza ku mareysan xasan sheekh maxamuud muxu ku faleya sirta pudaland
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 15 сағат бұрын
Waxaa nasiibdaro ah, in dadsheganaya puntland, hadan loadegsanayo burburinta iyago dhunta kaliyah wax kamaqlayah, ilaahay idinkamasoceliyo xamar dhamantiin, oo meldaran kabaxa waa idin habarnay hadan nahay shacabka reer puntland melkasta oon joogno absolutely 😢😢😢😢😢😢😢
@afdaylmedia5088
@afdaylmedia5088 17 сағат бұрын
Sorry Boosaso haadii aad magabista Azaad inaad heerka u bunbunisatan magacabista Azaad xasan Rabitankisa inaad fahmi weydan
@AhmedAky
@AhmedAky 20 сағат бұрын
Waraa ben low 😡 dadka beenta kadaa folxumo dhunimeee😊😊😊😊
@Suheila22
@Suheila22 20 сағат бұрын
Beenlow fallow hadii DANI lala dagaalamo puntland miyaa lala dagalamay xoolayahow.
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 15 сағат бұрын
Cadaaba geeri baa ii kaday baa kagu maahmaahay caade qaate baa wax ii dhimaye xasan goofkiisuu joogaa
@samiyomaxamedxasan6383
@samiyomaxamedxasan6383 17 сағат бұрын
Madanbeu.ilaahey.agtiisa.orod.kumar.uf.uf
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 19 сағат бұрын
Deni masiibo isaga gubaya meele kasata hada wuxuuba u soo dhigitaya SSC khaatumo waa munaafaqa ee sharatiisa illaaha haka xijaabo shacabka puntland😟
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 19 сағат бұрын
MUCAARADKA PUNTILAND XASAN DHIIQO AY KU SOO JEESAN DOONAAN INSHAALAAH
@bby6
@bby6 19 сағат бұрын
Xagu xukuma o u taliye ka yahay Mr qabuure faagte isaga ba waxa ilaliya unisom so dowlad meshan kama jirto brother
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 20 сағат бұрын
Miyaa ka xun tahay in loo dhiibo booliiska soomaaliya nacasyahow ma qabyaalad baa ka shaqeysaa afkaaga yuu meel xun kugu ridin
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 19 сағат бұрын
ANAGA MAXAA NAGA GALAY XILALKA XASANSIIYEY CALOOSHOODA USHAQAYSTAYAAL SHACABKU WAA DIYAAR WALLAAHI PSF SHACABKAA BURBURINAYA XERYOHOODA WAANA LAYSUGU TEGAYAAKIBIRKA ILMA DIYAANOWEEY EEDAYAAN GURGUURTE HADHOCO
@ubahguled5047
@ubahguled5047 20 сағат бұрын
Dalha walaalow farii baa kufarayaa. Waxaad iga gaarsiisaa. Garaadadaya sharash badan. Hanaga qabtaa. Illaahay hanaga qatee qofkaan ay boqor ku sheegayaan. Illaahay baa boqoree. Dhibka butlaan isagaa ka danbeeya.
@batulamursal4069
@batulamursal4069 6 сағат бұрын
Adiga intaa dadka nixinayso oo madaafiic dhacayso soo qorayso maxaa ku diidey in aad dhahdo Asad Diyano baa boosaaso loogu dabbaal degey, views raadis waa lagu halaagsamaa
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 18 сағат бұрын
Haa dabaaldag lee muyaa waaba naxayba puntland waligay ma arkin lkn nabadooda jeclahay
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 20 сағат бұрын
Dalxuw maxay tahay barortu Asad diyano ku daba fel aader qaliada joogi
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 20 сағат бұрын
Puntland,waxba lagama qaadi karo,walaalahood Marexan ayaa garabkooda jooga,car car car.
@SagalMohaned
@SagalMohaned 20 сағат бұрын
Why asad o ah ina adeerki uxumeynaya Mr garab uga donanayaa sowtuu xasan isaga so saartay kkkkkk Farmajo sowmu xumeynin Mr muxu karabaa
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 19 сағат бұрын
@@SagalMohaned baayo waxaani waa siyaasad, MR walaalahood MJ garabkooda Ayaan joogaan,laakiin intooda badan Maa fahamsana,1992 Kaalkacayo wixii ka dhacay waa lawada of yahay.
@museosman8296
@museosman8296 20 сағат бұрын
Allaahu akar xasan dhooqo ma burburin jaro putland isagay ku noqo wuu wado
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 18 сағат бұрын
Nabad baa naas lanuugo leh puntland hooyadaii federalka see cml alow been ka dhig
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 20 сағат бұрын
Well done and well explained We love putland and belong to putland and all our grand father belong to putland We do accept any harm to putland people But putland and its people must declare that sovereignty and ingrate must honour Ethiopia and Muse Bixi declare war to Somalia sea and land to invade and conquer by Ethiopia Although Hasan sheekh the worst president ever had Somalia
@LiyaYuusuf
@LiyaYuusuf 19 сағат бұрын
Benlow benlow hal xabo kaa dhicii mayso alleh hanaga hayo sharta no sadalineyso
@abobasement346
@abobasement346 19 сағат бұрын
Adigu maxaa ku dhax geliyay shekadan Dani iyo xasan moryan kkk plz hadad wax shegaysoh Dani wuxuu walaqayah dhulkagah doqon yahow dani iyo horgaladah u watoh waxay cadow ku yihin ssc tah kah hadal hadad wax shegayso Anagu hadan nahay ssc wax bah nagamah khuseyan Afhayenkah Argagixisadah snm mr Dani iyo xasan moryan hadad dhig ledahay kah hadal werarkah u Dani ku wadoh ssc tah bah ku danah
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 20 сағат бұрын
Xalay ka pilaawato ciidanka bikes ef wa booliska wadanka somalia
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 19 сағат бұрын
Waxaa la yaabay dad la leeyahay wadankaaga burburi dad kaaga dhameey xil baan kuu magacaabayaa waa nasiib daro haysato dadka mucaaradka
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 20 сағат бұрын
Soomaali waa duli halkee loo qaxayaa waa yaabe subxaanalaa 😢
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 15 сағат бұрын
Xasan puntalad ma soo haweysan laheene daanyeero u dhashay buu adeegsan ee waxaan leeyahay kuwaas iska dila
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 19 сағат бұрын
Xasan xumaanta uu la doonayo plnd ilahy ha ku celiyo Asaga,wxba wlle ha u baqin plnd ul fadhaadhyo leh ayey isaga qabanayan mucaardka iyo huuradoda oo xasan ah
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 20 сағат бұрын
Xamar ree baa laha darood waxab kaha xiilka dhiibo 😂😂😂
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 19 сағат бұрын
Dani Xassan Gurguurte aya si dadban ugu shaqaynaya asadna wa uga dhammatay Puntland siday sheegayso taarikhda an soo marnay psf wa qabiil marakan xooga caloshood u shaqaysata ah o qaawane ka yimid weeye sidaas o kale ayay jubbaland dhib ugu hayan waana laga tashanaya
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 19 сағат бұрын
Xasan dhiiqo puntland inuu weeraro wuxuu u doorotaya ina diyaano 😟
@FadumoMohamed-qh6im
@FadumoMohamed-qh6im 20 сағат бұрын
dani raysul wassaare ayuu u dagaalamayaa ee putland uma adeegayo
@MohamedNur-p2b
@MohamedNur-p2b 15 сағат бұрын
Sxb dalxa arintaan dabaadeg waa ka leexsan tahay lkn dhalinyarada psf ee garabka ilmo diyaano daan daansi ayey ka wadaan waa moryaan waa in shacabka puntland iyo dowladuba ay gacmo bir ah ku qabtaan
@FarhiaAdan-lz3yu
@FarhiaAdan-lz3yu 20 сағат бұрын
Ilaahban kamagan galny balayada iyo dhibka waxii wado baa kugubanaayo buntiland wey soo jedaan ilhbaa kadaxadary lkn meshey balayada ka ababulayaan iyga alla hku koobo insha allaah
@mohamoha8824
@mohamoha8824 17 сағат бұрын
Tuug beenaale ah ayaad tahay kumana aamineyno iilahay ayaad leedahay hadana been ayaad shegeysaa asad diyaana miyuusan xaq ku laheyn inuu xil qabto waxaada waa oohin umada ha isku dirin
@AFDiini1722
@AFDiini1722 21 сағат бұрын
Ha dabaaldagaan. Maxeey kuu tahay adiga. ma adaa fasaxa waxa loo dabaaldago, goal kubad la daliyay aa loo dabaaldegaa xitaa
@sofiafarah-md8ey
@sofiafarah-md8ey 20 сағат бұрын
Saaxiibkood oo ilaalada hassan sheikh ka mid noqday
@ubahguled5047
@ubahguled5047 20 сағат бұрын
Asad wacal xamar buu ka yahay taliye. Xataa Jowhar waxba kama aha.
@CabdinurYare
@CabdinurYare 20 сағат бұрын
Majiro wax dal ah kajira m bosaso somaliyey❤
@marianhassan9515
@marianhassan9515 20 сағат бұрын
That's true but that's homework of the puntland
@FadumoMohamed-qh6im
@FadumoMohamed-qh6im 20 сағат бұрын
Yaa miskiin dalas, mucaaradku soo dad soomaaliya ma’ aha.
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 20 сағат бұрын
Wa xeradi ceyala suuqa waa ka sarayna bosaso
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 20 сағат бұрын
Wa xeradi ceyala suuqa waa ka sarayna bosaso
@sanweynegeele6520
@sanweynegeele6520 24 минут бұрын
Anaa jooga bosaso ilaahay kabaq
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 18 сағат бұрын
Guul iyo Gobonimo SSC iyo ilma Diano ❤
@afdaylmedia5088
@afdaylmedia5088 17 сағат бұрын
Dani waa ka adag yahay Xasan Gurguurte
@abdulqadirali5419
@abdulqadirali5419 12 сағат бұрын
Waxaa tahay munaafaq aan alla ka baqin
@shukriabdirahmandalabey8869
@shukriabdirahmandalabey8869 16 сағат бұрын
Maxad kafa iidin bosaso dhibkeda
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 15 сағат бұрын
Waa dabadhilyo nolosha ka dhacay
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 20 сағат бұрын
Asad guul kanaxow adey kuu taal
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 14 сағат бұрын
Wardadka beenta kada dalxow
@mahamedjama5483
@mahamedjama5483 18 сағат бұрын
Allah ha u fudeyo xilka asad
@Asxmed
@Asxmed 20 сағат бұрын
Nacas beneele weeyo dalxa
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 17 сағат бұрын
dagaalkamacaashayaal
@NuurShire-i9z
@NuurShire-i9z 17 сағат бұрын
Mayo makaayeelin taas
@SareedoSareedo-j7d
@SareedoSareedo-j7d 17 сағат бұрын
Hanoosheen
@hassanalbashiir8424
@hassanalbashiir8424 19 сағат бұрын
Qabyaladiste kalab batahay
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 20 сағат бұрын
Allow. Xishoodka. Hanaga. Qaadin. Maxishoode. Afku. Dhiigle. Beenlow. Maxaa. Ku. Dhaaran kartaa. Ma. Marfuucul. Qalinbaad. Tahey. Soo. Madhimaneysid. Subxaanalaah. Qofku. Xumaa oo. Been badanaa. Anabiibu. Laa. Yadqulul. Janah
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 19 сағат бұрын
Naa hush maxaa kaa galay orid ooy ma runtaa diidee
@SayidAbdirasaq
@SayidAbdirasaq 20 сағат бұрын
Majeerteen taliye booliìs loomagacaabey udabaaldagaya . Walee ragbaa meeshaa gaarsiiyay.war wuxu maintaas bey jiraan
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 18 сағат бұрын
Majeerteen shaqo kuma laha Waa psf ta ciidankii Asad
@shukriabdirahmandalabey8869
@shukriabdirahmandalabey8869 16 сағат бұрын
Ugu horeyn benta kada dadka oo rabbi kacabso
@soolchannel2329
@soolchannel2329 15 сағат бұрын
Waad bugtaaye muuqaalka daawo.
@AFDiini1722
@AFDiini1722 20 сағат бұрын
Guuleeyso Asadoow baan leenahay. Xaquuq buu leyahay inu dameerka tuuga ah iska celiyo.
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 20 сағат бұрын
Puntland dhibaato Allah ma tuso cadowgoodana Allaha jebiyo.Asad waxba puntland kama qaadi karo wilashaano gacmaha ayaa laga qabanaya moryaantaan yar yar Bosaso dadkeediiba ilaashan Asadna goofkiisuu aadi
CAALIN: 'MAGACAABISTA ASAD WAA BILOWGA BUR BURKA PUNTLAND' KG
26:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,7 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 69 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 53 МЛН
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 27.09.2024
28:20
Somali Radio
Рет қаралды 10 М.
FASIRAADDA HADALKII JENERAAL SAKIYE (4631)
20:12
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.