Dagaalka wuxuu u dhexeeya qaran dhise Hassan sheikh iyo qaran diid Ahmed kaboqaad etobiya
@CabdulaahiIbrahim-cz5jl2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@OmarMoussaadem12 сағат бұрын
Somaliyaa iyo Ethiopiya maba heshiinkaraan abidkood. Waa in dhamaanba la'iska xidhaa in cilaaqaad walaalnimo oo u dhexeeya 2dan dal uuna waligii dhicin. Lkn, ha yeeshaan cilaaqaad jaarnimo oo qudha...!
@CabdiBalad-hs6sc10 сағат бұрын
Baqti baqti dhalay oo lahaysta yaasha ah soo xoraysta kilalka 6 iyo kan shanaad qurunyahow jubalan kaligiin malihidiin waxyahow gumaysiga ku sokoray madaxweynaha iyo ciidamada qaranka waxba kama qaadi karao war xumadiina lkn idinka ku follow la.a ethiopian awalba caabudiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@CabdikariinIbrahim-kj9cw19 сағат бұрын
Xasan shikh fursaad ugu nooqda hasheska oo lagali itoobiya meesha ogubixikaro waa dakalkaan ee doloow oo kuadkesta in itoobiya ku sooqadi dagaal waa meesha oo ku fishilin karo haashiska
@shakurmohamed551018 сағат бұрын
Hada in aad somaali tihiin miyaan idiin dhegeysanaa mise ethopia mise juba land aniga hadalkiina maba fahmin wariye ninka aad sooqaadatay warkiisa waa nuucee
@osmangure604021 сағат бұрын
Anaa ka badiya oo ah Nugaal waaq.
@HassanColow19 сағат бұрын
Itobiya wantumayna somali hadannahay
@MaxamadCareya15 сағат бұрын
War yuu hadlaa ninkaani ma itbiyaa n baa waa so.aal