DEG DEG:DAAWO CIIDANKI IIDOOR OO KA BAXSADAY|NAXDIN ARIN HALISA OO HADA QARAXDAY|LAASCAANOOD OO LAGA

  Рет қаралды 13,186

Sool channel

Sool channel

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
waa Good news in sidah lo galoh somalih waxaa nogah wanagsan Amxaroh ilahay idin dulay in shah Allah idor Qadhmun
@mustafadodi9205
@mustafadodi9205 2 ай бұрын
Waad fiicantahay wariye laakiin, kalmadaha ha ku celcelin, warkana hore ka sii daa dib ha u dabrin, WAR DEG DEG AH ADOO YIDHI hadana goor la dhintay ayaad wax sheegaysaa, sida kale waad fiicantahay diintuna way kaa muuqataa maasha Allah.
@aderjalil1785
@aderjalil1785 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 ай бұрын
Viva Khaatumo Republic warku haba yaraaadee
@hooyomacaan5718
@hooyomacaan5718 2 ай бұрын
Waa runta Masha Allah
@aderjalil1785
@aderjalil1785 2 ай бұрын
Asc❤bar❤
@Imaan92546
@Imaan92546 2 ай бұрын
Ha ka xabxabiyaan xabashi wa walaladod well come bey ku dhaheen alxamdulillah kuwaan in alle ka soo badbaadiyey kuwa kalena allaha ka soo badbadiyay ileyn wa wax magarato rerkaan isaaqa
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 2 ай бұрын
Subxaanallaah, waalidiintii ubadka dhalay ma muuse biixi baa ka caqli badan oo warkisay sugayaan inuu silciyo,io inuu gaaleeyo oo kaniisad uga dhisay hargeyso war allah ka baqa oo ilmihina ilaashada muuse idinlama dhaline dhibta maanta ku dhacday awlaadiinu ay hada sheeganaayaan,allaha badbaadiyo awlaadaas waa dad somaliyede🤲🤲🤲🤲🤲
@aderjalil1785
@aderjalil1785 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤Bar❤❤❤❤
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq 2 ай бұрын
Daa waa walaalohoode kkkkkkk 😂
@bby6
@bby6 2 ай бұрын
War iidoor sowtad laheydeen muqdisho and garowe waxa naga xiga xabashi
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 ай бұрын
Waa damiir laawe yaal uray
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
daa idoor wa lagu sugaye iyaga amxaaro soo dhoweystay oo soomaali fogeyaye
@QaliSharif
@QaliSharif 2 ай бұрын
War u daa waa walaalahod ama hays dilen ama kabaha hayskala baxane rali bay ka yihiine
@jamahussein6860
@jamahussein6860 2 ай бұрын
Ciidan ku sheeggii Oromo ayaan cuntey Biixiyow,
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Argagixisada SNM idoor wan sygi la,anahay qaniimada iyo carurta muuse juudan xabada ka dhiganayo kalay cabad wsyntii idin dhashay wase😮😮😮
@saedulahdilad5422
@saedulahdilad5422 2 ай бұрын
Culumada reer Laascanood waxa ay diidan yihiin ma suugaanta misee wax kale oo aanay cadaayn karin ayeey diidan yihiin?
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
SOMALILAND IN AMXAARKU DILAAN CIDANKOODA WAA LA F8LAYEY😂. WAAKUWII LAHAA AMXAARBAA WALAALKAYO AH😊
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 ай бұрын
MARKII HORE MEY HADLEYNE MA NIMCASN IYO KIIN BAA MUNKAR NOQDEY TAAS SUURTA GAL MAAHA NIMCAAN GABAR REER SSC KHAATUMO KIIN WAA TEER LASCAANOOD YAAN LEYSKU DEYIN UJEEDO KHALDAN IN WADAADO LOO SOOMARO
@jaamacmuse1735
@jaamacmuse1735 2 ай бұрын
Somaliland iyo Ethiopian ku waa walalo ee kit iga bax adigay bay iyo bakool kugu wasane Maxaad isaga celin wayday
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 ай бұрын
Hhhhhhhh hadii lagu khaldamay dubaan loogu khaldimi maayo wa kuwa sheegay waa xor laakin car arag meel kale oo soomaaliy dagto khalad dhacay saxaya oo an soomaaliland ahan waa sharaf iy ku dhaftay soomaali markay khalad dhaco way dhacadaa laakin in lasaxaa way yartay soomaaliland dub u dhicinaso waa lasaxayaa 🇭🇺
@adanbile4237
@adanbile4237 2 ай бұрын
Amxaaradaa naga xigta soomaali Ma taasay dhashay ? Xeedhada salkeeda la soo taabanayaa
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 2 ай бұрын
Nin abeeso koriyoow adigaa u aayiye, maxaa idiin geeyey amxaaro
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 345 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 26 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 391 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН