DEG DEG:DAAWO LAASCAANOOD FADEXAD XILDHIBANADI SOMALIA OO HADA KADAGAY|HARGAYSA OO WERAR KADHACAY

  Рет қаралды 28,161

Sool channel

Sool channel

Күн бұрын

Пікірлер: 170
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 3 күн бұрын
Guuulu culimad laascanood guuulu guulu ssc khatumo yaan laydin hodina
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 3 күн бұрын
5:37 dhulbhantow darood hadhabarjbinina
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e 3 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk Daarood Waa Ethiopian awelba doonbaa keenrtay maahan Somali Somalia Somali baaleh
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e 3 күн бұрын
Dawaco waraay waxaraha ha cuntee war beenta jooji Acid idiin timid iyo cid idiin Soo socoto midna manirtee hhhhhhh MoqdishonTagtay oo Talaabsatay Hargaysana been haoasheegin Munaafiqiin yahay
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 3 күн бұрын
D5 guul waxa tuugta ah erya shiikha khayr ale ha siiyo waa runtiis
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 3 күн бұрын
WAA XAARAAN IN LAGU TIJAABIYO DHULBAHANTE KIKIKIKIKI
@Man19699
@Man19699 3 күн бұрын
Ha la eryo kuwaas oo ha u tagaan ciday xildhibaan u ahaayeen oo ay dan ugu maqnaayeen.
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 3 күн бұрын
The sheekh had spoken the truth Hasan sheekh never recognised ssc khatumo region state
@AbdiGabobe
@AbdiGabobe 3 күн бұрын
Guul.culamada.lascanootguulguul
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 3 күн бұрын
sheikh waxa uu ku adimey xaqa , wixii xasan sh. wato waa xaaraan. dastuurka wax ka bedelkiisu waa mid dhabar jab ku ah ummaddaSomaaliyeed
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 3 күн бұрын
Hala caydhiyo mooryaanta xildhibaanada ah who give the permission to come to lasacanood 😂😂
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 күн бұрын
Xasan tuug baa Soo diray ee laya xildhibanada ku Dilla magalada gudahooda
@AbdishakurYusuf-e7t
@AbdishakurYusuf-e7t 3 күн бұрын
Waa in lacaydhiyaa awelba shacabku madooran puntland ha aadeen caadaqaatayaal weeye
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 күн бұрын
War diida meeye ciidanka ssc khaatumo ee qoraxda utaagan guusha ssc khaatumo war csydhiya oo dhagxiya horgalada xidhimaano maahe
@abdulkadiralinoor3112
@abdulkadiralinoor3112 3 күн бұрын
ASC ha lacayriyo tuugada uu Soo dirsaday ina GURGUURTE CAYRIYA.
@amcrtn3565
@amcrtn3565 3 күн бұрын
Xildhibaanada federaalkii ha dhaceen, waa calooshood u shaqaystayaal, ma metelaan SSC iyo Somalia toona ...
@HalimoshakibAdan
@HalimoshakibAdan 3 күн бұрын
xidhibanada carsha
@maxamuudcawale3387
@maxamuudcawale3387 3 күн бұрын
Laascaanood mxay katahay somaliya Laascaanood waa somalilland
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 күн бұрын
Akhas maxbiistu ha seexato lascanood deeqa rag langab ka was baa jooga ee gabgab soo dhilow
@arawelo4324
@arawelo4324 3 күн бұрын
Adna khiyaali kale ayad ku jirtaa ssc wa riyo
@ABDiwahabMohamedOmar
@ABDiwahabMohamedOmar 3 күн бұрын
Hala xiro e haloogeeyo feysal kornel habarjaclo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 күн бұрын
Reer ssc waxaykacod sanayaan madaxwaynaha ducaaysan ee imaanka badan in uuna udheganuglan dhagaraha lomalegayo umada Somaliyed
@Itzmojii
@Itzmojii 3 күн бұрын
Doqonbaatahay waa in youtube lagaxiraaa adiga absolutely
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 3 күн бұрын
Calami ku lahaa war reer ssc yoow meesha iska dhisa please 🙏
@MowliidMaxamed-r7k
@MowliidMaxamed-r7k 3 күн бұрын
Waa khalad wll
@Ruun-finder
@Ruun-finder 3 күн бұрын
Horgal dhibkii uu gaystay reer SSC waa ka dharagsan yihiin dowlad goboleed kuuma aqoonsani codkaagana waa rabaa waa waali cad.
@AhmedDhere-v6m
@AhmedDhere-v6m 3 күн бұрын
mujahid dhalxa waa halyey
@MaxamedabdillahiQojo
@MaxamedabdillahiQojo 3 күн бұрын
WAR HALA ERYO
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 күн бұрын
SSC MA MAAMULBA LAASCANOD WAA SOMALILAND CAALMKUNA WAA OGYAHEY
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 3 күн бұрын
Matii jabtay baad weli hadal haysaa. Afnooli ma quusto
@FiftyThree-mc7tq
@FiftyThree-mc7tq 2 күн бұрын
Caalmku wakee. Ma kan Hargaisa urura. .
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 күн бұрын
@FiftyThree-mc7tq SOMALILAND XAD SUGAN BEY LEDAHAY SIDA KA JABUTY,, ETHIOPIA SUDAAN SOMALIA XAD MALE HABAYARATE WAX XADA SOMALIA ETHIOPIA IYO KENYA LAMALAHA. KENYA WEY KU XAD GUDBI KARTA JUBALAND WEY LA WAREGI ,,ETHIOPIA KONFUR GSLBEED WEY QADANEYSA SOMALILAND BRITISH PROTECTORATE XAD SUGAN LA LEDAHAY SOMALIA,,ETHIOPIA IYO JABUTY OO CAALAMI AH
@yahyegani8164
@yahyegani8164 3 күн бұрын
Shiikhaas runta ayuu idiin sheegay
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd 3 күн бұрын
Allaahu akbar
@Userq2
@Userq2 3 күн бұрын
Asc ❤❤❤ reer Ssc khaatumo dastuurka uu walaakaa diiday ha qaadan waa inaada tiraahadaa jublaan iyo putlaana maqaba dastuur na ansixin karo xasan sheeq wuxuu rabaa in uu idin ku meela maro dadtuurka diidaya dan idiin kuma jirto xasan sheeq waligiis in uu fadhiyo hala aqabalin dastuur aya somaali heshius ku ahay ❤❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 күн бұрын
Waxaanu ubaahanahay wasiirka difaaca iyo galabaynta ciidamada wasiirka dhiigjojinta iyo ururinta xogaha iyo ukurgalkadhibka ay Snm kagaysatey deganka
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 3 күн бұрын
Sheekhu run ayuu sheegay waa in deg deg loo cayriyo
@osmannur9901
@osmannur9901 3 күн бұрын
Jil jileec la idinka array ayey u yimaadeen Lascaanood.xabiska u dira waa horgalo xassan doo dirsaday.
@mohomedhirsi6664
@mohomedhirsi6664 3 күн бұрын
HALA DILO KUWAA EYDA EYDU HA LALAAYO HALAKAYO HOLOW
@abdullahihussein4597
@abdullahihussein4597 3 күн бұрын
Degdega hala joojiyo
@osmangure6040
@osmangure6040 3 күн бұрын
EARYA OO CAYRAIYA EYDA QURUNKA WAA II HAGAAJI NOOH WAA IGUXUNTAHAYE ITOOSI NOOH WAA IGA JIIFTAAYE WAA REERXAMAR IYO CAQLIGOODA XUN EE AADKA U DICIIFKA AH . SSC ISJKA JIR HADDIMADA SSC ISKA JIR HADDDIMADA SSC ISKA JIR HADDIMADA SSC YAAN LA IDINKU AWR KACSAN SSC YAANNLAIDINKU AWR KACSAN. SSC ISKA JIR XASSN SHEEKH IYO BURBURINTA DAAROOD
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 3 күн бұрын
Waa runtii shiikha hadalkiisa xasan dhiiqo kow ayuu ka ahaa dagaalkii laascaanood
@hawahassan6915
@hawahassan6915 3 күн бұрын
Maxay soo kordhinayaan yaysan idin hoosaasin
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 3 күн бұрын
Hargeisa Lasanod maxaa ka galay oo aan ahayn xasuuq?
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 3 күн бұрын
Walahi HSM waad aragten sidu udaqmaya Dulbahantow please 🙏 Xildibaanadasi waaxba idhiin ma haayan waa ti Ahmed Madowe kuyiri Puntland iyo SSC hadey joogin amba wabaxaya. Waaxa lagu yiri SSC maahan gobool waa ti lagu yiiri. Hadaba madama ey dideen indinku aqonsi idima sinayo iskaso erya. Firdiye fishi. Xildibaanada waa Horgaalo SSC waxa lasinaya Sland planka HSM
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 3 күн бұрын
Waa tuugo wuxu xilidhibaano maahee waxaanu rabnaa dowlad Goboleed SSC khaatumo
@Huruuse-o5c
@Huruuse-o5c 3 күн бұрын
SSCKH waxa ay siyaasiyan hoostagtaa villada inta ay ku jirto KGaarka! Nimanka horjoogayaasha ka ah PL & JL waxa ay Xasan-Haashim isku hayaan uyagay u taallaa. Marka, Dalxoow, inbadan oo aan kuu fiirsaday waxa aad u muuqataa "basaas" Deni soo dirsaday ee niicda jooji oo cagaha dhig.
@AminaGAli
@AminaGAli 3 күн бұрын
Kuwan xassan soo dirsay ma hildhibaanadii dhulbahanta mise kuwo kale
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 3 күн бұрын
Shiikha xamar kuwo laga reebay socdaalka ayaa la soo hadlay balse waxa guul ah in madaxda federaalku timaaddo ssc taas oo jab ku ah SL oo tidhaahda ma iman karaan SL
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 3 күн бұрын
Subxallah ma Xassan Shiekh idin quuri waayaay in shirkii wada tashiga inu idinka casumo baa intii Xildhaandas soo qaadeen tastuurkisi Lascoonoo keenen taas waa gaf weyne aay geesteen SSC Khatumo State iyo Daarood weynaba Subxallah Subxallah war waxaan Xamar iteen joga dameeer xuma
@GuledDahir-m1f
@GuledDahir-m1f 3 күн бұрын
Ha la dillo Xassan iyo wixii kasocda😂😂😂😂
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq 3 күн бұрын
In lalayo ama xidho ayey ahad Waa basasin mela an haysan waa argagixiso yaşan nabad kunoqon
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 3 күн бұрын
Ceebey tacaala SSC ha is ilaaliyeen
@IbadoMohamed-s6l
@IbadoMohamed-s6l 3 күн бұрын
Waa tuug xildhibaandaasi jamaahiirtu shaqadooda haqabsadeen oo ha ka saareen magaalada Tuugta uu soo dirsaday xasan tuug.
@amcrtn3565
@amcrtn3565 3 күн бұрын
Puntland & SSC waa walaalo, horgalo damjadiid ah ma kala kaxayn karaan ...
@SamsamAbdi-iw5po
@SamsamAbdi-iw5po 3 күн бұрын
Waa kamaa 1991kii iyo xamar
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 күн бұрын
For Sale Laascaano oo xasan Muufo Dameer culusow laga iibsanyo
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 3 күн бұрын
Waxaan dhulbahantoow idin weydiiyey waa maxay waxa dawlada xamar ka dhisani ay idiin haysaa? Maxaad faaiido ah aad ku qabtaan? War caqligu haydin shaqeeyo
@Cibado99
@Cibado99 3 күн бұрын
Waa sax inaan loo ansixin
@SahraGeele-vc7vh
@SahraGeele-vc7vh 3 күн бұрын
waa tuuga xildhibaano maah waa horgalo
@AbdiMahmud-k8z
@AbdiMahmud-k8z 3 күн бұрын
Wa runta safaaradi Ethiopia waliway joogta xiriirka ban u jarnay bay leeyihin Marka wa hadal an cadeyn
@Maandeeqyaasiin
@Maandeeqyaasiin 3 күн бұрын
Asc. Aad baan utaageeray sheekha oo aan leeyahay wuu asiibay digniinta uu u digay jamaahiirta usoo halgamay oo udaadiyay dhiiggooda xoraynta laascaano maantana ayan ubaahnayn kuwo caadaqaatayaal ah oo Xasan sh. Jeebabkooda kasoo buuxiyay lacag oo aan horay SSC utaageerin inay cabburiyaan mooyee. abdullahi
@AbdiFarax-qb8fo
@AbdiFarax-qb8fo 3 күн бұрын
Daĺxoow hadii daarood wùxuu diiday hadii ssc laga assxsado was nasiib daro
@deeqagurey6525
@deeqagurey6525 3 күн бұрын
Xildhibaan.noo.ma.ah.ee.edebdaro.ayeey.wadaane.hanga.noqdeen
@musamohammed7184
@musamohammed7184 3 күн бұрын
Ninkan is xiijinyaa mamulk ssc waa inuu xidhaa
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys 3 күн бұрын
dadka ku xiran beyjkan ku xiran ee dhageysta waxaan rabnaa madaxweyne Firdhiye warkiisu ma cada ha is cadeeyo
@mahaddahiromar4894
@mahaddahiromar4894 3 күн бұрын
wadadadah haka been shegin
@CaliNuur-pq2hp
@CaliNuur-pq2hp 3 күн бұрын
Weiryetalxehalaeeryoxildhiimanda
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 3 күн бұрын
Marakaada. Dawaladiini. Iyo. Daalakiin I. Lacoloowadeen. Qaabayaalaada. Darasteeda. Ka. Xaabasha. Xamar. Maxaayaal. Maxaada see. Layahiin. Xamar. Bisiinka
@CabdilaahiAxmed-z1u
@CabdilaahiAxmed-z1u 3 күн бұрын
Reer ssc khaatumo waxaan ugadigayaa inlagahortago dhagarta aywadaan kooxda xasan sheekh ee xamarkatimi
@asiyamaxamad6891
@asiyamaxamad6891 3 күн бұрын
Waa in la tuuryeeyee kaca shacabka iyo culimada iyo jamaahiirta
@jhashim739
@jhashim739 3 күн бұрын
Halyey Dalxa❤
@fesalsadad7924
@fesalsadad7924 3 күн бұрын
Wafdiga xildhibaanada waxaa kahotegey oo ganafka ku dhuftay shiyuukhda masajidka. Way ku amaanan yihiin waana wajib ay guteen. Meeye xubnihii maamulku uga hadli waayeen? Waa yaab
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 3 күн бұрын
Ciidanka. Daraawiishta. Iyo. Jammaahiirta. Ssc. Khaatumo. State. Of. Soomaaliya. Waan. In. Aad. Ka. Digtoonaataan. Xasan. Fajida. U. Dhigaya maammulka. Ssc xasan. Snm. Ayuu la. Jira. Waar. Digtoonaada
@sainabwarsame9112
@sainabwarsame9112 3 күн бұрын
Aaway nacaskii faraha waynaa firdhiye😢
@SamsamAbdi-iw5po
@SamsamAbdi-iw5po 3 күн бұрын
Sacadaan lasoo weraray buhoodle oo ❤dagaalada socdaan tolooow wax loosoo dhiibay nimankaan weynaa waxay wadaan iyo webiga yaa weyan bisinka iyosaligee hawada maxaa looga xiriwayay
@WANAAGAAYAADADKADEEQA
@WANAAGAAYAADADKADEEQA 3 күн бұрын
WAXAA EDEB DARO AH IN LOO OGOLAADOO INAY AY KA SOO DAGAAN GAROONKA LAAS CAANOOD. WAXAY U YIMAADEEN OO KALYA LABO ARRIMOOD IN FIRDHIYO LAGA SAXIIXDO DASTUURKII CUSBAA AY DIIDEEN DAROOD OO DHAN IYO INAY AY ISKU DIRAAN COLAAD KA DHEX ABUURAAN. DHULBAHANTE
@MohamedNur-p2b
@MohamedNur-p2b 3 күн бұрын
Xildhibanadaan hadey yihiin xildhibaano la aragti ah sida xildhibanada puntland iyo jubilant haday lkn wadaan aragtida xasan waa in la iska dhiciyaa
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 3 күн бұрын
Shacabku ha kaco, haysu soo baxo, nimankaa adeegayaasha Xasan-baahane magaalada ha laga saaro, Intaan laysku dhiig bixin.
@malakaaay
@malakaaay 3 күн бұрын
waa ku khaldan tahay inaad sheekhaas cadowga u soo shaaciseyvmaa iska tiraahdo dad xogo gaal ah baa arinkaas sheegey!! hada sheekhaas cadow fara badan baad tustey😢😢😢‼️
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 күн бұрын
Jamaahiireey ku mudaharaada horgallada xasan ku adeegto anagga daarood iyo puntuland baa wehel noo ah ilaahay ka sokow from dhulbahante
@AhmedDhere-v6m
@AhmedDhere-v6m 3 күн бұрын
halkaa kawad inaader taariikhdaa ku xusi doonta
@MASTERFOURMARKS-me2kd
@MASTERFOURMARKS-me2kd 3 күн бұрын
Dhilaa kudhashee maxaad udafiree waxqabadka dowlada somalia
@zamazamahassan7348
@zamazamahassan7348 3 күн бұрын
Ssc qaatumo maamul gobaleey dowlda waa in u oponente sadaan hdiikle halabtaa😊
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 күн бұрын
saalax iyo xasan ayaa soodirsadey xilfhibaanada cidkale Uma shaqeyaan doofaarta
@abdikhayrmohamud
@abdikhayrmohamud Күн бұрын
Hangool marka reerku guuraaltabaa
@safiaelmi2149
@safiaelmi2149 3 күн бұрын
Halacaydhiyo nacalad allah haku ridee wax dan ah umahayn reer ssc lkn waxii dani iyo ahmed madoobe ka diideen ayay usocdaan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 күн бұрын
Kooxdan waa Horgala lalush qaatayaal,Halgankii adkaa ee 9 bilowd ee xasuuqa lasconod waxtar iyo hatta dadkooda eey boqasho damirkooda katimid gaari waayay,Aqoonsiga lascanood ee HSM kooxdan horgalada iyo midka magaca kaliya ka'ah Rw balse xafisyada ka'adeego ayaa Masiirkii Jirantiki dadkii u madaladda kadorbiday fulinta HSM oo ah midka matida ehelkisa ah colladda sokeye in uu xabalaha soo faago dalki shalay wada jiray kuwi Wadani mamulka dawladnimo kamudna looga dhiciyay balse noqday nin Gacan shisheye kuxiran midab dagoor eex cadalad daro.Firdhiye wakilada shacabka SSC jamahirta waa in kooxdan eey u qabsadan magdhaw in eey kabixiyaan in HSM warbixintii laga qoray xasuuqi lascanood ee miska hostisa gashadan in wadatsshiga danaha dalka aan lagu soo darin in qoontadii dhaqale ee calamka aan lasiinin in khariiraradii calamtul sual lagaliyo waxa eey lamid tahay xasuuqii lagu waday dadka Abud waaq ee hubkii iyaga ila Baran Galkacayo lagu qabsan rabay oo HSM ninka qaad wada ahaa libaan shuluq Garaca Djibouti wakilka ooga ah ladirirka Masiirka Darood Sadik John Mahat Gawanle iyo koixda mooryanta eeysan sida xildhibanada Digil iyo mirifle eey HSM geedka oogu xireyn sameyn waayay?iyaga kosinka Puntlaand kamaqan waa in xabsiyada lageya.
@abdimuse6945
@abdimuse6945 3 күн бұрын
War meeshan iyadaa xorayn Ubaahan waayo timacade Iyo qadhmuun baa maalin Walba iska imaanaya yay Meltelaan yay kasocdan Maxay uqabteen xabsiga In ladhigo nimankaa war Seemaan reer laas caanoodow War sow mabaraarugtan War xamar wax idinma hayso Maxay idiin lugoynaysa Jamaahiirtii meeday halaga Hawlgalo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 күн бұрын
Madaxwaynuhu ha iskajiro inlagaado oo saxiixxiisa lagudhibaateyo umada ileen waa lawaydiinayaa malinta qiyame
@ayubamore5599
@ayubamore5599 3 күн бұрын
Culusow wa ninki didey inay baran UN ka xasuqi iyo burburki logeystey reer lascanod Culusow wa cadow qabyaladiste SSC iska ilaliya dida yanlaydin marsan musuqa
@Itzmojii
@Itzmojii 3 күн бұрын
Laascaanood maseejidkeedii miyaa veiws kagalay
@SiciidQoslaye-y8c
@SiciidQoslaye-y8c 3 күн бұрын
dhulbahante inuuwalanyahay baymaqleen waanatijaabiyeen oo waakuwaa xildhibaanadii dhulbahante lasooadeegsaday
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 күн бұрын
xilfhibaanadu maxaay naga qaadi karaan adeer anagaa wasna kuwaan
@CaanoShaah____official
@CaanoShaah____official 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 күн бұрын
waxay raba inay duulimaayada ssc afduubtan oo isbaaro udhigtan oo shirkadaha ssc kasaaran meesha
@snw9257
@snw9257 3 күн бұрын
SSC mamulada kamid maha iyo xidhi aya danta Xasan uu raadinaya😂😂😂😂😂?
@AhmedDhere-v6m
@AhmedDhere-v6m 3 күн бұрын
dhulbahte waa miyirsady morryanta horgalada meel buu saary
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 3 күн бұрын
Shiiqa u sheeg inuu dalku hal dowlad leeyahay hadaad diidana dowladnimada culeys ma laha inta laga heshiinayo ninwalbaa tuuladiisa ha joogo taada ha ku deeqdo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 күн бұрын
oo meeye jamaahiirti maxaytay horgalada tuugta ee casimada daraawiista kaso degay war reer ssc ilaashada guushina
@SahraGeele-vc7vh
@SahraGeele-vc7vh 3 күн бұрын
dhulbahantoow nimankan iska erya oo ku mudahaaraada xamar waxba inooma yaLaan butlaan iyo juba laam ayaanu. Nahay
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 3 күн бұрын
Ciidamada itoobiya adiga hakula joogan hadaad rabtaan Yaa is weydinayo joogitaankoda iyo bixitaankoda
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 3 күн бұрын
DHULBAHANTEOOW HADAAD XASAN DHIIQO RAACDAAN DAAROOD DAMBE WEY IDIINMA DHAMAATAY HADAAD DHABAR JIBISAAN HARTI PUNTLAND IYO DAAROOD OGAADA
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 3 күн бұрын
Waar illaahay ka baq godbaa ku sugaya aakhiradaada u tur
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 3 күн бұрын
Nimankaa horgallada ah, lascanod ha laga saaro 24 saac gudohood ! Meeye Qalasyadii. Gunta Qaawin jirey ?????
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 3 күн бұрын
Waxaanu ubaahanahay wasiirrada maaliyada mashaariicaha caafimadka beeraha xoolaha iyo iskuxidhka bulshada kaladadsan
@yahyegani8164
@yahyegani8164 3 күн бұрын
Timacade dhalo Alcohol 🍷 ah ayuu idin siisyay
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 3 күн бұрын
Xasa sheekh iyo wixii kasocda dhiigoodaa inoo banaan waayo iyadoo 9 bilood layna garaacayey buu beeshii caalamka ee dawada laagubiyey ka hor is taagay wuxuu uhormariyey dhaqaalihii laynu qabsan lahaa ilaa hada wuxuu siiyaa xaqeenii iyaga Marka majiro sabab xasan sheekh cid kasocotaa noogu timaado Jamaahiirey kac oo dhiig isu yeela
Maxaa dhici Kara Doorashada Somaliland kadib? Martin iyo Ali Harare
34:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,8 М.
Who's spending her birthday with Harley Quinn on halloween?#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 23 МЛН
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 62 МЛН
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 3,6 МЛН
1 GABAR SARIIRTA KA TUURA WAY KU GOOBTEEN
30:28
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 49 М.
RW XAMSE OO U TAHRIIBAYA KISMAANYO (5000)
2:40:40
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,7 М.
HAYAAY WAR FARXAD LEH ISKU SOO BAXA
12:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
DEG DEG 9 NAGOOD AYAA ISDILAY KADIB  NINKII DOWLADA KUFSADAY EGWADOR GINI
30:55
Grand entretien avec Dominique de Villepin
1:03:33
Journal l'Humanité
Рет қаралды 1 МЛН