Huuno isaqa ay itoobiya wastay orado uu gurmo horta🤭😂
@ashajimale688813 сағат бұрын
ASC runtii arrintan badda waxaa ka horeeya ciidamada Etophia in wadanka laga saaro oo Etophia xuduudkeeda tagto Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴😊
@Nimca-q6i8 сағат бұрын
Jubalaan.guul.guuleysta❤❤❤❤❤❤
@GayfaneSalaad14 сағат бұрын
Sara gal soomaliye oo huubka laagadhiga waa somaliya oo laa Qabsadaye ama laa afgabiye waxa aamarakasi bixiye ciidamada itoobiye Ama waa saagkura itoobiye wale waayab kaa yakii 26.12.2024
@mussali342714 сағат бұрын
Somalia badda cas kuma taallo.markaa haddu yiraahdo badda cas ma bixin waa runtiis. waxay la mid tahay isagoo yiri badda Mediterranean-ka Ethiopia ma siinayano.